Ww hooyodey ayaa ku xasuusta mrwlba qaadi jirtay❤❤
@amirajeelle44977 жыл бұрын
Nimuu gubay jecelkule kana jaray gasiinkii gantaalo uu taagee hadaad garasho leedahay wale wa ruuntis alow ku naxaariiso tolow mis kaa daya heesaha waaba xasuus ku nolaw jacel babaa iqabtay alla maxan kayelan heesihu waba jacel miiane allow saqiir amuurahaa amiin
@xuseencabdulaahi63975 жыл бұрын
jacayl waaa dhib badan yahay
@ismailasha54945 жыл бұрын
Allah yarxmuhu waghfirihu waskunahu fi aclaa jannatil firdowsa Nuur Ebo from Toronto canada💖
@abdikarimissa93948 жыл бұрын
alleh ha naxaristo nuur iyo inti dhimatay ba e ah bahda fanka somaliyed
@yusufawil75198 жыл бұрын
Abu hassan Khayad wwwww
@fagaarahafanka23079 жыл бұрын
heestan waxaa oraginal keeda lahaa alla haw naxariistee fananki waynaa ee faysal cumar mushteeg waxana soo cusboonaysiiyaya alale haw naxariisteed fafanka nuur eebo labadaba alle naxariisti jano ha ka waraabiyo aamin amain
@Deeqagobaad20234 жыл бұрын
Nimuu gubay jacelkuye kana jaray gasiinkee gantaalo uuu kataage hadaad garasho leedahay go ay lama colaadshee 2020
@munaomar219810 жыл бұрын
It's really nice song your amazing wlh Allah hau naxariisto I can't stop listening the song inaba caadi mahan Allah janatul fardoos hakaa waraabiyo aaamen yaa rabi
@shukrideeriye7744 жыл бұрын
Aammmiin
@abdirahmanfeedhacade5 жыл бұрын
Hadaad garasho leedahay Go deey Lama colaadshen Somali Maxamad Hargiesa Jigjiga Muqdisho japuti Garisa 😭😭😭😭😭
@ramlanuur93726 жыл бұрын
Eeebow alle hakuu naxariiisto inaaa nooshaha moodi jiray
@kaarladeeq8358 жыл бұрын
Allah naxariista jano hasiiyo Nuur eebow maxaan ooyaa markaan maqlo heestaan umu ciyaalka ayaa markey igu xanaaqdo aan uqaadi jiray ilaah ha deesto
i love this song and nuur eebo's voice this song is by abwaanka waynee CALI SUGULEH waxana qaaday markii hore dararamleh amazing song walahy love all nuur's songs
Best song.. who is watching 21/8/ 2018 Eidul Adha.. Nuur Eebo Allah ya Rahma..
@ismailasha54945 жыл бұрын
Xasuustii Faysal Cali Mushteek Allah yarxmu.
@jacquelinefernandez18088 жыл бұрын
yaa salam ilahay ha unaxariisto aamiin
@ruqiyashariff290512 жыл бұрын
omg heestaan aad uga hela what a romantice song iyo cod macaane mansha allah bro nuur eebo carry on u do great.
@mizzilwaad11 жыл бұрын
somali songs used o be classic seriously not like the songs now waan ku jeclahay iyo waa kuu waashay damn
@ayaalecaawiye86166 жыл бұрын
yaa dha geeysanayo 2019🇦🇹🇦🇹🇦🇹😍😍😍😍😍😍
@ahmednucman43335 жыл бұрын
Hestan Waxan Xasusta Jecelkeyga ayan u qadi jiray Wana jecelka iku Horeyay ikuna xanunka badnay Sas ay tahy Bila sabab ayey aya jecelkeyga iga fogatay Ila hada wan jeclhy Wlhi jecelka dhabta ah ma dhamado 😭😭😭😭😄 HestaN Xusus GoNi ah Waye 😥😥
@abschirhassanali29348 жыл бұрын
alla cod mcnaa JCL wax ka yaqaanaa heesta kan sameyay alla yarxamah nuur ebow long time big Singer
@zakariahassan33119 жыл бұрын
Waaaw inaba caadi maHa anoo heesta markeedi hore jaclaay baa hadana fanan cod macan soo cusboneysiiyay
@hibonuura12386 жыл бұрын
Who is watching in Sunday 2018 April 15:19 well I tink this is a very good song by my choice 💕💕💞💞
@mubasharabdulkadir9965 жыл бұрын
Im watching 8/12/2019 sunday at 8:43 iceland
@deeqaaden12284 жыл бұрын
heesta waad kucaayartay alle unaxariiristo mooge
@samadoonsamadoon31565 жыл бұрын
Heestaan xasuus qaasa ayeey iguleedahahy inta ilamidka ah like ta iguqabta
Faysal Cumar Mushteeg heestiisi Ha igoynin. nuurna si wacan buu u qaday
@kiinoowggmu2334 жыл бұрын
heestan yaa dhageysanaayo 2020💔😪💔😪💔😪
@wiilkaReerCigalle8 жыл бұрын
Best somali Singer i ever head Xataa TUBEEC ninkan ayaa ka horeeya 👏👏👏
@qalanjo11047 жыл бұрын
Wiilka reer cigalle production
@Rageedii6 жыл бұрын
Waa hadal nin aan fanka waxba ka garanayn...laguu qaban maayo adeer.
@zaralulu36696 жыл бұрын
Waaa runta to my hearing he is the bast... yaa tubec barawayeey wayahan
@mrnadara83106 жыл бұрын
Ninkan heso flop ayu qaday oo codlaheyn lkn nin lamido asna cod ilaah siyay waa jiraa wana cabdulahi boqol
@freemanfres34647 жыл бұрын
Gaygeena oo weyn guudleyda oo badan nin dartaa u golongalay lama gooyo hanaqee...mexee ka kasaayaanhee foodleey 😍😍😎
@rossrays6957 жыл бұрын
heestan imisa sanan jeclaa kama xiso goo isaga iyo faysal cumar mushteeg Allah yaa raxma faysal ba le heesta labada aaad ban u jeclahay codkooda allow u danbii dhaaf dhamanteenba amiiiiin
@foxybrown75755 жыл бұрын
CANADA GOVERMENT 2019 09 02 .RIP NUUR EEBOOW.
@wayahacusubofficialschanel77526 жыл бұрын
Dec 26 2018 yaa dhageysanaya hestaan kenya Farta taag☝️ 2020 02 27 Ayan hadanaa dib u dhageysanaya manta xabsi mareykan walle wa adun
@shukreena181814 жыл бұрын
allahu raxmo nuur eebo
@kheerjecelmedia10596 жыл бұрын
Adeeroow 2019/01/19 who's listening 🎧 🔉🎤🎹 farta tag like me 🥰🤟💞
@ladancdy12185 жыл бұрын
✌
@Safari99hiker6 жыл бұрын
Heesta waxa leah fanaanka weyn axmed cali haaruun Dararamle. Ahmed kuluc iyo dararamle waxay ahaayeen fanaaniitii ugu horaysay ee walaalihii Hargaisa. But I thinks nuur eebo has the best voice among them. RIP all the above.
Cabdulasiis cabdullahi walalkiis adi malkasto wad iga horeyaad you tube Heesaha kujiro dhaan miya dheegysataa walalka
@amirajeelle44977 жыл бұрын
Commetiga Ayaan ku arkaa marka seewax u Jiran marka anaa washay mase waa ruun waxeey arkan indhahega
@ikhlaascaddey62997 жыл бұрын
Aamiin
@aputomar35746 жыл бұрын
shabeel naagood waligay fnan ka codmacan ma arg alle ha unaxristo
@yusufguulofficial10 жыл бұрын
fanaan somaliyeed ooka cod macaan waxa aan arkay kaliya mohamed saleebaan tubeec maanta labadaba waa dhinteen allah yaa raxamu labadoodaba ilaahay janatul fardowsa haka waraabiyo aamiin asxaabeey aan u duceyno
@hudahussein951110 жыл бұрын
aaameen yaarabi ilaahay haw naxariisto
@cabdiwali67389 жыл бұрын
+Yousof Ali waa xaqiiiiiiiiq NUUR EEBE codkiisu caaadi maaha waa fanan aan caan ahayn hadana cidii hore u dhagaysatay ama imikaba dhagaysatayi ay fajacayso xaga codka ....hees walboo uu qaadana fanankii lahaa wuu masaxaa waayo isagaa kaga cod iyo laxanba macan sida M,MOOGE .CUMAR DHUULE .MUSHTEEG so on ...iyadoo heesihisu duuban yihin ayan hayey KZbin ka hor ....anoo ka yaaban ninka codkaa leh hadana cid garanaysaa ayna jirin ..heestii macaneyd inoo gee lugugu celcelinayo cajalad ahan ...ayan bartay KZbin markasan arkay magacisa ilayn codkan hayeee ..waxyar ka dibna wuu dhintay ayan maqlay........waa TUBEEC saqiiiir runtii thnks bro .....alle yarxamah ,,amiiiiiiiiiiiiiiiiin
@saadiyaahmed77918 жыл бұрын
Yussuf Guul
@abdiwaliqoofal62704 жыл бұрын
Heestan waxa iska leh abwaankii weynaa ee Cali Sugulle Dun Carbeed , waxaana ugu hor qaaday Axmed Cali Haaruun Dararamle labadoodaba Alle ha u naxariistee , laba nin oo Isaaqoo Garxajis ah oo Habaryoonis ah .
@raacdonews9774 жыл бұрын
Heestan hore Faysal Cumar mushteeg baa u qaaday, lkn Nuur Eebo ayaa kaga cod macaan runtii
@Fekradmaal7 жыл бұрын
Alla yaa raxma nuur eebo
@xamdajunior58807 жыл бұрын
Allah haku naxariisto 😰😰😰
@channelkadhalinyaradagerma16856 жыл бұрын
Xamda Junior xamda juior hadaad garasho leedahay guleed afyar lama colaadshe ax hhh geeeliyo gaman faras ayan kugu gal pinaya