Gabooye ma Dallad baa, mise waa Qabiil?. Muran cusub

  Рет қаралды 20,299

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@mahamedyusuf138
@mahamedyusuf138 Күн бұрын
Maasha ALLAAH nuur dhimbil waa nin aan ALLAAH dartiis u jeclahay waana salaamaya ALLAAH ha barakeeyo isaga iyo caruurtiisa
@shiinoosuldanka4652
@shiinoosuldanka4652 Күн бұрын
Ma jiro reer gabooye la yidhaahdo gabooye lkn dadkani waa reero isku degaan maaha isku isirna maaha.
@Haibe571
@Haibe571 Күн бұрын
Somalidu xaga isirka inta badan waxba isuma aha
@kasimwaalidjecle223
@kasimwaalidjecle223 Күн бұрын
Wa Somali sax ah, Lkn khalad Aya laga galay
@abdishire9306
@abdishire9306 Күн бұрын
asc ali iyo nuur walalyal aniga . wil reee gedo ayan ahay goboye horta ma arkin qof reerkas ah lakin waa walalahey an jeclahay wana ka xumahay somali sayy isku faquuqqan so sorrey
@LibaanAli-e8w
@LibaanAli-e8w Күн бұрын
waan idin salaamay madaxda sharafta badan hadii aan kahadlo rabitaan keega gabooye waa gobgobi dhashay madhibaan iyo gabooyeba marwalba waxaan kuriyoonjiray in aan ka guursado in sha alaah riyadaasna waan rumeeydoonaa doqobaa dadkiisa aqoon oo hoosidhiga
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Күн бұрын
Cali Xaraare is a very intelligent person🙏
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Күн бұрын
لكي تعارفوا ❌ لتعارفوا ☑️
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Күн бұрын
Mahadsant walaalkey cali xarare ❤❤❤❤
@MahamedMukhtar-e1m
@MahamedMukhtar-e1m 4 сағат бұрын
Waa.sax.odaygu.siduu.udhigay.gaboye.magacani.guuldaro..waynbuu.keenay.halagu.kala.tago.waa.sax.reer.walba..qabiilkiisa.haraaco..magicii.waynaa.ee.soomaaliyedba.wuu.fashilmay..kana.haraaco.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Күн бұрын
Allahayoow aanu ka waantoownaa kala qoqob sanaantaan iyo qabiilkan fawaaxish nimada ah.
@faysajibriil73
@faysajibriil73 Күн бұрын
After gabooye waa soomaali waana dir waana qolo
@mahamudhasan9226
@mahamudhasan9226 Күн бұрын
Asc ali waxad kahadashaa warakii shalay miise bixi kasheeg burro sadaali muse ma dagli murabaa mise waacacal
@abdishire9306
@abdishire9306 Күн бұрын
❤❤❤ gabooye thnks
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 Күн бұрын
Caliyow su'aalihii aan waydiin lahaa ayaad waydiisay, mahadsanid.
@MohamedAli-zs9vf
@MohamedAli-zs9vf Күн бұрын
Asc Ali & aqooonyahanka hakalla socin goboye abti & gacal baaan nahay
@MaxamedCabdihasan
@MaxamedCabdihasan Күн бұрын
Ali xaraaro 😊❤
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Күн бұрын
Madhibaan oo dhami puntland maaha ee ogoow
@macalinfarxaan321
@macalinfarxaan321 Күн бұрын
Ayada kasax Cali yow Quraanka waa taqaanaaye hayareysanin si fudud haku dhaafin wallo
@ademzh
@ademzh Күн бұрын
I support a union of the Somali artisan groups but we can’t make it a lineage. They all have different paternal lines but we should come together for a greater cause.
@ahmedabdi5906
@ahmedabdi5906 Күн бұрын
Urur siyaasadeed baanu nahay haddana ninkii siyaasad ka hadlaa waa dembiile weyn ninyahow kaladaa
@nurabdi2587
@nurabdi2587 Күн бұрын
Aqoon yahanku sowka magacii Barkhad iyo Jabhado Shalay ahaa ku soo koobay
@BashkaJj-v8g
@BashkaJj-v8g Күн бұрын
Ninkan wuxuu ka hadlayo ma fahmin anigu
@imthecaptainnow6446
@imthecaptainnow6446 Күн бұрын
Reer Macmoud uu noqda
@AliNuur-x2y
@AliNuur-x2y Күн бұрын
Gàlbilaawiyo gabooye harmleh marka gabooye waxaa looyiqiin galka qaansada leebkeeda lagu guro
@mustafa19_90
@mustafa19_90 Күн бұрын
Damii naag baa iga ibiin jirtey Xashish itobiyaan be heed oo reer dami bee shegtaan 😅
@bamiiman8891
@bamiiman8891 Күн бұрын
Waligood ayaa midgo la dhihii jiray batuun ma u baxiin 😂😂😂😂
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Күн бұрын
Odaygu Wuxuu Isku Qaldayaa, Oo Iskaga Dhex Qaldan Abtirsiinta Iyo Gaashaanbuuraysi Ama Is Xulufaysi. Hadaba Magacan Gabooye Maaha Wax Lagu Abtirsiinayo ee Waa Is Xulufaysi, Markaa Uma Arko Anigu Wax Qalad Ah. Reero Badan Oo Ka Mid Ah Isaaqa Ayaa Isxulufaysi Wada Leh.
@BintMohamed-q5c
@BintMohamed-q5c Күн бұрын
Horta Waa Qalad Boqorka Dhan In Meesha Lagu Gafo Tan Kale Ereyga Gabooye Maha Qabiil Ee Urur Ama Xisbi In Awoow Iyo Abtiris Laga Dhiga Waa Danbi Aad U Weyn Qof Walbo Ereyga Gabooye Wata Qabiil Mahe Awoowyashiin Sheegta Oo Isirka Ciyaarta Ka Daaya
@ashafarah4621
@ashafarah4621 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Күн бұрын
Madhibaanka puntland waa dad la yaqaan oo Ab iyo asal iyo Oday Oday loo yaqaano ina ayahooda
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 Күн бұрын
Ali wuusan fahmine ninkan wuxuu ukala qaaday 3 qabiil ayuu kulala daray.1 majeerteen 2 dir 3 hawiye sidaa awgeedna hadalku wuudhan yahay😂 midakale ninkan wuxuuba taagan yahay shaqo is kuma lihine nakala daaya!
@samewadasamewada
@samewadasamewada Күн бұрын
Maya Calool madhan maaha gabooye waxa uu ujeedayi abwaanku gabooyihii ugaadha qalan jirayi gaaji u madhanyaan abaarta awigeed gabooye a waa qabiil weeyin oo la yaqaan
@aligedi4714
@aligedi4714 Күн бұрын
Ali xaree ninkan waxba kama oga tarkhda gaboyaha badbugalay wuxu necyahay boqorka boqrada xasidow jab
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Күн бұрын
Umada somalidu waxa xanun Xun oo kansar ku ah qabyalad Wayo sabankan aynu joogno Halka aduunku marayo ayn Inaga oy cadahay inan nahay Isu isir ,azal ,midab,diin,dhaqan Hal qudha inago ah ayn ka Dhamaan laa nahay qabyaalad War aduunkan iyo yaabkan
@nepalihimalayanvillagelife9269
@nepalihimalayanvillagelife9269 17 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.....
@Deeqa_Awad
@Deeqa_Awad Күн бұрын
Axaadiis iyo Quran aanu garanayn muxuu isugu qaadayaa ?!
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k Күн бұрын
Gabayga wuxuu ku yiri Ismaaciil Mire(AHUN). "Oo Gamoorahakan Maran Gama'a Diideyso" Gabyaagu Ereyga Gamoore wuxuu uga Jeeday " Xawaasta Shimbiraha meesha soo kuusan ee qoorta shimbiraha ka hooseysa. Balse Ereyga Gabooye waxaa la yiraahdaa Galka Falaaraha lagu rito ee ma aha Calool. Dadka qaarkiisna waxay u yaqaaniin " Qule "
@kibmussa
@kibmussa Күн бұрын
waa runtii reer sheekh muse waa dir waqoyi ila jabuti ayay degan ciise iyo samaron isaaq ayay is xigaan weyna is guursadaaan markey doonaan 😂😂wlhi
@Salamin77
@Salamin77 Күн бұрын
Isagaaba hayb soocaya gabooyihii kale.
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Asc horta su aal ? Madhibaan 😎 Muuse dhariyo 😎iyo gabooye 😎ma sadex qabiil baa mise waa isku mid ?????
@ahmedabdulli
@ahmedabdulli 2 сағат бұрын
Sxb. Muuse dhariye uun baa qabiil iyo Abtirsiin ka ah. Madhibaan waa magac lagu bedelay halkii Midgaan, madhibaan waa wax ma dhibe ( peaceful nation ). Gabooyene waaba Xulafaysi.
@shiinoosuldanka4652
@shiinoosuldanka4652 Күн бұрын
Reer sheekh muuse ama muuse dheriyo waa reer degaan ahaan kasoo jeedaan waqooyi ama soomaaliland. Reerka madhibaan iyaguna degaanada puntland ayaay kasoo jeedaan. Waa labadan reer kuwa inta badan la isku khaldaa lkn inta aay soomaalidu isku jiraan ayuunbaay isku jiraan. Aqoon yahan nuur dhinbiil wuu mahadsan yahay
@Gardhalad-vw4wl
@Gardhalad-vw4wl Күн бұрын
Kama soo jeedaan waqooyi, ee Soomaaliya oo dhan koonfur, bari iyo waqooyi intaba waa ay dagaan.
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Күн бұрын
Maxaa Dhib Ah Ee Ku Jira Haday Wada Degaan, Oo IsXulufaysi Ka Dhaxeeyo?
@yusufxandal3432
@yusufxandal3432 Күн бұрын
Toban wadaad talo kuma heshiso toban libaax talo kuma hashiiso toban midgan talo kuma hashiiso
@nimcosaxardid-h4b
@nimcosaxardid-h4b Күн бұрын
Nuur dhinbiil sorry Balwaxaad ummadda u sheegtaa gabooye ama midgaan asal ahaan halka ay ka yimaadeen marka aad heredity raacaysa waxaan moodeeyey markaan hargeysa amaba wajaalaba inkastoo markaan wajaale joognay aan yaryarn Secondary school hargeysa g. Libaax Nin aqoonyahana balse maanta raiyaga aad wadaa waa jaahilnimo aan lahayn waxnuxur iyo murti lahayn jooji cunsurnimada iyo lahaanshaha gaarka hargeysa waxba kama tihid dad ayaa leh dadka lihiba waxba ma cunsuriyeedyaan . jooji midkale beesha caalamka been ha ka sheegin gabooya ay kale qaybiyeen ma jirto waa danbi criminal in aad beesha calaamka dood jaahilnimo inteeda la soo fadhiisto aad been abeeru samayso dadka gabooya waa dad MiNORITY oo dhammaanba meel ay jooganaba aan loo ogalayn dhul iyo madaxbaan absoluty ma garanayo waxaan ku idhaah balse waxaan ku saaray calaamadu suaal??????????????????????
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q Күн бұрын
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedCabdihasan
@MaxamedCabdihasan Күн бұрын
Ali xaraare
@abdullahishugri1122
@abdullahishugri1122 Күн бұрын
Calow ninka Quraaanka jajabin haya maad saxdid? mise kuma dhaantid? ( ان أكرمكم عند الله اتقاكم)
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa Күн бұрын
Madhibaan gabooye waa dad dadka kaduwan in taan ka aqaan
@MohamedAli-zs9vf
@MohamedAli-zs9vf Күн бұрын
Asc Ali & aqoooonyahanna waaatahay Inna adeeer Anniga waxaan kudhashay muqdisho xafada dagmada booondheere .waaanna shinsadaa casimmadda hargeysa eee dagmmada daaami eee hanakalagurin Barqad waaa wiiil aad abti utihiin hooolo &.muse & midhibaan &.yibro & madhibaaaan waaa.wiil & abtigiis gayanna gacalla
@khalidahmedshide3433
@khalidahmedshide3433 5 сағат бұрын
Been fakatay run magaadho
@afiarte8318
@afiarte8318 Күн бұрын
Gooye wuu ka da,a weynyahay jabhadaha aad sheegayso siday ila tahay
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 Күн бұрын
abigaba dhawr dad ku iri war gablooye waa dallad ee abtrsiiyadina sheegta oo wixii mag la idinku yeeshana reer ahaan isaga bixiya haybsoocan meesha waa u k baxaya bal immika reer sheikj muuse mayaxa maxaa ka wanaagsan
@MarwanogMarwaan
@MarwanogMarwaan Күн бұрын
Marka qabiilada deegaanka soomaali galbeed daga ee ree wardheere iyo ree dalal jaamacna ma ogaadeenbaa ileen kuwii somaliya dagayay laba qabiilbaa kukala dartaye
@faysajibriil73
@faysajibriil73 Күн бұрын
Wallaal gabooye waa qolo waana soomaali waana dir waana dad Islam ah
@ahmedabdulli
@ahmedabdulli 2 сағат бұрын
Nin yar baa tahay eh iska aamus. Ma ogid miyaa in Gabooye yahay magac cusub oo magacii MIDGAAN lagu bedelay. 50 sano ka hor magac gabooye lama maqli jirin.
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi Күн бұрын
Waxay ka mid yihiin shurun shurka
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Күн бұрын
Danbi wayn oo khatar ah ayaad kudhacday. Muslim Sharafkiisa iyo nasabkiisa inaa wax kasheegto waa danbi kabaair ah.
@abdallahmohamedabdi6818
@abdallahmohamedabdi6818 Күн бұрын
Sida d5 ka oo kale😅😂
@somalilandnew
@somalilandnew Күн бұрын
Midhgihi bakhtiga cuni jiray
@ahmedabdulli
@ahmedabdulli Сағат бұрын
Ummada ilaahay ha caayin. Cid bakhti cuntay ma jirto, waana dad Somali ah oo muslim ah.
@somalilandnew
@somalilandnew Күн бұрын
Miiiidganmin
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 48 М.
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 57 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 29 МЛН
WAR MURTIYEEDKA NCC | 'HALISTA SHIDAALKA | MUSUQA' | PL | JL
29:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
Sheekada layaabka leh ee aasaaskii Dahabshiil ee Rwanda.
24:44
Hereri Media
Рет қаралды 2,7 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 51 М.