SOMALILAND Waa laga Takhalusay Hadaynaan Shacabow Kicin oo Difaacanin: Khayinkii oo la soo Helay

  Рет қаралды 6,535

Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Күн бұрын
Mahadsanid walalo ubaxle media war soomaliland khatar bay gashaye ha dabaqabto lamasii eegankaro
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 Күн бұрын
Inaader waxan dawlada laynoga dhigay wa isago midhan walahay wadanka dawladi kamajirto kii sirdoonka manta lariday ninkala lomagacabay🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Күн бұрын
WAXAAN AAMISANAYN IN SOMALILAND AY U DHAMEEYEEN REER SOMALILAND GAAR AHAAN ISAAQ WAAYO CODKA IYAGAA SIIYEY
@ahmedismail3465
@ahmedismail3465 Күн бұрын
Thanks you inaadeer ❤❤❤ubaxale long life inaadeer
@محمدسليمان-ح9د8و
@محمدسليمان-ح9د8و Күн бұрын
Mr. UBAXLE 👍🏼HE'S VERY TRUTHFUL & RIGHT ✅️ 👏 🤔🤧إذا كان هذا كلامهم فكيف تصح أفعالهم 👎🏽👎🏽
@abdimohamed9399
@abdimohamed9399 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤guul somaliland guul ssb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IsmaccilBoodhle
@IsmaccilBoodhle Күн бұрын
XUKUUMADAN SADEX DAL AYAA SOO WADA DHISAY S/LAND , SOMALIYA IYO JABUUTI
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Күн бұрын
ASC. Abdi. Raxm. Waa. Ku. Salaanay. Guul. Laaso. Inadeer. From. Canada. Maasha. Allh
@AhmedIsmail-x7g
@AhmedIsmail-x7g Күн бұрын
ALLE HA INOO SAHLO WAX KALE GARAN MAYNO E
@AbiibColaad
@AbiibColaad Күн бұрын
Wlee wixi kulmiye sheegayey unbaa manta soobaxay
@AhmedAli-g8n4g
@AhmedAli-g8n4g Күн бұрын
Hadal badan danbaa dhaanta , waa in si DAG DAG DAG ha waa in DALKA OO DHAN LAGA-MUDAHARAAD , SIDA UKU DHAKHSAHA BADAN . ALLAH MAHAD LEH .
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 Күн бұрын
Waa ayaan daro
@JanoAbdirahman-k2v
@JanoAbdirahman-k2v Күн бұрын
Ubaxle mahadsanid waad noo iftiimisay tuugii qaranka khiyaameeyey ee Wasiirka la inooga dhigay
@Xasmas
@Xasmas Күн бұрын
DAWOLD JELCSAN DHUKRAN
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p Күн бұрын
Madaxweynuhu hakaraaligeliyo Sh/Reer Somaliland magacabitiisa shqsigaa Laamaha Amniguna Shaqadooda haka qabsadaan
@AshaQaalib
@AshaQaalib Күн бұрын
Walee waa yaabka yaabkii, Alla ha sahlo.
@awgeele
@awgeele Күн бұрын
Waad mahadsantahay ubaxle.
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Күн бұрын
Wasiirkan arintu waykafogtahay waayo Xisbigan talada dalka inoo qabtay baan Rabin aqonsiga jamhuriyada somali land oo mabdi iisuyahay midaynta somaaliya
@IdrisXusen
@IdrisXusen Күн бұрын
Cabdraxman ciro madoonaayo soomaalilaan
@saciidguuled2398
@saciidguuled2398 Күн бұрын
Madaxweynihii aan dooranay ayaa ka masuul ,isaga halagala xisaabtamo wixii Shacabka soomaaliland uu doortey, wuu ogyahay inaan raali laga noqonayn ,
@FadumoAbdi-b5j
@FadumoAbdi-b5j Күн бұрын
Waxaa soo baxay runtii wuxuu Ciro ahaa Ninka wuu doortayna dembi malaha ee waa Ciro, sidaas darteed waa in shicibku ka noqdaan Madaxweynenimadda Ciro.
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 Күн бұрын
صبحان الله!!! حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم اللهم انصر واحفظ بلادنا وعليك أعدائنا واعداء دين
@maxam3dqaasin
@maxam3dqaasin 17 сағат бұрын
war mahadsanid c d raxmn ubaxlaw ciroy ciroy micnahani waxay
@Aminaabdo-u2j
@Aminaabdo-u2j Күн бұрын
Kuwani maxay ka dooneen Jigjiga !? Waxay cadeenayeen in wadan jaar ah u faragalin ku hayo Ethiopia! Waa dhabar jabin lagu sameeyey reer dacawaley!!
@januarySl2024
@januarySl2024 Күн бұрын
Waxay ahayd Safiir Good in Wasiirka Arrimaha Debeda laga dhigo ! Waa Somalilander dhab ah Waa halgamaa dagaal dheer oo siyaasi ah oo degan oo aan leexleexad lahayn oo sirtiisa leh oo aqoontiisa leh ku dhaliyey in USA , dawlada Caalamka ugu awood weyn, Allah ka sokow ee go’aankeeda cid u dabafadhiisan in ay ku qanacdo xaqiiqada dawladnimada Somalilaand oo go’aansato oo mooshanka aqoonsiga Kongreska soo dhigto !
@CaliGuray-ot7pp
@CaliGuray-ot7pp Күн бұрын
Ubaxlaw waxa la gaadhay xiligii dadka xilkaska ahi ka jawaabi lahaayeen
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Күн бұрын
Ciilqabayaal baa ina qabsadaye halaga tashado
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr Күн бұрын
CIROOY HADU LACag badan ku siiyay xiligi ad mucaridja ahayd wasirka arimaha dibada kabadal wasirka arimaha dibada melkale gayso
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 Күн бұрын
Ninka reer Awdal ee maraykan fadhiya good waa raga ugu weyn ee somaliland aqoonsigeeda keenay
@fuaadyusef
@fuaadyusef Күн бұрын
Ninka aan u daadano oo aynu birayno
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 Күн бұрын
kii shalay waxaa lahaa manta waxa aynu nambar one ino ah hayankena waa ictiraaf ictirafkina arimihi debeda ka lo magacabay waa khsare walahi hala kaco hala badalo nin muwadin dhaba samarona loo magacaba hala badalo yeeli mayno halagu mudaharado
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Күн бұрын
KUWANI MAAAHA WASIIRO EE WAAAAA AGAAASIMAYAALLLL HOOOSE
@MohamedAxmed-b4b
@MohamedAxmed-b4b Күн бұрын
Waar.cadawgii.gudaha..dagdag.haloogaqaado.Xilka..wafaqashdii.waawaynayd..eeisaaqalayn..
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 Күн бұрын
ilaahay hownaxariisto somaliland way kudaysay
@januarySl2024
@januarySl2024 Күн бұрын
Ciro in uu cadawgii Somalilaand qaar wasiiro ka dhigo, qaarna la taliyaal, qaarna isaga iyo Ina Xaashi Barlamaan, isumuu qarine wuu inoo cadaystay, wuu ku carsaday ummada madaxbanaanida dhiig u daadinaysa oo u daadisay mid ka badan, waranka ayuu ku qodqoday, xiniinyaha ayuu taabtay Beritona madaxda Ciidanka Qaranka ayuu Somalilaand-diid ka dhigo, Ciidanka ayuu Somalilaand-diid ka buuxin, dee markaa si fudud ayuu afgembi militari ku qabsan, Somaalia iyo Jabuuti xuduudaha ayuu u guri. Sidaana Somaalia iyo Jabuuti ayaa dalkan qabsan. Isaaq na wax la xasuuqo iyo wax la qixiyo ayaa laga dhigi.
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Күн бұрын
Waar Ethiopia bada ayay u socotaa Ogaadeen waa shaqaale dabacaley waxa ka dhacay hargeysa ayay ka dhici doontaa
@djibrilmohameddjama7751
@djibrilmohameddjama7751 Күн бұрын
WALAAHI ayan ku dhaarte muuse nacayb mu ahayn ee issaq nacayb ba kawada buuxdey wixi muse cayaye because muuse daacad bu ka ahaa aqoonsiga iyaguna may rabin aqoonsi ee in ay "furunka kugula dhuuqan maraqa" un bey raban. That's it. Cali xaamud jibril, kan wasirka foreing affairs, barkhad batuun, oyaaye dhamaantod wey ka siman yihiin
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 Күн бұрын
Meesh uu siyaasi uu yahay nin hungri raab aqoon yahay uu yahay beenaale sheekh uu yahay ictsaamka suldaana uu yahay lab waajile ganacasada uu yahay nin laga xukuma ganacsigiis .
@Hodan-p3t
@Hodan-p3t Күн бұрын
Isbadalkii la doonaayay sow maaha, waxan socdaa
@omarmahamed-ks1de
@omarmahamed-ks1de Күн бұрын
Waar nink ooma kujiraa madax weyne aynu kadhiney hayaay haaay waar shibow kac kaca
@fuadhassan1743
@fuadhassan1743 Күн бұрын
Aad baad u mahadsantahay walaal dawladan ina qabsatay waa faqash
@CaliGuray-ot7pp
@CaliGuray-ot7pp Күн бұрын
Somaliland waataynu sadqaynay ee ma dagaalanaa
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Күн бұрын
WARQADO HAA LAA QOORO HAA LAAGU MUUDAHARDO DOWLADA DUUKURAN
@rodahashinur
@rodahashinur Күн бұрын
Waa war cad mudaharaad abaabulo
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Күн бұрын
Asc markaa maxaa xala oo aynu sameenaa ilaa wax waliba waa cadaane
@nathra7351
@nathra7351 Күн бұрын
Dowladan ciro waa fashil waana cadowga somaliland ilaahayow naga soo gaadh xukuumadan ciro uu soo dhisey ishalah
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 15 сағат бұрын
REER SOOMAALILAANOO AQOONSI AAN HELO QARANIMO DAMBE SOOMAALILAAN DAMBE OO SII JIRTA HAKUTASHANINA WAAYO HUWANTII LAGA DIGAYAY WAATAA MUUSE LOORIDAY KHALAAS😢😢😢😢😢😢😢😢❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j Күн бұрын
Khaayinka ugu wayni waa ciro maaha inanka eegadabuusi dambi malaha ictiraaf diid ayaan kukunka u dhiibnay alaha haligo
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz Күн бұрын
Kuwii u codeeyay wadani fartooda ha eersadan qaranimada somaliland waay jiraysa wanay jiri doonta ragbaa ilashanaya shirqolkasta oo lomaleega waay fashilmii doonta mahadsanid ubaxle midya
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi Күн бұрын
Halaku mudaharaado shacabku hakacaan hanacabaareeyaan awelba waan arkayne meesha inoowadaan inatahay somaliya marka inla eegto maaha
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Күн бұрын
😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Hibaaq-sagal
@Hibaaq-sagal Күн бұрын
Dawladan cusub ayanu nidhaahno uma qalantaan dawladnimo oo aynu ayar kaqadno
@halimaaden275
@halimaaden275 Күн бұрын
💚🤍❤️💪💪💪
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Күн бұрын
FARTIINA AYAAD EEDEEN
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Күн бұрын
WEELEBA WAXA UU AHAA AWDALE STATE GACAN WEEYN OO DHAAQLE AFA IYO ADANBA LASCANODA KUU CAWEYN JEERYE
@Qodax-x7i
@Qodax-x7i Күн бұрын
Waa Dadkay Doonayeen Reer Wadani kkkkkkkkkk
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Күн бұрын
Sir ma qabe Allah ayaa u sahana. Ninkani kitaabka Ilaahay ku dhaartey hadaanu Somaliland daacada u noqon calaamo ayaa laga muujin idimka Ilaahay. Hadaanay ku hoogin ifka waxa ka daran waxa aakhiro sugaaya. Somaliland waa daacad dacadina ma hungowdo. Aynu feegjignaanao nafteenana Kheyr u sheegno. Guul iyo gobanimo Somaliland 💚🤍❤️
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Күн бұрын
MAARKA CIIRO DOORNYSAN SOOW LAMA OOGYN INUU HUWAN AHAA OO CIIRO LAAFTISU SOMALILAND DUMEEYAN BUU KUU TAALGELYE😮😮😮😮
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy Күн бұрын
Waa in ciro hada lagu kacaa.oo layska qabtaa. Iyo tiimkiisa. Waa in ay dadku indhahooda furaan.baastariin weeyaan
@abdillahiabdi7211
@abdillahiabdi7211 Күн бұрын
Ciro ayaa ka aabo ah isaguba ma rabo 5 nao oo baroor ah aqosigii waa fogaaday .
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 23 сағат бұрын
Wixi la ogaa unbaa dhacay
@IdrisXusen
@IdrisXusen Күн бұрын
Waar cabdiraxmaan wuu ogaa ninkaasi inaanu soomaalilaandoonayn
@HalimoNour-y9h
@HalimoNour-y9h 21 сағат бұрын
Wan kaxumnhy
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 14 сағат бұрын
Heegoy xishood gun baad tihiin habar walo
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 19 сағат бұрын
Isagokaliya maha samaroon odhan iyo wadani odhanba marabo aqoonsiga
@HamseDon
@HamseDon Күн бұрын
Ragiimadigaa.kahadhay.gees
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Күн бұрын
QUUDHUN IYO QAASHABER BUU NOO SOO UURSDYE WAALHYE INUU CASHUURTA REER SOMALILAND CUUNYAN MEELKASTE KU KASHEEFE😮😮😮😮
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 Күн бұрын
Ilahooow khayimintaaaa dowlada qabsadaaay hagardamadoda naga qabaaaa waxaso dhaaana ciraaa ka dambeyaaay wax la egtaaa khalaas ma jirtoooo kulmiyeee iyo xisbiyada mucaradka intaa aay ka dhaab tahaaay qadiyadadaya sld iyo shacabkuba ka sara kacaaaan waxaaaan in la si dawadoii maleee
@AhmedOmar-mb9pm
@AhmedOmar-mb9pm Күн бұрын
Intaad wasir ka hadlayso kuwa keenay maxaad u sheegy wayday.
@WaydQaadi
@WaydQaadi Күн бұрын
Asc indr Ina Cali ubaxlow dadkeena waxan u bahnahay Inan kacno oo dadka la muduhaarado marka indr idinkaa dadka u ah midhiyaha marka uhadla oo dadka habeeya oo balamiya oo mudaharaad haloo abaabulo balana hala sameeyo dedeg indr hadii kale Somaliland way ku daysay
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 14 сағат бұрын
Heegoy xishood
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Күн бұрын
War badooda in labixiyo. Haadii xiis labixiyo kawaran.
@AhmedYusuf-uo2ef
@AhmedYusuf-uo2ef Күн бұрын
Waa nasiib daro inaaynu kani xiil u magacaabo ciiro. Sorry Somaliland
@Suad-w8b
@Suad-w8b Күн бұрын
Dalku badbaadu weeyin buu u bahaan yahaay ee waa in aynu qurbaa joogteenu tashaan inder plead and pleas
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 19 сағат бұрын
madaxweynaha adudiraysa isagaba usodortaysu ugahotago aqoonsiga
@AminaMohamud-m2k
@AminaMohamud-m2k Күн бұрын
Ciro ayaa lmamdahaa ee mxaad kuyab
@NOREDIN666
@NOREDIN666 Күн бұрын
Somaliland 🇬🇶 way ku deysay. Ee NIN WALBA ISIR but leeyahay ee ha la isu Cadaysto. * Anagu hbr Xabuush baan nahay wllhi XABASHI baan nahay wallaa isaaq wala Somaliland na marayn.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Күн бұрын
CIRRO WUXUU INOO CADEEYEY IN AANU SOMALILAND WAX LA YODHAA AANU AAMISANAYN. MAXAA. MARKAA TALO AH XAL AH
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 14 сағат бұрын
Heegoy xishood
@AsiaGele
@AsiaGele Күн бұрын
Wax waliba waa inoo cad yihiin
@Zaynab-s2q
@Zaynab-s2q Күн бұрын
Enaader saw inaku may nudoor
@mhassan0163
@mhassan0163 Күн бұрын
Adeer, haddii ninkaasi bedelo mowqifkiisa maxaad u diidaysa, waxayba niyad jebinaysaan kuwo dambe oo wixii uu soo maray soo mara, ka waran ninkii ololasha xisbiga kulmiye ee Hargeisa mr Qodax,
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 19 сағат бұрын
Waar wadaniyo dhanban rabin aqonsiga cadaanbay ahayd ibadan owadanikamida lahayen maramo aqonsiga
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 15 сағат бұрын
HUWAN IYO HUUBO WAA ISKUMID WAANA CADAWGEENA CIRO QARANKAN MEEL UMA WADAYO HALAGA SAARO MEESHA NACALADI HAKU DHACDEE
@ZahraMoussaAbdi
@ZahraMoussaAbdi Күн бұрын
Waasiga biyaaha iyo gaanba ismaciil cumar ba geynay gabiyaha sixirbu gudaar laguyidhi sii eydaan ugicin gaana ciro wayisla ogyihin sidu usobabi iinayo somaliland siidhakhasa haalo gaaco
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Күн бұрын
Tolow odaygan sidee ayuu ku soo xushay dadka uu xilalka u dhiibayo Wlhy somaliland waxay gacanta u gashay dadkii dagaal kula jiray nasiib darooyinka ayaa somaliland haysta Reer kii garxajis ee looga hiiliyey muuse biixi sidee ayay u wajahan hogaamin xumada durtaba soo if baxday iyo shakhsiga ay u soo xusheen inuu somaliland hogaamiyo
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 Күн бұрын
Sheeko Hore looma baahnee ubaxlow kor ubax
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Күн бұрын
CIRRO HA DHACO
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 14 сағат бұрын
Heegoy xishood
@jamalskp7280
@jamalskp7280 13 сағат бұрын
@@Ali-xw9il RUNTU WAY XANNUUN BADAN TAHAY WASIIRKA ARIMAHA DEBADA AQOON MA U LEEDAHAY? TAASAA KUU CADENAYSA IN CIRRO QARANKAN AANU KALA JECLAYN LKN ANAGAA DHASHII SNM AH
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 13 сағат бұрын
@jamalskp7280 habar awal waalatay kkkkkkk leydin baray 🤣🤣🤣🤣🤣
@MohamedAxmed-b4b
@MohamedAxmed-b4b Күн бұрын
Kumudshraada.kafuura.wa.ciro.waxaasi.tuug.kabax.dalka...ciro..duli.
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p Күн бұрын
Waar maxaad uwada aamusteen UBAXLE Moyane Maxaa war bahinta kale uga hadli weydey hoosaasada iyo waxa la,inoo soo hadoodilayo
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g Күн бұрын
Hayaay warku waa cadyhy ciro ayaa loo raacaya dalkan hal uu geeyo waa inuu bedela ninkan oo dadkii daacada ahaa uu ku bedelaa reer Somaliand indhaha fura.
@abdillahiaden1622
@abdillahiaden1622 Күн бұрын
Sorry Waa is bedelkii dadku u codeeyey. Nasiib darro ay fartoodii eedeen!!!!
@KhadraJama-x5i
@KhadraJama-x5i Күн бұрын
doqoniimada dadka kala horkac waxun allah ku saarye beenaale yohow urayaa
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Күн бұрын
Waar tuugtan jabuti bu inbadan lacag kadanjirey waa nin illa immikaa waa haaw u hayo cirro balamihi uu kaday waa nin ofinayaa
@Jannah-m4o
@Jannah-m4o Күн бұрын
Lama yaa banin sow tii dadku sidan raby is badal isbadal kii la raby waa tan noo calaacal muuse biixi maxaa lagu hastay. soo citiraafka may ahyn soow kuwii boqol doler lagu badashy calaacaloow ba
@SahraHassan-r2c
@SahraHassan-r2c Күн бұрын
Khalaas warku u cadyahay shacabka Somaliland yaanay yeeliin khalaas waxaay ka dhigan tahay inu ciiro waba ku so xuliin Khamrad Somaliland jacayla imikana ninka ha laga joojiyo ninka
@AsmaMuse-t2g
@AsmaMuse-t2g Күн бұрын
❤️🤍💚✊️
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
DegDeg Wiil Arab 50 Liyuu Police Maxbuus Ahan Uqabaty
11:04
MADAL FURAN
Рет қаралды 22 М.
Culayska Siyaasadeed iyo Ammni ee ay Somaliland Wajahayso
9:22
SIDEE UDAGSAN QORSHAHA UGU FIICAN 2025 ~ 6 XEER MUHIIM | hadda daawo.
21:21
Wararkii u dambeeyey Dacawaley.
19:30
MM Somali TV
Рет қаралды 67 М.
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН