SOMALILAND IN LA AQOONSADO WAXA KU JIRTA MASLAXADA UMADA SOMALIYED” CABDI XUSEEN OO REER SOMALIYA AH

  Рет қаралды 12,007

Hamze Hariir

Hamze Hariir

Күн бұрын

Пікірлер: 81
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 2 ай бұрын
HADAL. IYO DHAMAAN. DHUL. NINKIISII. BAA. ISKALE VIVA. SOOMAALILAN. CADOWGEEDU. HAJABO
@axmedmaxamedsomali
@axmedmaxamedsomali 2 ай бұрын
Soomaalilander asal ah
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 2 ай бұрын
Mashalah mashalah guuul Somaliland illahow guuuleh Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 ай бұрын
Absolutely, I couldn’t agree it more
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 ай бұрын
Mansh Allah Mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤❤❤
@fadumosuleman5201
@fadumosuleman5201 2 ай бұрын
Well said sultan
@noahD1636
@noahD1636 2 ай бұрын
Xerada XaLane, ayaa laga xukuma
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Somaliland Cidna uma baahna aanka ahayn dadkeeda oo kaliya. Kuwa Af-Somaliga ku hadla Somaliland uma baahna hadaanay iyagu u baahnayn. Milyan jeer Cadaabta ha ku Gubtaan. Guul dadka reer Somaliland
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
Qofka is habarayo waba adiga
@MaxamedcaliAadan-k4d
@MaxamedcaliAadan-k4d 2 ай бұрын
It's TRUE
@FustafeMaxamed
@FustafeMaxamed 2 ай бұрын
Hadallada Suldaan ee dhammaadka dooddu waa kuwo dareen taabad leh oo ka turjumaya qabka muwaadiniinta reer Somaliland.
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 2 ай бұрын
Aniga wallaahi waxaan jeclaan lahaa in ay somaaliya aqoonsato Somaaliland si ay walazlnimDooda u waarto laKin hadii dawlad kale aqoonsTo cadaawo ayee isku qaadayan tassina uma wanaagsana 2da dhinacba
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 2 ай бұрын
Xasan sheekho Soomaliland inay dib u soo noqoto waa habeenki xalay ahaayo tegay xag Alle ma sheegin marka waxan oran lahaa abaal aduun iyo aakhiro lagu hayo oo taaj laguu saaro oo soomaaliland TAALO lagugu sameey maxaa kuu diiday?
@FustafeMaxamed
@FustafeMaxamed 2 ай бұрын
Maasha Allah. Waa nin calool fayow.
@SuhuurMawliid
@SuhuurMawliid 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 2 ай бұрын
Length of the Internationally recognised border between Somaliland and Ethiopia = 745km. Lengtg of Unrecognised border between Ethiopia and Somalia = 700km Length of Recognised precolonial border between British East Africa and Ethiopia now called Jubaland = 203Km.
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 2 ай бұрын
Aduunkoo dhami haduu isu yimaado xuduuda Soomaaliland waxba kama badalikaro hadii latixgalinwaayo xuduuda Somaaliland xadkale oo jirayaana majiro Aduunkuna fowdo ayuu isurogayaa Somaaliland guuuuuul
@mohameddarar4813
@mohameddarar4813 2 ай бұрын
Wiilka suldan nin muwaadina tarikhda qoaridonta
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah 2 ай бұрын
Somaliland iyo somali italya markii 60 kii,ayay somali italya wax walba qaadatay, madaxweyne, riswasare,iyo golahii wasirada, milatri,bolis, markaas ayay somaliland, ogatay dadka ay u yimadeen in ay si xun oo khaq daro ah wax isku siyeen
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 ай бұрын
Haadii. Soomaali. La nd. Haadii. Lacitiiraafo. Soomaali tan. Waa. Dhiisanasa
@aminafgh2127
@aminafgh2127 2 ай бұрын
somaliland guul cadawgeedana illaahay ha jebiyo
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 2 ай бұрын
Soomaliland maanta uun lamay soo bixin dib ula noqoshada lkiin dib ugu noqo oo ka soo bilaw inqilaabkii dhalin yarada reer soomaliland ay ku diidanaayeen midnimada markay arkeen sida wax loo wado mida kale ku darso in aanay u codayan dastuurkii reer somaaliland wakuwii diiday markaa soomaaliland waxa sii kalifay in ay dib ula noqdaan dawladnimada markii siyaad bare xamar laga saaray isla markiiba iyada oo aan lala tashan reer soomaliland ayaa xamar lagaga dhawaaqay dawalda
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
Meel qabiil Cuqdadi kajiro dowladi kamajiran wax kale keena 😂😂😂😂😂😂😂 Somaliweyn ayajireyso
@harunmusse153
@harunmusse153 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Guuleyso
@Guuleyso 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 2 ай бұрын
Shaqo Kuma lahin warka rinka leh konfur baan kaso jedaa waa u kaligiis malaha dhulkaa waxbadan kama yaqaano
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 2 ай бұрын
Waa aqoonsaneenaa Somaliland haddaan ree Muqdisho nahay naga wata waxaan baatlamaankusheegta eh. Dhibkeennaaa nagu filan. Deris isku hiiliya aan noqonno. Ethiopia waxba bad ha siinina ee noo noolaada walaalo dunidu isku buufiso aan noqonaye iska baxa
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 2 ай бұрын
Haa, waxanu isnidhi fura, SOMALIYA waxa ay nagala hortimaadaa dagaal dhamaantood, xitaa bbc- da waxaanu u qornay fariimo badan laakiin dheg umay dhigin
@soraya.a7956
@soraya.a7956 2 ай бұрын
Wuxuu ka mid yahay kuwii argagixisada Alshabaab taageeri jiray aqoon fiican ayey u leeyihiin shacabka Soomaaliyeed 😅
@fadumosuleman5201
@fadumosuleman5201 2 ай бұрын
Haa qofkii waxad sheceshihin aan sheegini waa alshabaab war idnka ah oo la shaqayista losers naga hadha mara boobyahay munafiqinta ahi ربنا ينتقم منكم أشد انتقام
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 2 ай бұрын
Immisa jeer ayee wadahadleen waxna kama soo bixin shisheeye inuu ku shsqaysto maahee
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Haddii Somaliland la aqoonsado maxaa diidaya in puntaland iyo gobalada kalena la aqoonsado?
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 ай бұрын
Somaliland aqoonsi ugama baahna Somalia. Ethiopia ayaa aqoonsan doontaa. Dowr dowrdowladood oo ku daba jira Ethiopia ayaa iyagana aqoonsan doona Somaliland.
@AbdiYussuf-vx4ud
@AbdiYussuf-vx4ud 2 ай бұрын
Somaliland ma dadbaa mise waa dal ? bal noo caddee ???
@MohamedAhmed-or6pq
@MohamedAhmed-or6pq 2 ай бұрын
Fikirkaasi mudo😂laga joog todoba sanadood ayaan ku qoray social mediaha qoraal dheerna waan kasameeyey mawduucuna waxuuahaa somaaliya oo dhan badbaadadeedu waxay ku jirtaa iyadoo somaaiyada kale u aqoosato dawlad madax banaan hadii arinkaa la waayo somaliya way baabaysaa waana lakala qaybsan walee ninka waxaa soo socda aan garan waxa joogana ma garto maahmaah baa tidhaa
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Soomalida dooda la dhex dhigayaa halkay joogtaa ? Yaab
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 2 ай бұрын
IsaaqLand ma shaqaynaayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hibaaq6184
@hibaaq6184 2 ай бұрын
Isaaq land aduunki odhan Aya ka yaban oo aqoonsan waa reality
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 2 ай бұрын
@@hibaaq6184 Qaldaaaaaaan😀😀😀😀😀😀
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 ай бұрын
Suldaan waxa iga gaadhsisan maahmahena ha odhan somalidu waxay ku mahmahdaye reer somalilnd waxay ku maahmahan dhaha
@AbdirashiMohamed
@AbdirashiMohamed 2 ай бұрын
Doqonkan waalan oo Jaahilka ah Wuxuu yiri qabiilka isaaq SNM IN LA AQOONSADO MASLAXADA UMADA SOMALIYED AYAA KU JIRTA.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 ай бұрын
Somaliland aqoonsi weey heleysaa . Taas halugu seexdo oo halagu soo tooso. Kuwa shakigu Kaga jiroow, qalbada ayaa beri dhow idin jebi doontaa. Somaliland Guul iyo Aqoonsi buuxaa In Sha Allah.
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 2 ай бұрын
ODEUGQN SADEXAAD EE HADLAYA EE QIREY DAGAALADII 77KII, RUNTA BIYO KAMA DHIBCAAN KA AH !!!!!
@fathiayu3868
@fathiayu3868 2 ай бұрын
Wax ay u weerir waayeen isaaq u qaxinwaayeen awood li maxay isla hayan
@B.abokorAderea
@B.abokorAderea 2 ай бұрын
Naacle,tahay inqulaabki 1964 tii e Xasan kayd,muxu AHAA in la hooyo Somaliland ma ogayn miyaa.
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
NAC NAC. IYO SHEEKO. RAQIISA. IAM SOMALI. MY COUNTRY. SOMALIA 🇸🇴 WHAT. IS THE LAND??? NAC NAC. IYO. QABYAALAD. HADII. LAGU. BUUQO. WAA. XAGEE. SOMALIA 🇸🇴 NAC NAC. NIN. KII. DIINTA ALLE. IYO. TAWXIIDKA. ALLE. NIN KII. KA HADLAYA WAA LASOO DHAWY NAYAA. WAX. KALE. SOCO MAAYAAN. TAWXIIDKA. ALLE. IYO DIINTA ALLE. CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO ISAAQOOW. KKKKKKK. IYO. CALANBA.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ай бұрын
reer somaliland waa 4milyan?????? Who say that??????? sxbyaal reer somaliland xaqiiqatan waa = 12 milyan ,,, nin doona iyo nin diidaba,,,, for ever Somaliland rep,,
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
DIYAAR BAANU NAHAY
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Soomali soomaliyeeey hadaad maqasho meesha sixir , munaafaqnimo iyo been ayaa ka socota.
@cambaroali7733
@cambaroali7733 2 ай бұрын
Waa runtii walaahi Guulayso somaliland
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Waqooyi wax la yidhaa ma jiro
@cabdiwahaabmaxamed2699
@cabdiwahaabmaxamed2699 2 ай бұрын
dantada ka tasho hoyada waqooyiga ka wase
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Dib ugu noqo inqilaabkii 1961 . Somaliland waxay ka noqotay isku daygii midnimo 1961.
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 2 ай бұрын
Suldaanka wuu mahadsan yahay, hadalkisa dheeraa ayaan dhegaystay ee ka koobnaa taariikhda , hogo tusaaleyn, baraarujinta, talobixinta, iyo waaninta, runtii hadalkiisa waan u bogay waxaan la dareen ahay suldaaanka, Hadalka xuseen waxa ka codsan lahaa in uu qabto dood ku saabsan sababta Somaliland aynu ku diidanahay in aqoonsano? hadii la aqoonsado Somaliland iyada somaliyana diidan tahay, maxa ka dhalan kara? Hadii somaliland la qoonsan waayo SOMALIYA maxay ka faaiidaysa? Su'aalahas iyo wax bafan oo kala ayaaloo baahan yahay in la lafa guro
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 2 ай бұрын
Hal qabiil😂😂
@AbdallaHersi-hj6ln
@AbdallaHersi-hj6ln 2 ай бұрын
Waxaad halmaameysaa: Inqilaabkii fashilmay 1961, ee woqooyi ka Kacey, wuxuu ku saleysnaa "Somsliland" ayaanu dooneynaa. Fadlan taariikhda fib ugu laabo. Mahadsanid
@Guuleyso
@Guuleyso 2 ай бұрын
Haa heey somaliland adiga aqoonso adigoo reer koofur ah balabala urur samoolow beenta plan B u yeela qaranka waa la khaawiyey🎉waxaa weeye iiin iyo xoogaa moxogo iyo fufu
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 2 ай бұрын
Iyakaa idin qarxiyo caqli dameeraale snm waa oromo haka guurto soomaali diid weye
@hibaaq6184
@hibaaq6184 2 ай бұрын
Ina dhilo SNM dulkan iyaga leeh yuhid ayanu keenayna hadanu doono adiguna oromo oo muslimar kaa hadlaysayee
@ismacil9022
@ismacil9022 2 ай бұрын
Ragalimu hadlay haladiyar garoobo wasax
@shamsogarad6932
@shamsogarad6932 2 ай бұрын
Beenawaas urursamaale ah . War ma Iidoor keliya baa dawlad ah
@hibaaq6184
@hibaaq6184 2 ай бұрын
Sharmuuto iska amuus. Isaaq kaligood Aya ah maxad idinka qaylisiyeey aad idinku dawlad u noqon wayday..Isaaq aduunki dhan Aya hadal haya
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Qabil mah noqdoh dowlad kk
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 2 ай бұрын
Aduu. Kplay. Faqash. Baadtahay. Kolay. Waxaankuusheegayaa. Qbiilkastaa. Meeshiisa. Haiimaansado. Kii. Dhulfiican. Ilaahay. Siiyayi iyo. Kii. Saxare. Kunoolba markaa. Hasaanu. Kaagu. Waxba. Kuu. Jjarayn. Haa. Anoo soomaalilana. Ayaan. Qaran. Shamans. Tiran. Ahay. Waad. Iska. Poyi. Kartaa
@raafxero527
@raafxero527 2 ай бұрын
Waxan Oo dhan waxa dhaama, walalah yo 33 sano baanu sugeeyney bal in wax iska badalan, wax dhaqaale Oo aanu ka heel na majirto, hadaba wax kasta Oo umadi unbahantey ba waanu ubahaney, hadab Hadaba ma arag no waa ididiilo ah Somali inay ka baxeysa dhib ka aay ku jirto, iyo goorta ay ka baxeysa, ma sugi Kar no 33 sano Oo kalee. Haddi aan nal ictirafin wax aanu udhowney in dhaqaale la aan xoogani nagu dhaco. Beesha calami ka wax aanu LEENEY. Bal talanasiya Oo sideebanu yelna, bahi Markey timado wa garaneeysa wax ka dhalanaya, kala danbeen la aan, gaajog DIL kooxo Argaxiso ah.dowlad la aan. Ugu danbeen Na noqon wax aan jirin. Dhib kas Ba nagu so fool leh. Beesha calami ku Talo ha na siiso. Had iyo jeer wax macquul ah so hordhig Beesha caalam ka.
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 2 ай бұрын
Aduu. Maharashtra. Baad. Tshsy. Aqli. Xumidaa. Bisinka. Gaajo. Kudishsye. Aamus. Anaga. Dharsg. Iyo. Nomcaanu. Kujirnaa. Cidna. Uma. Bashing. Aan. Ilaahay. Ahayn
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
Wax ictiraaf mana jiro riyo aydba ku jirtin hal qabiil bas aydba tihin intagalew xitaa nima raacsano bal qabiil ictiraaf raadinayo wali mana maqlin
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kan haduu reer koonfur yahay waa la laaluushey ama waa doqon Goorma ayaa waqooyi iyo koonfur warqad kala saxiixdeen Waa doqonyohow khadka ka bax Magacaagiina waan heley oo cabdi xuseen ayaa lagu yiraahdaa Ogow inaad raali gelisey 4000000 oo aad adigu sheegtey waxaadna kaga careysiisey 80000000 oo ah soomaalida kasoo hartey isaaq
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 2 ай бұрын
Kkkkkkkk. Ooma. Dhulkaad. Ila. Lahayd. Soomaali. Kuwastaye. Faqash. Aamus. Ayahay. Aydu. Dhashay eexaaraanta. Ahi. Kaxbuu. Kaa. Yahay. Dhul. Isaaq. Leeyay
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 2 ай бұрын
Sow ta laga tashadey dagaalna diyaar baanu u nahay
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 2 ай бұрын
Comments kayga Soomaaliland sidey ku go,aysaa beentaas ayaad dadka ka,dhaadhicinaysaa. Veel la dhaho Isaaq ayaa rabto in uu ka go,o beelaha dego waqooyi galbeed ee dalka Soomaaliyeed na ravaan in ay walaalahoid Soomaaliyeed ayey rabaan beenta iska joojiya cid aqoon sanasabayo majirto ma Amxaar ayaan siineynaa dalkeena maya
@HodanHurwaa
@HodanHurwaa 2 ай бұрын
Yaan Laba Aqoonsanine Lkin Somalia Kwrn Yadu Ma.Tahay Wadan maanta Ciidamo Ajaaniba Ah Ilaaliya
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 2 ай бұрын
Turki. Iyo. Masaryk. Iyo. Balaayoo. Dhan. Baad. Siisay. Meeshaadii. Aabahaa. Aqli xumada kawase maxaa. Kaagalay soomaalilan. Mahooyadaa baale. Orid. Taada. Kahadal. Duliyohow. Madhani. Faaruq. Fooqal. Faaruq
@ikk8851
@ikk8851 2 ай бұрын
Is marji indhahaaga oo shan ah ayey dhacaysaa somali bilaa abaaley ❤
@abdibarri9012
@abdibarri9012 2 ай бұрын
BEENAALE SOMALILAND IIDOOR MALAHA KALIYA TUUG BEENAALE DIR AH BAATAHAY
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 2 ай бұрын
U kaalay dee
@abdibarri9012
@abdibarri9012 2 ай бұрын
@@AhmedMohamed-tv6kr LAAS CAANOOD KAALAY HADAAD SOMALILAND AAD LEEHADAY
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 22 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 66 МЛН
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
OGAANSHO
Рет қаралды 139 М.
WARKA DUHUR EE KNN 10 11 2024
14:58
KNN
Рет қаралды 1,4 М.
Surah Yasin, Ar Rahman, Al Waqiah, Al Mulk (Be Heaven) Omar Hisham
57:15
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 16 МЛН
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 22 МЛН