SOMALI MOM MORNIG CLEANING ''' SO LABASHADENA IYO WASAQDA ADUUNKA MALAGA SHEKEYN KARO

  Рет қаралды 21,234

Nimco life channel

Nimco life channel

Ай бұрын

Waan hubaa inaad ka hekeysaan video yadeyda quruxda badan fadlan hadaad ka heshaan subuscreb ii saar
waxyaabaha aan so galiyo waxa kamid ah nadaafada iyo dhiirigalinta dumarka oo dhinacyo badan haba ugu badnaanto nadaafada guryaha caruurta jikada dharka iyo waxyabaha wax lagu nadiifiyo oo dabiici ah mahadsanidiin dhamaantiin
#vlogs#routines#king#cayda#sundus#amiira#somalimom#nimcolifechannel#subscribe#cleaning#

Пікірлер: 94
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك عل نبينا وحبيبنا محمد وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرأ طيبا مباركا فيه يأرب يارب 🤲😍😘
@fiicanfiican6382
@fiicanfiican6382 Ай бұрын
Masha allah xogaga ilahay laxaw kamagaloyo
@amnahaji1769
@amnahaji1769 Күн бұрын
Masha Allah Abaayo gocyadaan hudhey miyaa mamadi oo bakaaro mad kasoo gadey
@XanaanXilkas-mu7yl
@XanaanXilkas-mu7yl Ай бұрын
Masha allah qali shaqaalo saa rabto wax ma kugu qabanayan allaha ku xifdiyo
@salathaabdi2067
@salathaabdi2067 Ай бұрын
Masha Allah! Allahuma barik
@zahraabdullahi2504
@zahraabdullahi2504 Ай бұрын
Heedhe habo nimcoy wlhi caajis ley ahaan jiray sidaaa kuu daawaday jiifka iga kicisay gaari iga dhigty dhiiri galiso ilahy haku dhowro❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Amen kuligeen 😘
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 Ай бұрын
Masha Allah xabiibti 🎉🎉🎉
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 Ай бұрын
Masha Allah tabaaraka allah ❤
@user-ls7kb8be1v
@user-ls7kb8be1v Ай бұрын
Mash allaah tabarak allaah 😂aaamiiin abaayo qabso hoshada reer somaliyo hoosha ma jeclo
@user-ee3fj3pn7s
@user-ee3fj3pn7s Ай бұрын
Masham allaah
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Ай бұрын
Welcome Back My Sister Continue❤❤❤🎉
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
😘👍
@fatumomohamed2795
@fatumomohamed2795 Ай бұрын
Masha Allah allah hakubarakeeyo cogaaga reerkaaka iyo allah hakuxifdiyo adiga iyo ehelkaagaba dhiirigalin wanaagsan abaayo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Amen 😘
@cafiifocafiifo4441
@cafiifocafiifo4441 Ай бұрын
Masha allh xbbti allhuma barik
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
😘
@hibomohamed2427
@hibomohamed2427 24 күн бұрын
Maasha allaah tabarakallaah abaayo keep going
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 23 күн бұрын
@@hibomohamed2427 😘
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 Ай бұрын
Habo nimcooy cagasaaroh dhig albadada qolka qurux kusoo bxaa masha allh allhuma barik
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Inshallah mahadsanid 😘
@RuqiyaNouh-ch9oe
@RuqiyaNouh-ch9oe Ай бұрын
Masha aallaah Masha aallaah 🎉
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Ай бұрын
Madha alaah horey usoco nimco caday❤❤❤
@muniishmuniish8983
@muniishmuniish8983 Ай бұрын
Nabarkaga iso qor wanka ibsana getkan qali❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab Ай бұрын
Masha allah abayo horay usoco
@mashchannel3735
@mashchannel3735 Ай бұрын
Mashallh Abaayo hor mar waca🎉🎉
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
😘
@user-kc1xc1jx4r
@user-kc1xc1jx4r Ай бұрын
Masha Allah tabarakallah Allahuma baarik nimco gaari from hargeisa ❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Hargeysa my home 👍😘
@nimcoali8313
@nimcoali8313 Ай бұрын
Sidee u dalbadaa waxan kula daganahy darsalam and also samidey Aya tahay❤
@user-xb9zj2lu9c
@user-xb9zj2lu9c Ай бұрын
Masha allah abyo allaha kufududeyo hosha adag kujurto abyo galka jodariga inte kasogaday
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Suqa bakaro hudheyda
@fadumonuur6098
@fadumonuur6098 Ай бұрын
Man sha alaha abayo macan wan kuxiisey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Sido kale ilahay haku xiiso abayo😘
@user-eq3cl9ed9g
@user-eq3cl9ed9g Ай бұрын
Habo nimco alle xoga haku barakeyo galka jodariga wan raba igu xariri habo qali
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Amen suqa hudheyda
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Ай бұрын
Abaayo saliida lavandarka intee laga helaaa plz lwb❤❤❤❤❤❤
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 Ай бұрын
Amiiin yarabi xooga Allah nowada furo 😂😂 ani yaa iikaa keeno aa koogu shaqeyee
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
👍😘
@fadumajamac215
@fadumajamac215 27 күн бұрын
Abayo masha allah aniga dharkaa idhibay guriga wada dhar hadaa jadwalka dharka nosoogali
@ismahancadey1148
@ismahancadey1148 Ай бұрын
Asc wall waimisa
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 8 күн бұрын
Abaaya aniga dooli aya idhibay jiingad baacwayne daganahay habeenkii uu kijada soo galaa meel luuq gadaal uu ka buuxa habeenkii kijada ayu ku soo aruura qolalka ima so gudbo alx subaxdi marka kjada galno isago is daba ordaya arkeena merl jiinga sare uu ka baxaa xal iisheega
@mujahidaali1259
@mujahidaali1259 Ай бұрын
Masha Allah armajada darbiga meey kugu jirtaa abaayo yacni darbiga maa lagu dhisay
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Maya
@munocali9272
@munocali9272 Ай бұрын
Asc abaayo xagee laga helaa geedkaas
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 28 күн бұрын
hhhhh yaa guri kukeensanaa hirigtaa maba isgaliyo basiid hawl aduun kama dhamato waqtigi dhan guri lee
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 Ай бұрын
M. a xooga illahy haku barakeeyo xbbti Waxa ii sheegta mel vitaminska caruurta laga baaro hada taqaano
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Amen Shaafi hospital
@user-uf4st5ow1u
@user-uf4st5ow1u 28 күн бұрын
Walaaley shaalo la aan maba jooki karo 4ilma isku xikta ayaa ii joogo shaaqaalo wan heysaa sina wan udalanahey walhi
@khadroabdi6883
@khadroabdi6883 Ай бұрын
Abaayo igu caawi meshinka xagee kasoo gaday
@hibomohamed2427
@hibomohamed2427 24 күн бұрын
Kabaha cunugiiba labo joog u reeb inta kalena sadaqee gurigay kaa ciriirinaayaan
@yusraalisalat3929
@yusraalisalat3929 Ай бұрын
Buluceeyda maxa ku sameeya abayo way idhibtee
@fatimaomar7809
@fatimaomar7809 18 күн бұрын
intee ka soo gaday
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Masha allah gabdhahena tusale fican utahay habo ❤❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
👍😘
@sahracali1696
@sahracali1696 Ай бұрын
Abyo meqa waye lacag tisa
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj Ай бұрын
Midkan hada ad isticmaleysid aniga kaligey kensadaa dhahday hadana dadka ku weydiyo wa haya beeca ad ledahay
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Wa iga heleysan qofki rabo
@sidraosman8724
@sidraosman8724 17 күн бұрын
Abayo inte la siiya qiimaha
@muniishmuniish8983
@muniishmuniish8983 Ай бұрын
Aniga u bahan😂abyo sarusalm ayan kugu imana iso sheg
@SahroJaamac-sx5zh
@SahroJaamac-sx5zh Ай бұрын
Niciimo inay gaari gaari dhaftay tahay go gosheeda dhan wada cadaan Masha alaah
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Thank you abayo 😘
@SahroJaamac-sx5zh
@SahroJaamac-sx5zh Ай бұрын
Masha alah ilaahay xoga ha ku bara keeyo angna ilaahY xogena hano furo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Amen yarabi 😘
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Si sanborka kaga badbaado face mask xiro habo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
👍😘
@hodanabdullahi8232
@hodanabdullahi8232 Ай бұрын
Abaayo inte lagahelaaa waan ubaahanahay
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Aniga iga heleysa numberkan so wac 0612890891
@umumaajidmaajid6080
@umumaajidmaajid6080 Ай бұрын
Abayo Numberkaaga iso dir😊
@Irshada-Abukar
@Irshada-Abukar Ай бұрын
Nimca nuura xbbti ilaah hano kaa dhoowro qaali
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Amen kuligeen
@UmuMuhamad-hv8bj
@UmuMuhamad-hv8bj Ай бұрын
Isoo booqda walalo
@halimohassan8471
@halimohassan8471 Ай бұрын
Naciimo abaayo mege kuso gaday
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Aniga iibiyo
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp Ай бұрын
Abaayo nairobi Ayaan joogaa mashiino badan Ayaan heystaa laakiin kan waligey ma Arag sideen ku helikaraa​@@Nimcolifechannel1
@maryanyare1323
@maryanyare1323 Ай бұрын
Wcs abaayo waxaan rabaa inaan KZbin sameesto nabar hormuud ah hadaan kusameesto markaan sharuudaha buuxiyo adarees dibada makuxerankaraa a SaaS lacag makusameen karaa abaayo ❤❤❤🎉🎉🎉
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Haa
@IbtisaamCabdi-lj9kd
@IbtisaamCabdi-lj9kd Ай бұрын
Maya abayo nambar hurmuud ah ha ku xirin nambar dibada ah ku xir accoun aan ceyr qadanin ayana lagaa rabaa in aad ku xirato you tube kafiiri so sharudaha lagaa rabo ❤
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj Ай бұрын
Nimco ani miyaa warkaga rabo 2jeer ayaa iga dhameysatay mishinka daqadaha kan hakaa halaabo hhhhhhh 😅😅😅
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
2bada jeer inte ku maqned abayo
@sundusabdiomar3041
@sundusabdiomar3041 Ай бұрын
Gabaha armaajo qurux usoo sameyso abyo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Inshalah 😘
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 Ай бұрын
Fodarada joriyasha aarabaa intee kahilaa
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 Ай бұрын
Abayo nimco waa ku Salamaya
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Bakaro hudheyda
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
@@hodanhaboon893 waka qaday qurux
@user-jb9bk7nh5y
@user-jb9bk7nh5y Ай бұрын
Wall iisoo dir numberkaaga waayo waan ubahanhy agabkan yar
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
0612890891
@AyaanJamac-rd3bh
@AyaanJamac-rd3bh Ай бұрын
Abayo midka ad waxa ku safeenesay ma heesa isko beec ah
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
Haa
@umukhanza2932
@umukhanza2932 Ай бұрын
Number whattsp
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 Ай бұрын
@@umukhanza2932 0612890891
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 28 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 468 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 58 МЛН
MORNING ROUTIN BY farhio channel
7:00
Farhio channel
Рет қаралды 1,3 М.
canjeelo iyo dalacbilaash kusoo dhawaada
5:00
Umu micraaj channel
Рет қаралды 1,2 М.
DAILY LIFE ROUTINE '' WAN SO ADEEGTAY IYO JADWELKENA SAAKA MALAIN QURUXBADAN
22:21
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 72 М.
HOOYO ASXAABTEEDA AJAANIBIGA CUNO SOMALI AANKU CASUMNAY🥹
8:04
Amira Qurux
Рет қаралды 192 М.