walalow cabadks inta ad dayso tag kismayo oo halagu doorto an ku aragne tv un ha ku qaylin
@cabdisalaanwarsame9448Күн бұрын
Dadka reer juppaland si ay u doortaan cidda ay ku aamini karaan hogaamintooda waa in la helaa guddi doorasho oo isku dhaf ah oo ka kooban dhinacyada ku tartamaya doorashada iyo guddi khilaafaad oo sumcad ku leh bulshada dhexdeeda waana iney goobjoog ka noqotaa dowladda fed.soomaaliya si natiijada doorashadu u noqoto mid lagu wada qanco.
@zola24873 күн бұрын
Xasan sheekh yuusan ku qatalin axmed cidna kama guuleysaneyso warbixintaada Xasan sheekh in aad u gudbineyso ayaa warkaagu yahey
@beryalex17983 күн бұрын
Ahmed waa ku daayey ... wali public sooma garin arinkaan ...
@MohamedAbdimohamed-d1v3 күн бұрын
Azania is a land and people it was placed Eastern part of Africa it has a boarder with Mozambique Zambia Malawi Burundi Rwanda Uganda Sudan the capital city is Harar
@beryalex17983 күн бұрын
Axmed qoka ku soo yaranaya malinba maalin ka danbeyso.. iskaga tag margart waayo somali in laga jiido meydkiisa mahane!
@ainanshedayr75693 күн бұрын
Axmad dhuxulayste ma lahan Jubbaland. Saamilayda Jubbaland ayaa loo baahan yahay inay joojiyaan dhiigga soo socda iyo inuu Axmad geeda naar ku khammaaro Jubbaland.