Todobaadka soomalida ayaan ka qaybgalayaa, lakiin Afsoomali ma aqaan?
@nimcomaxamuud99595 жыл бұрын
barnaamijkan waan jeclahay- waanan hanbalyaynayaa maamulka iyo isku dubaridayaaasha somali week- sanadkasta waxa la keenaa dad aan jecelahay waxaanse ka xumahay inaanan wali arag abwaan aan hadalkiisa iyo xigmadiisa aan aad u helo Xasan dhuxul laabsaalax- maxaad noogu keeniwaydeen eed u soo casuumiwaydeen-
@suldanhamze16295 жыл бұрын
Runtii xasan waxan u aqana Best motivator
@ninayee18695 жыл бұрын
Å
@alisaid12145 жыл бұрын
Ascww nimco waan kula qabaa aragtidaa afkaaga caana lagu qabay, heesta aan xasan laabsaalax bilad sharaf abwaan ku Siiyey waa heesta somaliland ee Odhanaysa hadaan sool iyo sanaag tagayoo,dhaayaha qaatay Togtheer subax,mawluhu igu simay sabadii berbera Hargeysoo siraadan waan sugayee miyaan sool iyo sintii Borama ubaxyo kusalaamayaya An sido Allaha saatiree gabiley lamasimin Cakuye saxar iyo dhulsiigale Heesta maan dhamaystirin raali ahow S a l a a n s a r e N I m c o walaashey Isku dookh
@Burco.5 жыл бұрын
Bugaagata caruurta dadka reer UK pleas meesha aan ka heli karo isoo sheega
@strucidwallaby56585 жыл бұрын
Waxan kahelay sheeko qarbad
@basranoor9245 жыл бұрын
Horumara wayne baan gaadhnaya somali hadaan nahaya.