"Aniga waxaan haleyo cid loo qabsanayo malahan magaca Awoowgey Siyaad Barre ayaa damiin iga ah"Bisle

  Рет қаралды 8,268

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 118
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Сағат бұрын
Masha Allah Mohamed Siyaad Barre Allah ha unaxaristo❤❤
@wiseman2748
@wiseman2748 Сағат бұрын
Waxaan xasuustaa (AUN) Siyad Barre oo Ka yimid degmada Hodan inuu soo dhax maray xaafadeyda markaas roob culus da'ayay wuxuu arkay Hooyo iyo 8 caruur ah oo guri cariish ah ku dumay wuu u istaagay markuu ogaaday iney caruurtu agoon yihiin ayuu amray in guriga loo dhiso lacag la'aan hooyadaas Abgaal ayey aheyd mana uusan weydiinin Qabiilkeeda, Maantana waan ognahay in Guryaha masaakiinta la dumiyo. Somali iney Siyad Barre u darsadeen waa la wada ogyahay.
@AxmedNuur-j7v
@AxmedNuur-j7v 53 минут бұрын
❤❤sharaf somaaliyeed siyaad bare ayay ag hurudaa nolaada ree siyaad bare ❤❤❤ guul❤❤❤ abo siyaad❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn Сағат бұрын
Waa runtii hadii uu xumaa Hassan Dhiiqo xaabalo ma qoteen ama dhulka danta guud iyo kuwa gaarka ah maboobeen. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Run Sheeg waa rabbi Yaqaan
@Abwaansalan
@Abwaansalan 2 сағат бұрын
Wallahi Waa ludarsay aaba siyed 😢😢
@abdiali2971
@abdiali2971 2 сағат бұрын
Allow kuu naxariiso siyaad bare
@AxmedNuur-j7v
@AxmedNuur-j7v 52 минут бұрын
Allah hawnaxariisto aabo siyaad❤❤
@abdiisse4554
@abdiisse4554 3 сағат бұрын
Aabe siyaad dadka iyo dadka ayaa tabe in laga reesto iskaba daaye Aabe siyaad ❤ilahay ha unaxariisto
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn Сағат бұрын
Kani waa wariye cuqdadaysan ama cusri ah Ilaahay haku caafiyo. Balse waxaad ceebaysay Journalism ethics kkkkk
@safiyaahmed5166
@safiyaahmed5166 Сағат бұрын
Siyaad barre dawladnimo kama danbeyn Wiilkaan waa tusaale inuu wadani ahaa Allaha u naxariistee ,
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty Сағат бұрын
ALLAH HAA UNAXARIISTO MADAXWEYNE MAXAMAD SIYAD BARE
@Farahkeinan-g7i
@Farahkeinan-g7i 38 минут бұрын
Xasan waa tuug waa tuug waa tuug beenale allow nadhaafi aamiin aamiin mahadsenid waa runtiis xasan waa beenale
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 2 сағат бұрын
Aabe siyaaad Allaha unaxariisto
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 2 сағат бұрын
Dawlad kama Danbeen Maxamed siyaad illaahay ha u Naxariisto,QAB iyo Qurux Dawladnimo oo ka.Danbaysay lama hayo.
@bima9383
@bima9383 3 сағат бұрын
Dawo cafimadban dainkaga barinay nolow madalow alaha unaxaristo abo siyad
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 4 сағат бұрын
nolol kama dambayn Allow u naxariiso runta Allah baa nagu jecel😭‼️
@NuuneAli-d1e
@NuuneAli-d1e 4 сағат бұрын
Naxariis alle masiiyo
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 4 сағат бұрын
Aamiin yaa rabbi
@abdimohamedahmed-jb7mw
@abdimohamedahmed-jb7mw 21 минут бұрын
Allehaw naxariisto msyb 🎉
@shanaolli7007
@shanaolli7007 2 сағат бұрын
Allah u naxariisto, 91 ilaa hada dowlad maleh, Caruur aqlaaq leh buu katagay
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 3 сағат бұрын
Alle ha u naxariisto jalle maxamed siyaad barre, haddii dawladii kacaanka wax haleysay wax ka xun ayaa la sameyey
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 4 минут бұрын
Macallinka ilaahay ha u naxariisto
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 сағат бұрын
that's true waa laga raysan lahaa
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt Минут бұрын
Wallee waa fariid kartidii awoowihiis Allah ha unaxariisto buu wataa waaruntiis wuxuu labaatan sano dhisaayey ayaa halmaalin lagu burburiyey sodon iyo shan sano waxba waa dhisan layihiin soomaali midba midkakale ayuu iska ilaalinayaa waa lakala shakiyey
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 2 сағат бұрын
Soo dhawoow ciyaal Xamar
@AliAbdulle-h2e
@AliAbdulle-h2e 4 сағат бұрын
Illahaay ha u Naaxaariisto AAMMIIN Yaa Raabi
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 3 сағат бұрын
Masha Allah ❤ nin degan oo isku kalsoon
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 3 сағат бұрын
Awoowgeen iyo Abahaa waxa ay ahaayeen dadwadani ah
@IsmailMohamoud-y4o
@IsmailMohamoud-y4o Сағат бұрын
ASC..WALAAhayi. waa runtis. 4pm ama. Casarkii bayiahadi. Markan.maqalayi. xabadah..waxan. jogeyi. Manabooloyah
@CiiseCaray
@CiiseCaray 3 сағат бұрын
Awowgaa muwaadin buu ahaa bislow dabadii dab lama shidan allah ha u naxariisto jaale siyaad
@AyanlehA.m.c
@AyanlehA.m.c 2 минут бұрын
Illahow u naxariso hadan nahay rée somaliland wanu tabnay aabe siyad boqorkii afrika❤❤❤❤😢😢
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 59 минут бұрын
Bisle uma qabin sidaas oo dhan inuu hadal yaqaan u yahay, inuu ciyaal iska yahay hm u haystay Lkn waa nin culus.
@Saeed_Abdul
@Saeed_Abdul 3 сағат бұрын
Qoraalka ayaan akhrinayey. Kalmada dadka falaqaynta bixinaya waxaa yiri Bisle. Maslax dhiiqadaan qayb kama noqon karo ayuu yiri. Dadka falaqaynta bixinaya Bisle asaggaa u jawaabay. Awowgey lama tabeen ayuu yiri haddii uu xumaa. Taasi aad ayey iigga gadantay.
@samirr546
@samirr546 2 сағат бұрын
Anigu waxan ka mid ahaa dadkii kacaanka ku indho dilaacsaday,hadana dhib wayn oo dhimasho leh xabsi daaim leh dabagal iyo baadhis joogto ah leh fakad iyo ka carar leh qax iyo guryo dumay leh Ehelkayga laxmiga ah waxa ka mid ahaa kuwo aan dalka joogin markii kacaanku dhashay hadana sawiradooda la dhigay meel kasta si loo qabto hadii ay dalka somaliya yimaadaan,hadana markii aan debeda tegey aniga oo weli da'yar baan ogaaday dalka hooyo in aanu lahaynba rag jecel oo dan ka leh, Maxamed siyaadna somalidii nadiifta ahayd buu ku fasaxay somalidii liitatayoo uu yiri fasax baad u tihiin amar ku taaglaynta,markaas bay si saqajaanimo ah u daba galeen qof kasta,oo dalkii oo hareeraha dabka qabsaday xaga caasimadana u soo socdo ku dheheen wax waliba waa tamaam dalkuna gacantaada ayuu ku jiraa ,intaana hoosta ayey reerahoodii ka qixinayeen oo ay hantidii dalka boobayeen illa cariishkii isla ololay!!! Waan ooyey maalintii siyaad dhintay isaga oo isoo qixiyey ,waxa aan ka ooyey in uu ku dhintay qaxoontinimo aniguna aan qaxoonti ahay TV gaalo oo aanan luqadooda garanayna aan ka arkay sawirkii madaxwaynahaygii iga qixiyey duuladaydii!!!!! Wiil ku dhashay debeda ayaa igu yiri sidee uga soo baxday somaliya markaas baan iri somali eerlayn baan ku soo baxay markaas buu yidhi ma somali eerlayn baa jirtay?markaas baan ooyey oo galay xasuus iyo in aan ka sheekeeyo nimcadii iyo nidaamkii aanu ku soo kornay ,diyaarado gobolada taga oo somalidu lahayd baa xitaa jirtay baan ku idhi!!! Rag bay u baahantahay somalidu hoos ka soo hagaajiya shacabka oo walaalnimada xoogga saara kuwa qabyaalada wadana cagta saara oo canbaareeya haduu xitaa aabahaa yahay ,si laysugu daydo oo cid waliba u dulayso dulaystsha dulaynaya ee dad isku hooyo ah laba qabiil oo col ah ka dhigaya!!!!!
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Сағат бұрын
​@@samirr546 ilaahay dalka Hanoo waanaajiyo colaadaha iyo dhibtana hanaga qaado waa run lama tabeen haduu nin xun ahaaa maxamed siyaad bare AHUN
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 46 минут бұрын
EEYGII AYUU KU FAANAYAA IN UU AWOOW UHAA MAAD SHEEGATEEN HADII AAD GODOBTIISII OGTAHAY ..AWOOWGAA WAA BINU MUQIIRA GARACA EHELUNAARKA AHAA..
@SheepSaalim
@SheepSaalim 3 сағат бұрын
FIIRI ADI WARIYAHAAN WASAKH NIMADIISA WOXOW WAXBA KA OGEEYN AYUU LEEYAHAY XUKUNKII KHALAFSANAAY EDAB MALAHA WIRIYAHA
@rocky4066
@rocky4066 52 минут бұрын
Runta ka sheega siyaad barre waxa uu ahaa waddani jecelna dalkiisa iyo dadkiisa qabyaalad MA aqoonin weli a qalbiga dadweynaha weli kama go'inee waxa uu dalka u qantay
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 3 сағат бұрын
21 sano ayuu awoowgay madaxweynaha dalka ahaaa, aabaheyna 11 sano ayuu safiir ahaa maantana guri kiro ah ayaan deganahay... Waa hadal micna balaaran xambaarsan waana wax uu bisle ku faani karo markey sharaf iyo amaaano ilaaalinta xageeda noqoto.....
@rashkaarow45
@rashkaarow45 3 сағат бұрын
Awoowgay xadduu xumaa lamatabeen . Ku jar hadalka ku jar . Aa qaraabaa . Aa muruqsaa . Aa xaabsaa. Aa aruursahaa . Aa tahriibihaa .
@hasanalihirsi
@hasanalihirsi 4 сағат бұрын
Ar bislow xaal qaado aduun kan cusub ayaad la janqaday saa insha allah wax walbo oo dhacay qoyskiina wax danbi ah ku maleh Xisbigaad cawa aad asasey siid ayaan xubin ka noqon dona insha allah
@DaahirAli-zl2rk
@DaahirAli-zl2rk Сағат бұрын
Dadki u awowegaa abayashood dilay siday dareemayan markaad xukunkaas mujrimiinta ah aad ku faanayso
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 3 сағат бұрын
Wakaa hoomiya wanaagsan ciyaalkiisu ilay hu naxariisto
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 2 сағат бұрын
AuN maxamed siyaad
@ismaaciilibrahim8223
@ismaaciilibrahim8223 Сағат бұрын
Su'aasha sidee usababay ee uu wiilkan Awoowgii ku difaacayo jawaabteyda 1.wuxuu inqilaabay Dowlad Rayid ah dhamaan Shuruucdii u qorneyd wuu badalay shuruuc kale uu dajistay. 2.wuu diiday talada 2 mar in uu wareejiyo Gudi Somali ah oo waan waan waday oo ka shaqeynayay badbaadinta oo qabiil walba oo somali leh war waa ka maqli waayay .
@adamabdalla8758
@adamabdalla8758 4 сағат бұрын
Soomaali awaal malahan xasan dhiiqo ayaa ku fiican
@halimoabdi6336
@halimoabdi6336 3 сағат бұрын
1pm bay ahay
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 3 сағат бұрын
Bisle nin madax kasoo jeedo waa u egyaha laandheere. Mida kle kan wariye ku sheegaa aqlaadiisa mxa kaqaldan sidii inuu asago marqaati ahaa leeya awoowgaa xukunkiisa dhib badan geyste
@ismaaciilibrahim8223
@ismaaciilibrahim8223 Сағат бұрын
Toban jir class 5aad ma dhameysankaraa waa iga su'all xataa kaba qabo in lagu geeyay Iskoolka 6 jir ma noqon karaa fasalka 5aad inta badan waxaa lagu geeyaa 7 jir Sida badan . Wariyaha wuxuu ubaahanyahay toobar training dhinaca wareysiyada "Laakin marki uu dagaalki bulaawday , dagaalki socday maalmihi u socday oo een adiga dhoor bilood Inta Afar biloodka bilaaban ka hor oo dadka Daaroodka ah culeys ay wajahayeen beegsi aa ku socday " Ilaahay kugu dhaarshee wariye su'ashan weydiinaayo ka waran ka waran dhinac moral Ethics of Journalism umad ka soo kabaneyso dagaalo trauma of healing oo ubaahan udhimrin iyo page cusub oo peacebuilding miyaa istaahisha cajalidi 91 dib loogu celiyo ayada oo View laga Raadinayo .
@AwkayzMedia
@AwkayzMedia Сағат бұрын
Waxaad kasoo qaadaa in lagu geeyey 5 jir Anigu lixaad ayaan ahaa , 12 jir na waan ahaa
@AwkayzMedia
@AwkayzMedia Сағат бұрын
Wixii dhacay waa taariikh , taariikhduna waxay taariikh kutahay in laga sheekeeyo ama la akhriyo . Wixii aan soo arkay waagaas , hadaan xasuusto , macnaheedu maahan inaan khalad sameeyey , ama ay iga hor istaageyso horumarka.
@Maria28832
@Maria28832 15 минут бұрын
Waa run cida daarood waa la jebiyey markey u hiiliyeen siyaad ayaga dhul hawiyeh joogaan xamar waa laga nadifiyey faqash 1991 kii na qariya ka dhacday edab baa la baray hada cafis baa la siyey laakiin marti edab leh iney noqdaaneh weeye faqash
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 2 сағат бұрын
Allaha U Naxariisto Qof Walba oo dhinta Balse Qof Walba Qof ayuu wax Ka Tirsanayaa Maxamed siyaad bare kuwa Ka daran baa Dalka soo maray Iminkana jooga
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk Сағат бұрын
Kan beenlowga ah waxaa ku fiicnayd in esx laga qabto, dadkii ay laayeen. Waa in kuwaan dadka laga sifeeyaa
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 3 сағат бұрын
Isgoyeka Siinaay ayaa bambadii ugu horeysay ka dhacdey 7 saac duhurnimo ayay aheyd
@alabaamadi8460
@alabaamadi8460 3 сағат бұрын
.......LAMA MAXKAMADEYN SIYAD BARRE, IYO KAADIRIINTIISII... HAWIYE GOB GOB DHASHEY...IRIR SAMAALE. SHAQEYSTA, HADDA...SI XALAALA U SHAQEYSTA..
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Сағат бұрын
😂😂😂😂😂 hawiye waaba kuwa xamar alwaaxyada Iyo jiingaha guryaha kafiiqfiiqday saasmay shaqaduudu aheed 😂😂😂😂
@AxmedNuur-j7v
@AxmedNuur-j7v 42 минут бұрын
Cuqdad hadalka iskadaa ma abaagadhaa maxkamaday kara siyaad bare iskiraabka warshadihii paranoid kaad misaamaysaane irirsamaalow siyaad darood buukadhashay xishooda haduu siyaad dhintay daarood madwoman was noolyahay xasuusnaada ?????????????? Somalia Somalian let hanoolaato somalia❤❤❤darood baa difaaci iyo daraawish abaagadhe dawarso waligaa Somalia guul ❤❤❤guul❤❤❤guul ❤❤❤
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 сағат бұрын
WAX ALLAALE WIXII XUKUN SOOMAALI USOO QABTAY 1960-2025 WAX KHAYR QABAA KUMA JIRIN
@abdidiirye
@abdidiirye 5 сағат бұрын
WIILKAAS WAA LAYAQAANAA WAANA JIRAA WAXAANA DHALAY XASSAN MAXAMAD SIYAAD,OO KUMAGAC DHEERAA XASSAN RUBEETI ILAAHAY NAXARIISTII JANO HAKAWARAABIYO.
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 2 сағат бұрын
Qoys sharafleh ayaad ka dhalatay Maxamed Siyaad Barre Allaha unaxariisto dowladi kama dambayn
@farahbacadweyn518
@farahbacadweyn518 3 сағат бұрын
Awowga ilahy naxaristisa ha ka fogeyo waxas asaga sababy qabiil iyo kaligi Taliş bu ka dhigtay
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 сағат бұрын
Balaayo buuweeso bogga ha kaa gasho. Moryaan Moryaan dhalay ayaa tahay qadaad weyne. Allah ha u naxariisto siyaad Barre daacad ayuu ahaa. Qadaad weyne, ugaandheeska ah ayaa tahay oo xaaraam ku soo koray ayaa tahay. Siyaad Barrow xaal qaado.
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 2 сағат бұрын
​@@MohamedSharif-bn3rr adaaba ka daray walaalkeey see wax yeeshay 😂😂😂 asaaba habaar qabee kan waligaa hakasha kinin qof siyaad habaaraayo asaa habaaran ha ugubdarin please wllka soomaaliyeed waaye 😂
@HiboAbbas
@HiboAbbas 3 сағат бұрын
Asc waryaa illaahay kacabso
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 сағат бұрын
Kani Wareysanya waa Mooryaan dhiigyocab ah oo isbaaro u dhigtey saxaafada
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 2 сағат бұрын
Waa run. Mooryaan mooryaani dhashey weeye oo bililiqo lagusoo koriyey. Wuxuuna waraysanayaa mid miskiina oo aan hadkaba aqoon
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 5 сағат бұрын
Siyad Bare AUN Hawiye haiti maxe ka dhaxlen wa ta Somalia god galiyay walina Hawiye haiti xamar xaar qarax jogta ah
@ibraheemhaji
@ibraheemhaji 7 минут бұрын
Faanfaan lee arkaa waraysi macnaleh ma ahan
@A.abdirizak
@A.abdirizak 2 сағат бұрын
Jaalle siyaad waa Tagay Ragii ahaa A/llahi yusuf, caydiid, Hebal gedi ama mahdi muu ahaa iyo kuwii Reer wuqooyi dhamaantood tageen. Maanta wixii laqaribay Tariikh iyo cashar ahaan aan u cuskannaa si bari qaladaadkas camal aanan oogu dhicin. Ragaas tagay caruurtoodi isku jawaabidooda waxaa nooga fiican caruurta kale iyo aaba-yaashood in fursad lasiiyo.
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 28 минут бұрын
Geesi Geesi Dhalay!
@abdirihmancade8018
@abdirihmancade8018 4 сағат бұрын
Dadka asaga dhalay dad taariikhdaas leh bay ahaayeen. Halka asaga naag iyo maalaayacni fadaro uu waqtiga kulumiyo😮.
@JamacCali-o4x
@JamacCali-o4x 2 сағат бұрын
Ninkaan wa nin caqli badan inu família siyaad bare yahay ayey dalil utahay
@CabdirahmanMatan-t9s
@CabdirahmanMatan-t9s 4 сағат бұрын
Runtii weeye marxuum maxamed siyaad soddon iyo shan sano ayaa ka soo wareegay maalin ay ka xun tahay ma jirto maxaa lagaga xoqon siyaad bare allah haw unaxariistee
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 4 сағат бұрын
35sano dhibkaah waxaa keenay 21 sano oo caasinimo Beeninta Aayadaha Ilaahay Xasuuqii culimada iyo maatada isku dirkii iyo dabkuu umada dhex dhigay Afweyne mirihiisii waaye
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 3 сағат бұрын
6:20 jwab waafi ah
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk Сағат бұрын
Doqontii ayuu ku abtirsada. Dhiigyo cab
@abdisahal5246
@abdisahal5246 48 минут бұрын
Xoolo weynatee 😅😅😂 aqliga zero qof diintay miya heysata subxanallah xisabta asaga iyo alle aye hoor Tala ee ma athiga cadan u haya inu Doon aha 🤔 Orood diinta so baro qof diinte iska daafe, aniga wax iga sheeg illen aniga ADUUNKA kula jooga
@AxmedNuur-j7v
@AxmedNuur-j7v 37 минут бұрын
Of Muslim ah oo think tay bay caayayaan Muslims saama aha illaahay kacabso wall miyaan Muslim ahayn
@Mohamedismail-t3p
@Mohamedismail-t3p 5 сағат бұрын
Wariye noooce ah waaye kan qofka suaala weydise ukaadi jwbtiisa adaaba hor cararayeee
@Tiimbare
@Tiimbare 4 сағат бұрын
Wuu qarriban yahay wlhi Siduu su'aalaha u weydiinaayo ayaaba yaab ah.
@AbdiAhmed-x9c
@AbdiAhmed-x9c 10 минут бұрын
Doowladnimo Waa lagu barste ma arkinoo siyaad bare Oo daba gaab wato Oo aadan Cade daba taagan marqaati xitaa Maloo baahno xoolo doowlad miyaa taqaanaa doowlada Aad sheegeeso yaa keenay oo siyaad udhiibay salaad gabeere kadiye loox koow dhalay ayaa tahay waana kaa hooyadaa kursi danbe
@AbdiAhmed-x9c
@AbdiAhmed-x9c 3 сағат бұрын
Kulahaa ijaar Ayaan ku jirnaa Yaa lasiraa kuwa hada dhulka kunka boos loo jijibinaaye yeey ahaayeen heer maxamed siyaad cunug aan meel xakumeen majirin xitaa kuwa saqiiradaa wadanigaa ba cida aan idin kaseen usheega sheekadaas
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 сағат бұрын
Qadaad weyne, Reer Xamar unukaa leh, cadaalaan Rabnaa!! Dawladnimo ma taqaaniinee, ninkan haloo dhiibo. Waa dhal madaxeed. يرحمك الله يا سياد بري
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Сағат бұрын
​@@MohamedSharif-bn3rr warkaa ku dhan
@حسنعلي-ص5ي3ص
@حسنعلي-ص5ي3ص Сағат бұрын
Alaunaxariistohabarkhadiijoaadbeyiisaacicaawisay1998diibeerteeda,ayaanjoogay
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 сағат бұрын
Tokiya wardhiiglay bay ka bilaabatay
@adanali3620
@adanali3620 7 минут бұрын
Door ashore kuma imaan ee hanoo faanini asaa bilaabay xabada
@عبدالرحمن-المقدشي
@عبدالرحمن-المقدشي 2 сағат бұрын
Alx waa laga raystay sababtoo ah maalinta uu baxay dadka diin xumo ayay ku noolaayeen maantana dadka waad aragtaan meesha ay Diinta ka joogaan. Thuluth ma jiro rubuc ma jiro maanta cid dhihi kartaa ma jirto.
@SearialKisser
@SearialKisser 5 сағат бұрын
Qofkan wariye ku sheegaa, hadana af lagaadoonaya muxuu ahaa,
@ismaaciilibrahim8223
@ismaaciilibrahim8223 Сағат бұрын
Hadii wiilkaan oo waxbartay la is lahaa Recorrection thesis waa diyaari karaa oo kadhacay Awoowgiis Hadii maanta oo la joogo 2025 taagan yahay awoowgee aa loo darsaday waxay ku tusineysaa inuusan waxbaran mise caadhifad heyso uusan ogaleyn dhibaatadi uu awoowgii ugeystay Somali iska indha tirayo
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 2 сағат бұрын
Wu xumaa oo daalim ah ayu ahaa kitaabka quraanka ayu inkiray
@idiriskaiitaabofun1339
@idiriskaiitaabofun1339 2 сағат бұрын
Canuga waryaha ah waa canug yar warye weyn oo xog ogaal ah ayaa larabay in ninkan loo keeno.
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 4 сағат бұрын
Siyaad Barre iyo dadki xaaraanta uu ku koriyey qof tabayo ma laha waxa dalka iyo dadka somaliyeed sidaas u galay wixii cawaanimada ku difaacayey
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 сағат бұрын
Umalayn maayo cid kaa xaraan cunid badan inay jirto , Siyaad Barre iyo taageerayaashiisu waxna waa qaadan jireen waa ladhuuman jireen iyagoo xishoonaya , laakiin waxna reebimaysaan xishoona maysaan oo dhareer cad baad iska xaabsanaysaan. Middaad leedahay cid tabaysa malaha waa beentaa, waa kuwaas haweenka iyo waayeelka gaboobay oo barakicinaysaan ku hayaan ba'nayeey Siyaad Barroow
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Сағат бұрын
​@@lilcuzzwhitemoe waad ku sugtay jaalle siyaad bare AHUN xaaraan cun ma ahayn
@abdisahal5246
@abdisahal5246 45 минут бұрын
Xoolo Aya tahey qof diintay Aya heysata ma athiga aqli qabeey Marko president ahaa wa mayo ciyal xuun xaran kunaax Aya tahey ee Naga amuu qashiin Aya tahey
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 5 сағат бұрын
Kan wariye ah wa mid cuqdad xaran lagu so koriyay carurti la dhahi jiray aree Daarood a ni gumeysta😂wa carurti Hawiye haiti biliqo xaran
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 сағат бұрын
Kani waxa dhaley Hawiye HG Cayr sidaas ayuu ku fakadey
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 4 сағат бұрын
Bismilaah,Adeer Awoowgaa Taariikh fiican kama tegin inaad adiga iyo inta kula feker ahina inaad isa soo hortaagtaan Ummada may Haboonayn ,wixii uu u dhaxal ka tegay Awoowgaa ee Xumaa waataa laga soo kaban la yahay ee Qabiil iyo Qorshe xumo leh intaa u dhaafi maayo.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 сағат бұрын
WUXUU WARKAAGU MICNA YEELAN LAHAA HADDII WAX DHAAMA LA ARKI LAHAA.
@mohamedehab8140
@mohamedehab8140 3 сағат бұрын
@@lilcuzzwhitemoewaan kugu raacsanahay in hadalkiisa uu macno badan yeelan lahaa hadii wax dhaama awoowgiis ay maanta jiri lahayd. Lakiin iyadoo ay sidaas tahay ayaa siyaasad xumadii awoowgiis ay sabab u ahayd burburka aynu ku jirno ee aynu ka soo kaban la’nahay ilaa iyo maanta. please ha i caayin hadii aadan fikradayda igu raacsanayn.
@CoryBernardrd
@CoryBernardrd 5 сағат бұрын
Je ne dis pas que je suis très exigeante, mais il m'est arrivé de chercher mon téléphone tout en parlant💕
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 сағат бұрын
Warye MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY SAXAAFADII
@Maria28832
@Maria28832 10 минут бұрын
WARYA ADIGA SAID FUTADA KA WARAN FAQASHEY SALID SI FIICAN U MARSO HA LA DUBEEYE
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 4 сағат бұрын
Awoowgaa waxa uu ahaay musiibo ilaahey dalkaan usoo diray dhibkii uu geystay ayaa soomaali kla geeyay oo ilaa maanta isla aamini la dahy
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 4 сағат бұрын
Meytadu hakaa nabad gasho miskiin caloosha ka buko ayaa tahee Somalia hadey wax qabsee ninkas 35 Sano ayaa laga jogaa xukun kiise teeda kale dowlad Kama horeyn kamana danbeyn
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 4 сағат бұрын
Meeytada cawaanka uu awoowga u ahaa baa keenay wuxuu ahaana waa la sheegayaa. Caasinimaduu uu Ilaahay ku caasiyay awoowgiis Aayadihii Ilaahay oo uu beeniyay iyo Culumaduu laayay iyo maataduu xasuuqay ciqaabteedii buu Ilaahay dalkeena dhibkaas u geliyay
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 сағат бұрын
Wax dhaama keen haddii kale iska aamus
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Сағат бұрын
​@@shaaciyecadawe4810 qolfoof baa la dul taagan yahay iyo isir nacayb wax kale lama hayo
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y 4 сағат бұрын
Inaad xishootaan ayay aheyd wax lagu faana badane dhiigya cabkii ayaa awoow ii ahaa waa ceeb inaad dhuumataan ayay aheyd oo soomaalida iska qarisaan
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 сағат бұрын
HADDII SOOMAALIYA XISHOOD LAGA YAQAAN AYAA HADALKAAGU GAR AHAAN LAHAA, LAAKIIN QOLADAAD EEDAYNAYSO WAXAY GAYSTEEN HADDII IYADOO BOQOL JIBBAARAN LAGAYSTAY OO HADDANA LAYSLA QUMAN YAHAY KAWARRN !!!!!!!!!
@abdisalanmohamud
@abdisalanmohamud 2 сағат бұрын
Ilma xasan sheikh kwrn
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Сағат бұрын
​@@abdisalanmohamud jawaab uma helaayo
@abdisalanmohamud
@abdisalanmohamud Сағат бұрын
@@fardushurre1668 bas dee faraha qof walbo family giisi waa u dahab
Jasiiradda Waddada Xujeyda : waddadii hore ee Qarsoon ee Kacbada - Jasiiradda Koomaali
26:04
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Kapitaano Rooble oo kahadlay Dilkii culumada somaliyeed !!
9:59
Somali scandic TV
Рет қаралды 652
Farmaajo Ama Hassan Sheikh Mid Dooro || Barnaamijka Su,aalaha
12:49