Qoys ka kooban 6 qof oo Somali ah oo Maydkooda Laga helay Guri

  Рет қаралды 6,442

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@Aadane1
@Aadane1 2 сағат бұрын
Inaalilahi wa inaa ilahirajucuun aa geeri xanuunbadan Allaha unxariisto
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 42 минут бұрын
Ina lillah waina iley rajicuun 😢😢Janada Allah ha ka warabiyo
@Layla6793
@Layla6793 4 сағат бұрын
Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun. Rabiyoow u naxariiso dhamaan toodba
@ducaaleducaysane6497
@ducaaleducaysane6497 4 сағат бұрын
Inalilaahi waina ilayhi raajicuun allow uwada naxariiso yaa allah🤲🤲🤲
@AbuuAsad
@AbuuAsad 4 сағат бұрын
Illahey haunaxariisto inaa lillahi wainaa ileyhi raajicuun
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 2 сағат бұрын
Aamiin Aamiin aamiin
@YudufAl
@YudufAl 3 сағат бұрын
Inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicuun. Geeridu waa xaq
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 3 сағат бұрын
Allha u naxariisto Rer burco uun baa ka hadasheene Wiilka gabadha qabay Waxo ahaa rer muqdisho Weliba ganacsade dadaal bdn Aweys haaji tuur cadde ow abdi samow baa la oran jidhag allaha yarxamo
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 3 сағат бұрын
Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajucuun Allaha unaxariisto waa musiibo ku habsatay qosykas samir iyo iimaan Allaha ka siiyo qaraabadii iyo Ehelkii ay ka baxeen
@Easy_way1
@Easy_way1 3 сағат бұрын
Ina Lilaahi wa ina ilayhi raajicun ilhay ha u naxriisto wa Geer Xanuun ah Musiibo ah lagana naxo
@asharimohamedfarah7910
@asharimohamedfarah7910 3 сағат бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun alaha uwada naxariiso
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii 24 минут бұрын
🥺🥺 🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 2 сағат бұрын
Allé naxariistii jano haka waraabiyo 😢😢😢
@Nuurcabdii
@Nuurcabdii 21 минут бұрын
🥺🥺 🥺🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
@bareyaraw244
@bareyaraw244 Сағат бұрын
Allaha unaxaristo
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 сағат бұрын
Alaha haunaxaristo yarabi so sad 😢
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 2 сағат бұрын
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii 24 минут бұрын
🥺.🥺.🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
@muktarsherif6919
@muktarsherif6919 3 сағат бұрын
ILAAHEENA WAYN EE WAAXIDKA AH,Kuligood ha u naxariisto.
@museibrahim2796
@museibrahim2796 3 сағат бұрын
Innaalilaahi wa inaa illayhi Raajicuun Allah hawnaxariisto dhamaantood ba
@nadiir8762
@nadiir8762 3 сағат бұрын
allah u naxariisto dhamaan
@hqaali9525
@hqaali9525 4 сағат бұрын
Ilaahayow u naxariiso , Aniga waxaan talo ku soo jeedin lahaa in soomaalida dagan masar ay (Alarm ) ku xirtaan guyahooda anaga london waa haysanaa gas but alarm ayaa kuxiran wali waa in lagu xiro (carbone manoxide) da , daalka waa fiican yahay ama ka hor taga Ilaahay iyagana how naxariisto Amiiiiiin.
@cabeeysubkane
@cabeeysubkane 3 сағат бұрын
Ilahey ha u naxariisto dhamaantod qoyskasi somaliyeed
@SalahMulla
@SalahMulla 4 сағат бұрын
Allah ha u naxristo amiin samir iyo iiman Allah ha ka siyo dhamaan family ga 😢
@Layla6793
@Layla6793 4 сағат бұрын
Allahuma Ameen
@SaynabMohamed-pq1rw
@SaynabMohamed-pq1rw 21 минут бұрын
😢😢😢axaxax😢😢
@mohamedwarsame2220
@mohamedwarsame2220 4 сағат бұрын
adigana waad mahadasantahey
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 3 сағат бұрын
Allaha unaxriisto
@cumarxogbadane6064
@cumarxogbadane6064 3 сағат бұрын
Allaah haw naxariisto
@AbdirisaaqSharifdahir-c1n
@AbdirisaaqSharifdahir-c1n 2 сағат бұрын
Cool⚖️🦁🇺🇲
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 3 сағат бұрын
Naqaska oo xidhma
@iishitaabo
@iishitaabo 4 сағат бұрын
7 qof macquul maaha xitaa hal iyo laba waala garty amaa la baartay ka dib la sumeeyay
@Hornscope
@Hornscope 4 сағат бұрын
Am sure in askartii masaarida ee iimaanka la'yd ay reerka ka xadeen dahab iyo lacag markay baadhayeen siday u dhinteen reerku
@muktarsherif6919
@muktarsherif6919 3 сағат бұрын
Cali,waxaan adigana ,kuugu mahad naqayaa si aad mar walba ,wararka wax ku ool ka ah aad umadda u soo gaarsiisid.GARAB KAAGA ILAAHAY HAGALO.Muktar
@Layla6793
@Layla6793 4 сағат бұрын
Ax waa Geeri fool xun
@MahadSaciid-wz5ob
@MahadSaciid-wz5ob 3 сағат бұрын
Waka danbeya dumarwaxan irahdaDunilama amaane dahabweye Gandhi gabadhu wabidoodkeni bayla eecaawa 100ber GUDOMIYE mulki Farah untewegs dhexda garabjebiska
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 сағат бұрын
Qaahira iyo Masar miyaa koley anigu ma aaminayo Masar
@Fowzia69
@Fowzia69 4 сағат бұрын
Dadkaasi miyaa la dilay mise Carbon Dioxide ayay u dhinteen ?
@Hornscope
@Hornscope 3 сағат бұрын
Waar ma muxuu yidhi 500,000 shan boqol oo kun oo somalia ayaa ku nool qaahira, mise anaa moodey?
@ruunmoh
@ruunmoh 3 сағат бұрын
Waa ka badanyihn hada saaid usoo galeen
@Hornscope
@Hornscope Сағат бұрын
@ruunmoh hadaa mush macquul. Yaa ku biiliya Egypt, inta yar ee qurbaha ka timi mooyee? Mida kale half a million dawlada Egypt ayaaban u ogeleyn inay soo galaan wadanka
@Nuurcabdii
@Nuurcabdii 20 минут бұрын
🥺🥺🥺🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Kaftanka Siyaasada 547 oo aad u xiisa badan
54:22
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 6 М.
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 14 МЛН
小路飞和小丑也太帅了#家庭#搞笑 #funny #小丑 #cosplay
00:13
家庭搞笑日记
Рет қаралды 7 МЛН
Kaftan qosol badan oo dhex maray Ali Harare iyo Sarkaal Police ah
9:02
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 18 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2 МЛН
بث مباشر | أرشيفهم وتاريخنا... الأرض كيف ضاعت؟
3:56:12
AJ360 - الجزيرة 360
Рет қаралды 194 М.
تاریخ آلمان از اول
1:16:28
Bplus Podcast
Рет қаралды 852 М.