2019 yaa ila jogo mmeshan bal like saar hadaa dawaneso still
@abderasmiraaso83355 жыл бұрын
Meshad jogta 😁😁
@Yunit085 жыл бұрын
Amina Dheeman lol
@abdiqadirhajjiali88905 жыл бұрын
😭😭😭
@Layaab95 жыл бұрын
Me iam still watching this song
@pandasomali_bubge94525 жыл бұрын
Kamaba dalo wllo
@abdirezakkoronto39525 жыл бұрын
2019 yaa daawanaya 7 April fiidnimo wacan 9:13 Burco somalilanD👈✋
@Mohameddone1985 жыл бұрын
Burco ❤
@ahmedyusufhajiahmedyusufha41824 жыл бұрын
2020 ayan dawanaya waxan joga kampala gabadhaydi somalia ayan xasustay jacaylki dibadu ugu helay way oo way like ta ku dhufo
@odaysoomaaliyed5385 жыл бұрын
Heestan waxan kusoo xasuustay inan iga waynayd oo aanu jaar ahaan jirnay 2002 ayaa markay maryaha maydhayso dhagaysan jirtay ana intaan soo agfadhiisto la dhagaysan jiray yadoo aan ka helaayo inay wax ii dirato iminka inantii waxay joogta france oo caruur ayay leedahay wlhi waa guursan lahaa hadaan la guursan lafihii hore yaaba heli kara Amasing song
@garyaqaan71745 жыл бұрын
Hada waa Sunday 5may 2019 bari waa ramadan waxaan rajeynayaa ramadankaan kiisa kalle inuu illah nagu gaarsiyo nabad iyo barwaaqo💖💖💖💖
Waqti hore waayo waayo Sxb Xfde kadagnyd Bosso Deeqa
@fartuun_osman5 жыл бұрын
hestaan music geda inta ka heshay like me🌺❤🇸🇴
@abdifatah-Yare8 жыл бұрын
alla maxaa aroos anoo yar la iga caydhiyay iyadoo heestan daarantahy ... rashbad darteed ....ciyaal nimo dii bay isoo xasuusay 😅😅😅 hees aan caadi ahayn 👌👌
@shak89606 жыл бұрын
abdifatah yare hhhhhhhh
@ubahabdi16376 жыл бұрын
Kkkkk ana xoogdii lagula cayriyey ban ahy 😁
@kamalabdullahi616 жыл бұрын
abdifatah yare hhh😁😁
@jannoomer57386 жыл бұрын
abdifatah yare dhib badnaydaa inader
@indhadeeqyuusuf91156 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@queenhonestianostyleskings39705 жыл бұрын
Waxay iso xasusaay dec 2002 xafladeydii Qaliin qabinta duqsiga sare (high school) what a moment it was still fresh in my mind like yesterday.
@dr-abdala80415 ай бұрын
Allaha daayee dooqeyga weeyaan gabadhu😍😘
@MD-ke8ny7 жыл бұрын
xasuus heestaan anigo yar 2003 waqtiga ban ku soo xasustaa iyo jawiga nolashaas wacneed😍👆
@mobillionblack7 жыл бұрын
who ever wrote this, know what it means to absolutely love someone....
@mimimonroe_4 жыл бұрын
My dad always use to play this in the car like 15 years ago ! Finally found the song, going to show him it !! Thanks @maliworldent
@warsamedacad1235 жыл бұрын
Sida Dalkeenoo Diracdu Heeyso AMA Dhul Dooglaa Qalbiga deeqdee ......ax heest kama daalo...2019 July 🇸🇴☝️❤❤❤
@kingzalman72234 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanaya Like😎
@abdimajiddube93664 жыл бұрын
Aniga
@mohamedabdillahi87835 жыл бұрын
Still listen kama xiiso dhaco 😭😭waqtigii tagay miyuu soo noqon farta taag hadad daawanayso 2019
@aburamenation20919 жыл бұрын
indhuhu daymada miyey ka daalaan Hadaanay daawan hurdaba doonaan Allah ha daayee dooqeyga weeyaan what a lovely wordz
@husseinnur47946 жыл бұрын
Deeq Cabdi Cali
@mohamedomar23676 жыл бұрын
Deeq Cabdi Cali so romantic
@mohamedmohamud8665 жыл бұрын
Qufkii dawan dona 2020 like haisara
@techwolf206 жыл бұрын
Still who listen 2018 thumps up big ugasyal
@badmahgamer5536 жыл бұрын
Yeah pro👍👍
@karaar3686 жыл бұрын
BroKhalifa Mst still😎
@dhoolali78696 жыл бұрын
BroKhalifa Mst me
@keyfmacalin15376 жыл бұрын
BroKhalifa Mst ☝☝☝☝☝ani
@Last_King20236 жыл бұрын
*_Mi bro_*
@Bountylicious14 жыл бұрын
..I just learnt Somali songs recently and I know so many now. The last verse is not on this video but it goes like this Markay daruuruu dhibic cadaadshaan, a ey daruuraan dayax la muqan x2 Ayaa dhulkoo dhama Adi u dartaa x2. Perfect song. The meaning is so beautiful too.
2020 Thursday 2 bisha January, yaa dhegensanaya, barnamijka saaka iyo dunida eeka baxa TV ga qaranka ayan kasoo maqlay musigadeeda, KZbin ayaan kaso raadiye, waxan ku qortay indhuhu deymadaada 😂😂🤣🤣🤣🤣
@libandacad30435 жыл бұрын
Xasuus waayihii wacnaa ee yaraanteydi ayaan soo xasuustaa marka maqlo heestaan. 2019 👈
@SomalilyricsApdirahman20204 жыл бұрын
2020 wixii dawnaya liketa hayla dhaafina
@ramlanuur35487 жыл бұрын
heestan waxaa kusoo xasuuusta anoo ciyaaala oo joogno ceelasha biyaha eee 6da duhurnimo shebeeele hawada kusoo gali jirtay waliba dahabshiil ayaa laku xayeeeysiiya lkn ilaa hada fanaaanka ma aqaaan bal ii sheeega
@mahamedahmed71917 жыл бұрын
Cabdi.naasir.macalin.daadoco
@beerlulachannel49036 жыл бұрын
Abdikareem raas baa qaada oo iskale
@nuhiman10936 жыл бұрын
Ramla Nuur 😂😂 ma future wife ceelasha xitaa ma deganaan jirtay😂😂
@awadabdullaahi78436 жыл бұрын
Xasuus wanaagsan aniga xitaa markan dhageysto waqti kale oo aad iigu fiicnaa soo xasuustaa
@abdirahmannblue48916 жыл бұрын
Malaha waxay ahaydba heesihii u horeeyay een maqlo caruurnimadii anoo miyiga jooga ayaan iskaga heesi jiray adhigaan ku raaci jirayba 2018na waan dhagaysanayaa waliba sep 3 8:10 fiidnimo
@munosharaxleadan3867 жыл бұрын
2018😍😍😍😍🙈🙈 dareenka caashaqu anuu Idilayaa gacaliye iga so gaaar😭😁
@abdifatahgarweeso28207 жыл бұрын
Muno sharaxle Adan Hay sugi waayin inaan kaasoo gaadho Bbe💯😍😘👄💋👄
@munosharaxleadan3867 жыл бұрын
Abdi Fatah Garweeso 😡😡🤮suldankeyga ayuu Ku maqal
@abdifatahgarweeso28207 жыл бұрын
Hhhh Muna Suldankaaga Iyo ani maanta malaha kuu sinin armaaba calafka inaga iskeen badaa Huuno🤗🤗☝☝❤
@apdullahicarab24616 жыл бұрын
Waan kula joogaa mcn waxba ha walwalin
@khadararabjamaal96946 жыл бұрын
Muno sharaxle Adan darenka cashaqu qofkula fahmu raba
@maxamedabshircaliqaanqaan61205 жыл бұрын
Album kaam heesta ay ku jirto gudoodo aya la dhaha 2000 ki bay so baxday dajia bay isku waqti ahayeen waxan qadaya abdikarin raas aduun waa 20 sano hhhhh dadka 2019 dhagay sanaya hhhh soo bar baar awoowa yaal hhh
@farahdek42674 жыл бұрын
17/1/2020 Dhageysnayaaa Kismayo kafiso Waaa malin aan laheen nasanayo Waaa hees aad u mcn Gabdhaha Somaliyed dhan ayaa amaantasi mudan
@sacdiahahmed53907 жыл бұрын
I like it oyooooooooooooo 😍😍😍 who's watching in 2017
@MD-ke8ny7 жыл бұрын
Sacdiah Ahmed 07-03-2017✌🏻️
@melaninqueen53447 жыл бұрын
Sacdiah Ahmed mee
@abdinasirmuse33766 жыл бұрын
2018 lol
@migilindhegele67924 жыл бұрын
2020 wa frist watching like Sara mcan badanaaaa
@aminoahmed13386 жыл бұрын
My name is Dahab thank you so much👍👍👍👍💕💕💕💪👏👏👏👏
@niissa2014 жыл бұрын
mmmmmmmmmmmmmmm omg wat a love song , gorgeous
@khaliilmuuse39035 жыл бұрын
Xasuus waxaan so xasuusty adeerky abdtrisaaq ilaahow ku naxariiso
this is so good walahi sakhaaraan ayoow igadhiga each time i listen to it walahi
@malikatulxubi82906 жыл бұрын
Waaa wareeey heetaan abtigay aa dhagaysan jiray wlhi 2005 cml xayaysiinta radio shabelena waa saarenaan jirtay anoo ilma eh 2007 qax anako ah maqli jirnay iyaaa wlhi waa soo xasuustay waayo xanuun badan adoo ilmo ah walaal weena kula dhalan qax haku soo galo way dhib badan tahay allihi naso motiyay alx markalana asagaan ka magan galnay
@nice2abc7156 жыл бұрын
malikatul xubi wlo waan ka xumahay wixii aad soo marteen, run ahaantii qalbiga ayaan ka dareemay dhibta aad ka sheekaysay. waa mahada Alle inaad maanta farxad ku nooshahay
@najmaali29786 жыл бұрын
Waxan daremay naxaris markan dhagestay thnkis My Love Allah ha daye doqeygi weyan
@inaugaaswarfaa37515 жыл бұрын
Waa heesihii aan ugu hormaqlay caruurtimadii xasus
@luckylizhane90495 жыл бұрын
Wlhi hestan wxy iso xasusisey wiil an isjeclen aya iqaadi jirey lkni isma calfan oo aniga katagey 1/7/2012 mrkey ahed Ahmed farxad kunolow melkas tad jogtid gclka
@simranrufai78747 жыл бұрын
allah hadaye doqeyga weyan💕
@mawanabokor88976 жыл бұрын
Dareenka cashaquu Aniguu idilayaa 😍 mcn
@mizzilwaad14 жыл бұрын
this is 1 of ma fav songsss love it so muchhhh
@geenyadadheer4 жыл бұрын
2020 qofi igama horeeyo yaa kowda Jun yaa salama like igu sharfa
@Somaliquransubtitles4 жыл бұрын
Lama gaarin 2020🤣
@mursalm64374 жыл бұрын
2020 what a nice song👍👍
@cuudkacashaqa82768 жыл бұрын
subxannakka ya cadiiim music ba ku dhacay gacmaha alle kuma jaro nice song
@bisharhaaji97066 жыл бұрын
Old but gold. Timeless tune
@Bountylicious14 жыл бұрын
@TheDeeqaluula "meel geedo leh oo barwaaqo ah". I didn't know that was the definition of "dhul doogle" Thank you Deeqa. Yeah I could never get the first verse, but my dear God it sounds beautiful. I'm not sure the meaning of "diraacdo", does it it mean goverment/ police or something else? thank you.
2007 ayan xasuusta waqtigan joogay dhulki hooyo axx axx maxan waqti la so qatay qof igu qaliya
@dulmidiidxilkas7334 жыл бұрын
2020 from bangaldesh like dhac dhac ku siii😂😂😂😂
@mahadwarsame43328 жыл бұрын
wat a beariful song !💜💜💜💜👌👌
@thesomaligirl1115 жыл бұрын
dammmmmmmmn wat a song. great voice :) luv it
@absamemahmoudqalinle92236 жыл бұрын
ooow heesta wxn Aad ugu xasuustaa inadeerty rahma mxmed qalinle ciyaalnimo ii xafidsiin jirty 2006-2007 azxpta like iga Adkeeya 2018 dawanasa
@mohamedjamaahmed95755 жыл бұрын
waa sanad ka hore tolow ma joogtaa welli Absame. inaderta qof dhaqanka jecel ahayde. mansha alh
@abdifitahmohamedabdulle27705 жыл бұрын
Somaliland, Puntland, Kofurgalber, Jubaland, Banaadir: indhaha ka fiirsada Gacantana like igu saara hadaa gob dhalada tihiin 🤔🤔🤔🤔
@Saluukpp6 жыл бұрын
Who's listening 2018 Feb... 👐👐put your hands up👐👐
@abuadam38515 жыл бұрын
KPPTo DMV listening it now in front of US capital
@rafiquemazari037 жыл бұрын
amazing! can somebody translate this song..
@omaryare4047 жыл бұрын
Rafique Mazari its about love. he said may allah protect your soul. you're my choice of love lol
@SummerLee-lm3df7 жыл бұрын
Omar Yard plus you are like gold 🎵
@samatarismail17187 жыл бұрын
✔as our country leaks the rain. 'diraac'. Is a rain that begins specific time . ✔or the more grasslands in my heart enjoyed ✔your feelings of love is killing me . you look like a Gold 🤹♂️
@maxmudxareed13457 жыл бұрын
IT TAKES a profesional person plus all rythm and lyrics will be lost to translation
@aminaadam70537 жыл бұрын
Rafique Mazari it's all about love. He said that the girl he loved is like a gold/diamond. She is better than any other girl around the world. I can't stop looking at you because u are so beautiful and my soul can't get enough of you: u are my cure.
@AnfacD5 жыл бұрын
Alla heestan jecliyaa yaa I sheegi kara fananka magaciisa Mahadsanidiin.
@abdulwadudkhadar197 жыл бұрын
Who is listening to this song in April 2017 😍
@FatimaAli-fj5yy7 жыл бұрын
abdiwadud khadar 🖐
@abdulibrahimAbdul7 жыл бұрын
Faisa Hashi me pri
@Amiir-Saab7 жыл бұрын
Faisa Hashi me July 2017 wllhi hees qaali ah
@ubaxabdifarah76547 жыл бұрын
Abdulwadud Khadar am right here December 2017
@naruuracaday1485 жыл бұрын
Xasuus heestan Marki igu horesay anoo yar Radio ayan kadhagestay wan xifdiyy xitaa ilaahey amarkiis wixi jcl haayo ilaahey ha isku daro Hadana lovekeyga isoo diray ilaahey ha isku keen simo bbe💋💋💋💋💞💏
@munaali41565 жыл бұрын
Allah daayee dooqeyga weyaaan ... xasuuuus
@axmeddhereye9575 жыл бұрын
Heeska waan jecelahy In badn meel walba ka dhagystaa🌟💯✔✅
@fatomhassan67016 жыл бұрын
جميل هل اغنيه شكرا زوجي لأنك ارسلت ليه هل اغنيه
@maryamamohaa23486 жыл бұрын
2018 yaa dhageysanyo ax
@mohamedmohamud6047 жыл бұрын
Am in love with this soon 😍😍😍
@osmansufi40666 жыл бұрын
Heestani waa hees macaan laakiin dhaqan ahaan ayey qaldantahay waayo wuxuu leeyahay sidii dalkeenoo Diraacu ku hoortay Diraac duna waa waqtiga jiilaalka oo roob dhulkeena somaliyeed roob kama dego waa waqtiga abaarta ah ee reer guuraaga iyo beeraleyda ugu daran dhulkuna gubto markaa intaas baa heesta ka qaldan
@awbustaale57195 жыл бұрын
Osman Sufi Xilliga "Diraacda" deegaanada qaar roob ayaa ka da' sida kuwa galbeedka xiga. Halka meelaha kale ay abaar tahay sidaan maqlay. Waxaad i xasuusisay heesta tidhaa: Inanyahay diraac iyo dirir hooray kala wacan" Markaa abaar ayay ka hadlaysaa.
@Abdifatah-d7y6 жыл бұрын
Codkii macanaa wilkii reer bicidyahan oNE LOVE REER BICIDYAHAN
@moafku-xoogle83765 жыл бұрын
Ninka qaada magaciisa maad hysaa sxb
@kinghanadhargeisa82778 жыл бұрын
hhhh wooow heestaa anoo yar oo ciyaal ah ayaan aroos miyi ka qaday alllow cimriga i dheree 2001 ilaa 2000 ku qiyasilahaaa lolz
@mohamedabdikheir3698 жыл бұрын
Adoo yar baad hesi jirtaye nin rag ah dheh
@iamalone72585 жыл бұрын
OLD IS GOLD 😎💣💣
@mmcfoodcade88754 жыл бұрын
2020 yay ugu horeeysaa halkaan👍🏻
@shaneemo19 жыл бұрын
Heestaan is one of my favorite songs, waxaa qaaday Heestaan alfanaan abdiraxman koronto
@khaderaden19558 жыл бұрын
ma qaado koronto heestan waxa qaada abdi kariin raas ..allbum.kay ku jirtana waxa la yidhaa guduudo ..korontana wakhtiga maba heesayn heestan la qaday
@ismaelismael35255 жыл бұрын
Alle ha daaye abdikarim raas jiifta nimco yasiin
@modupe55415 жыл бұрын
*Old but gold* 😍😍🔥👏
@anisaabdirahman71096 жыл бұрын
Mmmm.. part kills me😘😘 love that part
@raxmaqaliraxmaqali11226 жыл бұрын
Anisa Abdirahman qq
@anisaabdirahman71096 жыл бұрын
The mmm parts kills me beautiful 😘😘😘
@hamsaadam10646 жыл бұрын
Ilaa hadaan dhagaystaa waa heesaha aan Liicin 2k18
@hibomohet5195 жыл бұрын
Newsong Best 2019
@hadadhaqaaqnow89216 жыл бұрын
heestan kama daalo 2018/10/22 habeen kan waxan jogaa muqdisho inshaalah caawa waxan rajaynayaa inuu isoo baxo Visa ha dalka Turkey ga sidoo kale waxan qormodan halkan idin kula wadaagayaa siday xasuus igu noqoto maraaan gaadho halkan doonayo oo ah Canada inshaalah waan gadhidoonaa halkaan rabo sacdu waa 11:30 daqiqo habenimo iso duceeya cida quickly rmadan gaadho
@phaceedkaroonpharhia50585 жыл бұрын
I,a waad heleysaa
@zakimoha25465 жыл бұрын
Maxaa Ku Hagaagay Saxiib
@alibinali21415 жыл бұрын
Kuu duceeynayee kumeeee ?? Xagee ku dambeeysay
@ziee_egea25945 жыл бұрын
maad heshay wlloo
@hal-abuurhayle86595 жыл бұрын
Halke wax kumarayan hada qormada 1 year ba laga jogaye
@Saleisha00712 жыл бұрын
He is my uncle Abdikariim ismail but he calls himself Raas as a musician
2k19 bishi saddexad Ayaan ku shidanay heestan Iyo safarkii gaabna Ila barbera🤣🤣🤣🤣🤣⚘
@abdikafiahmed98327 жыл бұрын
wali yaa dhageeysanaya 2018
@hanisheikh57137 жыл бұрын
abdikafi ahmed 😂😂😂 bal aanu gaarno
@rahimaisse95956 жыл бұрын
Hahaha wax yar ba hadhe
@ubahabdi16376 жыл бұрын
Anoo yar ba. Maqley lkn caadi mntan u dhagysty 2018
@shevodinio11 жыл бұрын
Sida dalkeennoo diraacdu hayso ama dhul dooglaa Qalbiga deeqdee, Dareenka caashaqu annu i dillayaa! Dahab lamoodyeey Dumar filkaagiyo Adaa u door roon Hablaha deggaanka.