Illahow hassan sheikh iyo kooxdiisa somaliya ka badbaadii Illahow ka badbaadii Illahow ka badbaadii Illahow ka badbaadii Amin Amiin Amiin
@somalisoma874Күн бұрын
Farid,iyo AAAMIIIN
@lulxirsi678711 сағат бұрын
Wax ka Kheyr badan ilaahoow noogu badal ku dar, Soomaali ha duceysato Allah na ha u noqoto.
@FardowsoCalinuur-h6u17 сағат бұрын
Suxufi sare Cali Xaraare Iyo Falanqeeye Sare Garaad Cabdullahi wuxuu Faham sare Ee Xaqiiqada ku Saleysan ayuu ka heystaa Gobalka Gedo Iyo Guud ahan Somaliya Wacyiga Siyaasiga ah Iyo Wacyiga Duruufaha kala Duwan Ee Somaliya ka jira Waxaan dhihi karaa Waa Xog ogaal Mahadsanidin Magaceyga Waa Maslax Nuur Xasan Oo Ku Sugan Dagmada Baardhere Ee Gobalka Gedo Somaliya Thanks Suxufi Cali Waxaan kugu Xirnahay Waqti Dheer Wan Jeclaan Lahaa Inaad Waqti isiisid
@aliidrissyacin562911 сағат бұрын
Allah ha u naxariisto siyid mohamed siyad bare. Geesi iyo wadani run ah iyu aha bas dagalka itopia umbu ku dagdagey
@hawoshirwa8320Күн бұрын
Maxamed Siyaad Allaha ha u naxariisto Waxuu noo Dhisey Buundonyinka Hada burburey
@Young-Mo19 сағат бұрын
Haa wuu dhisay wuuna dudumiyay😂
@abdullahiomarali524119 сағат бұрын
YAA KUGU YADHI BUNDO KUU DHIDEY LACAGTAADII BUU KUGU DHISEY LAKIN SIYAD SOMALI WAX UU KGA TAGEY SOMALI OO QABIIL UU U KALA DOORTEY QAAR TAAGERSAN IYO QAAR UU YADH WAY IGA SOO HORJEEDAN
@jamayasin215516 сағат бұрын
Waa Xaqiiq Xasan Sheikh iyo kooxdiisu waxay ballan ku qaadeen in ay dawladnimada bur buriyaan kuna celiyaan 1991
🥺 🥺🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@sahalade424520 сағат бұрын
Masha Allah ❤❤
@osmanaden2727Күн бұрын
Calow nin xanaaqsan baa keentay waxaa fcnayd in dooda labo dhinac kadhigtid lkn waxay u egthy rer macalin quwaax keligood iskujiibinaayo
@AhmedHussein-v1qКүн бұрын
Ali Harare❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahabaw69228 сағат бұрын
Tom and Jerry waa ila meereyso
@YusufAli-kp9uc20 сағат бұрын
Caliyow sxb ninkan whatsup groupka xaafada ayuu waraysigiisu Ku haboona. Sxb inaga soo xul next time insha'Allah
@abdiqanimohamoud2158Күн бұрын
Aliyoow barnaamijkaaga kaftanka siyaasada anigu waxaan u aqaan cuqdada siyaasada, arimaha Ceerigaabo kama hadashid waayo waa laydinka awood roonaaday lkn waxaan kuu sheegayaa adoo hadii wax is bedelaan ka hadlaya yaan la arkin
@aliidrissyacin562911 сағат бұрын
Allah ha nila qabto rer godow isku tashada
@abdiahmed2775Күн бұрын
Nin ciil qabaad keentay caliyow. Good
@mahaddahiromar489421 сағат бұрын
caliyow ninkan wanin qabyalistah
@Darwiishdaweeye12 сағат бұрын
Wax jira oo lawada arko buu ka hadlayaa ma intaas buu qabiilayste ku yhy
@HOOYOMacaan-n8t8 сағат бұрын
Waa runtiis ninkan waxuu ku hadlay Soomaali qabiil una baahna ee in leys ku haayo ayee u baahan tahay. Waa sax madaxweynaha ayaa laga rabaa in uu dalka u cadaalad u sameeyo
@MomoMomo-jl8gt17 сағат бұрын
Waa sax
@wagadwyrah18965 сағат бұрын
War cali maxaa ku dhacay
@AbduqadirYousefКүн бұрын
Caliyaw saaxiib fasax ninka odayga wax dadka somaliyed ay wada ogyihiin buu ka hadlayaa wax baa la saxayaa dadka wanaagsan ilaah hanoo badiyo aamiin.
@mahamedwali8730Күн бұрын
Caliyow waan kusalaamay Adiga sxb asparo
@mohamdek2281Күн бұрын
cali waxaan rabnaa in aad ka hadasho siyaasada Jabuuti
@MaxamedfaraxTalan23 сағат бұрын
Jabuuti waxa leh umaad hal ogaas leh hal mwayne leh uguna nabdoon xeerkooduna UNESCO aya aqoonsan
@AbdiazizmahamuudКүн бұрын
I'm number one today
@rashiidayuub640821 сағат бұрын
Denteeyda shaqsi hadiin aan waayey 1991 ayaa loonoqoniyaa. Bilmacno hadii aan waayey wax aan xado. Waa halkaas
@ahmedmussa198412 сағат бұрын
Axmed Madoobe ayaa keensadey Xadan sheekh. Lambarka xejista. Axmed madoobe iyo Xasan sheekh waa isulakey mid!
@amiirnuur443018 сағат бұрын
Waa nin afqabeen ah
@GuuledMaxamud-o5q23 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@libaxalertajifo256419 сағат бұрын
Asc waxan ahay tagerayasha radio American ma ila qurux badno dadka nocas ah in la la yesho waraysi somali manta wa qabail hawiye buntlande waxba kama noqon karo maxa didayo hawiye hadi ow yiraho darod ha ku igado deganadisa wa lojik.
@abdullahabaw69228 сағат бұрын
إذا دخلوا قريتا افسدوها
@ahaloow9655Күн бұрын
Daarood waa caqabada dowlad dhiska soomaaliyeed
@Haxl3717 сағат бұрын
Oo hada hawiyihina maa dhistiin ? Ama waxaa rabtan markaa xaraashtaan jubaland inaad dowlad cirka ka dhistan (Hawiye dad fcn baa ka buuxo noocaga aa la hadloya)
@Abshir202416 сағат бұрын
Asc alli waan ku salaamaya siyaad bare somalia wuxu u ahaa falxad gedo ma dhisin lkn somalia goboladeda horumar ayuu farsiyay sababto ah eed ka carar inti la dhihi lahaa reerkisa ayuu sida yeeley madama taas jirtay waxa loo bahna in madaxda kale gedo daneyaan iyaguna way garan la.yihiin
@mahamedwali8730Күн бұрын
War sxb Asbaro Mugadisho 1990 Ilaa 1997 south africa
@selmanabd278213 сағат бұрын
Anigaa iidiin sheegaya waxa haysta mareexaan isma qabtaan ismana indho n buuxiyaan anigu gedo baan deganaan jiray wakhtigii siyaad bare hal xabo oo wado ah uma samayn.
@yeosangxx120911 сағат бұрын
Ki Issaq ga aha i yo ki wersengeli say top aha qosol inosoceliya
@MOHAMUDIbrahim-mz4wvКүн бұрын
Ahmed wax qalad ah kun leh suna dadaley oo intaas uu sameeyay Cid sameysey majirto mw HSM iyo Al shabab kii laga horeyey Jubbaland wey usimanyihin oo waliba HSM basii xun
@zayaamad308011 сағат бұрын
Siyaad barre nabad kamay jirin waqooyi Somaliya
@HawaAbdi-y5g23 сағат бұрын
Walaalow nin kaan oo kale ha keenin umadda ayuu kala geeyna. Qabyalad loo bahna
@MustafeMaxamuud-t3y8 сағат бұрын
Waar heedhee wararka xaasaasigaaa soo hor mari 5cisho kabacdi uubaanu aragnaa warkaagee
@dahirnurjama4293Күн бұрын
Hadalkii oo kooban wixii meel xun ka biloowda waxaay ku dhammaadaan meel xun. Xasan Sheikh iyo kooxdiisa meel xun bay ka bilaabeen tii bayna,ku socdaan
@muktar202Сағат бұрын
WAR AAD BAAT U MAHADSANTAHAY NINKI QOSOLKA XUMAA HADAAD NAKA LEXISAY
@zayaamad308011 сағат бұрын
Ninkan Ahmed madoobe wuu la Jira Al muhim. Intaas baan ka fahmay. Wuu ka dhawray afkiisa Ahmed madoobe iyo ciidamada Ethiopia
@akaadd709118 сағат бұрын
Ninkan ma tiktok buu kusoo baxay, caadifad qabyaalada ah ayaa ka buuxda Cali Waxaan kula talinayaa dadka aad showga keenaysaa waa inay Noqdaan dad bulshada iyo siyaada ku caah hadii kale showgu ma wacnaayo hadii qofkasta aad waraysato oo plat formka siiyo adna dadku serious kuu qaadan maayaan
@FarxiyaMMc22 сағат бұрын
hade garaad markas markii 1991 markii lalha axmed madoobe iyo dani way kutagern en waliba dani yiri sadex sano iyo bar waxaan utagna si anuridi lahaa
@momire699218 сағат бұрын
Inaan maqlo ma jeclaan lahayn lkn waa xaqiiqooyin Garaadka warkiisa, ee waraysiyo badan kasoo qaad, caloow. Hadaan sidaan oo kale loo faydin ma falmayso xaajadee.
@fadhashi5235Күн бұрын
Good job Garaad , Ali is not getting.
@awilgiire5355Күн бұрын
Maxaa Gedo ka qaldan? Dadweynihii qaar baa Itobiya la socda, qayb ayaa Axmed Madoobe la socota, qayb ayaa Xassan Sheekh la socota, Garaadkii la wareysanayey uu xanaaqay?
@MOHAMUDIbrahim-mz4wvКүн бұрын
Caliyow ninkii sheley lahaa niman Hawiye aheen madaxweyne noqon mayo aa kensadey markii loodhiibo nabad sugidii dalka sow cidda ugu horeyso oo uu dilo noqon mayo sideen ku aaminaan saa Hawiye ma ahiye
@queenafrica821919 сағат бұрын
OMG 😢 you're talking about schools 🏫 the Government demolished the Mosque 🕌 The Holy House of Almighty Allah Swt ❤
@ناصرمحمد-ي6خ16 сағат бұрын
ciidaanka adkala direso waxan umalenaya ineey kala tagan kuwa adidinka juubaalanai idinka kala tagan
@MunaHussein-w3g13 сағат бұрын
Asc dadkan fadhe ky derir Oo ju hayey uk ayuu gotta la fadhistay, not an faraad waxba kama ogee ka socodheh
NINKAN AAD WARAYSANAYSID AHMED MADOOBE JAJUUS🇰🇪🇪🇹ARSENALA KA DHAX HADLAYA😂IYO DAROODIZAM😂 😂POSTIVE DHAN MA SHEEGIN 1 SECOND 😅 OLSO WANA ETHIOPIAN🇪🇹🇬🇶
@HDE.4Күн бұрын
Somalia's foreign minister Ahmed Fiqi said I categorically refute claims that has been granted access to the Red sea.These assertion lack any foundation. Somali remains committed to protecting its sovereignty and ensuring transparency on national issues.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wvКүн бұрын
Dowlada hada jirto waa Hawiye iyo martidoda la joogto oo ugu horeyso gud Adan Madoobe iyo xamze Abdi barre taas na Cid amineyso majirto
@ElmiGutale-p1eКүн бұрын
Sxbkey Qaaliya Anigu haddaan iraahdo Farmaajo waa Mariixaan ama Xassan Sh. Waa Hawiye Iwm.ma waxaa Taas macneheedu noqon karaa in Hawiye ama Daarood &Digil iyo Mirifle ama Qabiilooyinka kale oo Somaliyed ay Sidaas yiraahdeen?(Si kooban Hadal hal shaqsi ma noqon karaa mid la yiraahdo waa Feker reer hebel Qabaan?).
@abdiali598123 сағат бұрын
Dawlada Somalia fashill siyaasada waa aradan tahay
@elmihassan301821 сағат бұрын
Nin waalan 😂😂 xasan sheikh lee u muuqda isagoo daarood difaac kujira
WAAN KU SALAAMEY , WAA A/RIISAQ D.H.GABOOBE. E MAIL KEYGU WAA KAN . WAAD HEYSAA SXB KAA . WAANAD KU MAHAD SANTAHEY DAREENKAA XASUUSTA XAMBAARSAN EE AAD LA WADAAGTEY BULSHADA SOMAALIYEED .
@mohameddahir729321 сағат бұрын
Nin cadhaysan baa Cali noo keenay. Wax uu nagu soo siyaadiday oo aynaan ogayni nooma shegin, waa nin iska xiigsan.
Kan warlabe anaa dadka igu dhoow waaba neef baqaya oo isagoo ameerika jooga ku nool meeshuu shaqaysanlahaa. Yutube irsaaqad ka danoonayA dufoow
@RumaanG23 сағат бұрын
Garaadku xaqiiqduu taabtay
@rocky4066Күн бұрын
Calow ninkaan aad garaadka kumagacaweysid MA ahan shaqsi siyaasi ah ama hadalkiisa wax Un laga faaiideeysankaro ama wax ku ool ah waa shaqsi caatifo qabyaaladd kudhisan waa ceeb Inaad afkaaga ku qeexdo qabiil hebel iwm. Hadal micno sameeynaayo ku hadal ama iska aamusto.
Caliyow tadhaa badhaada jooji waxan waa loo wada jeedey iney qabyaalad loo durbaan tuntay oo dawlad iyo iyo dal dad midna dan lagalahayn
@bashirabdihirsi76619 сағат бұрын
SIYAAD WAXBARASHO CAAFIMAAD BANGI WASAARADAHA XISAABIYA YAAL BEY LAHAAYEEN WASAARADA BEERAHA WEY KA JIRTEY SIDA ADC OO KALE CIIDÀMADA OO DHÀN WEY JOOGEEN MEEL DOWLAD LEH BEY AHAYD GEDO BALE FARMOOJO CIIDAMUU GEEYEY KHAWAARIJTA LA DAGAALAMA XASANA CIIDANKII WUU KA SOO QAADEY
@ElmiGutale-p1eКүн бұрын
Garaad waxa Islaamku iska Qasqasanaayo Cid la lihi ma jirto miyaa?Jubbaland ma kaligiisbaa sxb? Haddey sidaas tahay Isna waa saxan yahayAdna waa saxan tahay,,Ummadda kalana waa Qaldan yihiin,Nabaddiinu Dabcan waa Dagaal iyo Colaad Garaad Cabdullaahi,laakiin ma ahan midda aan Annagu naqaan.Mahadsanidin All.
@maryandiriye754423 сағат бұрын
Aliyow isku caana shubka Ahmed Madoobe Xassan ayaa ka masuul ah sababtoo ahi Xasan ayaa u horseeday
@Mideye15715 сағат бұрын
Cali waxa muqata inaad Xassan u didantahay edayn oo wax walba Axmed Madobe dusha laha saaro
@ronsmaneasyvids5348Күн бұрын
Kulane jiis iyo farmaajo marka ciidanka geyn jireen maxaa ugu yeeri jirteen wadani Kenya soo weerarta qarannimada somaliya
@mohamedfaarah676710 сағат бұрын
Ogaadeen somali maaha waa shisheeye kalkaal magac somali ku gabanaya ha aadaan xabashidi iyo kukuyadii gumaysan jiray
@AbdiazizHassan-uw9qd3 сағат бұрын
Waxa ugu xun waa 4.5 in laga tago nin aan talin jirin haduu taliyo nin kii talin jiray baatago waa in la helo dad kii talin jiray oo wax yaqaan oo talin jiray aan raadino oo tv baa hasanaa dad kii caqli lahaa waa naqaan
@abdullahiomarali524119 сағат бұрын
SIYAASIYINTA DAROOD IYO HAWIYE ILA SOMALIYA SIYAASADA LAGA SARO IYO TALYSHA CIIDMADA SOMALI OO DHAN DIB SOCDKA KU JIRTEY ILAA 1960 BAY KU JIRYESA QAAR BA DHAN SIYADBA DAROOD BU UHAA WADANKANA WAX WEYN BAAY SOMAALI QABSATEY LAKIIN SIYAAD WAX DHISKEDA DAD DIL BAA KU BADNA OO AHAA ANIGA SIYAD BARRE AH BAAY IGA SOO HOR JEEDAN SIYAD HADUU FIICANYAHEY QOFNA KUAM DILEN WAA IGA SOO HOR JEESTEEN ISAGON SHACABKA ANEY DOORAN
@saidhirsimohamud4890Күн бұрын
Gedo dhib aan dadkeda ahayn malahan
@abdirisakmohammed7293Күн бұрын
FARMAAJO JAANIS UU WAX UGU QABTO GOBOLKAA MA HELAY HORTA mar qabiilkiisa deganaa oo inu wax u horeysiyo buu diidayey marna Hawiyaha lahaa baga soo bax,markaa ninka 33 ee dowllad la,aanta Mareexaan iyo gobolkooda ku dhacday markaa waa inaa uducaynaa dadkaa Somaliyed
@ayaanleabdule4715Күн бұрын
Asc Caloow Ninkan Dharka Buuga ah wato waa in Hawiye u yaqaan Qoladan Boobka Qaran ku sifoobay waxuu Sax moodaa Boqor Tooyoda Axmed Madoobe ee ha dhihin Macag Garaad iyo Magac Suldaan Somaliyeed waa Nin labiskiisu ba kuu sheegayo iyo Sheekadiisa uu ku leeyahay Mareeykan dadkuba shaqo ku socdaan Salaan iyo Fadhiku Dirir ka sugayo Dad Nolosha la halgamayaan in aay Meel la istaagaan Siyaasad Somali kala guuray uga sheekeeyo sugayo yuu kaa mashuulin dhageeys ta yaasha Sharfta leh ee kaasugayo karbaasha Maldanan Nin kani Somaliya ayaad goorba ku wareeysatay Mahad sanid Caloow ha ku dheelin Talefishinka Ninkanoo kale ka fiiriso
The line of questioning is so wrong and out of line
@AbdiazizHassan-uw9qd3 сағат бұрын
Somali madax da soo maray ma yaqaanan sidii wadanka loo mamuli lahaa 20 sandod 4.5 loo soo dhiibay sidii loga sari lahaa baa loo baha yahay Cali xarare aardino
@garoose1235Күн бұрын
202
@mamayowКүн бұрын
9th
@mashalaayedablaq5819Күн бұрын
Waa runtii maxaayeelay kuwii shala kukaambeynaayay farmajo waa mareexaan xilal sare ayaa loowada dhiibay iyada oo lagu abaal marinaayo😮 Xassan Magafe waa kiilahaa digteytar Daarood buu ahaa farmajana waa lamid maxaa aharay oo ay kuhadli lahaayeen oo qabiil kusaabsan hawiye yarkooda iyo kan ogu weyn way isla qabaan Daarood naceybka iyo qabiilka dad dowlad nimada yaqaano hadii ay ahaan lahaayeen oo markay wadanka madaxweyne kanoqdaan hadii ay sifiican uhogaamin lahaayeen waa laasamri lahaa jaalle hawiye laakiinse qabiil iyo mooyaan nimo ayay wax walba ka hormariyeen iyo unukaa leh ay eedeen😂😮
@axmedkayse106023 сағат бұрын
Calow ninkan muxuu ahaa afweyne iyo ninkii timaha beertey difaacaya somaliland na marba u baxsanya ee aad naga hayhayso
@MaxamedxashiXaashi11 сағат бұрын
Reer, diini baa inkaraayo gobolka, beenlow mareexaan oo iyago ka tirada badan marabaan iney ku,faad,Ido, Keenan ,umada kalee bay u nacableeyaa,
@lowridermarineКүн бұрын
Aliyow, You turned the show very tribal. If HSM is stealing, he is stealing with people from all the tribes. Maxa hal dhinac ley loo eedaya.