Somaliland hadaay tashatay maxaa loodaba socdaa

  Рет қаралды 517,807

somaliland247

somaliland247

13 жыл бұрын

/ republiceofsomaliland
Hees : Somaliland hadaay tashatay maxaa loodaba socdaa

Пікірлер: 422
@Khadramubarak455-fe9ox
@Khadramubarak455-fe9ox 3 ай бұрын
Team 2024 like saar😢
@inacizman7265
@inacizman7265 3 ай бұрын
Wa anigan ku saryba😂❤
@Superstartfan
@Superstartfan 3 ай бұрын
Damiirkii shalay i faray inan labda isku daro.... Only landers fahmaya 2024 somaliland guul🎉🎉
@mubaarikosman3804
@mubaarikosman3804 2 ай бұрын
​@@Superstartfan waa runtaa wllhi❤
@crashiidaxmed1753
@crashiidaxmed1753 7 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢​@@Superstartfan
@ahmedyazin720
@ahmedyazin720 7 жыл бұрын
Rer waqooyi iyo suugan waxad moodaa in ay suugaanta wada dhasheen fanka iyo murtida iyaga Iska leh Alle Haydin fududeeyo waxa rabtaan rer somlaind From boosaaso
@maahirsomalilander9980
@maahirsomalilander9980 7 жыл бұрын
Ahmed Yazin thnkz zhp reer puntland waan jecelnahay soo dhawaada
@mubarigcabdiraxmaan6460
@mubarigcabdiraxmaan6460 4 жыл бұрын
Amiin zxp Guulaysta reer puthland wallalahaya waanu jecelnahay
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Sxp reer somaliland dheh mhadsanid
@haydenbryce3824
@haydenbryce3824 2 жыл бұрын
you prolly dont give a shit but does anyone know a way to log back into an instagram account..? I somehow forgot my password. I appreciate any help you can offer me
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll lkn reer waqooyi wax la dhahaa ma jiraan Somaliland dheh✌🏽
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Aaway reer somalilandkii dhiiga lahaa doorashadii 31 may 2021 dalka somaliland ka dhacday ka dib qofka heestan daawaday u hiili qaranka somaliland liketa iyo love ka hakala bakhaylina 1million ha dhaafto dalkaygii somaliland wuu guulaystay
@asiyasaleban6052
@asiyasaleban6052 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
@@asiyasaleban6052 Thanks 🙏 💕 ❤ walashy qli 💪 💪 💪 💪
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
@@ibrahimabdi6399 Allow barakee JAMHUURIYADA somaliland 💚🤍❤⚘
@haboon6195
@haboon6195 Жыл бұрын
❤❤❤❤🎉🎉
@nicimaawbarakaale6839
@nicimaawbarakaale6839 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@hudayuusud4157
@hudayuusud4157 2 жыл бұрын
Qoomaal heeso badan ayuu uqaaday so.aliland alleh haku xafido❤💪
@ahmeddeeqzi512
@ahmeddeeqzi512 3 жыл бұрын
Inta 2021 dhagayzanaysa zidado kle Like ii zaara
@cabdinaasirsiidcalicabdina4962
@cabdinaasirsiidcalicabdina4962 Жыл бұрын
Waxan dawanaya 2022 nisha 10aad we love you 💚❤💚somaliland from Somalia 💙
@maazimhanad7428
@maazimhanad7428 Жыл бұрын
Wll jira thy guul rajaynayaa wll
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
Heestan xasuus bay walahi igu leedahay anoo dalkii jooga oo 18 may u dabaal degaya oo 10 jir mantana waxan dhagayzanaya 18 may 2021 anoo 20 jir oo dalka dibadiiza jooga. I got miss my country walahi Somaliland ha noolaato 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
@oldschool9316
@oldschool9316 Жыл бұрын
Somalilandernimo ❤️ wa waxaan dadka dheernahay VIVA somaliland Gob bless you bro
@Oneofakind49
@Oneofakind49 3 жыл бұрын
one of my favourite Somaliland songs!!! Dadkaygu hadu tashaday maxaa loo daba socda
@abdulfatah1771
@abdulfatah1771 2 жыл бұрын
2022 still here🖐 even if it takes 100 years we're supporting our nation
@munasiciid9286
@munasiciid9286 Жыл бұрын
2023
@Muhammed_Abdirizak_Hussein
@Muhammed_Abdirizak_Hussein Жыл бұрын
2023 🤩
@Hhyqqwo
@Hhyqqwo Жыл бұрын
3023
@ahmatmoh8137
@ahmatmoh8137 3 жыл бұрын
Masha allh heesta waxn dhagesanyay ano 13 jir ah mantana 23jir ahayna Somaliland ban ku dhashy dhinacna ugamaaan bixin waligay mana doonayo inaan meel kle ka dorsado Wn jeclhy wllhi wadankega alle nabada iyo hormarka haynogu wado Dalka wa loso samre inta iyo inkabadanba halo samro
@sareedoothman403
@sareedoothman403 Жыл бұрын
Amen wll
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Жыл бұрын
Maan sha allaah in kabadan ilaahay hakugaadhsiiyo Anna soomaalilaan ayaan lafil ahay 1991 dii ayaan dhashay❤❤❤❤❤❤
@guledmohamed1644
@guledmohamed1644 Жыл бұрын
After 11 yrs I still Celebrate this song Rise your Hand❤
@nafisohaagi2292
@nafisohaagi2292 7 жыл бұрын
aniga wa iska tageeraa reer rahaa jarka nahaye somalilan wayo wa dad nabad doorteey dhashateey ilaa hada nabadle ku maqalaye masha allah guuul insha allah 💕💕💕💕💕❤❤❤
@sabaaxxasan
@sabaaxxasan Жыл бұрын
Mhdsnid walsheyyyy
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Happy 18 May what a great song thanks guys ❤❤❤❤❤❤
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 3 жыл бұрын
Qorogaan qatay 1988kii ayaan wali sitaa ilaa ay xorowdo dhigi mayo soomlilaan waxay soo martaan ujoogay guul dadkaaigii reer soomlilaan
@cadnancumar9984
@cadnancumar9984 3 жыл бұрын
Waa sidaaa inder❤❤
@sacidismacil6800
@sacidismacil6800 Жыл бұрын
illahy cimriga iyo caafimdka ha ku barkeyo wll walhi qotaalksi wa iga ilmaysiiy
@queencawo2142
@queencawo2142 Жыл бұрын
Inader alle ha inagu guuleeyo dalkena oo aynu horumar gaadhsino dib unoqosho majirto ee😢
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Жыл бұрын
Maansha allaaha ilaahay haku barakeeyo mujaahid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@boqortoyobintiahmed8978
@boqortoyobintiahmed8978 8 жыл бұрын
somaliland inee ictiraaf helaan anaa dunida ugu jecel
@nasreinali2702
@nasreinali2702 7 жыл бұрын
Masha alh wlshy hdiii dadka reer zomaliya lga helo qof zaa u caqli bdn lyzkumba dhcen ee aayar baa lkala dhaqaaqi lha ale hku dhawro wlshy fatma
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Ana Anaa Aduunka Kugu Jecel❤
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Duco iyo habaar tona uma baahna somaliland 💚🤍❤
@MaxamedCisman-iq9bi
@MaxamedCisman-iq9bi Жыл бұрын
Viva Somaliland jamhuuriyada barakeysan Somaliland cizi iyo shrf leedihiin hargaysa hoygii fanka io suganta rugtii curashada xornimo hoygii nbd io dumu qoraadiyada Viva jira oo joga I love ❤️ somaliand
@Mohamoud-ox1hd
@Mohamoud-ox1hd Жыл бұрын
Ilma xalaal mahadsanid
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Caawa big celebration 🎊 💚⚪️❤️2023
@IdohassanHassanmahamed-vr4ch
@IdohassanHassanmahamed-vr4ch 6 ай бұрын
Allow somaliland xaqeeda sii amiin ❤
@abdiazizmohamed7179
@abdiazizmohamed7179 7 жыл бұрын
Allow dhowr somaliland I love my country
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
*11 Sano Kadib Ya Ila Dawanaya❤🔚*
@darawiish6416
@darawiish6416 3 жыл бұрын
InshaAllah Somaliland will be free soon but keep going with the heart of peace and development what I see is in future Somaliland will be independent state inshaAllah usoduceya from Kenya
@akramnuur3810
@akramnuur3810 Жыл бұрын
Haye
@footballhd8069
@footballhd8069 10 жыл бұрын
darenki shalay i baray inn labadysku daro manta dibi u guro bu i yidhi i like that part naga xamartan jeda faqashtad tihin wase
@shucaybaar9854
@shucaybaar9854 3 жыл бұрын
Mmnmm
@Shaahid
@Shaahid 7 жыл бұрын
Dagaalka sokeeyiyo colaadu inay dantoo dabkaasi inuu bakhtiyo anaa dunida ugu jecel. Bal wakaasi yaa xamar fahansiinayaa!!
@najmaismail6156
@najmaismail6156 3 жыл бұрын
Mxay fahmayan wa maskaxdee 😂
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 2 жыл бұрын
2022 18 MAY waxa ka hadhay 2 days 12:30 duhurnimo Burco heesaha qarankayga markaan maqlo wan jidhidhicoodaa wlhi Allow igu dil somalilander nimo😭💚🤍♥️🫀
@apdikarimmacaneye4641
@apdikarimmacaneye4641 Жыл бұрын
aamin😥
@caskaali4951
@caskaali4951 Жыл бұрын
Hada waxa ka hadhay bil io 17 casho 🥰🙌ilhay nabad haynagu gadhsiyo
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Жыл бұрын
Slnd waxy noqonaysaa meelaha ugu horumarsan wadamada Africa waa dhaw
@Maxamed...qoslaaye
@Maxamed...qoslaaye Жыл бұрын
Muxibbada somaliland marnaba qalbigayaga kama dhamaato 2023
@yusufaden6321
@yusufaden6321 3 жыл бұрын
Somaliland walalahay wax kasta rabtan rabbi haidin fududeyo from puntland
@layladhalsanaag3060
@layladhalsanaag3060 3 жыл бұрын
Amen wllo
@sabaaxxasan
@sabaaxxasan Жыл бұрын
Gobta soomlidu walhi waaa reer putland cisi kunooolow wll
@samiaahmedyussuf6489
@samiaahmedyussuf6489 7 жыл бұрын
Viva wadakayga inshaalah waynu helaynaa citiraafka 😍😍😍
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 2 ай бұрын
SOMAALI AYID.SAN FIKIRKA SOMALI WAYN &OLOLAHA MARKALE MIDNIMO ❤❤❤❤❤ DADKAYGOOW MAHAMAD SHAAFI FROM DHAGBUUR SOMALI GALPEED 24/4/2024
@zihaamdaimond3584
@zihaamdaimond3584 Жыл бұрын
Heestaan waxaan dhgaysanayaa cwa oo ay taariikhdu thy 5 November 2022 waan jeclhy qarankayga iyo calankayga alle ha daaye 😰🙏
@queenrayan8450
@queenrayan8450 4 жыл бұрын
Ana dunida ugu jecel iney somaalilan citiraf hesho
@mubaarigahme1385
@mubaarigahme1385 7 жыл бұрын
ILove you Somaliland ♥♡♥♡♥
@salaamxaaji8043
@salaamxaaji8043 2 жыл бұрын
Waxaan dhagaysan jiray heestan 18 may 2011 anigoo dhigta school sare maxmamuud Axmed Cali hrgs Xiligaas maanta 20 MAY 2022 ayaan dhagaysanayaa ragii aanu xiligaas wada dhagaysan jirnay waxay kala jogaan Wadamada Germal Sweden Maraykanka Qaar way dhinteenba alle hawnaxariisto Aduunyey walalay aduunyey waayo badan Xiligaas marka la daaro heestaas dad midkastaaba indhihiisa ilmaa isku soo taagi jirtay CALI SEENYA HEESTAN ISKALEH
@salmancali1030
@salmancali1030 9 жыл бұрын
DAWLADA SOMALILAND ALLOW DHAWR ciyalkan kahoos, buuqaya heesta adeer hanaga jiidhina heesta. ordoo qaraxiina kasheekaysta iyo AMISOM
@barwaaqojaamac2159
@barwaaqojaamac2159 7 жыл бұрын
waan idin jecelnahay walalaheen somalind nabada alaha idin siyaadiyo
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Жыл бұрын
Dagaalka sokeeye iyo colaadu inay dantoo oo dabkaas inuu bakhiyo anaa dunida ugu jecel ilmaha dusha lagu sidiyo hooyada diifaysan xaqoodii la duudsiyay anaa ka duulaya inay ka baxaan dulmiga dawladna ay helaan anaa dunida ugu jecel guud ahaan somaliu anay dhiigay tahay dad weeyaan ila dhashoo inuu rabi daajiyo dhulkooduna horumaro anaa dunida ugu jecel hadaad idinkuba dan tiin midnimadii dacal marteen dawlada somaliland maxaa loo daba socdaa bal hadaba tol kay inta ayaa fahan siin cidii qadaad wayn wax noogu dartay manan cafin
@muuseadan2294
@muuseadan2294 3 жыл бұрын
Solmalind guul mnsha allah Somalida kale intay dheetahay waa suugaanta iyo fanka
@hajiali5480
@hajiali5480 10 жыл бұрын
Long Live SOMALILAND
@cadnaanmaxamett2954
@cadnaanmaxamett2954 Жыл бұрын
23 17.05 yaa ila dhageesanayo we love somaliland proud to be somalilander 💚 ☆ ❤
@hafsahussen8091
@hafsahussen8091 Жыл бұрын
Shalay bay ahayd maanta 19/5/2023
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 4 жыл бұрын
Gurigiii afmadow dhulkii aan ka dhashe 👉🏻👉🏻👉🏻❤️❤️❤️❤️❤️
@IstahilAbdisalan
@IstahilAbdisalan 25 күн бұрын
Dhul ahaan Somalisuba dad weeyaan ila dhasho wanaab baan la.doonyaa anaa dunida ugu jecel❤ Ilaajow.somali mid ka wasa dhig qabiil baa ina rogee😢
@hassanriyamahrezhasanriyad5132
@hassanriyamahrezhasanriyad5132 7 жыл бұрын
somaliland best country in the world
@Shiroyashasama
@Shiroyashasama 2 жыл бұрын
What country ? 😂
@michoucroute4779
@michoucroute4779 2 жыл бұрын
@@Shiroyashasama haa ooyin somaliland socoty so noqon mayso
@mohammedosman8295
@mohammedosman8295 2 жыл бұрын
You mean Somalia🇸🇴🇸🇴
@xamdamaxamed2099
@xamdamaxamed2099 2 жыл бұрын
@@mohammedosman8295 no Somalia is the baddest country in the world and Somaliland is the best country in the world
@xamdamaxamed2099
@xamdamaxamed2099 2 жыл бұрын
@@Shiroyashasama Somaliland
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 7 ай бұрын
Heestan waxan dhagesanaya iyado Isaaq iyo darood is laynayan ilahow umadada kale bad badi 😢 25_11_2022
@hamzaesmail7865
@hamzaesmail7865 4 жыл бұрын
Somaliland allow dhowr
@oldschool9316
@oldschool9316 Жыл бұрын
13 SANO KAHOR MAANTA AYAAN HEESTAAN DIB U DHAGAYSTAY SOMALILAND FOR EVER ❤️
@kalidabdi2036
@kalidabdi2036 11 ай бұрын
Dalkaygu hadu tashaday maxa lo dapa socda 💚🤍❤️still watching 8/18/2023
@cabdilaahicabdirazaq8000
@cabdilaahicabdirazaq8000 4 жыл бұрын
Fiva somaliland go forward every time
@quizzes1_
@quizzes1_ 3 жыл бұрын
After 9years Anyone 2021!??? 🥰🥰🥰❤
@somaliashorts4929
@somaliashorts4929 3 жыл бұрын
Just now baan daawanayaa 😂 22hrs ayaad igasoo horaysay Allow dhowr Jamhuuriyada
@quizzes1_
@quizzes1_ 3 жыл бұрын
🥺😻🖤aamen sis❤😍
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
mashllh qaran talabsaday
@mohamedmuuminofficial1656
@mohamedmuuminofficial1656 3 жыл бұрын
TOLOW MA OO YAA ALOW SOMALILAAND DHAWR DAL TASHADAY WEEEYE HAKA XUMANINA INTA KA XUN HORUMARKAYAGAW
@abdilaahiismail172
@abdilaahiismail172 7 жыл бұрын
wooow mazhalh Somaliland waa waran jiri oo cid ubaahnayn ilaahay moyaane mrkaa waxn ka codzanaynaa cidii uurka naga neceb iyo cidii Najecelba inaan isku nahay dad soomaaliya oo lkn tashaday mrkaa wxn LA hadlayaa cadawga Somaliland ciduu doonaba hanoqdo anugu ma odhanayo waa kaaaz lkn qalbiga halzu furo asc all umada islaamka
@Guled3
@Guled3 2 жыл бұрын
Somaliland Almighty All Powerful All Majestic Allah bless her abundantly! AMIN AMIN AMIN
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 2 жыл бұрын
Heestan ujecelhy watan wlhi💚💭❤ my dhiiga⚔️
@suhaybsiyad4746
@suhaybsiyad4746 Жыл бұрын
Somalind guuuul guuul💚💚❤️❤️
@hudayuusud4157
@hudayuusud4157 2 жыл бұрын
Somaliland allaw barakee dad goba ayaa kasoo jeeda isaaq wlhi waa nasab alleh ictiraafbaan uwaydiiyay💚💬❤🥰💉
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Thanks 👍 🫂 🙏 👍
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Жыл бұрын
Shukran qaali❤❤❤❤❤❤❤❤
@casayrali1175
@casayrali1175 Жыл бұрын
Soomalind guul🥰🙏💘
@cabdicasemohamed2743
@cabdicasemohamed2743 2 ай бұрын
Cid dawanaysay 2024 wan salaamay 🤩💚
@hamdadahir1889
@hamdadahir1889 2 ай бұрын
Iney kabaxan dulmige 😢nabada ku dabaal dagaan ana dunide ugu jecel ereyede heeste 14years ago ❤an ka hely meel bay itaabte wlhi ilaahow somaliland dhowr❤️🌎😭
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Somaliland hadey tashatay maxaa loo daba socdaa? waa su,al muhima oo ah in la waydiiyo walaweynta somalia ku dhaqan ee wareersan
@cabdilaahicabdirashiid999
@cabdilaahicabdirashiid999 Жыл бұрын
Waxn dib u dawday 2023/17 may 😊
@zadaamfijkalrics4106
@zadaamfijkalrics4106 4 жыл бұрын
Somaliand dalkaygii ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@salaamxaaji8043
@salaamxaaji8043 9 ай бұрын
Waxaan ku dhagaysanjiray 2010 hrgs markii ugu horaysay Waxaan maantana ku dhagaysanaya11/10/ 2023 meel aan ogahay waa xasuus gaar ah Somaliland waxa ilashanaaya shacab jecel lkn dawladii la rabay kama dhalan
@najaxmaxamuud5474
@najaxmaxamuud5474 5 ай бұрын
14/2/2024 burco 09:31 maalin arbaca ❤️🙏dadkygu hdu tashado mxa loo daba socda
@eqlectraanoniempje1950
@eqlectraanoniempje1950 8 жыл бұрын
somaliland ha noolato ❤❤❤🎉
@yacquubxasan412
@yacquubxasan412 Жыл бұрын
Waxaan dhagay sanayaa malin qadhadh oo dagaal adag dhex marayo argagixisada huwanta ee ka dagalamaysa laascanood ilaahay waxaan ka baryayeya inay guulaysatan ciidamada qaranka somaliland 09/2/2023
@MullaMadar
@MullaMadar Жыл бұрын
Qowdhanoo huwanta bad ka dhex arki donta habarta fuul qal dheeree
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 Жыл бұрын
Canab ismaaciil io kaltuun bacado qoomal io nuur dalacay waa fanaaniin somali oo dhan qali ku ah InshaAllah markay soomaliland citiraaf hesho ayaan reply soo gali doonaa wakhti kastoo fog ha ahato ama dhow InshaAllah I'm from jigjiga soomaliland we love you ❤ 😍
@abdihashi6225
@abdihashi6225 Жыл бұрын
Xagaa joogtaa
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 2 ай бұрын
Who is watching 2024
@hanilibaan9439
@hanilibaan9439 8 жыл бұрын
msh alh somalilnd allow dhowr
@user-xd4zc4gg2h
@user-xd4zc4gg2h Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉💜💜💜💜LOVELY SONGS FOR SOMALILAND TO STAND ONE HAND 🙌🙌🙌🙏🙏🙏GUUL IYO GOBANNIMO 🎊🎊🎊💜💜💜💪💪💪💪
@abdikarimyasin4003
@abdikarimyasin4003 2 ай бұрын
Happy 18may landerska 2024🎉🇮🇷🇮🇷
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 Жыл бұрын
This song is my favourite song but Somaliland is part of Somalia. Somalia is one country and one people.
@munadagan1475
@munadagan1475 3 жыл бұрын
Somaliland Allow dhowr
@abdilkarimjam2877
@abdilkarimjam2877 8 жыл бұрын
wuu iman doonaa insha allah
@guuleedxuseen5014
@guuleedxuseen5014 2 жыл бұрын
Markan hestaan maqlay 2011 waxaan ahaa 12jiir hadana waxaan jooga 2022 aan ahay 23
@drraaliya7034
@drraaliya7034 8 жыл бұрын
maasha allaah allow dhawr somalilland cadawga allow naga qabo
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
somalilanD one love 💚🤍♥️
@abdulhussein5033
@abdulhussein5033 Жыл бұрын
May Allah bless Somaliland ameen 🤲🏽
@Shaakirmaxamed1
@Shaakirmaxamed1 9 күн бұрын
Ilahow nabada noo adkee amiin 😢😢
@Sharmaakegaraad
@Sharmaakegaraad Ай бұрын
Hees garxajisku heesaha uma eeka xataa qaabka ay gooni isu taaga u rabaan maaha mid neceb somalida kale oo cunfi ku dhisan inay nabad ku dabaal dagaan anaa dunida ugu jecel buu taaganayay ninka garxajis halka iidoorka kale leeyiin qacbaa nacabkii ka yeertay guulaysta garxajisaw from HG
@soodhacsadedhulkiisii6293
@soodhacsadedhulkiisii6293 11 жыл бұрын
somaliland waa dhul soomaliyeed.soomaalidee dee ? ,dhul madax banaan ma aha maxaad ka wadaa ma inay faqash iyo dhafoor qiiq ka talisaad u haysataa wali .waar heeryadii faqash tuuray 22 years before.somaliland somalilander uun baa leh.no more faqash .
@LOVELIFE-sd9xz
@LOVELIFE-sd9xz 3 жыл бұрын
Maaha 18 may mana aha 26 June balse somalilandernimo udaawanayaa💚💨♥️ somaliland for ever 💪
@maxednugaali1504
@maxednugaali1504 2 жыл бұрын
Maashaa allaah abwaan cali senyo halkeedu dhigay heestaa weliba Hana xaadina idinma xasidaynee wanagiina ayaanu jecelahay ayuuu leeyahay abwaanku shalayna anaa isu darayey mantana marakaan idin garan wayeey reer koonfureedoow iyadan ceebi jirin iyo cuqdadi waanu digaroganee noosoo hanbalyeyeye please abawan mid kale oo sarbeeb wacana oo wadaniyadu ku dheehan tahay soo samee
@Last_King2023
@Last_King2023 10 ай бұрын
*_VIVA MY COUNTRY SOMALILAND🦁_*
@adnanmoha1622
@adnanmoha1622 8 жыл бұрын
VIVA Somaliland
@souhaibaden4517
@souhaibaden4517 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysan jiray ano 12 jir aah imikana 21 ahay allow somaliland no dhowr hantida kaliyen adunka ujeclahay 💚💭❤
@marwa6522
@marwa6522 8 жыл бұрын
I like this song
@ubahabdi453
@ubahabdi453 8 жыл бұрын
Hello Habo marwa 😊👍🏽
@ahmedadil1204
@ahmedadil1204 3 жыл бұрын
Nabadqab iyo daganaanshiyo ayuu dalku ku noolyahay alxamdulillah 2011kii xasuus heestani.
@bitihanduule2080
@bitihanduule2080 Жыл бұрын
Xasidnimo uunba loo daba socda Xasidna ma aflaxo Slland ALLOW DHOWR❤❤❤❤ INZHA ALLAH
@shukrishuwitra3378
@shukrishuwitra3378 4 жыл бұрын
Somalilnd cadawgaagu ha japo amiin💚🤍❤
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 ай бұрын
I hope that Somaliland will get full recognition in the year 2024. Happy National Day 18 May is coming soon. ❤
@user-rq6pb8xb9d
@user-rq6pb8xb9d 6 ай бұрын
2024 dadkayga maxa loo daba socdaa Wali badda mayaagaa leh 😅❤❤❤
@user-md6gu3tl1b
@user-md6gu3tl1b 3 ай бұрын
21 april 2024 dhagysanya duhur anigo qayilaya wanku murqaamay walhi
@LOVELIFE-sd9xz
@LOVELIFE-sd9xz 3 жыл бұрын
Wan jecelahay wadankeyga wlhi💚💨♥️💪
@ayanfaysal4286
@ayanfaysal4286 3 жыл бұрын
Who watching 2021🇮🇹😍❤
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 7 ай бұрын
Somaliland guuuL🇦🇹🇦🇹🇦🇹👏👏👏
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 4 жыл бұрын
Aad how dhegaysteen madaxda konfureed, warku waa kaa, maxaa idin wareeriyay, anaa dadka kuugu jecel. Adna I ogolow somaliland, anaa wax u og somali oo dhan, wax i waydii inagoo dowlado ah,
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Idinku qaybta khaatumo aad ka haysataan maa u ogolaataan waxay rabaan oo ah iney Somalia kasii mid ahaadaan?
@mahamedyaasiin7745
@mahamedyaasiin7745 9 жыл бұрын
Allow dhowor
@Independent-girl1
@Independent-girl1 Жыл бұрын
Still watching 👀
@queencawo2142
@queencawo2142 Жыл бұрын
2023 Ayan dhegysanyaa❤
@israabdi7625
@israabdi7625 Жыл бұрын
Ilahaow ii dhawr dalkayga wan jeclahay walahi ciidankygana guuul ban urajaynaya guuulaysta😭😭😭😭💚🤍❤
@AsiyaOsman-zg1ts
@AsiyaOsman-zg1ts 8 ай бұрын
Amiin wall insha llh waan guulaysanynaa😢❤
@user-lw5ph9gp7f
@user-lw5ph9gp7f 4 ай бұрын
ما شاء الله اللهم احفظ بلادي
Calanyahaw hadhicin ( Somaliland)
10:01
wadadhabibi
Рет қаралды 605 М.
Abdihaybe Laanbad (Baalaha) 2016 HD 3D
5:24
TheGobfilms
Рет қаралды 2 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
hees cusub oo loo sameyey snm.mpg
9:10
mohamed Abdi
Рет қаралды 1,4 МЛН
Duugsi Noo Ahoow -ZamZam Ali Robleh
4:30
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 738 М.
heesta calanka somaliland
10:01
redsea454
Рет қаралды 793 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
MUSTAFE DOLLAR  |  NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA  | 18 MAY
5:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 1 МЛН
heesta calanka somaliland 09
10:01
Mohamed Wardi
Рет қаралды 2,9 МЛН
Maryan Mursal: Somaliland HD
6:12
DunyAAakhirah
Рет қаралды 3,6 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 34 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 447 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 472 М.