somalida ku nool kijaadho

  Рет қаралды 114,081

RTN Somali TV

RTN Somali TV

5 жыл бұрын

warbixin

Пікірлер: 176
@osmanyare7425
@osmanyare7425 3 жыл бұрын
Kajiado nime miss wlh 2009 ba igu dambaysay school al huda xasus wlh wn idin salamay dhaman reer kajiado 🇺🇸
@QeisBundid
@QeisBundid 5 жыл бұрын
I lived in kajiado, in terms of education its great for kids esp dugsi, my kids have learnt the Quran there. I have lots of memories.
@hunter5615
@hunter5615 5 жыл бұрын
Hada madagantahay wali
@iskey9787
@iskey9787 5 жыл бұрын
Reer Kajiado mko wapi ✋ I miss home ❤️
@mrmaqas1943
@mrmaqas1943 5 жыл бұрын
Kenya waa dadka africa ugu dariska fican
@mkismayo5862
@mkismayo5862 5 жыл бұрын
True bro.
@alinoor8322
@alinoor8322 5 жыл бұрын
mr Maqas haa all africans.
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
@@alinoor8322. South Africa and Libya are not good neighborhood. Be carefully.
@mplsridah
@mplsridah 5 жыл бұрын
Waxaan maqlay Uganda kasii fican
@samasa436
@samasa436 5 жыл бұрын
Not any more brother, they are aggressors now. They will try to take everything from you and then they will pretend that they are the victims. Kenya is not a good neighbor.
@abdullahiabdi6813
@abdullahiabdi6813 5 жыл бұрын
Somali wataas muhaajiriin waaye kuligooda allaah dhulkeyna nabad noga dhigo
@naasirahmed9551
@naasirahmed9551 5 жыл бұрын
First time aan maqlo weeyan kijadho Alle haydiin barakeeyo dadka dagan waan ka helay
@somaligang5319
@somaligang5319 5 жыл бұрын
First time I'm heard kijaadhu
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 жыл бұрын
Same here I'm from Jijiga, their Somali accent is kind cool
@qalbihodon721
@qalbihodon721 5 жыл бұрын
Ina waxwalbo maqasho kuma qasbanid🤔
@MohamedHassan-tk3ly
@MohamedHassan-tk3ly 5 жыл бұрын
Meeshas Kajiado anago dhaliyaara dalxiis uu socono Arusha Tanzania ayan marna 1998 meel duur ah ayay ehed hadana waa kaa mashallah.
@ikraanahmed3631
@ikraanahmed3631 2 ай бұрын
Waqti naa ma jirtey
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 5 жыл бұрын
Kiyadho wlhi 2006 kaso gurnay Saan maa ehen massai bees dagneed hita wlhi qawow dardiis 1 busts kuguma filno oh my Allah wlhi wax badan isbadalay
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 5 жыл бұрын
Haki
@asmaaali1169
@asmaaali1169 5 жыл бұрын
2015iskul kuso dhameyay waa uxiisay wlhi kajiado
@maryamaruun5482
@maryamaruun5482 3 жыл бұрын
2017 ayan kaso tagay kajiado hada xoga kuleyl noqotay lkn kajiado qaboow waaye sidey gbdha wariyaha ah sey ushegtay maahan.
@abaselmi8667
@abaselmi8667 5 жыл бұрын
Kijaadho waa magaalo aan u xiisay long time college ayan kasoo dhigtay ❤️👌✌️
@cashamohammed3531
@cashamohammed3531 5 жыл бұрын
I just love kajiado and I was born there
@sahallaki9108
@sahallaki9108 2 жыл бұрын
Asc casho waa halkee kijad
@hassanbashir7578
@hassanbashir7578 5 жыл бұрын
Ilaahay ha idiin barakeeyo shaqada
@abdikhadarahmed8166
@abdikhadarahmed8166 5 жыл бұрын
Msha allh somalis are hardworking people Wherever they are Greater somalia and inshallah
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 жыл бұрын
VIVA GREATER SOMALIA
@mohamedabdimohamud6676
@mohamedabdimohamud6676 5 жыл бұрын
They are Kenyan somalis not Somalia
@anisoabdi1238
@anisoabdi1238 5 жыл бұрын
Kajido i mise you my hom💖
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 жыл бұрын
Nimanyoow soomaalida markeey degan yihiin dhul ay marti ku yihiin edeb badanaaa dalkooda ayaa kun jeer Kijaadho ka wanaagsan ku noolaada oo nidaamsadana ma sameen karaan waa in cidi uun u taliso masaayba koleey tahay 😂😂😂😊
@sihaamcadeey3709
@sihaamcadeey3709 5 жыл бұрын
🖐️🤣🤣😂😂🤣🤣🤣🤣
@jasonwilborn2480
@jasonwilborn2480 5 жыл бұрын
Hawiye iyo Darood waan kasoo cararnay. Xamar waa nalugu dhacay haddana kismayo waa nalugu dhacay. Dadkeen waa lalaayay. Maasai Mashallah. Muslim ma aha laakiin Hawiye iyo Darood waa dhaamaan.
@abaselmi8667
@abaselmi8667 5 жыл бұрын
Jason Wilborn 😂😂 Bro meesha ay noloshada ku Qanacsan tahay ku noolow
@ummusalmasiman9107
@ummusalmasiman9107 5 жыл бұрын
abas elmi bisinka cuqdada iskasar hakudimanine qawil qabriga makugalayo
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 5 жыл бұрын
Maxaa lagaa rabaa oo lagugu dulmina ma iswaydisay adigu se kumaa tahay no body knows you in aad wax dulmisid iyo inkale
@hasansamakaab5256
@hasansamakaab5256 5 жыл бұрын
Meel kasta waa laysko delay. Qof kasta cid baa kadhimatay. Dadna waa illaaween (hilmaameen), dad waqtigaa illowsiiyey, dadna ciil iyo cadhaa kujirta oo waa samrila'yihiin. Su'aashu waxa weeye sideebaa caafimadkaaga uroon?
@naasirahmed9551
@naasirahmed9551 5 жыл бұрын
😂 walhy dadkan wan ka yaabay waxkasto markay sameeyan waxay ku dhahan bisinka cuqdada iska saar Maxan cuqdad iska saaraba ana maan ku booba miyan ku dilaa waa maya hadaba i daa adigu xaasidnimada iska saar 😂
@aswanugass8952
@aswanugass8952 5 жыл бұрын
waaw i mis kajado my hme twn
@asmaaali1169
@asmaaali1169 5 жыл бұрын
Me 2wlhi
@abdihakimnoor4140
@abdihakimnoor4140 5 жыл бұрын
Kajiado misses you 2
@abukarmedia1109
@abukarmedia1109 5 жыл бұрын
Like ways dear
@ismail0moha727
@ismail0moha727 5 жыл бұрын
Simran reeer kijadhi mad ahayd
@mjama1256
@mjama1256 5 жыл бұрын
oo kijadho waaxan uqabay miil lagaliine
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 5 жыл бұрын
Asc waxaan aad ugu baraarujinayaa walaalahayga soomaalida in ay dalkooda nabadayntiisa iyo siday u aas aasi lahaayeen dad ka kooban bulshaweynta soomaaliyeed oo ka shaqeeya nabadeynta ayna ka bilaabaan tuulooyinka ay dagan yihiin qaabiilada kala duwan ka dibna ay u gudbaan magaalooyinka waa wayn ayna maal gashtaan dhulkeena una dagno dhulkena sababtoo ah meelkasta waan ku silicsanahay waxaanan ka bixiwaynay in aan ku jirno qax aan dhamaan daafaha aduunka qoysaskeeniina way kala ja ja jabeen waxay ka bixi la yihiin mid tuulooyinka dhul shi sheeye ari ama geel ama dameero ku dhaqda ama daba kaayo ka furta tuulo saambiya kutaala maaal galinteeda maxaa ii keenay maan garoowe ama hobyo ama laaso caanood ama ceelbuur ama barin ama buulo xaawo ama baraawe ama baxsaney hargeysa ama jig jigo ama ceel MACAAN ama tuulooyinka soomaali wayn maal gashto la heshiiyo walaallahayga soomaaliyeed ma ihi qof cunsiriya laakiin maskaxdayda waxaa gali waayey in la maal gashto tuulooyin dal islasmeed oo lagu dhihi karo bari guur ama hadii dagaal ka qarxo seefo laguugu soo weerari karo oo aan halkaas maal iyo mood ku waysaan anoo heli karo in dalkeyga hooyo babadeyntiisa ka shaqeeyo qabyaalada la dagaalano iyo nimanka shayaadiinta ah ee dalkeena iyo dadkeenii afduubka ku haysta gumaaday dadkeeniiina ka dhigay dad aan dal lahayn si wada jira ugawada horgeesano la dagaalan kooda sida arxam la aanta ah u laynaya markaan nabada iyo isjaceylka dadkeena iyo dalkeena hodankaa aan ka shaqeysano
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 5 жыл бұрын
Viva Kenya..kenya Ha Noolaato kenyans Our Brothers for Ever!!!!.
@faysalyuusufmahamuudabdi7760
@faysalyuusufmahamuudabdi7760 4 жыл бұрын
Kenya ha dhacado down kenya san gadhudhi
@ayannur9480
@ayannur9480 5 жыл бұрын
Somalida waa dameer dameerkana wuxu u bahan yahay dad gacanta ku haya.! uma maleenayo in magano Somali ka mid ah ayeynaan ka heli waayeen waa iyaga iska ganac sanyee dhexdodda! Very sad!
@abdullahijuudi5598
@abdullahijuudi5598 5 жыл бұрын
Qofki ugu horeyay baan ahay like camal nooo
@nabilproductioncenter9909
@nabilproductioncenter9909 5 жыл бұрын
Abdullahi Juudi subscribe igu caawi sxp
@jasonwilborn2480
@jasonwilborn2480 5 жыл бұрын
Maxay like ku tari
@darwiish9301
@darwiish9301 5 жыл бұрын
Siilka hooyada uraadso
@YA-lv2xg
@YA-lv2xg 5 жыл бұрын
Soomaali waa walantahay may dhulkoda deegan..
@abdirahmanmohamed772
@abdirahmanmohamed772 5 жыл бұрын
Kenya waa meel fiican .. waxaan xasuusta muusig axadii qeylo badan waa dad fiican
@shukriabdirahman9048
@shukriabdirahman9048 5 жыл бұрын
our hometown kajiado place to be walahi i rilly miss this place we live in kajiado 15 years
@asmaaali1169
@asmaaali1169 5 жыл бұрын
Wlhi I rlly miss kajiado
@abdihakimnoor4140
@abdihakimnoor4140 5 жыл бұрын
Me 2
@vegaschannel8841
@vegaschannel8841 5 жыл бұрын
Shukri Abdirahman where r you know?
@ahmedisse2516
@ahmedisse2516 5 жыл бұрын
@@vegaschannel8841 fuck you why ar you asking her ....
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 5 жыл бұрын
@@ahmedisse2516 bulshit question
@mahadkhalifabdi5322
@mahadkhalifabdi5322 5 жыл бұрын
SCHOOL AF SOMALIGA LAGU DHIGTO WAA IN HALKAAS LAGA FURAA SOMALIGAA KU DDHINTA JIKAADHO
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Afsomaali maxaa faido leeyahay.
@mohamedsiyat2069
@mohamedsiyat2069 5 жыл бұрын
Qawilka degen waa qawilka adh ugu inkaran wana xolaa daqata mana yaqan tuqnima iyo dulmi
@libanaden1376
@libanaden1376 5 жыл бұрын
Is that new town discovered
@MustafaAli-pj4gf
@MustafaAli-pj4gf 5 жыл бұрын
KAJIADO waaye 🤣🤣🤣🤣 hadaanahay somali waxan ugu dawaqnaa magacyada sidan rabno
@sacaidaabdullahi7018
@sacaidaabdullahi7018 5 жыл бұрын
Kajiado its a cool place
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 жыл бұрын
Kijaadho, magaalo Reer Masaay.
@abdiliban6092
@abdiliban6092 5 жыл бұрын
My home town
@samatardawlad4073
@samatardawlad4073 5 жыл бұрын
Xamiido walee waa qosol magacaasi
@kadijaomatahmed4840
@kadijaomatahmed4840 5 жыл бұрын
Nice place
@yussufgarad3973
@yussufgarad3973 5 жыл бұрын
Melkasta Allah hanagu nabad galsho
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
isaaqii waqtigii ingiriiska tegey baa igu maqaalo ah haddaanan qaldaneyn
@caliyare2206
@caliyare2206 5 жыл бұрын
Isaaq magaaloyin badan kenya ka degeen xiligii gumaysigi Britain e kenya haystay lkn maanta magaaloyinka kenya odayaal unba jooga dhalinyaradi ma aqaan halkey aaden inkasto odayal aan la sheekeystay o ku nool magaalada isiolo ay II sheegen in dhalinyaradi dibadaha ay aaden iyo Somalia ay ku laabteen xiliyadii 1960--1980oday ka mid ah aya igula kaftamay in hadii ay kenya deegaan rasmi ah ka dhigan lahayeen o dhalinyarada ay kenya ku celin lahayen in ay baarlamanka iyo dowlada kenya ogaden kula tartami lahayen ama ay so labeyn lahayen kkkk
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Naivasha and eldoret but most way galobeeen
@ikraanahmed3631
@ikraanahmed3631 2 ай бұрын
Oo masayda ma Somalia isku dhaqanbaa
@noordinali8298
@noordinali8298 5 жыл бұрын
I love kajiado
@issaadan323
@issaadan323 5 жыл бұрын
I was living in kajiado from 2006 to 2009 (Salma house)
@abdullahiabdixayir6318
@abdullahiabdixayir6318 5 жыл бұрын
Hyo ni karibu na Al-huda primary ama?
@issaadan323
@issaadan323 5 жыл бұрын
Kabsa karibu na Alhuda pry school (stage kubwa)
@abdullahiabdixayir6318
@abdullahiabdixayir6318 5 жыл бұрын
@@issaadan323 naifahamu bro nili hama uko 2011 kjd ni place poa
@emmamandahier5637
@emmamandahier5637 5 жыл бұрын
Kijado iyo Caano iyo Beero yaryar guriga kugu dhexyalo 2004
@halgamesare7878
@halgamesare7878 4 жыл бұрын
Kajiado Big miss 💯✌️
@ahmedheensaley5526
@ahmedheensaley5526 5 жыл бұрын
I will invest in kijaadho its great city no doubt
@TheBeastMan-nt4mv
@TheBeastMan-nt4mv 5 жыл бұрын
Ila soo xiriir saaxiib marayaan baan joogaa aan fikrado is dhaafsanno.
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 жыл бұрын
Zxp why don't u invest your land smh
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Great to invest
@DekowMohamedofficial
@DekowMohamedofficial 5 жыл бұрын
Kisumu imad Somali wanganbadhana
@abdullahimahamed8709
@abdullahimahamed8709 3 жыл бұрын
Afsomali dhintay
@mohokovichmohoziano3965
@mohokovichmohoziano3965 5 жыл бұрын
Kajiado town maaha meshan
@shaafihanad8777
@shaafihanad8777 5 жыл бұрын
Masha allaah kajiado alaa maxaan uxiisay schoolkii almaktoum weli mashaqeeyaa xaliimooyin aanu gaad gaadno ayaa kabuuxay kkkk
@swalemohamed8351
@swalemohamed8351 5 жыл бұрын
Kajiado maxan kaso tage lst year prt2
@ismailarshe8161
@ismailarshe8161 5 жыл бұрын
Huyu mschana hajui kisomali si aongea Kiswahi , masaai ni wafugaji
@alimahat2740
@alimahat2740 5 жыл бұрын
Ismail Arshe kkkkkkkkkk
@mohamedkajiado8820
@mohamedkajiado8820 2 жыл бұрын
Waa magaalada aan kudashty 1995
@haajaraede1hashi446
@haajaraede1hashi446 5 жыл бұрын
meshay somali tagto waa in aay ka furan ganacsi iyo waxbarasho .. weligay ma maqal kijaadho.
@hamzalaas9707
@hamzalaas9707 Жыл бұрын
I love Kajiado, massai people are the most welcoming tribe in kenya. KAJIADO waxan ku nolaa mudo 5 sano ah 2008- 2013. Kajiado hill Academy❤️. History was made there. @zaraa @akshay @kadogoo @kichwa @farhan Qasarto KAJIADO LEGENDS
@ahmedalimohamoud4713
@ahmedalimohamoud4713 8 ай бұрын
I would like to be visit there can you tell me someone to welcome me back there. Sxb
@ehel000
@ehel000 5 жыл бұрын
Subscribe halygu qabto qofkii 2 aan ahay somali maxamed scw
@adalahmohamed9267
@adalahmohamed9267 5 жыл бұрын
Me in the first part of the video that is cool to be one of the famous in kajiado and inshlh the governor to be
@zakiaarshe8791
@zakiaarshe8791 5 жыл бұрын
M.a meel ad uqurx badan
@safiahajir9120
@safiahajir9120 5 жыл бұрын
kajiado my.home
@mohamedsiyat2069
@mohamedsiyat2069 5 жыл бұрын
Xaranti somaliya ladahaye umaa xuun wadan walbo wufican
@mahamednoor6030
@mahamednoor6030 5 жыл бұрын
Kijiado waa meel dagan oo Aan rabsho laheen
@khadijakin5755
@khadijakin5755 5 жыл бұрын
Kajiado is where I grew up the best place to live in it was cold back then but now its hot
@abdullahirahoi8743
@abdullahirahoi8743 5 жыл бұрын
did you study Alhuda muslima pry
@abdulshakuradaawe9112
@abdulshakuradaawe9112 2 жыл бұрын
@@abdullahirahoi8743 i was in sambel School 😅🤣 . You know that school
@mohamedsiyat2069
@mohamedsiyat2069 5 жыл бұрын
Refugee of Somalia you are always welcome evrywhere but manaweyni kartan dadhkale wasaqa tihin wasaaa
@mohamedsiyat2069
@mohamedsiyat2069 5 жыл бұрын
Go and learn English
@mohamedsiyat2069
@mohamedsiyat2069 5 жыл бұрын
Aisha Jamac am ogaaden born and raised in kenya. Garam Garam kulaha...qanisyehey a shithole country like Somalia mexe igusacisheyni
@alisaidmohamamed3523
@alisaidmohamamed3523 5 жыл бұрын
Kijaadho miyaa hadda lå xayaysiinayaa mar waa lå idinka bursanaa
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 4 жыл бұрын
Waxaan wadankeenaaba ka fiican.ilaah wadankeena wanaagiisa hana tuso.
@ahmmeddjiir2988
@ahmmeddjiir2988 5 жыл бұрын
Eldoret aa ka fcn dhan walbo
@abdirazacksergio4636
@abdirazacksergio4636 5 жыл бұрын
Eldoret waa magaalo ka weeyn that's why.
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 жыл бұрын
Zxp eldoret ma magala somaliba
@ahmmeddjiir2988
@ahmmeddjiir2988 5 жыл бұрын
Kenya ey kutala lkn somalida ad ubadan aa Dagan wanna magalo qabow said ah
@osmankoriyo5820
@osmankoriyo5820 5 жыл бұрын
Kijaadho ok
@mohaadicazola979
@mohaadicazola979 4 жыл бұрын
W
@TheKachumbari
@TheKachumbari 5 жыл бұрын
Afsomaliga gabada labaad shaqaal baa kadimaan.
@geeskahorn1183
@geeskahorn1183 5 жыл бұрын
Kajiado maha kijadho
@rmmd1025
@rmmd1025 5 жыл бұрын
Aduunka meeel walba oo aysan somali joogin wxn u malayn in aysan jirin xita wadamo anan maqal bey joogta somalida....... Markaas ba la dhahaya Somali 20 mio ma garan inta wadanka ka maqan baa malaha garaysa 5 mio..
@muniiromaandeeq3359
@muniiromaandeeq3359 5 жыл бұрын
Kijaadho waa gaa daganeen soomaali badan madaganee waa meel xasuus mudan waa meeshaa isku baraney gacaliyeheyga ilaahey ha iidaayee suuq arbaco baan jelaa waa gaas
@homedicor4719
@homedicor4719 3 жыл бұрын
Walaashey inaa wax kaa wareeystaa rabaa ma kula soo xiriiri karaa
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 3 жыл бұрын
@@homedicor4719 iskadaa kajiad waayo waa magaalo yar mombasa iska dag
@mohamedsiyat2069
@mohamedsiyat2069 5 жыл бұрын
Surwalna maxirtan
@sheikhabdalla5362
@sheikhabdalla5362 5 жыл бұрын
Kenyanku qashiin iyo qaad beey dalkeena kaso buuxshan anagana hantii baan siina
@axmedfarax5615
@axmedfarax5615 5 жыл бұрын
Sheikh Abdalla
@mohokovichmohoziano3965
@mohokovichmohoziano3965 5 жыл бұрын
Sheikh Abdalla qashinka waxa qaadanaya ona cunaayo waa adigu
@ismailahmed-qk3dz
@ismailahmed-qk3dz 5 жыл бұрын
Miskiin baad thy sxb, nin Ethiopian ah ayan ku idhi dalkayaga waxad keentaan Qashin anakana lacag ayad naga qaadatan. Wuxuu igu yidhi "Anigaa furtay Dukaan khashin ah, adna cagahaga ayad iigu timid, adaa iga gata, anuu kuma khasbo,,. So cuqdadda jooji, dadkaaga hagaajiso adigu.
@mohokovichmohoziano3965
@mohokovichmohoziano3965 5 жыл бұрын
ismail ahmed sxb dadkaaga hagajiso markaad iledahay maxey qawan, waa dad wanagsan nh. Teeda kale dib ugunoqo qoraalkaaga Ethiopian maadan sheegin meesha sxb.
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 жыл бұрын
Zxp qaadka iyo qashinka sow somalidii ma rabaan dantooda qofanan fiirzan waa laiska marzanaya
@omarwardheere2721
@omarwardheere2721 5 жыл бұрын
War Kijadho xakey Ku taala
@bulshobulsho4847
@bulshobulsho4847 5 жыл бұрын
Somalida adunka meel aysan gobol iyo tuulo ka joogin ma jirto hadana dalkena inuu nabad noqdo afka umbaan ka rabnaa ma aheee uma rabno si yad ahaan saw lama dhihi karo madama aan dhibka iyo dulmiga aan isku fiirsano ileen waxaan ognahay meel dulmi yaala inaan naxariis rabe laga helyn
@mplsridah
@mplsridah 5 жыл бұрын
Meshaan gabdho qurxoon maloo raadsan karaa hadii aan rer mareekan ahay? kkkk
@khadijakin5755
@khadijakin5755 5 жыл бұрын
Waxad Ku ciyartaan majogan melkale karadso
@mplsridah
@mplsridah 5 жыл бұрын
Khadija kin abaayo waan iska ciyarayay, aniga xaas marabo, waana ka xumahay in gabdhaha lagu ciyaaro, lakin inshallah waxan raba in aan vacation u tagao nairobi markan u socdo somaliya inshallah
@cashoabdicashoabdi2094
@cashoabdicashoabdi2094 5 жыл бұрын
Meqa waye meshas guryaheeda
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 жыл бұрын
@@ummubahja3867 abaayo adiga miyaa dagan dolar ahaan meeqo waaye 3 qol
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 жыл бұрын
Kirada
@ummubahja3867
@ummubahja3867 4 жыл бұрын
Shamso Axmed haa abayo aniga dagan wa 150$ ilaa 180$
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 жыл бұрын
@@ummubahja3867 masha allah wlhi waa raqiis mcnto waa ka hellay abaayo waxaa jooga muqdisho inaa kaso tago ayaa rabaa kenyo miyaa u dhowdahay xyti mahadsanid
@fmaal2631
@fmaal2631 2 жыл бұрын
@@ummubahja3867 labo qol waameeqo
@farahveryniceosman7438
@farahveryniceosman7438 5 жыл бұрын
The name is kajiado plz
@beinghuman1430
@beinghuman1430 5 жыл бұрын
i told them
@beanladen5726
@beanladen5726 5 жыл бұрын
Eee Big Deal Hakadhigina Ma BroZ
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 жыл бұрын
Who cares
@sihamqurux8352
@sihamqurux8352 5 жыл бұрын
Ninka tukanka gadayo ayan sifican oga adegan jirne
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 жыл бұрын
Hada maka guurtay
@caaqilka3712
@caaqilka3712 2 жыл бұрын
Dadkaan Af Somali ga dhibayo maxay ahaayen
@TheBeastMan-nt4mv
@TheBeastMan-nt4mv 5 жыл бұрын
Masaaydu dadka Soomaalida ma dilaan?
@hasansamakaab5256
@hasansamakaab5256 5 жыл бұрын
Masaida iyo Tutsiga wax weyn baa inaga dhexeeya. Reer baan lakulmay Tutsi ah, waxay tidhi (dhahday) kuwa neceb Tutsiga waxay nagu yidhaahdaan 'go back to Somalia.'
@shamsafirin9658
@shamsafirin9658 5 жыл бұрын
May waadad fiican .
@hasansamakaab5256
@hasansamakaab5256 5 жыл бұрын
@@shamsafirin9658 waxaan ujeeda isku dad baa lagayaab
@shamsafirin9658
@shamsafirin9658 5 жыл бұрын
Aboowe waxay u badanyihiin xooladhaqato waadad iskareer baadiya ah .aniga north kajiado jooga wali dhib aygaysteen ma arag
@anisoabdi1238
@anisoabdi1238 5 жыл бұрын
May way ficanyihin amaan way
@suldaan2005
@suldaan2005 5 жыл бұрын
Kijaadho xakeee weye koontigeee
@shamsafirin9658
@shamsafirin9658 5 жыл бұрын
Kijaadho laftigeeda county ah
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 5 жыл бұрын
Kajiado County la yiraaahdaa. Magaalada Kajiado ayaa loogu magac daray
@handle737
@handle737 2 жыл бұрын
Qof jooga Ruwdana jooga ayaan rabaa
Nin Somali ah oo 500, oo Geel ah ku haysta Tanzania 🇹🇿
18:58
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Gambia | Waddan Dhaqan iyo Nolol Fudud leh
8:36
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 90 М.
Maxaan Kala kulmay Xududka kenya iyo Tanzania 🇰🇪🇹🇿
15:31
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37