SOMALILAND OO HADDIYAD QAALI AH GUDDOONSIIYAY PUNTLAND | SAADO QARAN IYO SHAAFICI QANDALA | 2019

  Рет қаралды 38,819

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

PUNTLANDNEY BURJI IYO
NASIIB BADANEEEY
BARADII NABADDIYO
BARTII NEGIDAAY
DEEGAAN BILICLOO
JAWIGU BILAYAAY
..................................
SOMALIAND OO HADDIYAD QALAI AH
GUDDOONSIIYAY PUNTLAND
XUSKA 1-DA OGOS -- WAABERI PUNTLAND
SAADO QARAN IYO SHAAFICI QANDALA
.....................................
YURUB GEENYO
SULDAAN SEERAAR
ANSHAX
XUSKA 21 GUURAADI
AAS-AASKA PUNTLAND
KOWDA OGOOSTO 2019
GAROWE - SOMALIA
SOMALIALND IYO PUNTLAND
…………………….
EREYADA: TALASAME
LAXANKA: XAYBARO
MUSIC: HAYKAL YARE
FARSAMADA: DJ CALI KAKA
CODADKA: SHAAFICI QANDALA & SAADO QARAN
----ABDIASKARITUBE
..............................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 188
@Cvcnmnm
@Cvcnmnm 5 жыл бұрын
Puntland iyo Somaliland One Love my people 💙☁️💚 ❤️☁️💚 From Bosaso Bari to Hargeisa one love SL-PL 💕💕💕💕
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 5 жыл бұрын
Somalia is one
@Cvcnmnm
@Cvcnmnm 5 жыл бұрын
Mr Hassan Ali Honoolato Inshallah I am not talking about Somalia now !!!!!
@Cvcnmnm
@Cvcnmnm 5 жыл бұрын
Mr Hassan Ali Honoolato Inshallah puntland waa Somalia don’t change my word walalo
@puntlandland2679
@puntlandland2679 2 жыл бұрын
I love the song 🎵 😍 mahadsani fananinta somaliyeed.
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 жыл бұрын
🇸🇱🇸🇴❤🌍 ALLE JANADII HA GEEYO DHAMAN INTA ARAGTA QORALKYGA
@khadroisse7440
@khadroisse7440 5 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi dhamaantood umada soomaliyeed 💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 жыл бұрын
@@khadroisse7440 amin queen wanaag idinla wada jclhy
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
Amiin amiin
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 жыл бұрын
@@faysayusuf3427 amin
@suhuurbashiir5903
@suhuurbashiir5903 5 жыл бұрын
Aamin yaa rabbi😘😍
@nasrahaldhaa5682
@nasrahaldhaa5682 4 жыл бұрын
Reer putland waan idin jecelnahay From Burco soomaaliland ❤🏐🍏 Hambalyo Hambalyo putland
@edebsanabdimahad2597
@edebsanabdimahad2597 5 жыл бұрын
Puntland markaan maqlo wlhi dhiigaygaa dhaqaaqa 💋qalbigygaa farxad dareema ❤ waa meeshaan ku dhashoo intaa ku le ekaady wlhi baana hbeen meel dhaafsadeen puntland ilaahaw adigaa mahadleh oo soomaali iga dhigy kadibna puntlander iga dhigy🇸🇱🇸🇱 miyaanba dhalasho u ciilqabaa thnkxx reer soomaaliland iyo abwaanka heesta sameeyayba ❤🙏👌
@kawaranhaddii4268
@kawaranhaddii4268 5 жыл бұрын
Edebsan Abdimahad Hablahayagii ❤️ Noolow ina-adeer.
@abdalaosman7835
@abdalaosman7835 5 жыл бұрын
We love Somaliland and putland. From muqadizho
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍Good
@queenofqueens7928
@queenofqueens7928 5 жыл бұрын
❤❤❤
@indhouroon5649
@indhouroon5649 5 жыл бұрын
Somalilnd GuuuL👏from puntlnd
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 5 жыл бұрын
Walaalahayo puntland wan idin jecelnahay hadaan nahay somaliland Horumarkiinu waa horumarkayaga❤❤❤
@axmedabdirisaaq7976
@axmedabdirisaaq7976 5 жыл бұрын
Asiah Hassan sidoo kale walaalo siyaasinta uun baa inakala xayndaabtaye waxaynu nahay isku dhiig isku dhaqan abti iyo xigaal from puntland
@pureheart10
@pureheart10 5 жыл бұрын
Asiah Hassan Rabbi ha idin jclaado dariskaya somalilnd waa wadan aan jclhy wllhi Rabbi ya u siyaadiyo horumarka
@munosaciid8269
@munosaciid8269 5 жыл бұрын
Asiah Hassan sido kle xbbt
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 5 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin dhamaantiin walaalo dadnimo iyo wanaag puntland bay gaar u yihiin❤❤❤❤❤❤❤
@ifraaxfarax4461
@ifraaxfarax4461 5 жыл бұрын
Asiah Hassan I love you mcnto
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
Puntland Reer Somaliland way idin jecelyihiin 🇸🇱❤❤🇭🇺
@biikolo1968
@biikolo1968 5 жыл бұрын
Awale Ayaanle waan jecel nahay reer somaliland ilahay ha xafido from Puntland
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
masha allah🙏guul reer puntland,❣ sidoo kale somaliland waay mahadsanyihiin❣👍100% waxaan ku farxaa markaay somaalidu sidaas oo kale yihiin oo aay is jeceel yihiin👍👍👍👍👍❣❣❣🙏🙏🙏🙏💪💪guul dhamaan shacbiga somaaliyeed gaar ah shacaabka reer puntland🇸🇴hambalyo hambalyo💪💪 from burco, cadey
@AhmedAli-wt2rq
@AhmedAli-wt2rq 5 жыл бұрын
Puntland tagtay oo talaabsatay inlagu daydo ayey mudantahay homplyo hamplyo sanad guuro wacan 🇸🇱🇸🇱❤❤🇸🇴🇸🇴
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 5 жыл бұрын
Wan idin jacelnahay rer puntland shahado Sharaf ayad naga mudantihin gulaysta welcome puntland
@nastehoabdulahi8030
@nastehoabdulahi8030 5 жыл бұрын
Xamdi Kalgacal Hamdi halgan anaguba wan kujclnhy qali madaxaa nosaran thy
@biikolo1968
@biikolo1968 5 жыл бұрын
Xamdi Kalgacal Hamdi halgan sidoo kale qali qurux from america puntlander
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 5 жыл бұрын
Hanbalyo putland guul Iyo gobanimo From guriceel jano ❤❤❤❤❤💚🏠
@pureheart10
@pureheart10 5 жыл бұрын
Amiira Aragsan Thnks wllo
@cimraancawaale380
@cimraancawaale380 5 жыл бұрын
We love puntalnd from GalmuduG
@mohamedwarsame3162
@mohamedwarsame3162 5 жыл бұрын
Aad baan ugu mahadceliyaan abwaanka heestaan sameeyay. Waxay cadaynaysaa shacabka soomaaliyeed inaysan kala qaybsanayn ee ay qabqablayaal ood kala dhex dhigeen sharaf ku noolaada dhamaan soomaaliwayn.🇸🇴❤
@mohamedwarsame3162
@mohamedwarsame3162 5 жыл бұрын
@Hinda Dubad anigu kuma oran ii noqo macalin wax somaliland iyo soomaaliya la dhahana ma jiraan ee waa soomaaliya gobolada Waqooyi iyo koonfureed inta wax isku haysa.
@hamseahmed1139
@hamseahmed1139 5 жыл бұрын
Waa runta wll xaqiiqda ah sunteenu waa siyaasi daneyste ah . From hargeisa hadhwanaaG
@TIKTOKVIDEO-ei5eg
@TIKTOKVIDEO-ei5eg 5 жыл бұрын
Gobonimo inan zomaliland lagu gadhin waa wxan muran ka tagnayn❤❤❤
@Sahruujachanel143
@Sahruujachanel143 5 жыл бұрын
Allaha dhawro dhulkeena wn jecelnahaye thnks intii puntland u heestay iyo abdi askariba thnks wll
@ubax8
@ubax8 5 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo reer somaliland my dadkega puntland jc🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤💋💋💋
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 5 жыл бұрын
May Allah unite the Somali people
@maxamedcabdinuur2819
@maxamedcabdinuur2819 4 жыл бұрын
Puntland hooyadii somaliya
@pureheart10
@pureheart10 5 жыл бұрын
We love you somalilnd dariskeena xalaashaaa from puntlnd♥️♥️
@barwakoahmed5515
@barwakoahmed5515 5 жыл бұрын
MuchaAllah Hambalyo walalahayaga puntland guulaysta walalayal wan idiin jecenhay from somaliland
@siciidofarah2652
@siciidofarah2652 5 жыл бұрын
Mashllaah waa mahadsantihiin reer somalind
@abdulaahimaxamed3164
@abdulaahimaxamed3164 5 жыл бұрын
soomaliland waa mahadsantihiin farxada waanalaqaybsateen from badhan sanaag buntland
@jamalali3280
@jamalali3280 5 жыл бұрын
Kkkk war iska hadal ninkanba samaysama sii youtubekisa uu uspjiitp
@zahraibrahim6236
@zahraibrahim6236 5 жыл бұрын
@@jamalali3280 wa sax qiwanka ayu ku qoray waa xarif sidu uhelo daad badan hhhhhh
@khadijamohamed4659
@khadijamohamed4659 5 жыл бұрын
Awal waxaan layaabi jiray dhalinyaro reer puntland oo uhnblyeyneysa 18may lkn waa dad qalbiwangsan reer somaliland we love
@kooshinderi731
@kooshinderi731 5 жыл бұрын
We love Somaliland from qardho puntland
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Qardho mada putland kadhiget
@sabiriinabduqaadir5086
@sabiriinabduqaadir5086 5 жыл бұрын
somalilaànd aad bad umahadsan tihiin wanu qadayan hadiyad qaliga ah 😙 💕
@zaidfarole9427
@zaidfarole9427 5 жыл бұрын
dhulkaygiii Puntland 🇺🇿🇺🇿 allow dhowr Dhulkii Nabada
@sucdijama3653
@sucdijama3653 5 жыл бұрын
Somaliand iyo puntland waa walalo wada dhashay Somali oo dhan waa isku MID ya allah cadowga naga qabo raba in uu dalka naga qaato. Somaliyeey toosa
@lakiismail5195
@lakiismail5195 5 жыл бұрын
Puntaland my dhiga my dhuxaaaa waxn ahy Inna kaso jeda gowalka ceyn haambaliyo haambaliyo Ayan didn leyehay dadkeygow❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
Jecliya dadkeyga iyo dalkeyga weyno ahatay manto alx viva punland ♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@sudiissa5701
@sudiissa5701 5 жыл бұрын
Thank u somaliland noolad walaalyaal😍👌
@geesigunirifayso3461
@geesigunirifayso3461 5 жыл бұрын
Anigoo reer puntland ah waxan leeyahay thanks reer Somaliland
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
waxaan ku farxaa markay somaalidu sidaas oo kale yihiin oo aay is jeceel yihiin👍👍👍❣❣❣❣💪💪💪💪 cadawgaa somaalida waay ka naxaayaan in aay somaalidu is jeceeladan ma ogoola lakiin somaalidu uma joojineeyso noocaas❣? Hambalyo reer puntland🙏🇸🇴🇸🇴❣ sidoo kale somaliland waay mahadsanyihiin👍👍✋✋ ❣❣❣❣❣❣❣❣✋🔚salaan ku socota somaliland) from somaaliweyn Burco
@khadaralijamac5981
@khadaralijamac5981 5 жыл бұрын
Guul io gobanimo wllden somaliland.from puntland💞
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 5 жыл бұрын
Puntland waa walaalahayo waanan hambalyeynayaa nabada iyo barwaada ku naalooda
@ahmedadenelmi3615
@ahmedadenelmi3615 5 жыл бұрын
Somalind waa xadaariyada soomaalida cidna ma necba hadaad ree soomaaliya kalarka naga fuqdaan waan baxay naa
@Ubahdahir1229
@Ubahdahir1229 5 жыл бұрын
Reer somaliland noolaada horumar iyo nabad ku noolaada faniinta reer puntland abaalka guda u heesa xafladaha somaliland ha noqonina bartood yaqaan waxaa muuqata finslipad reer somaliland
@ikranmudugbila6942
@ikranmudugbila6942 5 жыл бұрын
Puntland Somalnd waykadhexaysa hnblyada anaguba 18my wan uhanbalyenan sikal iyo laba wanajclhy waliged hadidan somalinimo walibawaxn kasijclhy aygo ictirafkoda lasiyo se ncybku ugubaxo
@zisko2653
@zisko2653 5 жыл бұрын
Thnks wll waa somaliland iyo buntland waa dhulalka soomalida ugu nabdoon
@taabicimedia8809
@taabicimedia8809 5 жыл бұрын
Masha'Allaaah, ilaahow isukaaya Sakhir Wxanu nhy dad wada dhashay
@ikranmudugbila6942
@ikranmudugbila6942 5 жыл бұрын
@@zisko2653 haaaabyo lmakalamarme alow bogena burcad iskumari
@ikranmudugbila6942
@ikranmudugbila6942 5 жыл бұрын
@@taabicimedia8809 xaqiq❣
@zisko2653
@zisko2653 5 жыл бұрын
@@ikranmudugbila6942 Ameen wll wllhi waxa jeclahay buntland oo nabad iyo horumar ka jiro somalia sidoo kale iyadna nabad iyo horumar ka jiro somaliland la ictiraafo markaas baynu wax walba haagisan karna
@wow6708
@wow6708 5 жыл бұрын
Jaarkayga walalahay Somaliland jira oo jooga walahi waan idin jecel nahay hadaanu nahay shacabka reer puntland. ❤🇭🇺❤🇭🇺❤🇸🇱❤❤🇸🇱❤🇸🇱❤
@miiiyomaaglodhul7704
@miiiyomaaglodhul7704 5 жыл бұрын
Sido kale wllo wan idin jecelnahay salan sare from hargayza
@zakiboy2792
@zakiboy2792 2 жыл бұрын
3sano kadib ban soo boqdey heestan aadka u sharfta badan Noolaada wllhna somalilan aad ban idiin jecelnahey from Puntland🇸🇱
@ruweydaabdullahi8213
@ruweydaabdullahi8213 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 dhulkena guul waartay
@suhuurbashiir5903
@suhuurbashiir5903 5 жыл бұрын
Best sonG🇸🇱🇸🇱
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 жыл бұрын
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
@@boqoradapuntland1250 su' aal lakiin calaankan maha puntland dee😅😅😅😅 waa wadanka sirre lone
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 жыл бұрын
@@faysayusuf3427 orod hade puntland isame an iska dhafe ani colour ka deyn mayo ila puntland lagu so dare
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 5 жыл бұрын
Mashallah
@nasteexoyuusufmaxamed3312
@nasteexoyuusufmaxamed3312 5 жыл бұрын
We love somaali land & soomalia
@cabdifataaxjaamac3661
@cabdifataaxjaamac3661 5 жыл бұрын
sigaara idin jeclaahy reer somaliland from puntland
@xamseabdirizak7733
@xamseabdirizak7733 5 жыл бұрын
Vivva puntland from hargeisa#
@hamdaismail9060
@hamdaismail9060 2 жыл бұрын
Anaguna waNu idin jecelnahay
@ardofarah7401
@ardofarah7401 5 жыл бұрын
Inshalaaha 5ta Somalia oo midowda Baana rajaaynaya Butland ilaahowa kora ka dhiga iyo somaliya A to Z
@istarcawad2132
@istarcawad2132 5 жыл бұрын
Horaaa losoconayaa viva puntland iyo somaliland
@farhaanhassan6165
@farhaanhassan6165 5 жыл бұрын
Guul rer punt land from muqdisho somaliland dhalad ah
@allsportchennal7142
@allsportchennal7142 5 жыл бұрын
Anigoo ah reer SOMALILAND degana HARGEISA waxaan leeyahay wlaladay punthland hanbalyo, xifaltankii maanta reeban kaliya guulaysta
@ayubeid8386
@ayubeid8386 5 жыл бұрын
Mahadsanid anaguna sidoo kale guul dhamaanteen
@filsanbigays
@filsanbigays 5 жыл бұрын
wow markaas ban ku farxaa reer abtigay iyo reer adeerkay rabigii iga kiin beeray ban u mahad celiyaa
@faizabozz9179
@faizabozz9179 5 жыл бұрын
Allow nabada no siyadi anaga iyo inti somliaba 💙⚪💚🌎🌎🌎
@amranm2283
@amranm2283 5 жыл бұрын
Fanaaninta somaliyeed waa in dadka u dhaxeeyan saan u mushaxa wadanka dhan no xuduud woooow
@iqrosudimohamed7433
@iqrosudimohamed7433 5 жыл бұрын
Jecliyaa luqadeyda oo macaan badanaa luqadeeda somaaliyeyd inanku inuu somaali yahay luqadiisa ku gartay keep going dadkeyga leyga beeray 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙❤💙❤💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@abdulghanitigey9639
@abdulghanitigey9639 5 жыл бұрын
Rer somaliland qalbi wanagsana in lala xidido bay istaahilaan walahy nolada dariskena xalaasha ah guul iyo barwaqo Ban idin rajeyn iyo somalida inteda kaleba
@noorocagaran327
@noorocagaran327 5 жыл бұрын
Msh allh 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 guuuul iyo gubo nibo❤ 💪
@bishaarojama1470
@bishaarojama1470 5 жыл бұрын
qofkii isku tashta cidkastaa aamanaysa dad iyo dalba kaaad rabto ahow puntland ha noolato my motherland
@abdiraxmaanjama8070
@abdiraxmaanjama8070 5 жыл бұрын
Mansha allah shacab is jcl puntland and somaliland
@fatumaosman2750
@fatumaosman2750 5 жыл бұрын
Guul puntland
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 5 жыл бұрын
Mansha allah guul iyo gobanimo dadkaygi puntlan
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 5 жыл бұрын
I love you 💕❤️ inti afka iyo dhiga iyo dulka ila wadagto allow qalub tena iyo qalbi yada dadkeyga midey 🤲🤲🤲 duunka horumariyo An higsane yeynu noqon habsan asagen higsane allow hagar damadiyo hungiyo naga dhor dhibato🤲🤲🤲
@walaalahajrwalaalahajr9145
@walaalahajrwalaalahajr9145 5 жыл бұрын
Putlaaan guuul wacan
@fartuunmohamed1050
@fartuunmohamed1050 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihakiinmahamedabdi3898
@abdihakiinmahamedabdi3898 5 жыл бұрын
Hadii aad jeceshahay soomali ween likta dhac dhc
@beerlulainahassan1744
@beerlulainahassan1744 5 жыл бұрын
Viva putlanad🇩🇯
@lakimoha2827
@lakimoha2827 5 жыл бұрын
Saado alle hakudaayo
@ashqanhabib7745
@ashqanhabib7745 5 жыл бұрын
Dhulkaygii hooyo inoolow guul iyo gabonimo puntland , Deegaanka somaliyed , soomali dhamnteen nolow
@halabuuryoung1774
@halabuuryoung1774 5 жыл бұрын
puntland hambalyo ayan leyahay mar labad
@amranm2283
@amranm2283 5 жыл бұрын
Somali bixixisaaaay puntland 🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
@Sabrasiman9
@Sabrasiman9 5 жыл бұрын
👏👏
@allsportschannelsfantastic4307
@allsportschannelsfantastic4307 5 жыл бұрын
tnks somaliland hanblayo shacabka from badhan sanag puntland
@sihamahmed9417
@sihamahmed9417 5 жыл бұрын
Thanks walalhen Somaliland
@maxamedcabdinuur2819
@maxamedcabdinuur2819 3 жыл бұрын
Kkk baayo wiilka heesta qaadaya waa nin reer PUNTLAND ah waa SHAAFICI QANDALA PURE PUNTLANDER . Gabdhuna waa habar soomaliland ah . Marka baayo heesta puntland iyo soomaliland labudaba way kasocotaa .
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 5 жыл бұрын
Axlaa hees waa hees iyo badh guul shaafici Qandala iyo saado Qandalla
@galoolmaraa4949
@galoolmaraa4949 5 жыл бұрын
Soomaali oo dhan waa wiil iyo Abtigii guulaysta reer putland
@keynaanmusic349
@keynaanmusic349 5 жыл бұрын
Masha allaah waa mahad alle insha allaah Somalia wee so dhawaatay
@caydruuscabdi7508
@caydruuscabdi7508 5 жыл бұрын
Wllhi waxan kugula talin lahaa inad channel ka izka xidho
@kulalmedia3823
@kulalmedia3823 5 жыл бұрын
cabdi askari waxaan oronlahaa ilaali xuquuuqda sawirada sawiradaana anigaa qaaday cida iska lehna kuma aadan muujin xuquuqda
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 5 жыл бұрын
Hees aad umacaan weeye viva puntland
@hanimaxamed8844
@hanimaxamed8844 5 жыл бұрын
hada nahy reer somalind adba ujecelhy somalida
@sowdoabdinor8548
@sowdoabdinor8548 5 жыл бұрын
Mashalh waa kuwaa wallo wada dhashay
@ademabdi1531
@ademabdi1531 5 жыл бұрын
Manshalah barakalah
@Harirtube
@Harirtube 5 жыл бұрын
Siyaasada wlalnimada iyo soomaalinimada ka weyn Hanbalyo wlalayal From Hargeisa
@ayaancali4725
@ayaancali4725 5 жыл бұрын
Noolada tolkeyga🇸🇴
@nashadabdullahi8492
@nashadabdullahi8492 5 жыл бұрын
Aadban idin jecelnahay walalahena Somaliland
@MuniirHaadi
@MuniirHaadi 5 жыл бұрын
Waa in heeso lagu caawiyaa puntland Waayo waxa arkey ayagoo heesaha Somaliland iskuso duubaya kkkkkkk
@khalephpadmacanshe1396
@khalephpadmacanshe1396 5 жыл бұрын
Ax walahy wn qiiroday because dadku inanay meela kala tegyn bn arkaa wax xumaana meesha ma taalo ilahyow qabiilka ka masax dadko qaranimada walalnimada iyo diinta na tus ilahow xamarna mar qudha degta we love putland sanado badan jira walahy aan jeclahy from Somaliland
@faraxmahamed5772
@faraxmahamed5772 5 жыл бұрын
Habalyo walahay butlan guuulaysta
@halabuuryoung1774
@halabuuryoung1774 5 жыл бұрын
Abdiaskari adiga sidokale youtuperkena dadaa iska shegta hadda anagaa ugu cansan dadka
@sacdiyocadey2043
@sacdiyocadey2043 5 жыл бұрын
Dadkayga alllw mideeee
@abdullahiabdirahman3810
@abdullahiabdirahman3810 5 жыл бұрын
Masha allah dhul udug sharafi korkiina ha ahaato
@glowgirl2988
@glowgirl2988 5 жыл бұрын
Kkkkkkk habartan ma tii tiri 1991 ki waxan jiray 5sano kkkkk ar naagaa
@nuramahamud2000
@nuramahamud2000 5 жыл бұрын
Salansare oo idinka timi hrg wllheen Masha allaah puntland
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 5 жыл бұрын
Majeerten amaana waxay hayaanba gacantay idinka sarayaan waa sir laa fahmay 😂😂😂😂
@xasna3439
@xasna3439 5 жыл бұрын
hadaad saas u ogtihiin maxaad nooga xasdaysan waxan jecelnahay maad nagu hurguftan bahasha🤣🤣
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 5 жыл бұрын
Fananinta Reer hargaysa way yaqaanan sidaa faqashta lacgtaa loga furto hadhawna loo caayo oo xabad loola dhaco 👍👍👍👍
@jecliyacalankabuluuga2036
@jecliyacalankabuluuga2036 5 жыл бұрын
Hhh xoolo ma lacag ba ubahdishan naftiina de hadaysaa thy naftina na lacag taad ka jeceshihin
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
18 may in puntland waxa looga yaqana "maalinta qashinka"!! Tolow kuwayaga maxa dhayda ka lisay
@wyard8409
@wyard8409 5 жыл бұрын
Boqortooyada dee
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
Lacag fanaanti waay shaqeydanyaa in la xidhsnz ma ah
@lakimoha2827
@lakimoha2827 5 жыл бұрын
Waxaan ahay reer puntland mana u aqaan caadi iska dhig
@sumyoasalaad9918
@sumyoasalaad9918 5 жыл бұрын
dadka reer puntland kama xuma hor marka ay garen wllhen somalind 18 may malinta xornimada qaranka somalind ayan u aqan ano puntlander ah
@pureheart10
@pureheart10 5 жыл бұрын
Waxaan ahay rer puntlnd umana aqaan magaca walal waan jclhy somalilnd
@mohamedabdullahi7282
@mohamedabdullahi7282 5 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo%%%%%%%%%%%%%%%%
@cabduqaadirhaajiabduqaadir7029
@cabduqaadirhaajiabduqaadir7029 5 жыл бұрын
Heesta waxay nooga ibsaadeen somaliland sool & sanag & cayn okay
@lakimoha2827
@lakimoha2827 5 жыл бұрын
Wiilku codmacaanaa
@abdifatahmnugal2311
@abdifatahmnugal2311 5 жыл бұрын
Fananiinta xayraaminta ah yaan laysku xisaabin.
@ajabnino9577
@ajabnino9577 5 жыл бұрын
Hampalyo gobonimada waa udhalashee
@xafsowadaniwadani4082
@xafsowadaniwadani4082 5 жыл бұрын
wadedab darntahy waryaa maxaad ugu sawirty calnka somali diodka
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 жыл бұрын
Somali markaan was israaci rabtaa
It's the natural ones that are the most beautiful#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 19 МЛН
ماذا لو كانت الفواكه حية 🥥🍸😜 #قابل_للتعلق
00:42
Chill TheSoul Out Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Мем про дорожку
00:38
Max Maximov
Рет қаралды 4,4 МЛН
vampire being clumsy💀
00:26
Endless Love
Рет қаралды 31 МЛН
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 2,1 МЛН
It's the natural ones that are the most beautiful#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 19 МЛН