Sheekh Shantaay "Sufyaan Taakeeye Afar Xaasle horta Sheekh ma ahan,Sufyaan in uu Dadka Takfiiriyo..

  Рет қаралды 11,900

Somali cable

Somali cable

3 ай бұрын

Sheekh Shantaay "Sufyaan Taakeeye Afar Xaasle horta Sheekh ma ahan,Sufyaan in uu Dadka Takfiiriyo ama Madaxda Dowladda Gaaleysiiyo lama qabo,laakiin waxaan la qabaa aragtida Dastuurka Dowladda"

Пікірлер: 48
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 3 ай бұрын
Ilaahay carabkaaga xaqa haku sugo sheikh shantaay iyo cid kasto oo iska diida waxa dowlada loo ekaysiiyay ee xasan sheikh maxamuud iyo aadan madoobe halkay doonaan u weeciiyaan sheikhna uga yeesheen sheikh cali wajiis
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 2 ай бұрын
Sh shantaay dhiiqo ayaa lugaha lagashey . Warka cadey . Cabsida jooji . DASTUURKA SOOMALIYA WAA GAALNIMO . Diinta ayaa looga baxaya
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 3 ай бұрын
Sh/shantaay magefine xaqiiq ayuu sheegay maaha cidii dastuurka wax kasheegto ineey khalad gashay
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 3 ай бұрын
Qanjo weyne waa kaa cilmi badan yahay
@mustafcusmaan5296
@mustafcusmaan5296 3 ай бұрын
aaawey dadki dhahayey dastuuurkena waa sax hye iskeena
@mustafali7104
@mustafali7104 3 ай бұрын
Waa xaqiiq
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Kitaabka Rabi baa nagu filan laakiin taakeeye waxkale buu wadaa
@CabdiSalancabdullhi
@CabdiSalancabdullhi 3 ай бұрын
Walahi wax qaldan ayo dadka fahansiya
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 2 ай бұрын
Inuu wax Kaley wado cadey .
@ismailjama9452
@ismailjama9452 3 сағат бұрын
Waa gacan ku dhiigle 1991 4 wariye dilay waana isda hadalkiisa ka muuqata sidii horgagayaasha alshabab oo kale inuu dadka takfiiryo
@kaneecgroup
@kaneecgroup 3 ай бұрын
ninka wareysanaya iyo shantaayba halasoo xiro plz
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 3 ай бұрын
Aqoon yahan BAA WAX LAWAY DAAYAA DABA DHILIS KA MIDNIMA DA SOOMLIYA KHATAR TAKU AHAA SUUFIYAAN HALADILO WAA JAAHIL
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 3 ай бұрын
Adiga Shantaayoow Sheikh ma tahey, Sufiyaan aaba kaa macquulsan, adiga meesha aad hablaha ku qabqabsato amaba aad ka hadasho wax yaalo aad u xun amaba aad daka qaar aflagadeyso maahane wax kale ma heysaa,
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 3 ай бұрын
Walla diinta islaamka ee shantaay,cali dheere, xassan daahir , taakeeye ayagoon cilmi sax ah iyo aqoon ulahayn waa nasiib darro ku dhacday dadkii muslimiinta. Markey kale garan waayeen culumada iyo caamada ninkii qamiisgashaday ama garweyn daystay ama surwaalka gaabsafay la yiri waa sheekh.
@unknownperson3532
@unknownperson3532 3 ай бұрын
Kan in sheeq la dhaho aa qalad ah sababta aan ku dhahayna maaha arinta u ka hadlaayo hada maahine waa dhaqmadeesi hore
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 3 ай бұрын
shaantaay godka jilacow hala geeyo waa taakeeye 2aad
@izackali2861
@izackali2861 3 ай бұрын
Malah qofki kitabka ilahey iyo sunatha nabiga difaco godki jilacow ayad geyn lehed
@cabdifitaaxnuur2919
@cabdifitaaxnuur2919 3 ай бұрын
Dastuur ma rabno hadan muslim nahay
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 3 ай бұрын
waa.wadan..maalinba.mashruuc.laga.furto.an.aragno.waxa.u.dhalo.mashruucyadaas
@baxsan698
@baxsan698 3 ай бұрын
Umadu ayagu waxa diintu mareebtay ma iskareeban mise waa adokale oo waxu ramoshega iyo duugada isxada
@maxamedshariifxasan-hx7gr
@maxamedshariifxasan-hx7gr 3 ай бұрын
war dabaalkaan yaa wax weydiiyay
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 3 ай бұрын
Shantaay cabsida iska dhaaf
@MOHAMEDNOOR-vj5bs
@MOHAMEDNOOR-vj5bs 3 ай бұрын
Shantaaay qanjeeey😂
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 3 ай бұрын
War iska daaya taakeeye iyo shantaay mida ilaahay qaata oo kasoohara waxa baadilka ah ee ilaahay nooga digay waxyigii nabi muxamed kusoo degay maxaan ku diidaynaa oo buugaan xasan sheikh iyo aadan nadoobe marna wax ku daraan marna kasoo reebaan na daba taagay intaasi miyaad ku colaadibaysaan shabtaay iyo taakeeye aan idiinku hogaamino majoogaan iyagu
@user-re2ms1jm8i
@user-re2ms1jm8i 3 ай бұрын
Sheikh shantay waa khaldan tahay. Sheikh taakeye wuu saxan yahay. Sheikh taakeye waligiis muu takfirinin.
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 3 ай бұрын
Adigaba Shiiq matihid
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 3 ай бұрын
😮Din wa laguso ganbada iska ilaliya wax bdan wn ku hognaye qasatan dadka siyasad iyo mashruc kle wata e hadana dinta uga dhigayo tir sida sufyan takeye fikir shabab o farsameysan ayu wada yan lagu fahmin katahay
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 ай бұрын
Shantaay asigu dhaanta ku niikinaayo aan arkay😂 isaga sheikh ma yahay 😅
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 3 ай бұрын
Horta Ayada taakeeye daliishanaayo Tafsiirkeeda waa khalad, mufasirka umatu محمد saas ma(ابن عباس) qabo. Laakiin فلا شك في فضل ابن مسعود - رضي الله عنه - على التابعين, ومثله ابن عباس - رضي الله عنهما - فقد نقل عن كل منهما تفسير لها, وتابعهما بعض السلف من التابعين وغيرهم فيه. وينبغي حمل قول كل منهما على حال, فنقول: قد حكم الله تعالى بالكفر على من حكم بغير ما أنزل الله، وحكم عليه بالكفر والظلم والفسق في آيات سورة المائدة: ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون [المائدة:44]، ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الظالمون [المائدة:45]، ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الفاسقون [المائدة:47]. وهذا الكفر متردد بين أن يكون كفرا أصغر أو كفرا أكبر، بحسب حال الحاكم، فمن حكم بغير ما أنزل الله مستحلا له وجاحدا لحكم الله، أو يرى أن حكم القوانين التي وضعهما البشر أحسن من حكم الله، فهو كافر كفرا أكبر مخرجا من الملة؛ وعلى هذا يحمل تفسير ابن مسعود. وأما من غلبه هواه فحكم بغير الشرع مع اعترافه بالحق، فهو مخطئ آثم, ولا يخرج عن الملة. ويمكن ان يطلق عليه أنه كافر كفرا أصغر لا يخرج عن الملة، وهذا هو المقصود بقول ابن عباس - رضي الله عنهما: إنه ليس بالكفر الذي تذهبون إليه, إنه ليس كفرا ينقل عن ملة: {ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون} كفر دون كفر.
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 ай бұрын
Shantaay iyo taakeeye kulan dood ah haloo qabto waa game xiiso leh, wxeyna Ila thy shaantaay inuu guuleysan doono war hala iso sheego elclassic ka da yey I dhaafine 😁😂
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l 3 ай бұрын
Hadal kii wuu dhameeyay . uu balami kii dood qaba
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 ай бұрын
😂 Sufyaan waxba haka sheegin horta intaaad tahay mr reaction Sufyaan markii dawladu u diiwaan galiso xisbi jira oo la doorto ayay inoo tahay waxaad ku jawaabi doonto
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
War taageeye qofna ma gaaleysin ee been abuurka kadaaya wa muwadin soomaaliye ee shantay sheekh maaha ee wa jaahil caanimo raadinaya weye
@AbdiHaji2103
@AbdiHaji2103 3 ай бұрын
Hada idinka Taakeeye vs Shantaay maa kawadaan ciyaarta waayahee dood u qabta isku balamiya idinkane maqaayada kala kacsada
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 3 ай бұрын
Views raadis iyo buuq 😂 taakeeye iyo shiikh shantaay
@shamisali4599
@shamisali4599 3 ай бұрын
Runtis waye ninkan sufyan inoo diinta islamka shaqa ku lehen wan arkay kitabi sunilaah dhaha lkn kitabka quranka si sax ugama dhawaqo
@user-fp2gj5qh5r
@user-fp2gj5qh5r 3 ай бұрын
Baro leyskama bartee dadka her dulmilow aa tahee adba gabdhaha ayaad ku dhagantahay ood wax ka sheegtaahe
@adenaden9242
@adenaden9242 3 ай бұрын
Sheikh nimo iyo diin islaam adiga ayuu kaala midyahay… asna waa jaahil adiguna jaahil ayaaa tahay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 3 ай бұрын
dastuurka soomaaliya ma'aha wax qaldan waa dastuur wadan islam ah loo dejiye wax diinta kasoo horjeedana kuma qorna runtii
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 3 ай бұрын
Maxkamada kabilaaw, maxaa danbiila loogu qabta abuu kaate khibrad leh oo beentiisa run ubadalo, xeerla jinsiga muxuu ugu daray XSM, Xoriyada diinta iyo Guurka diinta maqabto. Sacdiyo firinbi maxey culimada karabtaa. Laakiin waxaan aaminsanahay qof walboo qaato inuusan Gaal aheen, ومن لم يجكم بما انزل الله waa كفر دون كفر. Laakiin qofkii yiraahdo diinta ma rabnee dastuur ayaan kafiican kaas waa Gaal cad.
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 3 ай бұрын
Sh mustafa dastuurka somaliya intee laga keenay jwb kzbin.info/www/bejne/mqK8qX-bpqidp68si=5qIQKf7znChzf_N1
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 3 ай бұрын
Meeqa dawladood oo aan kitaabka wax ku xukumin oo Muslim ah ayaa Dunia ka jira oo dastuur iyo maxkamado leh oo aan dhibaato lagu qabin , Somali iyadaa jaahilin u badan po aqoontu ku yartahay ee dastuur in lagu dhaqmo dhibaato maleh eeqof walba isagoo diintiisa heysta heshiis bullhorn Haku dhaqmo cid diidaysa ma jirtee
@izackali2861
@izackali2861 3 ай бұрын
​@@axmedsixteen8509brother dowlad Muslim ah kitabka aan laguxukumin majirto hadey jirtanah wa Galo ee Muslim maha mxayele ilahey Aya kitabkisa nagudahay qofki aan xukumki ilahey xukum ehen dadka kuxukumi wa gaal ee Aniga madihin Marka haduu jahil jiro Somali mahe wa athiga 😅😅
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 3 ай бұрын
@@axmedsixteen8509 Dal 100% muslim ah oo dastuur keena oo kale kudhaqma miyaa jiro, Africa oo dhan oo wali dimuqraadyad aqoon bey somaliya kitaabka katagtay , dastuurkaana qaadatay. Bal arag sh wajiis oo kahadlaayo arimaha khatarta ah kzbin.info/www/bejne/d2Glq4Wvedaii5Isi=JyG1JB7viWfuzmYZ
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 12 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 60 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
SUFYAAN TAAKEEYE l CULUMAA,UDIINKA   WAA DIIMUQURAADI & KUWA MAREYKANKA
15:10
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
Sayidcali Macalin Daa'uud oo su'aalo adag lagu hor weydiiyey maxkamadda racfaanka.
21:05
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 12 МЛН