"Somaliland ha la burburiyo si midnimo loo gaadho mid banaan maaha." Sheekh Barbaraawi

  Рет қаралды 14,209

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 141
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 10 ай бұрын
ALLE HA KU XAFIDO FIDAAREYNKA ONE OF THE BEST SH BARBARAWI SOMALILANDER MUSLIM DHAB AH
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 10 ай бұрын
HALA DABAR GOOYO ICTIZAAM TUUG WAAYE SHEEKHAN BAA IF IYO AAKHARO OG YAQAAN THNKS
@RUDWANMahdi
@RUDWANMahdi 7 ай бұрын
Ictisaam ma.aha baro
@SiciidSaleban-ky5hj
@SiciidSaleban-ky5hj 10 ай бұрын
ManshA alaahu sheikh barbarawi Guul somaliland
@dugsigaabudardaaonline3676
@dugsigaabudardaaonline3676 10 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن شيخنا الحبيب جزاك الله خير الجزاء ❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 10 ай бұрын
Masha alllllah sheeekh nolow guuuul somliland insha allllah❤
@MohamedIBRAHIMISMAIL
@MohamedIBRAHIMISMAIL 10 ай бұрын
Sheekh geesi ah
@OsmaanHassan
@OsmaanHassan 8 ай бұрын
الشيخ عبدالله حسن حاشي البربراوي حفظه الله ورعاه اللهم حفظ من كل شر والبلاء والحسد آمين يارب العالمين حبيبي الملايين
@fahiimae7336
@fahiimae7336 10 ай бұрын
Masha Allah. Jazakaallahu Kheyr Sheekh. Allah Somaliland cadowga haka qabto
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 ай бұрын
Yaa cadow ku ah dhulka somaliyeed Ethiopia un
@asdssa2714
@asdssa2714 10 ай бұрын
​@@BadelFaraholad cadawga somalidu waa ethopia iyo kenya iyo gaalada kle......lkn labada shacab waxa mid waliba laga dhaadhac siiyay in mid ba mid kle cadaw u yahay........waxayna aad u xoogaysatay markii uu xarmaajo yimid xukunka somalia
@asdssa2714
@asdssa2714 10 ай бұрын
aamin
@WaxyimaalRadio-bu8qg
@WaxyimaalRadio-bu8qg 10 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@sportslive24hours98
@sportslive24hours98 10 ай бұрын
Mnshallah sheekh barbaraawi
@GAAGAAB1
@GAAGAAB1 10 ай бұрын
Ictisaamku waa hooyadii alshabaab. Sheekh barbaraawi alle ha ka jasaaid siiyo xaqqa uu iftiiminayo
@khadarobsiiye5071
@khadarobsiiye5071 10 ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@guutaale
@guutaale 10 ай бұрын
MaannshaAllah
@awaaare718
@awaaare718 10 ай бұрын
Sh cabdale barbaraawi wuxuu caanku yey jawaabta fiican ee masaai'sha diiniga ah ma guud ahan markuu diinta iyo cilmiga dhigayo.
@Siciid22
@Siciid22 10 ай бұрын
Somaliland gulll❤
@arahmanmohamed2574
@arahmanmohamed2574 10 ай бұрын
Masha allh sheekh cabdilahi warku wuu cadyahay
@sacda3315
@sacda3315 10 ай бұрын
Masha allah jasakallahu khayr
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 10 ай бұрын
Mashallah
@maryamali.
@maryamali. 10 ай бұрын
Waa sheirii isaaqland
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 10 ай бұрын
Somaliland waala wada leeyahay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
faqash ka waran iyaga
@hussein1211
@hussein1211 10 ай бұрын
Xajka wuxu ku aadaa Passaport Somali ah
@hasanyusufmohamed2524
@hasanyusufmohamed2524 10 ай бұрын
Sheekha ka xisgood
@book2316
@book2316 10 ай бұрын
Plus there was no government or country or ruler after the civil war. The republic of Somaliland clearly established a government and a ruler before Somalia.
@cumarhusen4214
@cumarhusen4214 10 ай бұрын
Kheesh.tawxed.baraka.llaala
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 10 ай бұрын
Sidaa sheekh barbaraawi baa culimada somaliland loogabaahanyay inay dalkooda iyo dadkooda inay xaqakugarab istaagaan jasaakalaah khayr yaa sheekh barbaraawi
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 10 ай бұрын
Maqif adag weyi ninka manta qadanaya midnimo somaliyeed
@hussein1211
@hussein1211 10 ай бұрын
Wadaad Xume
@mustsfeyuusuf3923
@mustsfeyuusuf3923 10 ай бұрын
M.a
@sahalfarahduale1603
@sahalfarahduale1603 10 ай бұрын
Qabyaaladiste dinta kabax Somali dagalkad gelisen ilaa hada Waka socdo sunaha nebiga gesmar
@1lookmanlook
@1lookmanlook 10 ай бұрын
💚🤍❤️
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 10 ай бұрын
Abwaanada macalimiinta culimada dhamaantood waa dad soomaaliyeed waa mamnuuc inay Tawlad goboleed u nasab sheegtaan jawaabta saxda ah wataas
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 10 ай бұрын
GUUL SOMALILAND CALANKA TAWXIIDKA LEH ILAAAHY HAI BARAKEEYO
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 10 ай бұрын
Markay muslimiinta midawdo somaliland cadawga islamkah diyaarbay utahay
@abduahmed9380
@abduahmed9380 10 ай бұрын
AL ICTISAAM OO BASHIIR SALAAD IYO MAXAMED IDRIS KA AMAR QAATA, AYAA INA WAALAYA
@jamadol7047
@jamadol7047 10 ай бұрын
Okay waa talo fiican lakiin shikh kuwa hada xukuma Soomaliland sow Soomalia uma Burburin si eey uxukumaan Soomaliland? Bal nooga jawaab
@kaysenur1592
@kaysenur1592 10 ай бұрын
taasi dawlad baadil ku dhisan ayay ahayd.
@abdarasaqmohamoud5788
@abdarasaqmohamoud5788 10 ай бұрын
Markaa hore qalad bay ahayd lkn hada qofna uma banaana mar hadii ay tii hore kuwani burburiyeen ana tanaan burburinayaa
10 ай бұрын
Siikh Su`´aasha ma aha inaan Bangaaladesh la midowno,
@qardhochannel282
@qardhochannel282 10 ай бұрын
Hala burburiyo somaali naceeb waaye gaalada 😂😂😂
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 10 ай бұрын
Idinkaa yuhuuda ku abtirsada 😂😂😂
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 10 ай бұрын
Qofka gaal muslim ku sheega isaga ayaa la noqdo ama kuu ku sheegay
@MahadAbdulle-in3zv
@MahadAbdulle-in3zv 10 ай бұрын
Kan sheeq mahan😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
walaahi waasheekh saxa xaasidoow kuwa kale waa alshabaab
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 10 ай бұрын
SSC=HARTI NO iidoor okay.
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 10 ай бұрын
Ssb baa idin wasaysa 😂😂
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 10 ай бұрын
@@jirdemaxamed6206 Usheeg iidoorka.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
ssc waraabaa cunay kkkkkkkkk
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
ssc waa sool sanaag iyo caynabaa maa daaleh maamulkiina been buu ahaaye awelba waanu ogayn inaa been sheegayseen hadan xamsaa yidhi waa been
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf 10 ай бұрын
Magaca dhibmaleh somalida dhan ba la magac baxaday sida galmudug puntland
@asdssa2714
@asdssa2714 10 ай бұрын
sh.Barbaraawi oo keli ah maaha cidda fikirka ictisaam kasoo horjeeda ..dhammaan culimada dacwah al salafiyah sida sh.C.kariim Xasan xoosh sh.Axmed Iid iwm ➡dacwaha al salafiya waxay qabaan in madaxdu aanay gaalo ahayn illaa caddayn cad la keeno oo shuruudihi wadata.....haddii ay gaalo noqdaan na laguma bixi karo illaa la helo awood xilka lagaga qaadayo si aan dhiig u daanin fawdo na dalku u galin......hadafkooda ugu sareeya maaha madaxtinimo lkn waa wanaaga oo la faro xumaanta oo la reebo ..qofkii muslim ah ba xilka ha haye ➡lkn ictisaam waxay qabaan dhammaan madaxdu in ay gaalo yihiin oo lala dagaalamo xitta dhiig ha daate oo fawdo ha la galo ...madaxtinimada na waa hadaf koodu ugu sareeya .. waxa la waraystay mid ka mid ahaa xukuumaddii ictisaam ka ahayd ee sh.shariif sh axmed....waxa lagu yidhi ka waran kursigii waydinka gaadhee...diintii ma faafiseen...wuxu ku jawaabay waa kolba intaanu awoodno❗❗......kolba intaanu awoodnu haddii iyaga lagu dhaho waxay ku jawaaban kursiga banneeya gaalo ayaad tihiine anaga diinka ugar gaaraynee❗❗
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 10 ай бұрын
Somaliland ilahay mooye cod burburin karata ma jirto Somalia oo burburta ayaa kadhow taa
@jamaadam3049
@jamaadam3049 10 ай бұрын
Waa weriye jaahil ah adeer diintu magacya kama hadasho e mabaadi iyo caqiidey ka hadashaa
@salebanawil9993
@salebanawil9993 10 ай бұрын
Intaa aad garatay ma garanayaan dadku in wax la baro bay ybaahanyihin
@AtlasAtlas-r6s
@AtlasAtlas-r6s 17 күн бұрын
الرجل هذا مع انه سلفي لا تنتفخ اوداجه الا اذا سمع صومالي آخر يقول نحن دولة واحدة وكيان واحد عندئذ يأتي مسرعا وكأنه نسي طبخا موقد فوق النار ليقول بغض كل من يتحدث عنا فهو ضال و نحن دولة بل أصبح بكل خبث يرمي بتهمة الكفار ضد المسلمين على المسلمين أنهم إرهابيين ، اذا كانت هذه السلفية فوالله أقولها بفم مليان لا أريدها ، والله مشكلة التعصب الجاهلي مشكلة كبيرة اللهثان خلف الكرسي والسلطة
@saidmussa6461
@saidmussa6461 10 ай бұрын
Midkani CABTOOY ah oo wareysaneya sheekha somaliland dowlad kama jirto waa meel been loogu sheegey 32sano SNM
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 10 ай бұрын
Qadhmuunkiina haysta ee hanoo keenina anaka.
@maryamali.
@maryamali. 10 ай бұрын
Waar somaliland iska haysta Isaaqwo .harti waa daarood……….mafanteen
@ashanor8035
@ashanor8035 10 ай бұрын
Somaliland heega iskalih dadka kale waykudulmanyihiin maxaad Somalia ku burburiyasan
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
huurona maxay leedahay
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 10 ай бұрын
Maamulka Somaliland wuu ka daray kii Afweyne ee la la diriray
@HalyeeyGA
@HalyeeyGA 10 ай бұрын
Beenta iska xoriyad baa ka jirta.Qof afka la qabtaa ma jiro
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 10 ай бұрын
Waxa jira ayaa la sheega ee wax laays lahaa bal wax jira inaay noqto eega oo la qurmiyey siina baqtiyaysa wax magaceeda loo wadwadaa wax macna ah ma samaaynayso
@warfafarah6491
@warfafarah6491 10 ай бұрын
Sheikh khaliifki 4 sayiduna cali ibn abu daalib miyuuna aamirki u noqon ,meecawiya rdc firqadi leexxday ee caamir bin yaaser dilay ???!
@ayanhassan705
@ayanhassan705 10 ай бұрын
Honestly I did like when he called Somaliland mamul this is minimization to Somaliland. He should have said Dawleda Somaliland
@abdifatahali5843
@abdifatahali5843 10 ай бұрын
I’m sorry to tell you but Somaliland will never get international recognition the land is Somalia and we love you your our brothers and sisters forever and as Somalia we can’t afford to lose anymore land💯🙌🏾🇸🇴
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 10 ай бұрын
Ayan please go to visit Dr Gabose
@buraale134
@buraale134 10 ай бұрын
​@@abdifatahali5843facts
@1lookmanlook
@1lookmanlook 10 ай бұрын
@@abdifatahali5843who is we. Our land is ours. Fuk your fake love. Learn to respect us.
@abudarda00
@abudarda00 10 ай бұрын
There’s a difference between dawlad and maamul and somaliland is a maamul from every definition. It’s the reality not something that people are forcing them on.
@abokorgutale8554
@abokorgutale8554 10 ай бұрын
Sheekh hadii maamuulo kale duwan muslimiintu yeelan karaan, reer awdal ma samaysan karaan awdal state, mise isaaq uun ayey u banaan tahay?
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
faqsh somaliland weligiid wayjirtay iyadaa kuu timi kaana noqotay
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 10 ай бұрын
Somaliland maxaasidnimo iyo fidno kakakicin iyo cadaalad daro iyo dulmi iyo xasuuq laysdafirayo ayay kulamidawdaa Somali no ilaahay iyo diintiisa iyo dadnimada meelkagamataalo
@MUSTAFYUUSUF-y1f
@MUSTAFYUUSUF-y1f 10 ай бұрын
Nin baa hada ka hor waxaa la yiri Dalmar oo ahaa magaca aabihii waxaa maqlay wiil walaalkiis ah markaasuu yiri waxaan layaabay wuxu Dalmar Kaligii u qaatay. Hadii Gaalkii yimid waqooyi yiri Somaliland oo ah dhulkii somaliyeed , koonfur maxaad siiseen . muxuu ku khaldanaa nin kii yiri somaliland oo aad u tiraahdeen angaa kaliya nala yirahdaa afka qalad marka lagu yiraahdo
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 ай бұрын
Midnimada somalia waa lama taabtaan sheekhow
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 10 ай бұрын
Qarannimada Somaliland waa muqadas
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
somalilan waa lama taabtan iyo muqadas ayaa naga barateen kkkkkkkkkkkkk
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
faqsh uraysa
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 ай бұрын
Faqash muuse juudaan baakow ka ah
@ProfessoreMarbuki
@ProfessoreMarbuki 8 ай бұрын
F
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 10 ай бұрын
Wadani, Ciro, Gudcur Gude, Buur Madow iyo Ictisaam Milyan JEER Cadaabta ha ku Gubtaan. Ictisaam waa in dalka laga saaro hadii kale waa in lagu laayo. Cadowga dalka dibada kaga soo duulay waa in lala dagaalamaa oo lagu celiyaa meeshii ay ka yimaadeen.
@buraale134
@buraale134 10 ай бұрын
Gaajada iyo jahliga somaliland yaala ba dagaal kaga bahan ee iyaga xooga saar waxa kale uso noqo😢😢😢
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 10 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkk o ya soo hadhay markaad dadkii wadanka lahaa aad tidha ha lalaayo
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 10 ай бұрын
Caadiafadda jooji ha ka eegin dhinaca caadifaddsa ka eeg xagga diinta , runtii sheikhu su aasha jawaabta uu ka bixiyay waan ku waafaqsanahay
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 ай бұрын
Somaliland magaca badasha idoorow somali baan ahay ciidee iga xigta hadii Somaliland ladhaho
@HalyeeyGA
@HalyeeyGA 10 ай бұрын
Taasa ku tusaysa soomali jacaylka. Magaca markhaatiya ah
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
weligeed somalilan baa la odhan jiray iyo somaliya waan lagaa xigaa
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 10 ай бұрын
Finally diinti dadka lagu badawsanayay wa a laga baxay. Daaroodow dagaalkaad biloowdeen iyo dhiigi umada islaamka ahalkaydun ka gali
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 10 ай бұрын
hadaan dadka loo adaygayn ee laga adeeganayo
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 10 ай бұрын
SNM=SOMALILAND=YUHUUD iidoor.
@HalyeeyGA
@HalyeeyGA 10 ай бұрын
Dhulkii culiimada islaamka somaliyeed dib taariikhda u raac
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 10 ай бұрын
Daaroodkaa yuhuud ku abtirsada
@ridwaanxasandhamaccaabi5035
@ridwaanxasandhamaccaabi5035 10 ай бұрын
Yuhuud maada gaadhi kara illhy ayaa ka dhaliyay ambiyadii uu umadiisa u soo diray😢yuhuud waa cidii ugu laaandheereysnayd aduunyada nabi muusa ka dhashay,nano yuusuf ba ka dhashay mn shallah 👏👏
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
markaad iga yaabtay quwadayda ayaa yuhuud igu yeedhay
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 10 ай бұрын
Adiga diin ka dhegayzan mayo lkn siyadaa rerkiiina wax ka dhehdo waa laga yaba inaa ka Dhehesto .
@kaysenur1592
@kaysenur1592 10 ай бұрын
hadaanad dhegaysanayn maxaa meesha ku soo galiyay orodoo sh abdi xirsi u tag.
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 10 ай бұрын
We Can't Have Inmates Running the Prison. Therefore iidoor are inmates who think they can run the prison. Gaalo jaceyl baa itaa kasoo reebay. Yuhuud yuhuud dhashay oo garacyo ah baa diin noo sheeganaya.
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini 10 ай бұрын
Ciil qabe cadaabta gaL adoonyaw😅😅😅😅
@engmohamoudhassan3044
@engmohamoudhassan3044 10 ай бұрын
Xishood akhlaaq ayaan lagugu soo korine
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 10 ай бұрын
Hadaad diin leedahay saa umaad hadasheen
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 10 ай бұрын
@@engmohamoudhassan3044 Yaan lagu wasin nacasyahay iidoor carar.
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 10 ай бұрын
@@Cabdiqani-k5b Asc. Adiga yaad kudhagantahay?
@abdifatahali428
@abdifatahali428 10 ай бұрын
Land waa magacii lagu kala qaybiyey dalka gaalkiina waa tegay mana soo.noqonayo ..
@khadijac9841
@khadijac9841 10 ай бұрын
Magucuna cid wamayeenin hadana waxba tarimaayo laakiin soomaali iyadaa halkaa isdhigtay gaana madhigin muslina madhigi gaalkii tagye maywax noqdaan walee RABI oo farash ukeena masheegin laakiin maanta ayay uguliidataa xataa culimadii ayaa lacaayaya oo qabiil lagufogaynay waana arin khtara qof diin kuusheegaya inaad tidhaa waareer hebel
@Qaysqaysarshorts7709
@Qaysqaysarshorts7709 10 ай бұрын
🎉🎉
@JamaaljmjJamaaljmj
@JamaaljmjJamaaljmj 10 ай бұрын
Hi
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 10 ай бұрын
Dee oromo kawaran waa soosocotaaye maad u ogashay??
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 10 ай бұрын
OROMADAA KAA DHOW!!!!.
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 10 ай бұрын
@@mustafahassan2555 Kkkk, oromo maadaa ah?? Sheekh isaxaaq baanu nahay uf uf uf Oromo iyo waxa wataba👎👎👎👎👎
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 10 ай бұрын
@@RoodaIsmail-i6pkuwa aad u niikinayso ee daarood waxa ka fiican oramada dhaqan iyo diin ba
@smeshcel3025
@smeshcel3025 10 ай бұрын
Oromo maatideeyna mey layn darood ba layeye oromo faqash nagu may nooqdan darood ba faqash Boqolkii ba boqol oromo ba naga dhaw darood
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 10 ай бұрын
@@smeshcel3025 waliba daaroodko waxa uu Somali noqda marka uu xukun raadinayo in aye Somali xukunto waxay ka jecel yihiin Xabashida iyo Kenya laas canood waxay u burburiyeen si aan Somali kale u xukumin
@abobasement346
@abobasement346 10 ай бұрын
waxaa wajibah in lah burburiyoh Argagixisadah snm
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
soo soco siraadeey hadii xataa la burburiyo miyaan kuu imanayaa nacasoow cadaawad ayaaba ikiin gelaysee
@AtlasAtlas-r6s
@AtlasAtlas-r6s 18 күн бұрын
الله لا يوفقك على هذا الكلام يلبس الأفعال التي نهى عنها الله صبغة شرعية وتبرير شرعي، يعني الله قال بعد أن ذكر ولا تكونوا كالذين تفرقوا إلى أولئك لهم عذاب عظيم ، أصبح ترند وتبرير كل من يبحث عن السلطة والكرسي وليس له شوكة حتى لدفع الأعداء يبرر ويقول اصلا لم يكن هناك شيء موحد من زمن عثمان ويتناسى كلام الله عز وجل في كتابه ، يعني صوماليلاند تتغنى بشكل رسمي الاثيوبيين الكفار اخواننا وباقي الصوماليين المسلمين أعداءنا ، وبعض التافهين ظن منه أنه سيخدعنا يقول هناك مسلمين في إثيوبيا وهل ليس في أوروبا مسلمين بالملايين فهل أوروبا قارة مسلمة وهل أمريكا مسلمة ، تبريرات سخيفة على مبدأه كل الكانتونات الصغيرة في الصومال دول لأن لديها اعلام وشرطة وحكومة ورعية ،
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 10 ай бұрын
Carab dalableh ceebtu waatii ka raacday Laascaanood 😊
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 ай бұрын
nacas maxaa naga raacay iwad shekada
Wararkii u dambeeeyey ee Doorashadda Somaliland.
15:30
MM Somali TV
Рет қаралды 4,8 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35