Still 2019 /07/janayo hestan waxan hada kahor u qoray qof aan jeclaay waliba aan dhihi karo maclimadii jaceelka ibartay ayaan u qoray waxey iigu tiri show abwaan ayaad aheed like ha ila dhaafin 😍🔊🎙🎧🎤🎺🎻🕪
@Qofnaba.6 жыл бұрын
Heestan wlahi ano jeel addis abab Ku jira 2013 bishi 12 ayaa waxa noo qadi jiray Inan nagula Jiry jeelka oo siciid khalif la odhan Jiray Waqtigsana wayaha nolsha Kuwooga Ugu cakiran ba isku kay qabsaday Lkn alhmduliha manta wxbadn waan haysta Inkastoyna nolashu dhamays tir i lahyn Ilahyba mahada leh allaw ku naxariiso Nuur eebe
@haweeyahonesty27276 жыл бұрын
Xsuus qaaaliya weeye
@Qofnaba.6 жыл бұрын
Haweeya Haldhaa ilaa xad walhi walal
@sacdiyoqurux93446 жыл бұрын
Walhi abowe aaadbaan uga xumahay lkn qof wal murugada iyo farxadu midba marbay ku so martaaa Allaha kuu siyaadiyo hada farxadada
@hassanmusara78825 жыл бұрын
Maad tahriibtey wll
@saidaahmed51805 жыл бұрын
AlxamduliLaah maanta haddii Ilaahey kaa soo saaray gacanta cadowga, xaggee buu ku dambeeyey wiilkii idiin qaadi jirey?
@akrammaanaf20165 жыл бұрын
2019 yaadaawanaya xaaax anoo dalkii joogo alla caazhaqa mxuu I cadaadiyay Allow nafta wehel noogu yeeeel
@mohamedabdi21575 жыл бұрын
Amiin Amiin Allow mid qeyr qabta ah
@GorGor20235 жыл бұрын
Aaamiin zxp
@deeqowaxmed94445 жыл бұрын
Akram nin aan aaminsahay
@canabcabdulaahi71315 жыл бұрын
Heekaan aad baan u jecelahy habeen xaajigeyga aan ka xanaaqsanaa buu ii daaray waa cafiyay wlhi aadna waan u jecelhy illaahey inuu isku keen daayo jaceylkana noo barakeeyo iisoo duceeya yaqe xxxxxxxxx
@Yahyekaldaweye8 жыл бұрын
ilahay qabriga ha u nuuriyo janadii farduusana haka waraabiyo aaamiin aaamiin yaa rabi Nuur EEEBO
@sakariyekanafaro83777 жыл бұрын
aamiin walaal
@daganiitamcniita41367 жыл бұрын
DEEQSI MEDIA PRODUCTION amiin amiin yaa Allah
@nuraali76106 жыл бұрын
Aamin aamin ya rabbi
@hodanmohamed94206 жыл бұрын
Ma dhintay nuur eebe😭😭
@abdikadirali46686 жыл бұрын
Janada allaha ka waraabiyo nuur eebow Aami Aamin yaa rabbi
@ilwaadnuur72985 жыл бұрын
Heestan wax badan la ilmey ano jacel xun i haayo lkin alla ayaan baryay ducudeyda i aqbalay alx hada anoo caadi ban dhageysanoyaa 2019 wan xusa dona
@degannaciimabintucaafi58256 жыл бұрын
Yaa ila hada 2019 iladhagaysanaya
@axmedcali86455 жыл бұрын
Jidka hadeey ku orodoo jirka siduu ku noqonlaa
@abdallebowne59015 жыл бұрын
Ani wlll
@abdisalamabdulahi43865 жыл бұрын
For me
@appiepapamoha4785 жыл бұрын
Anika hada
@gabileyboy15155 жыл бұрын
Degan quruxey anaa kula dhagaysanayo waliba 10 bil dabadaaa
@amirkagarisa47615 жыл бұрын
Wa haben sacaduna wa 3:57am habenimo Hestan waxan dageysanayo anigo kala garan waxkasto i hor yaalo Daruuf iyo kalinimo jecelna ii weheliso Illahow amuraha sahal waxkastana sidey ahayen kusoceli adiga rabi raxmanow awode
farah ADAM Faraxey Waan Isla Meeraysanayna, Hadaad Dhawr Meelod Qof Ku Aragto, Qalbiyadina iska Raalia
@shukaybkalinle33034 жыл бұрын
3/2/2020 ☝️
@hungry4success4455 жыл бұрын
inan hestan shito bey igu kaliftey tii aan jeclaa 2019 July 5 oo maalin jimco ah 😢 (Edit)jimco wanaagsan Somalidii la iga beerayow 🇸🇴
@elninoo198614 жыл бұрын
We Miss Codkaan Cajiibka Ilaahow Ku Naxariiso Wadnaha Istaagey Nuur eebo Asagoo Jooga Gurigiisa 1999 Tronto Canada Heesihiisa Waxay U Badan Yihiin Kuwa U Lahaa Fanaankii Waynaa Cumar Dhule Alow Asna U Naxariiso Music Iyo Codkaba Waa Sad Wadna Qabad
@mohamedosman32967 жыл бұрын
Amiiiiiiin
@hyattabdi95546 жыл бұрын
Heestaan waxaa lahaa korneel ciimada xooga dalka soimaaliyeed ka mid ahaa. Waana noolaa markii iigu dambeysay. Waxaa la oran jirey mohamed Hasan Dige
@wiilkaReerCigalle6 жыл бұрын
Hyatt Abdi Abdi xasan Dige magaca sidaas weeye
@wiilkaReerCigalle6 жыл бұрын
Fernando Torres Cumar Nuur Cabdulle ayaad kawadaa malaha
@nimcocali15 жыл бұрын
Heestan in badan ban radiyay lakin matan helay. Alla yaa arxama raximiin nuur eebe amiin amiin
@cukaash3348 жыл бұрын
nuur eebe alaha u naxariisto asagu ma leh heestaan waxaa asal ahaan iska leh fanaan nool cabdi xasan dige
@ahmedjama56934 жыл бұрын
14/February/2020 Dadka 2020 dhagaysan doona like ta hadii aynu tolnahay🤔
@ahmedsharp85488 жыл бұрын
What a amizing voice Nuur eebo my allah be with u we're ever ur
@abdiqanihassan22125 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto nuur eebo
@cabdirisaaqcal888i34 жыл бұрын
Inta 2020 soo booqataY like tu lacag maaha iLmadeeraYaaL
Anuush bbe ruxad jeclato uber jilacdo jini kama celiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Jecelka wan nacay aniga Marhore abayo qofka hadu mar kucidleye misana kudanenin plz hadawa socon qofkas isaga daba haar iskuna daay inad ilawdoo balse hadu kujeclahay waa sida larabo Allaaaa jecelaaaaa 💘💘 hawaro jecelku inta isjecel
@anuushbbe89015 жыл бұрын
@@iloveubea143 😭😭😭😭wuuu ijecelaaa lkn anaa kabadbadiye 😢hadaaa sas ugu ilaaaway 😥jaceyl wanacay nin liigama maqlidoono
@iloveubea1435 жыл бұрын
oh marka laleyahay jecelka xad dhafka aah wuxu isku badala neceb waa sidan okale
@mohamedamohamed90466 жыл бұрын
Maanta Wa Khamiis 23_8_2018 wana Xilli Galab Ah Anigo KZbin Heeso Qaaraama Ah Ka Daawanata Ayay Heestan Si Kedisa Ah Igu Soobaxadey. Waxan So Xasuustay 2013 xilli Aan Heestan Si Daran U Dhageysan Jirey. Jafceylka Waa Wax Jira Wlh😓
@jacquelinefernandez18088 жыл бұрын
ilahay ha unaxariisto aamiin aamiin
@hamdi19315 жыл бұрын
RIP Nuur Eebo.. jaanada allah haaka waarabiiyo..
@asmaquman46807 жыл бұрын
ax ax ax heestan xasuus igu qaaliya
@mahadomiira57637 жыл бұрын
eesh cala cod alle haku naxaristo allahuma amiin
@sufiyousufi9937 жыл бұрын
U duceya walalekeyga aan jeclahay. ALLAH ha u naxriisto Amiin