Kowthar maxamed raxmaan ku haku xafido aqliga aqoonta garashada dulqaadka haybada iyo cilmi ba wuu kusiiyay waa qayb Allah aduun iyo aakhiraba Allah hakaa farxiyo
@roodacismaan952 Жыл бұрын
Merci mudane adiga iyo inantuba
@mohamedhashi1641 Жыл бұрын
Walaal barnaamujkan caafimaadku aad buu u qiimo badan yahay calaamadaha uu sheegay anigaaba qaar badan isku arkay ee si aan talo u weydiiyo dhakhtarka meel aan kala xidhiidho igu caawiya walaal.