SOMALI BANTU MIYAAN AHAY? PART 2

  Рет қаралды 9,315

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 70
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv 2 жыл бұрын
Subhanallah Mashallah jazakallahu khar 🙏🏼❤️❤️🥰🥰🤔
@fardowsamahamud272
@fardowsamahamud272 3 жыл бұрын
Masha allah abayo hada dhow baan chennalkaga kusoo biray waana ladhacay fariimaha aad xambaarsanthy kusoco shaqowacan War kuso kobay ninkii janada laga waaya jareer ah xisaabi waa danbaysaaye alle hakudhowro
@hafsoisman1847
@hafsoisman1847 3 жыл бұрын
Maansha alaa abaayo qofdiinleh baa tahay qofkii Canada laga waayo aa 4.5 ah
@nasteexokanada2563
@nasteexokanada2563 3 жыл бұрын
Asc abaayo Naciimo masha'allah waat ku mahad Santa hay sida aad uquruxsan aat nugu faa'ideeysay masha'allah ilaah cumriga haku barakeeyo shukran shukran shukran Jaziilan ادالو على الخير كفاعله
@samiramohamed8987
@samiramohamed8987 3 жыл бұрын
Maansha Allah naciimodagan walaashaybaa naciimo ladhahaa waana gabadh dagan sida adigookale
@alishabomba1458
@alishabomba1458 2 жыл бұрын
Masha allah
@foosiyodheman7396
@foosiyodheman7396 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️
@somalidhalada1960
@somalidhalada1960 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo soomali waa soomali waxa kalasaara waa necbahay afrikanbaa nahay soomalibaa nahay muslim baa nahay sunibaa nahay rer koofuraan isla sii nahay kalama sareeyno sas ha dhihin walaadheey macalin soomali qaasa ah ma jiro waa wada macalimiin bantuu hada dhaw ayaaba maqlay
@luulsuleyman533
@luulsuleyman533 3 жыл бұрын
Jazakalaah
@dalnuursheofficial6231
@dalnuursheofficial6231 3 жыл бұрын
M.a ilaah haku dhooro wlshy wlhi waakugu faanaa
@ashaluulchunell8183
@ashaluulchunell8183 3 жыл бұрын
Masha allah hooyo nacimo illahey haku xifdiyo adiga iyo familkaga
@saidayusuf8129
@saidayusuf8129 3 жыл бұрын
Abayo naima wankugu tager sanahay mashallah 😍 from germalka
@fartunmuse330
@fartunmuse330 2 жыл бұрын
Keep going
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 3 жыл бұрын
waxaa dawatan program u semeyey Ilahay haunaxariisto Profesor Omar Eno og uka hadlaayo identitet. Crisis
@duniyobbc3748
@duniyobbc3748 3 жыл бұрын
Walaahi aniga ugu 30 kudhow ayaa Qurbo joogaa soomaali Bantu mardhow Ayaaba maqlay subxaanalaah. Laakiin waxaan aminsanahy soomaali oo dhan ineey yihiin Africa oo micnihiisana yahay jareer
@ummmuhammad9727
@ummmuhammad9727 3 жыл бұрын
Masha'allah walaal horey usoco
@safiaahmed3782
@safiaahmed3782 3 жыл бұрын
Mashallah cod wanagsan ilahey haku barakeyo adiga iyo familkada
@mayom9372
@mayom9372 3 жыл бұрын
Masha allaha xabiibti allaha ku xafido Adiga iyo awlaadada iyo zowjaadkaga
@nasroxulbaale8101
@nasroxulbaale8101 3 жыл бұрын
Masha allah👍
@mariammohamudmohamed2344
@mariammohamudmohamed2344 3 жыл бұрын
Sax abayo naciimo waan kugu racsanahayi iney soomali oo dhan baantutahay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
marlam Mohamud Mohamed somaali oo dhan baantuu ma aha qayb kamid ah ayaa paantuu ah, waana gabadhan hadlaysa reerkooda waa soomaali paantuu! soomaaali asal ayaa jira, oo aan kuu sheegi doonaa meesha ay kukala duwanyihiin,
@munaabdi9351
@munaabdi9351 Жыл бұрын
Oo waayaabee gabareey ma waxaad nagu aqrineysaa jareertii Tanzania iyo Uganda kasoo shaqo tagey oo iska degey Somalia baaloogu yimid Somalia yaahoo yaahoo yaahoo lafqalalan baad toobin kuhaysaa
@axmedcusmaanmayow7187
@axmedcusmaanmayow7187 3 жыл бұрын
Mashaa
@dalnuursheofficial6231
@dalnuursheofficial6231 3 жыл бұрын
Hore usoco
@hamdohussein9853
@hamdohussein9853 3 жыл бұрын
Aniga waxan Ahay gawar reer jowhar ah maba laga yaqano qawiil mesha kasojedo e Ah jowhar Alx 💜💝🖤💙❤
@nimoshire7372
@nimoshire7372 3 жыл бұрын
Beenta maahan qaali anaa kula ah reee jowhar qof walbo reer jowharna waa walalken iyo walashen qawil baas meelaha kala laga yaqaana allaha naga madoobeeyo waa waxa na burburiyay
@hamdohussein9853
@hamdohussein9853 3 жыл бұрын
@@nimoshire7372 mash Allah abyo saxiix Amiin
@hamdiahmed8712
@hamdiahmed8712 3 жыл бұрын
Masha Allaah abayo
@hayatabdirizak2140
@hayatabdirizak2140 3 жыл бұрын
Mash allh byo allh ku xafido 🥰
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h 2 жыл бұрын
Maanshallaah walaasheen cid kaa wanaagsan ma jirto soomali warkoda kabax dad canuunsan baa ka buuxo
@asmaosman2254
@asmaosman2254 3 жыл бұрын
Qoraalka ayaa iga dheeray Walaashay meel aan kaala Soo xiriiro, ayaan rabay.
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 3 жыл бұрын
Abaayo macaan ima qusayso baantuu islaanimada iyo soomaalinimada baa igu filan qurux iyo qaayo iyo qiimoba ale waa uu kusiiyay alxamdulilaah
@purplerose8007
@purplerose8007 Жыл бұрын
ceebna ma ahin waa tilmaan imisa wiil jareer ah ayaa tacliin leh anigoon ley dhalin america wax barasho loogu soo diray mida kale cid cid ka fiican malaha ilaaheey umadiisa asagaa sidoow doono u abuuray
@koolosp5857
@koolosp5857 3 жыл бұрын
As.alwykum walaashey ilahey Haku xafido howshadana ilaahey garbage ha galo adiga iyo odaygaga iyo carurtaadaba somalina warkoda iska dhaaf ee waa kuwa halkan na dhigay xumanta na baday dadnimo lahayn inay wax dhacaan ama burburiyaan maahinee mana shaqeystaan wana dad islanimadooda lagu wareeray wixii ilaah xarantimeyay xalaalsadey kufsi dhicid did been dinta oo laga Ben sheboygan iyo In ka badan jazzaakalah. waxaan
@howtobebeautiful2376
@howtobebeautiful2376 3 жыл бұрын
Abaayo dadka waa iMatul Muxamed ee jarer ama. Batnuu anigaa dadka u jecel OO Kismaayo ku soo dhax korey waa dad aqlaaq badan OO waalid camal kula dhaqmaayo OO nadaafad badan OO dad kale. Wax u ogeen ok ha nagu dirin dadkii aan ku sii dheh jirney OO aan walaalaha aheen jareer. Waa dad agteeda ka ween
@zahranourismael3972
@zahranourismael3972 3 жыл бұрын
Guuleesomaanshaaalaahtabaaragayaaalah
@axmedcusmaanmayow7187
@axmedcusmaanmayow7187 3 жыл бұрын
Allah maamo naciima
@sahra4091
@sahra4091 3 жыл бұрын
Who are "LabaGodlee"?
@rayda3357
@rayda3357 3 жыл бұрын
Somaali maxamed, hawiye, dir iyo darood
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 2 жыл бұрын
@@rayda3357 kuwa kale ma samali Ali yaa?!!!
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
@@rayda3357 nabiga abo scw abo howga dhigin
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
naa labada guud ku goday ee waa laba go,le magucu, labada go, ee soomaalida lagu yiqiin, 1925 dadka mutulaha dhista ee Timha adag wey qaawanaayeen oo sawir laga soo qaaday ayaa jira soomaalidu waxay siteen laba go, oo cad cad siiba ragu.
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 2 жыл бұрын
Somalidu?!!!! Kuma kale Somali ma ahan miyaaa Inna Adeer?!'nn
@comeon4796
@comeon4796 3 жыл бұрын
Lol
@purplerose8007
@purplerose8007 Жыл бұрын
dadka jareer iyo jileec ayeey u kala maxaan ayagoo soomaali isku ah markaas ayeey kala baxaan hiiraan waxaa dago makane shabeele waxaa dago reer baare jowhar waxaa dago shiidle kismaaya jilib jamaame waxaa dago soomaali baanduu oo ayagaba kala baxa intii soomaaliya ku nool oo jareer ah waa soomaali laakiin wey kala baxaan
@fowziaabdi6097
@fowziaabdi6097 3 жыл бұрын
Soomaali baantu waa soomaali buk soomaali been waa sawaaxili soomaali sheegte soomaali been dhaqaaq aad ka dhooftid
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 2 жыл бұрын
Marka ma adiga Somaliya Ku haayo?!!! Qof xanuunsana tahay!!!
@sofiyaaweys9419
@sofiyaaweys9419 3 жыл бұрын
Asc maya walaashay naciimo tan kugu a raacsani iskuulka layskuma faquuqa in mana laysugu dhigaynin jareer iyi jileec dagaanka waxbarashada shaqada waa loo sinaa Illaahay kabaq dhibka hasii kordhinin
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
Sofia wa run waxas laguma dhigi jirin ana Somalia iskul ku dhameyay waligay ma maqal xata qabil iskul lagu shegayo
@ayaatyoussef2948
@ayaatyoussef2948 3 жыл бұрын
abaayo aqoon daro miyaa ku hayso mise kas baad saan u samaynaysa taariqda waa la yaqaana qolo walbo iney ku qabso qadimayside ku dhaqanto waa laga fiicanyahay aniga dulmiga iyo takoorka walaalaheen bantu iyo gabooyo lagu hayo waan ka damqada laakiin inaad tiraahdo wabiga bantu baa loogu yimid run maaha wax badan baad daganaydeen waad ku dhalateen inaad nabad ugu noolaataan ayaan jeclahay oo cidna idin dulmin soomaalida asalka ah waa dadka dhulka ugu tirada badan waxayna ahaayeen reer guura mooska dhulkooda wuu ka baxa laakiin ma cunaan caano iyo hilib iney cunaan ayuu dhaqankoodu ahaa waxay aaminsanaayeen qofka aan hilib iyo caano ku korin inuu ragaasaayo dadka aad ka hadlayso dhaqankooda wax ka baro hadaad ka hadlayso ee dhulka dhagaxa aad leedahay qudaar wey ka baxda somali bantu Mozambique malawi iyo tanzania ayey ka soo jeedaan taariqda waa la yaqaana reer guuraaga dhulka mar ba meel ayuu u guuri jiray waligiis hal meel 300 toos uma daganaan soomaaliya iyo ethiopia ayey mar ba meel ugu kala guuri jireen laakiin horn africa bantu asal uma lahan mana daganaan jirin 1000 ka hor muran iyo been waa waxa loo dagi kari la yahay hadaad horn african asalka ah aad tihiin maxaa horn african asalka idinka duway dhulki shalay gumaysigu talyaniga iyo carabta idin soo dajiyey baad la soo fadhidaa waa dhul bantu diin baad taqaan abaayo qabyaalad ma fiicna waan kugu raacsanahay inaad xuquuqda walaalaheen bantu u doodo somalida reer guuraaga ah gobolada aad sheegtay wey kula daganyihiin markaad timaadeen qabiilada gaal jecel sheekhaal cowra maleh biyomaal iyo kuwa kale oo badan baa joogay walaahay waa cajiib waxaan maqlay reer banaadiriga carab persian iyo bortoqiis ka soo jeeda oo leh muqdisho iyo baraawe anaga asal u leh oo dad islaameed dhulkooda hadaad 400 ka hor soo dagtay aniga asal uleh ma dhahee waxaas oo kale indho adayg iga dheh hadii bantu iyo cadcad somali asal ah uu yahay maxay wadanka intiisa kale ugu ekayn taas ma is waydiisay horn african asalka waa soomlida iyo ethiopianka say isugu eg yihiin ma aragtay waana dadka ugu badan horn africa oo dhowr kun oo sano ku noolaa nin walba asalkiisa wuu yaqaan taariqda in runta laga sheego ayaa wanaagsan
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 2 жыл бұрын
Naciimooy yaa yiri laba goodle yaa wax baray iyaguba baadiyey ka yimaadeene.aad baan kuu ixtiraama waxaad aad sheegaysid se waxa ka jira ma jiraan
@ayaatyoussef2948
@ayaatyoussef2948 3 жыл бұрын
abaayo african kuligiid bantu maaha soo aqri africa inta ey u kala qaybsanto bantu waxaa la dhaha dadka afka bantu ku hadla soomaalida iyo qowmiyado kale oo east africa daga kushitik ayaa la isku dhaha luqado badan oo isku groub ah ayaa jira sida bantu afroasiatic nilosahran niger-congo dadka luqada bantu ku hadla bas ayaa ah bantu africa qowmiyadaha kale bantu maha laakiin kuligood waa dad madow african ah africa waa qaarad weyn hal qowmiyad kaliya maaha xataa muqaalkooda wu kala duwanyahay dna gooda xataa wu sii kala baxa bantu paternal line waa e1b1a kushitik iyo north african qaarkood badan waa e1b1b south african asalka paternal line kooda waa A dna ga waa lagu kala yaqaan african faraca u kala baxo wax lagu murmo meesha ma yaalo bantu lineage horn africa wuu ku yaryahay west africa iyo South east africa ayuu ku badan yahay dna e1b1a waa bantu west africa ayuu asalkiisa ka yimid baar hadaad rabto aduunka dna ga dadka meeshu asalkiisa ka yimid waa la soo heli kara e1b1b horn africa weeye meeshu aduunk ugu badan yahay laakiin aduunka oo dhan bu ku faafay europe midle east iyo africa ayaa laga hela dna gaas kuligeen dad african ah oo hal hooyo iyo hal aabo dhalay baan nahay abaayo dadkayga africanka ah iyo qaaradayda africa waan jeclahay ilaahay xaqa hana fahansiiyo bantu iyo labo gole wey isla dhasheen dna ga ayaa cadeeyay jaahilnimo iyo cadow isku dirkiisa ayaa dadkeena isugu darsamay africa waa hodan hawadeeda macaan meel aduunka leh ma ogi iney jirto
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 2 жыл бұрын
Maragtay Cushite nilote bantu gaar ahaan East Africa qowmiyadaha daga taariiqda qofan aqrin haloo sheego
@qosolwanaag5271
@qosolwanaag5271 3 жыл бұрын
Somali bantu kaligood maahan dadkaa sidaas loo galaa
@comeon4796
@comeon4796 3 жыл бұрын
Walaale wili aqoon ayaa kuu dhiman. Ee dalkaan somali ayaa leh. Adiguna from Mozambique Tanzania.
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 2 жыл бұрын
Very sad adigo wadankii leh in lagaa qaato dhulalkiii dhaqaha lahaa!!!! Wa inkaar kugu dhacdey!!!!
@comeon4796
@comeon4796 3 жыл бұрын
No wabiga Waad soo raaceen. Ee dagaan u malihidin
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 2 жыл бұрын
Aqligii adiga Ka raray wabiga aktiisa muxuu ahaa?!!!!
@comeon4796
@comeon4796 3 жыл бұрын
Hor Africa shaqo ku malihidin.
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 2 жыл бұрын
Maskiinyo kaalay adiga Ka raar.
@comeon4796
@comeon4796 3 жыл бұрын
Af soomaali uma aadan dhalan. Ee af Mozambique ku hadal Fadlan
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 2 жыл бұрын
Caradaada Ku dhimo!!!!!
@amoha7422
@amoha7422 4 жыл бұрын
Masha allah
@hamdiahmed8712
@hamdiahmed8712 3 жыл бұрын
Masha Allaah abayo
@mahamedosmanhaji4944
@mahamedosmanhaji4944 3 жыл бұрын
Masha Allah
SOMALI BANTU MIYAAN AHAY? PART 3
20:11
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 4,6 М.
ABUKAR CULOSOW IYO SAMIRA SIMAN SABABTA AY U KALA TAGEEN MASAHLANA!
28:34
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН
HALISTA GEENYADA MADOW IYO GEERIDA QUEEN OF AJURAN!
22:22
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 14 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 517 М.