Kaftanka Siyaasada 502 oo aad u xiisa badan

  Рет қаралды 57,116

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

16 күн бұрын

Kaftanka Siyaasada 502 oo aad u xiisa badan

Пікірлер: 256
@mohamedfiqiabdikarim8606
@mohamedfiqiabdikarim8606 15 күн бұрын
Salaama Cali xadhaadhe iyo Yaasiin Ducaale
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c 15 күн бұрын
Cali-Xaraare, sheeko xariirtii Isaaqu u soo dhiibi jireen maantay ugu darantahay!! Cali-yoow, warkaaga horaanu u haynay ee Isaaqaaga iska leefleex
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 15 күн бұрын
Kkkkkkkkkk ma waxaad aaminsantay in wax khaatumo la yidhaa jirto kkkkkk qayb gobolka Sool kamid ah miyaa maamul noqon karta kkkkkk
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
​@@HassanAhmed-yf7vm Galmudug Khaatumo yaa wayn
@khalidmohmed505
@khalidmohmed505 14 күн бұрын
Anuu isaaqa kuleh waaxa waxba ka yeelina muuse waa munaaqa qadiyadiina ilaashada wax isaaq la idhaah meesha kama jirtu hawshiina wataa 😂
@maxamedsiciid6849
@maxamedsiciid6849 14 күн бұрын
@@superfun1819galmudug dee
@zakihaile9736
@zakihaile9736 13 күн бұрын
Ali xaraare markasta oo oo barnaamijka kaftanka siyaada soodaayo 100%79 wuxuu qiimeeyaa harti daarood iyo daaroodba lkn maanta uu run ku dhawaado daaroodku ma xamilayaan marwalba buu wax nagasheegaa khalad iyo sax ba lkn taasi waxay muujinaysaa inaad diciif tihiin oo aydaan nagative xamli Karin adigu anigu asaga iyo intaasoo nagative ah o comment ah ban ka bixiyaa anoo og inay dhibayso hada Uma baxo markaa is giijiya sool waa somalilad wixi dhacayna waynu ka hashiine Ok 🤔
@40Durkiya
@40Durkiya 15 күн бұрын
Waan idin salamay yaasiin iyo cali xaraare 🫡🦅
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 15 күн бұрын
Ina biixi wuu riyoonayaa! Dharaar cad! Faisalna waa dabadhilifka muuse. Guul Wadani ❤
@AhmedIsmaelABDALLAH
@AhmedIsmaelABDALLAH 15 күн бұрын
Muuse Biixi Abdi Xildiid mar kale wuu soo noqonayaa Inna Yuneseey 😅
@sakariaismail4284
@sakariaismail4284 15 күн бұрын
Wax hubso
@AHMEDIBRAAHIM-e8x
@AHMEDIBRAAHIM-e8x 15 күн бұрын
Cali xaraare yaasin ducaale markad barnamijka qabanysid haka Iman milxda tooshka siysada
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 15 күн бұрын
Mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin ❤❤❤❤
@nasraaaab6
@nasraaaab6 15 күн бұрын
Wakhtigii loo bartay maaha. Lkn waan soo dhawaynayaa
@feisal.1
@feisal.1 15 күн бұрын
Maalintay kulushahay ma xaaji yaasiin baa hurdada laga soo kiciya? Gow
@husseinaden7560
@husseinaden7560 15 күн бұрын
Kaftanka siyaasada, salaan sare dhamaantiin
@shukrishukri801
@shukrishukri801 15 күн бұрын
Qofki ugu horeyey oo ini salaama wa aniga😁✋
@amalaare6840
@amalaare6840 15 күн бұрын
Soo dhawaada in badnbaan in sugayay
@SalaadAadanguure
@SalaadAadanguure 15 күн бұрын
Cali xaraare iisooqor taleefonka barnaamshish kaftanka siyaasada waxaan uhayaa xayeey siin aan ugutagalay barnaamishka kaftanka
@omar911-if3du
@omar911-if3du 15 күн бұрын
Saalaan sare ali iyo yaasiin
@abdulkadirkadia
@abdulkadirkadia 15 күн бұрын
Cali xaraaroow, waxaan kuu hayaa, warbixino muhiim ah ee ila soo xiriir walaal
@bmismail1299
@bmismail1299 15 күн бұрын
Haye sodaaya kaftankii siyassadda loo bogey salaan sharaf
@SalaadAadanguure
@SalaadAadanguure 15 күн бұрын
Maxaad noohaysaan cali xaraare iyo yaasiin qoslaaye
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 15 күн бұрын
Oday yaasiin funny 😂
@kingupdirahman5917
@kingupdirahman5917 15 күн бұрын
Kenya😂😂😂
@ciltireproduction7824
@ciltireproduction7824 14 күн бұрын
😂😂😂 wale yassin wu iga yabiye dalinyaro aya ladilay markii ladahay qosol ayu jabsaday😂😂😂
@abdullahmaakhir
@abdullahmaakhir 15 күн бұрын
Kaftanka Siyaasadu Beryahan Miyuu Seexday mise Waa Xagayga Waan idin Salaamay Dhamaan Warbaahinta K S
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 15 күн бұрын
Cali waa weriye run sheega oo sifiican arimaha ulasocda
@dervishgaaleef4883
@dervishgaaleef4883 15 күн бұрын
Cali waa weriye baanawaas ah oo aan waxba la socon
@NuurAxmed-xv4vr
@NuurAxmed-xv4vr 15 күн бұрын
Hhhhhhhhh
@awiladen7814
@awiladen7814 14 күн бұрын
Hhhh na.waa inagumed cuqdad qaba🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 15 күн бұрын
Fiidmeerta keliya ma ahee waa shimbohoo dhan xaarkooda weeye
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 15 күн бұрын
Cali xadhaadhe warkiisu had iyo jeer waa run 98%
@mahamed6329
@mahamed6329 14 күн бұрын
Ali waad ka dhacsantahay Arinkaa firdhiya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 15 күн бұрын
reer ssc in siyaasada laga caawiyo weye firdhiye marba meel ba looga gacan haadinaya ee wa in xilka laga qaado
@saidbare5850
@saidbare5850 15 күн бұрын
Asc calories runtawaakharar dhertu &dhadhab &garissa❤❤❤❤❤
@ahmedhwff4816
@ahmedhwff4816 15 күн бұрын
SSC guul waanad arki dontaan
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 15 күн бұрын
QABIIL JACAYLKA IYO QABIIL NACAYBKA KALA DAA HADANA SOOMAALI NIMAAN DOONAYAA
@ahmedmohamed1783
@ahmedmohamed1783 15 күн бұрын
Asc ali iyou yasiin aad baan idiin salaamaya. Waxa si mogle ali u u daaha uga qaadey arrimo cagiib ah.waad ku mahadsantahy.great investigative reporting.thanks.
@Mideye157
@Mideye157 15 күн бұрын
Alayleh tan waad ku cebowdeen. Taswiraha Firdhiye iyo odayga in cumar geele meel walba waa lasoo dhigay isago Igad la shirayana waa lasoo dhigay Firdhiye nin la iibsan karo ma aha si kasta u hadla Jamahir ba nin walba ka danbeeya
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 15 күн бұрын
Kkkkkkkk siyaasada dadka waa wayn uunbaa fahmi kara aduu waxaad la mid tay caruurtii dabka lagu guray Laascaanood kkkkkkkk
@faysalabdi7138
@faysalabdi7138 14 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 adigu maxaad fahansabtahay adeer khayaalida dadka kala tak
@MohamedOsman-ob4uk
@MohamedOsman-ob4uk 14 күн бұрын
😂😂😂 wa waladen walhi
@mohamedbenahmed1834
@mohamedbenahmed1834 15 күн бұрын
Cali maanta wax baa siya.
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 15 күн бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="517">8:37</a> Somalidu waa qashin. Dadka ma ixtiraaman. Waa sababta aan Minnesota uga tagay..
@user-qy2rg2xi9y
@user-qy2rg2xi9y 15 күн бұрын
Hub mahan wa raaasas
@aadamhaaji2924
@aadamhaaji2924 15 күн бұрын
Firs coment
@hagaryare123
@hagaryare123 15 күн бұрын
Asc waan idin salamay Cali iyo yasiin warbixin qaldan bay idin siiyeen meeshu waa kenya
@june6206
@june6206 15 күн бұрын
Sida y buu yidhi
@liiyoos6710
@liiyoos6710 15 күн бұрын
Caliyoow Yaasiin waad soo qasabtaan u maleeynayaa , baryahaan odayga qosolkii aan ku niqiinay malahan,
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 15 күн бұрын
Wr ducaale wuu soo laabtay
@SanduLung
@SanduLung 15 күн бұрын
yasin waa fani
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 15 күн бұрын
The legend Ali 😂😂
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 15 күн бұрын
Fadlan shaaha/coffee ga soo dhameesta warka kahor, kabashadiina iyo qurjucdiina is interrupting the attention.!!! 🙏
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 15 күн бұрын
Idunku hadii la heshiiyo maxaa uga soo horjeedan, hadaa somali weyn rabtaan.
@user-oq6tq2sf8c
@user-oq6tq2sf8c 15 күн бұрын
Calow Zxpow Hadaan Nahay Dadka Africa Jooga Wakhtigan Ayaa Noo Fican inaad Soo Galiso Waanba Ku Cawaysimaynaaye 😂😂😂😂😂
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 14 күн бұрын
Hayeey ii wad sheekada
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 15 күн бұрын
Ali Harare yassin ❤❤❤❤❤❤
@Halgame334
@Halgame334 15 күн бұрын
CALI XARARE WA WARABIHI DAYOOBE DUQA WEYD ISKAGA YIDHI WAKII. HOMLESS
@aburaasmedia3682
@aburaasmedia3682 14 күн бұрын
Yasiin Ducaale jiibta iyo sheekada wuu ka dhacsan yahey Daalbaa ka muuqda
@abdikadirmuse2595
@abdikadirmuse2595 15 күн бұрын
Kkkkk
@aliderie4978
@aliderie4978 15 күн бұрын
Awooonbe iyo odey abdule❤all
@lionacademy8211
@lionacademy8211 15 күн бұрын
Caliyow waxanaad sheegaysaan caqliga saliimka ma aqbali karo ee wax run ama suurta gal noqon kara no sheeega🙄🙄🙄🙄🙄😬😬😬😬😬😬😴😴😴😴😴😴😴😴🙄🙄🙄🙄🙄🙄😬😬😬😬
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 15 күн бұрын
Dagaalka jabuuti iyo isaaqu waa jiraa🎉🎉warkaa iska hubi🎉🎉🎉
@SalaadAadanguure
@SalaadAadanguure 15 күн бұрын
Asc cali xaraare iyo yaasiin qoslssye
@MohammedAli-yw3hd
@MohammedAli-yw3hd 15 күн бұрын
Caliyoow barnaamujku casarkii buu ku fiicnaaye waa sidee
@ismailmohamed3613
@ismailmohamed3613 15 күн бұрын
cali xaraare marmar waxaad moodaa inuu caruur u sheekeynayo
@AbdiBaadiye
@AbdiBaadiye 15 күн бұрын
Cali waa wariye buuxa dhankasta
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 15 күн бұрын
Diinkii. Lagu yiri shimbiraa kuu. Tasha ayey markaasuu yiri meeshii. Laygu tashamayey sow rabi majoogin
@superfun1819
@superfun1819 14 күн бұрын
Ali harer meeqa geel heesata 😊
@Edbashir
@Edbashir 15 күн бұрын
Legends 😂😅🎉
@YuudufCismaamaxamuud
@YuudufCismaamaxamuud 15 күн бұрын
Cali xaraarow yaasin ducaalewaxa kaga fican yaasiinka kale kulana fahmaya shaqada
@TahlilMohamed-qq6nt
@TahlilMohamed-qq6nt 15 күн бұрын
Walahi. Caraare wa naga waalayaa waa sheeko kale
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 14 күн бұрын
Alloow sahal amuuraha
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 15 күн бұрын
Asc Ali xaraare saliidii Tinta daadata ee aad xayeysiin jirtay magaceeda Iyo Halka Laga Helo Mar Iigu soo celi
@batulasmail8261
@batulasmail8261 15 күн бұрын
Ismaaciil hadii hubeynayo Jabhad Awdal State Maxaa ka galay SSC. Waa yaab Firdhiya Waa in laga qabto SSC.
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 15 күн бұрын
Waa movie Cow boy
@abmoh9216
@abmoh9216 15 күн бұрын
Cali wuxuu ka daray ibraahim duufle sheekooyinkiisa mala awaalka ahaa
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 15 күн бұрын
Guul
@EfootballGame-nd8id
@EfootballGame-nd8id 14 күн бұрын
Ssc noosoo badiya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 15 күн бұрын
ilaahay ssc khaatumo habad baadiyo soomaali oodhan ma xoreysay oo ilaashaneyse ee firdhiye wa in xilka laga qaado
@AxmedGurey-lz5og
@AxmedGurey-lz5og 14 күн бұрын
Geel beel wa habaar ee Geel la,aan Allaha inagama dhigo.
@AliMohamed-dv9vb
@AliMohamed-dv9vb 15 күн бұрын
Waxaad rabtaad iska sheegaysaa alooow
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s 14 күн бұрын
Sheekaaddu waa inta uun bro
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 15 күн бұрын
HADAAD ISAAQ DIIDANA HARTINA WAXBA TARI MAYSID
@aminaomer6330
@aminaomer6330 15 күн бұрын
Dhuxulaysato
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 14 күн бұрын
Adiguna caanooleey
@JamaYasin-gg7br
@JamaYasin-gg7br 15 күн бұрын
Yasiin ducaale sidiisi hore mahan ayamahan waliba caawo irbadu dhinacbay kasarantahay
@abdullahimohamed3066
@abdullahimohamed3066 15 күн бұрын
Ali sida mahayn dadku way isku dhexjiren qaarba vise kaqadan lahaa safarada canada kambala
@jamafarah9409
@jamafarah9409 14 күн бұрын
Cali caruur u sheekeymaysid xishood keligi xariif ayad tahay
@abdalaomar1439
@abdalaomar1439 15 күн бұрын
Asc dhamaan bahda somali American tv waidin salamay yasiin barnaamijka sibu manta ucajisanyahay barnaamijka borka kajafa oo laso dheraya asbucyadan wu sdaoha wa mahadsantiihin dhamantin bahada somali American tv ❤❤❤❤❤❤
@nasserbin-amin9176
@nasserbin-amin9176 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabdiwahaabyusuf6234
@cabdiwahaabyusuf6234 15 күн бұрын
Ciyartu melmacan ayay maraysa
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 14 күн бұрын
YASSIN CAWO SHEKADA KUMA SOCOTO
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 14 күн бұрын
Caliyoow adigu see ku tagtay america
@Olad44
@Olad44 14 күн бұрын
Cali hrere waa horgaal 😢😢😢😢
@odayafrikaan1266
@odayafrikaan1266 13 күн бұрын
Calaw halkaa maad hubsan meeshu Kenya ayay ahad uganda may ahan
@mrobleh5362
@mrobleh5362 13 күн бұрын
Salaam dhamaan bahda somali American TV KU SOCOTA YASIN PLS PROTOCOL ILAALI OO SHEEKADA SIFIICAN U JIIBI MEESHA CIYAARTA KA DAA SIDA QALINKA IYO TELEPHONE PLZ
@aminaomer6330
@aminaomer6330 15 күн бұрын
Maxaa kaagalay waa dhul isaq maaha dhul warsangali tiina kahafla
@june6206
@june6206 15 күн бұрын
Xage ba isaq leeyahay ma awdal mise ssc
@sahraahmed50
@sahraahmed50 14 күн бұрын
Maanta Yaasiin sheekadu kuma socoto Puntland kama hadal 😅
@user-eh4hv5bw4y
@user-eh4hv5bw4y 15 күн бұрын
Maanta hore uu Soo fasax day
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 15 күн бұрын
Hayaay firdhiye meesha ka soo carar waala ina gaadaye
@abdisheikhmohamud904
@abdisheikhmohamud904 15 күн бұрын
Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah
@gorgorrproduction9410
@gorgorrproduction9410 14 күн бұрын
Harare waa nin aad ufahansan qiyaada somaliya ka Socota iyo dhagarta la isku maleeegayo
@abdimahamud6165
@abdimahamud6165 14 күн бұрын
Alliyow suurtagal Maaha
@soulehassan
@soulehassan 15 күн бұрын
Maata waa sheekadii fadhi kudirirka,se mid baan idiinsheegayaa Djibouti xasilinta geeska ayay caalmaka ugu xilsaarantahay wasiirkii arimaha dibada Ethiopia yana waakii joogey saraakiisha ciidamada beesha caalamkana waakii ayku shirayeen,markaa madaacadbay katahay mise maha waa sheeko kale, Allaah aclam.
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 13 күн бұрын
isamil cumar geele gaadhi maysaan wax kale ka hadla
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 14 күн бұрын
Ali xarare waxa iga gadan hashii ninkii raaci jiray aqootay caadi ma aha
@abdishukrisaid4544
@abdishukrisaid4544 14 күн бұрын
Fadlan Yaasiin Ducale Adoo Daalan hana Hor Imaan Caajis kii ku saarnaa Awgii ayaan La daawan waayay caawa Kaftanka please get Rest
@abdinur4242
@abdinur4242 14 күн бұрын
Calow maanta kaamaanan yeelin fikirkaaga waabeen warkaa aad ssc kasheegysid firdhiye ma leexan karo
@farxangurey5725
@farxangurey5725 13 күн бұрын
Asc daawada yaasiin ducaale timaha uso sartay ishega reer somali american tv
@jamafarah9409
@jamafarah9409 14 күн бұрын
Cali inata iidoor niyada ugu dhis
@guledxarrago419
@guledxarrago419 14 күн бұрын
sheeko mirqaan mirqaanka biirka
@nimomumin2552
@nimomumin2552 14 күн бұрын
Caliyoo shegadani nama mareyso 😅😅😅
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 14 күн бұрын
Sxbkay cali xarare ma moodayn in uu saas ssc u dacaadeeyo
Madaxweyne Geelle oo da’dii iyo Dastuurkii isu qaban la’ yihiin.
19:20
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 13 М.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 60 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 78 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
XOG CUSUB:TAGSIILIHII SOMALIYEED EE KU EEDAYSNAA ''KUFSIGA''
33:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 61 М.
Saddax Dambi Cuqubadoodu Ma Daahdo [Khutbad]Sh Umal
17:48
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 15 М.
Kaftanka Siyaasada 503 oo aad u xiisa badan
41:45
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 51 М.
Kaftanka Siyaasadda 201 oo aad u xiiso badan
27:34
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 58 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН