WAAR REER SOOMALILANDOW WAAD ARKAYSAAN SIDAY WAX USOCDAANE MA WAXAYNU SUGNAA MARKA LAYNA HOOS GEEYO SOOMALIYADA BAABADAY EE ADUUNKA IMIKA INOO DIYAARKINA INAGA QUUSTAAN WALIBA ETHIOPIA WAA MEESHA KALIYA EE INA GARAB TAAGNAA HADII COLAAD LAYNOO GALIYO MAGARANAYO SIDAYNU UJIRAYNO
@faizasaid380320 сағат бұрын
Tallo ayaa inoo egg hada
@dudef643818 сағат бұрын
Jiritaankaagu ma Ethiopia 🇪🇹 buu ku xirmay you have lost 😡
@MFarahification18 сағат бұрын
@@dudef6438Dude you stay out of this .
@umalkhymohamed749217 сағат бұрын
Waa ine shiir deeg deeg ah oo isaaq iskugu yimada 😢😢😢 waxan lama egaan karoo raagan bari diyarade baaye idinka racayan walaahi waa Ayaan Daro Maxa loo dhimanaya kee faqash uu jaanjedha afka kaa Sara xabada wilasheni kuu madhanayan jiida laa hoosasinayo 😢😢😢now now waxan lama aqbalikaro xuukum mileteri dal kan haa lagu qabsado waalaahi waa inta dal ka lexejeclo kaa Lee
@mukhtaryusuf689023 сағат бұрын
Guusha waxa marwalba leh dadka daacada ah Waa guulaysanayna Insha Allah Ha u baqin MUJAAHID
So wanaagsan bad ugu jawabtay ibraahim su.aal ku haboon waa haystan cadawga somaliland guul teena unba xaq ku tagan Isha allaa kuwa kale waa jabayan Isha allaa
@xaroguled312623 сағат бұрын
Shacabka ya wax usheegaya barlamanki way haystan saxafadi way gateen o somaliya ayey gacanta ugaliyen dadkani way hurdan walahi bilahi way hurdan reer somaliland wayna ka qomamayn donan reer somaliland oo walahiya oo bilahiya wali muda dhaw
@AsmaAbdirisak23 сағат бұрын
Xasbunallaahu wanicma Al wakiil saadaashada xun allaah been haynoga dhigo walal khyr ba soo socde sabar
@xaroguled312623 сағат бұрын
@AsmaAbdirisak Wan so sabiray Lakin imika waxad modan qoladan mesha qabsatay inayna Rabin labadan citiraf ee bisil Mida kale ila malintany qabsadan ilaa Hada waxa somaliya ka so yedhaysa kuwan cusub isku midbanu nahay oo isku mawqifa kamay na jawabin somaliya waxay shegtay inay bada cas sinayso itobiya kamayna jawabin marka khayrka ad aragta xagu kaso socda Mise in meshaa madhen ee iyagi Kala Cararen inaynu hosfadhisano ayad khayrka utaqan
@Maxamedcabdilahai22 сағат бұрын
Guul guuul
@fatimahabdul432917 сағат бұрын
May Allah bless you and your family inadeer, we are proud to have you
@MaryamaSaleebaan12 сағат бұрын
Mansha Allah ilahay haku barakeeyo mudane ibrahim caydiid walee shacabka somaliland inta qaranimada jecel way kuu ogyihiin
@hodanhassan327113 сағат бұрын
❤❤❤❤❤go Ibtahim go
@zeemo65512 сағат бұрын
Ibraahim Caydiid jiir oo joog
@AmranDolal18 сағат бұрын
Intaa ku dhageaanayey Maanta run ku Hadahay 💯
@Gellehboon21 сағат бұрын
Alla yaa ibaraahim oo kale inooga wada dadka jamhuuriyada somaliland odhan geesinimadu waa taa ibraahim xirsiyoow imanka Allah kaa qaadye goorta shicibku dhagax kugu dili donaa mafoga ee jooji waxan aad kujirto ninkaa xirsi sigaara isha haloogu hayo
@hassanmohamoud-t7p15 сағат бұрын
Xayaakallaah daljire ibraahim caydiid
@XY-kx6cy23 сағат бұрын
Arrinta fidday inay Somaliland noqotay waddan yar nabad ah , waxay dhalisay in meelwalba dagaal lagaga soo qaado. Dadyahaw garta in waxa lala dagaalamayaa ay tahay nabad, degenaansho iyo haruumar. Guntadoo nafta u hura hayaankiinna hanaqaaday.
@omarwarsame851422 сағат бұрын
Noolow geesi ibrahim caydiid
@MrDaud638019 сағат бұрын
Legend Ibrahim caydiid. ❤️❤️❤️🤍🤍🤍💚💚💚
@isseyusuf888817 сағат бұрын
Allah akbar. Mansh Allah
@guhaadmagan21 сағат бұрын
Shacabka Somaliland waxay dhegta u taagayeen oo ay sugayeen Ibraahim Caydiid inta u oranayo hala kaco, mar haddu ina yidhi hala kaco waa inaynu kacno oo mudaharaad waawayne laga dhigo guud ahaan dalka ugu horeeso Hargeysa caasimadda taas oo lagaga soo horjeedo Ciiro iyo kooxdiisa. Muwadiniinta dalkow waxaa inoo balan ah mudaharaad salmi ah.
@horijoogmedia16 сағат бұрын
Noolow ibraahim
@trikabdi755418 сағат бұрын
Ibrahin caydid waa nin garasho dheer Ilaahay caqliga iyo maskaxdaba ha kuu siyaadiyo
@ramsiosman832523 сағат бұрын
Nolow geesi ibraahim
@mohameddarar481323 сағат бұрын
Alow sahal amuuraha adaa noo aqoonee
@mowliidjiciir389521 сағат бұрын
Ibraahin caydiid waan ku wataa gudoomiye shaqo wacan
@mohhassan382818 сағат бұрын
Wa Xaqioiqo Inu yahay in garanaya meshu Shalay kayimid iyo Halku Higsanayo Ogna Qodxaha iyo Caqabadah Horyala Mujihiid Xaqiqada Ku dhimo
@zeemo65512 сағат бұрын
Hero
@Xasmas23 сағат бұрын
Muj.Ibrahim Caydiid ❤Guul iyo Gobanimo
@MohmoudJamac-kw9nh22 сағат бұрын
Irahin rutuku dhinta
@OmarmohamoudAli20 сағат бұрын
Asc, aad baan u salaamayaa Ibraahim Caydiid.Noolow intaad dunida nooshahay.waxaad muwaadin runta sheega oo aan xaqa qarin, Somalilana ay maanta u baahantahay aqoontiisa. Mahadsanid - Noolow.
@MohmoudJamac-kw9nh22 сағат бұрын
Warun
@qaniahmed924115 сағат бұрын
Shakiga Gudoomiye Ibrahim waa mid jira markhatiga ugu horeyaana waa in lo dhibay Wazaaradi Khaarajiga Nin Aan Somaliland ba Aaminsanayn shirarkisi iyo hadaladisi oo wada duuban ..
@Iphone2024911 сағат бұрын
Walaahi arab waxaalaayay ciro iyo inta ku hareeraysan ee wada dhuumanaysa
@kaysejama123816 сағат бұрын
Waanu miyir qabnaa
@MahemedBaahad21 сағат бұрын
IBRAAHIIN CAAYDIID WAA XAANUUNSAANAAYA
@mohamedhuasein371223 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@somalilandnew22 сағат бұрын
Cabdilahi uuu saxanyahay manata kooofyad baclayaaaal la soo diray baaa samane lugtq u qabtay
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa kuwii hore ee madaxda ka ahaa somaliland ma waxay watteen siyaasad ay ku hoggaaminayeen dalka iyo dadkaba. 2.0. Waxan dhahayaa welli maynu arag nin hoggaamin karaya dalka iyo dadkaba welli kuma hayno somaliland. 3.0. Welligeedba waxaynu ku soconeyn hoggaamin xumada ugu liidata ee ka jirta somaliland. 4.0. Haddaba dhammaanteen waxaynu nahay ganacsato lacagta caabudda ee hunguri xumadu qaadattey. 5.0. Waxa loo magacaabay arrimaha dibadda nin qurba joog ah oo ku mashquulsan waxan la dhaho MoU iyo waxaanay ciddiba u diranin. 6.0. Waxan dhahayaa madaxweyne cirro ma wuxuu garan waayey ciddii dalka joogtey xilka u dhiib intaad qurba joog aanad aqoon iyo garasho midnaba u lahayn meesha keenayso. 7.0. Ninkaasi oo ku mashquulsan waxan la dhaho MoU oo weli ciddina aanay garaneyn wuxuu ku salleysan yahay. 8.0. Waxan dhahayaa waa youtuber aan caqli; cilmi, iyo garasho midnaba aan lahayn oo taxi-driver amaba dish washer ka ahaa dalka USA anaba Canada.
@zeemo65512 сағат бұрын
Waadani Runtaa Ibraahim Caydiid
@MahamedCumar-o5y23 сағат бұрын
Waxaan kuu ogahay oo kle in Ethiopia lafteedii qanjiidhin ay qanjiidhiso maxawaynaha cusub ay ka tahay si uu a e u da uu hortago si danahooga looga wada hadlo isna ilaa imika aanu hadal hayn iyana waa la odhan karaa lkn waxaan meesha ka maqnayn iyadoo beesha ogaadeen loo arko in ay xududihii beelaha kale ay wadagayeen iyana la wado dhul balaadhsi oo aynu ognahay magaalooyin waa wayn oo hoos taga tuulooyin yar oo la hoos geeyey caqabado badan baa ka Jira meesha iyadoo waliba aynu ognahay in aan wali heshiis lagu ahayn maamulka iyo deegaamaynta sida loo maamulayo
@axmedayro992620 сағат бұрын
Fadhiga ka kacayna dalka waan ka qabanayna shacabka ha kacaan
@IdrisXusen20 сағат бұрын
Wariye saxmaaha su aasha adwaydiise ibraahim ibraahim waadacad madaxwane kasda wuu ka qiimobadanyahay
@ahmedfarah592823 сағат бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤
Tolahiyo meshay kakaac rer Somaliland , tacbkeen Alla khasaara kamadiigo
@AbdiRachid-j2k21 сағат бұрын
Wariyo isaqlam
@KeinanJunior423314 сағат бұрын
Heego tv ex kulmiye party 😂
@maaadamm29814 сағат бұрын
Hadaladii Ibrahim Ceydiid weysoobaxayaan bilowgoodii .
@magafeabtigiis185216 сағат бұрын
Kani Waa dameer ciyey Itopiya ku waashey war orodo u guudh jajuus yahow bila damiir baa tahey Waa faruuq
@intisarAhmed-yd9rz11 сағат бұрын
Qudhac jabeey sidiisi qaranki ma uliiceey, Tolay Muse.
@horijoogmedia16 сағат бұрын
Shacabka somaliland ha kacan dalkooda ha dufacan cid yaanay ku halayn
@hamdakhader529413 сағат бұрын
Fadhiga ka kaca shacabow doqon ilahy taqan ha noqonineeee
@mohamedali-po3qj12 сағат бұрын
Ictizam iyo saxay cago ku qaadato reer sh.Isxaaq ha ka tashado waa cadowe
@somalidiscovery873314 сағат бұрын
Muxuu u baxsaday hadduu daacad yahay midda kale xagee ka soo galay dowladda yaa shaqaalay siistay waar naga tag
@iali854021 сағат бұрын
Somaliland ilaahaybaa ilaalya cid wax yeeli kartaana ma jirtee ha warwarin.
@MohamedHussein-yz2gp19 сағат бұрын
I believe lots of Somalilanders knew that Ciro is pro great Somalia and you knew this when they voted for Ciro, it was for clear that Ciro always wanted to reunite with Somalia so be prepared Ciro will be going to Mogadishu to sign the seaport agreement with Ethiopia and to show you folks who believe Ciro to bring change means to reunite Somalia
@sharmakeshyonshasan34119 сағат бұрын
Xiligii siilaanyo maxad uga hadliweyday e hada uga hadashay waan kaa horeynaa
@gargaarahassan16 сағат бұрын
wll social midia aad loomawa aqoon lkn uu hadli jirey
@abdirasheedwarsame587620 сағат бұрын
Noolow ibrahimow
@landerbinulandef5p19 сағат бұрын
Rijaal
@gulaidismail458421 сағат бұрын
Shicibku ma isticmaalin maskaxdooda, sidee bay dadku ugu codayn kareen xisbiga Waddani? Dadku waxay helayaan wixii ay u codeeyeen. Waan ku faraxsanahay inaan ahay gorbaxoog.
@hiboabdoulkader439623 сағат бұрын
Waa runta
@SOMALIAUNEARTHEDСағат бұрын
Amarka jigjiga ayaa lgabixyey kii amarka bixiyeyna looma baahna in lala kulmo
@horijoogmedia16 сағат бұрын
Muj qarankiisa u damaqada
@mahadHayan51 минут бұрын
mujaahid ibraahim caydiid waxaan jeclaan lahayn in aad hoos udhigto xaalada oo dowlada cusub wakhti kufilan siino at leat one year muuse biixi ayaa xiniinyaha qabanay markii uu sidaa kursiga ufuuley oo ku qaylinay taasi waxay horseeday in laynaga faaiidaysto madaxweynaha wakhti halasiiyo wakhti adag ayaanu ku jirnaa midnimo ayaanu kaga bixi karnaa