Nebiga hooyadii teena masoogarin tan Isa wey kahoreysey
@abdulkadiryousuf73952 күн бұрын
Somalida Waxay Dood Ka Kentay N.M.SCW Walidkis Madama Ay Islamka Ka Horeyen Taas Waaye Dooda Kuwa Quranka Cadeyy Sida N.ibrahim N.Luud N.Nuux Quranka Sida Uu U Cadeyy Kuwas Quranka Uma Cadeyn. Nabi Muhamed SCW Walidkis
@AbdiwaliCadow3 күн бұрын
Barklah sheik
@OmarAbdulahi-v9x3 күн бұрын
Maalinba meel katuskici hadana ma meeshaas ayay kula maraysaa injir tiina matanaad ka danbeysiisay
@RobleBarre-xz6ktКүн бұрын
قال الله تعالى (وما كان مهلك القرى حتى يبعث فى أمها رسولا ) Allh ayaa naleh Rabbi macadaabo Qaryo ehelkeed IlllaAAA AW USOO DIRO RASUUUL (SAs ognahay 2 walid oo nabigu waxey dhinteen( nabigon dhalan iyo nabigoo 6 sano jira Maxaaa lagu cadaaabaaaa???????
@RobleBarre-xz6ktКүн бұрын
Tankale u fiirsho sheiqu qaabkA aw usharaxyo asluub Nuucee ah waaaye
@SMDOPКүн бұрын
Saxiib hadde uu Rasoolka sallalahu calayhi wa salam wuu nuu so wariyey ina uu wariidkisa jahanam wii galidoonan qof uu hadhalkiis ka soo horistaagikaru ma jiro!
@BesciousOfAllah2 күн бұрын
Aayadaa prophet ibrahim ayey ku soo degtey fahamkaa maxaad leedahay
@ahmedqumbe364413 сағат бұрын
Nabi ibraahim soo nabi ma ahayn?? Haddii nabi ibraahim waaridkiis la cadaabay ma nabi kale waaridkiis oon islaam ahayn baa la badbaadinayaa caddaalad baa ilaahay agtiisa taal ee ina hebel kama shaqayso, 4.5 ka soomaaliya yaala kama shaqeeyo ilaahay agtiisa sxb.
@MaxamedDaahir-o9v23 сағат бұрын
Hhhh nabiga hooyadii iyo aabihii nabiga markii rasuul laga dhigaye maysan soogaarin 😂😂 waxu aqli xumaa kuwa dhageesanaya aa baka daranee 😂😂
@ahmedqumbe364413 сағат бұрын
Nabiga maysan soo gaarin lkn islaamku nabi maxamed wuu ka horreeyay, qofkii ilaahay ku gaalooba xilligii uu doono ha noolaadee lama siidaynayo.