Hadii uu jiro mowduuc aad xiiseenayso fadlan comment ku soo qor Mahadsanid, farriimaha gaarka ahna kala soco Telegram-ka t.me/abdishakurhm/
@c_m_c38002 жыл бұрын
Ustaad paypal personal ah ma ku xidhi karaa fiverr mise waxa lagaga bahanyey business miyaa ????
@natureandmotivation64782 жыл бұрын
Kep goin
@dhayibreadingplatform31792 жыл бұрын
Si gaar ah baan taageero kuugu ahay waxaana rajeynayaa in aad nagu caawiso sidii aan nolosheena wax uga badali laheen. Si lamid ah guuleyso guusheena horteed ustaadkeyga. 1M baad gaareysaa waayo waxaad tahay halyeey howl kar ah da'daada iyo dadaalkaaga isma lahan horena u soco.
@AbdishakurHM2 жыл бұрын
@@c_m_c3800 haa lkn markasta ogow PayPal personal ah Somalia lacag kugu soo dhici meyso waxaa ka fudud Payoneer kadibna Bankigaaga Soomaaliya
@AbdishakurHM2 жыл бұрын
@@dhayibreadingplatform3179 wll key hadal kaaga wuxuu iiga qaalisan yahay wax kasta kaliya waxaa rabaa inaan wax ku kordhiyo wll Soomaaliyeed oo sidaada han sare leh guuleyso
@mahamedabdirashid84692 жыл бұрын
Freelancer waa shaqo adag samir badan ubaahan lkiin xalaala hadii qofku aanu is dhiibin (never give up ) Lkiin waxaan dhalinyarada kudhiirigalin lahaa inay bartaan (copywriting skill) kaasoo kaacaawinaya inaa profile soo jiidasho leh samaysatid 1. Persuasive and attractive profile 2. Creating portfolio 3. Prepare your niche or skill 4 . Best communication for clients 5 . Understanding the way platforms work .like upwork, Fiverr, people per hour etc 6. Habit of high competence , hard working, meeting deadlines and resilient Asxaabeey haday idinka go an tahay walaahi waa shaqooying aad ka taajiri karto
@suberstar89112 жыл бұрын
Sxp adiga Freelancer Miya Tahy Mudo Miya Kujirta
@salaadtuuryare33272 жыл бұрын
Sxb inte ka helayaa casharada
@aswanabdikadir9475 Жыл бұрын
Wax caawin ah ma kaa heli kartaa
@mubaarikcismaan1032 жыл бұрын
Mubaarik cismaan Abaal marin (22:19)
@funnyvideos-jo8sj2 жыл бұрын
ibraahin macalin (abaalmarin 22:20)
@mohamedibar7272 жыл бұрын
Mohamed Ibar (Abaal Marin 22:22PM)
@siyadinhohasan84492 жыл бұрын
Siyadinho (abaal marin) 22:40 on 25 August 2022
@yaaskaboylyrics66462 жыл бұрын
Masha Allah al ustaad cabdishakur Maanta majiro qof xaqiiqda kuu sheego hadey jiraanna wey yar yihiin kuwaasna adaa ka mida keep going macalimo 🙏🙏👍
@qaasosmaanbk20342 жыл бұрын
Waa qeyes usman
@aayahapro2 жыл бұрын
Xuseen Maxamed (Abaal marin 8:15)
@aamiinclaahi86752 жыл бұрын
Aamiin Abdulaahi (Abaal marin iyo 23:15)
@dahirabdigonaf52962 жыл бұрын
Dahir Abdi Mohamed (Abaalmarin 1:43)
@yahyeahmed96242 жыл бұрын
Yahye ahned (Abaal marin 11:47)
@Abdullahi-Abas-12 жыл бұрын
Mahadsanid WLL sare aad ayaad ugu mahadsantahay macluumaadka aad nala wadaageysid mar waliba shukran sxb
@natureandmotivation64782 жыл бұрын
Mohamed [Abaal marin 22:17]
@mohamedaweysmohamed4712 жыл бұрын
Masha allah sxb nolow magacaygu waa mohamed Aweys mohamed wan ku faraxsanahay in ad nala wadgto sida ay wax u jiran mahadsanid
@AbdishakurHM2 жыл бұрын
Allah haku sharfo wll key 🙏🏼
@aaliyamursal.65775 ай бұрын
Shp hadaa freelancer pilaabi rapaa zi gaar ah maigu caawinkartaa😢@@AbdishakurHM
@Bc.20002 жыл бұрын
Run ahaantii mudo badan waan raadinayay qof sidan wax noo fahansiiya mahadsanid wll taladaada wan qaatay maalin uun waad arki doontaa anoo Kule mahadsanid ilaahay kasokaw inan heer gaadho adaa masuul ka ah Insha Allaah hadii lanoolaado run ahaantii mahad sanid wax ka qalisan ma aqaan wll ilaahay raali hakaa ahaado😊
@maryamomoalim7338 Жыл бұрын
Blue gamer maxaa kafahantey
@dhayibreadingplatform31792 жыл бұрын
Mohamed ali muktar ( Abaal marin 10:33pm)
@abdirahmanmuhiyadin55622 жыл бұрын
Abdirahman muhiyadin (Abaal marin 10:24pm)
@hakiimiahmed34192 жыл бұрын
Hakiimi ahmed Abaal marin[10:36]
@updimalikmohamed68032 жыл бұрын
Cabdimalik mohamed (Abaal marin 19:34)
@mohammudfx2 жыл бұрын
Mohamud (Abaal marin 1:51)
@abdullahimohamednoor54872 жыл бұрын
Abdullahi Mohamed Noor (Abaal Marin 12:12)
@munamaankachelsea12212 жыл бұрын
Muna Garaad (Abaal marin 2:45)
@cljibaarjaamacyuusuf34422 жыл бұрын
Abdijibar (Abaal Marin 11:46)
@abdibasidhussein69702 жыл бұрын
Abdibasid (Abaalmarin 13:20)
@idrissmahamoud99992 жыл бұрын
Idrisse Mahamoud ( abaal marin) (06:00)
@maxamedahmedkaariye47702 жыл бұрын
Mahadzanid uztaad noo badi sida ugu macquulsan
@idrissmahamoud99992 жыл бұрын
Waa idriss Mahamoud darar (Abaal marin)
@Noradin1502 жыл бұрын
Wad u qalanta 👍 Bakar (Abaalmarin 1:51)
@nurasagalomar2 жыл бұрын
Hanbalyo ustaad cabdishakuur 20k wax ka badan ayaan ku rajaynayaa gulayso wll
@saedmohamed77022 жыл бұрын
Thankz pro (Abaal marin)
@abdillahisalebanbarre61332 жыл бұрын
aad baad u mahadsan tahay walaal sida aad noola soo wadaagto casharrada muhiimka ah ee nolosha qofka madhaafaanka u ah.