Somali Youth League - Madaxdii Qaranka Soomaaliyeed - Qeybtii 4-aad

  Рет қаралды 11,969

KEYDMEDIA

KEYDMEDIA

Күн бұрын

Wadanigu ma gablamo gacal ma waayo, Taariikhduna ma hilmaanto - Geeridii Cabdullaahi Ciise Maxamuud (AUN) waxba kama beddelin jiritaanka Magaciisa iyo karaamada Bulshadu u hayso, wuxuuna halqabsi u yahay inta ay ku jirto qiiro wadaninimo iyo daryeelidda Ummadda Soomaaliyeed.
Daawade Keydmedia waxey kaa dalbaneysaa in aadan ka laba labeynin u gudbinta (Share) Filimka saaxibada aad leedahay ee dunida daafaheeda ku nool si ay uga faa'ideestaan taariikhda uu xanbaarsanyahay.
www.keydmedia.net
Copyright 2012 Keydmedia & Somali Media Agency
// Tags: Keydmedia Somali History Youth League documentary Film Abdullahi Issa Mohamud siad barre documentary 1950s 1960s africa Somaliland Mogadishu British Abdirashid Ali Shermarke Siad Barre yassin keenadiid taariqda taarikhda wadanka kismaayo hobyo hargaisa Garoowe Gaalkacyo Hobyo Madaxdii Qaranka Soomaaliya Abdullahi Issa Mohamud Halgankii SYL

Пікірлер: 5
@mamo__pari9673
@mamo__pari9673 4 жыл бұрын
😭😭😭🤲Aabe mcne ilahow ku naxariiso Adiga iyo intii dhimatay ee groupkaga Allah ya raxma raaximiin 🤲 Amiin ya rapi
@abdullwahab3881
@abdullwahab3881 10 ай бұрын
Aamiin
@mussashire9889
@mussashire9889 7 жыл бұрын
wale somalia oo dugag aheyd ayad u gurmaten adigu iyo adan abdule osman illah haku naxaristo abdulahi issa botan
@garaad3568
@garaad3568 6 жыл бұрын
Ninka gabayga tirinaaya waa alahau naxariistee cabdibashiir indhabuur waana abwaankii alifay heesta arligeygow
@abdullahi1988
@abdullahi1988 11 жыл бұрын
C/lahi cise hyay buu ahaa lakin markaan arkay cali xasankii caydiid canerada u hayn jiray oo habraha lalaynayo duubi jiray baan waxaan goostay inaan iraahdo c/lahi ciisow caydiidba kaa danbee oo cunay dadkiisiiye
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 6 МЛН
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
12:36
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 40 М.
Qaranimadii Somalia Wayo wayo xusuus
7:42
Hanti dhowr
Рет қаралды 54 М.
TAARIIKHDII SYL Somali Youth League
1:15:05
Blue Flag
Рет қаралды 380
Somali Youth Leauge-SYL.wmv
18:05
Muctar Hersi
Рет қаралды 120 М.