MAJAAJILO QOSOL BADAN IYO GEERAARO CAJIIBA AUN SAREEYE, IBRAHIM GABDHLE, C, MIIGANE IYO XABIIBA

  Рет қаралды 327,349

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

5 жыл бұрын

MAJAAJILO QOSOL BADAN IYO GEERAARO CAJIIBA WAXA JILAYA AUN AXMED YAASIIN " SAREEYE" AUN ABWAAN IBRAHIM SALEEBAAN " IBRAHIM GABDHLE" CABDI MIIGANE IYO AUN XABIIBA CABDILAAHI " BALBALAAF"
MAJAAJILADAN WAXA AY KA MID AHEEYD RIWAAYADII " RAGOOW AARSI HAWEEN U ADKEEYSTA MARKIINA"
RUWAAYADAN WAXAA ALIFEY OO AY FIKRADIISA AHEEYD AUN IBRAAHIM SALEEBAAN " IBRAHIM GADHLE" WAXAAN LAGU DHIGAY WADANKA DJIBOUTI CAASIMADIISA DJIBOUTI 1995kii.
RUWAAYADAN WAXAA ACTORS IYO HEESAAGA 1AAD IYO 2AAD KA AHAA
- AAMINA FARAX WABER " GACANLA"
- AUN XABIIBA CABDILLAAHI BALBALAAF
- FU,AAD AXMED "ILKACASE"
- CALI MAYDHANE
MAJAAJILADANA WAXAA MATALAAYEY FANAANIIN AAD U FARA BADAN
DAAWASHO WANAAGSAN

Пікірлер: 57
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Жыл бұрын
Abwaan ibrahin gadhle alle ha u naxariistee
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Rag waa Ragii hore Walee AUN
@maxaacusup583
@maxaacusup583 5 жыл бұрын
Sareeye Allaha unaxaristo
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 5 жыл бұрын
Allaw tan iyo tii horaba ma adaa ogaa waa tukaanle oo dumar markay arkaan saa isagu kaaji jireen
@cdiqaadiradan7817
@cdiqaadiradan7817 2 жыл бұрын
Masha alah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Ibraahim gadhle Abwaan
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
duamarkuna waa dumarkii hore ok kkkkk
@Bingo.shorts
@Bingo.shorts 5 жыл бұрын
Abwaan ibrahn gaadhle alle haunaxaristo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@nagadomar3648
@nagadomar3648 5 жыл бұрын
ABDIRAZAQ SALAH AMINA ABDILAHI KU DARSO WA REEEER JABUTI SHALAY AYEEY XAMAR U WAREEGTAY 80TA MEEYADI AYEY XAMAR TAGTY EE LA HAYSO SXB
@farhanBM
@farhanBM 4 жыл бұрын
Dirxiile ma abaar dhacday bay ahayd tolow?
@marayamoabdirahman3939
@marayamoabdirahman3939 4 жыл бұрын
Wow
@faaraxxirsi6994
@faaraxxirsi6994 2 жыл бұрын
anigoon wakhtiga diidanayn doorba wxa jooga anigoon damaciyin ninkle dahabka uhaysto siduu doono yeeloow adaan taladda ku dayey
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
Allahaw Dirxiiliyo maxaan Balo Kasoo Doogay Yaa Fahmay Dirxiile wuxu kawado abwaanku Qof Dhaqanyaqaana ayuunba ila Fahmaaya AHUN
@suheylasaajid8630
@suheylasaajid8630 3 жыл бұрын
Noo fasir
@dr-osmandacar
@dr-osmandacar 5 жыл бұрын
Cajiib. Heersare.
@yuusufabdirahman8504
@yuusufabdirahman8504 4 жыл бұрын
Waa 43
@aaliisac7796
@aaliisac7796 5 жыл бұрын
Waaaaw
@aaliisac7796
@aaliisac7796 5 жыл бұрын
Ragaw aarsi haween u adkaysta markiina
@nagadomar3648
@nagadomar3648 5 жыл бұрын
TARIKHDA FANEED EE SOMALIDA KA DHAXAYSO DIB UGU NOQO
@axlaamdayib7670
@axlaamdayib7670 4 жыл бұрын
0
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 5 жыл бұрын
waaw riwayadihi asalka ahaa murti aya kaburqanaya
@abdirixmanali9857
@abdirixmanali9857 5 жыл бұрын
Shakur Mahamed Shakurmahamed to
@FaisalAli-si6mg
@FaisalAli-si6mg 5 жыл бұрын
ruwayad
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 5 жыл бұрын
Xabiiba Balbalaaf xagga jilitaanka waa Aamina Cabdilaahida Jabuuti. Inta kale oo dhan in ay jilayaan waad garataa. Iyada iyo Gadhle mooyiye. Iyada waaba ka dhab dhab. 😃
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Ma laga yaabaa Abdirisak in Abwaanku u dooray rolkaa ineey ka bixi karto, oo ay talant u tahay Geeraarada la xafidayaa iyaguna waa hawl kale oo ka baxsan codka iyo heesta
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 5 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE waa suurta gal. Sidaasaanay u badan tahay. Gabadh kale oo fanaanad wayn ah baa ruwaayadda la matalaysa. Roolkan sidan oo kale ugamay baxdeen.
@maahmaah4776
@maahmaah4776 5 жыл бұрын
Ibraahim sheekh saleebaan gadhle AUN waxan ku xasuustaa labo Hees oo uu udhiibay M. Maxamed mooge (dadka hayska weyneyn iyo deercad geel)
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Illaahey ha u naxariisto Abwaan Ibraahim Saleebaan , Mohamed Mooge Iyo intii dhimateyba. Heesta Maxaa Deercad geel halaaboo, dibji uu cuney dugaagoo, ninkii lahaa deydayaa Heestaa waxaa wada qaadey Aun Faadumo Axmed Iyo Maxamed adan Dugsiiye
@maahmaah4776
@maahmaah4776 5 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE way kasoo dabaqaadeen lkn heeskaasi waa mid m.mooge ku horeeyey, waxana Ibraahim laga hayaa" dadku waxay maxamed mooge ku odhan jireen noo sheeg Ninka kuu sameeyey deercad geel. Maxamed mooge na isagaa dadka ibaray" Waad heli kartaa heeska asalkiisa iyo codkii iyo cuudkii m.mooge.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Ok waan gartey. Sidaa hore ayaan u heystay heesta ineey 2 da Fanaan uga horeeyeen Maxamed Mooge waa taariikh ii korodhey, heesta Qiyaama la yidhaahdaa sdiaan filaayo Maxaa Deyrcad geel halaaboo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
@@maahmaah4776 maxamed mooge ayaa qaadi jiray bilowgeedii
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 5 жыл бұрын
Seertafiigto hadda waa Certificate eh garo. 1:36
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Haa Sidaasay u jeedaan kkk
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 5 жыл бұрын
Ragaw aarsi haween u adkeysta markiina habeenka xabiiba belbelaaf niman baa damcay inay xitaa dilaan waxbay ku dhuften run run bay mooden kkkkkk
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Xabiiba Cabdillaahi habeenka weey sigatay lol, habeenka waxba ka dhacey, sideey u matalayeen ayeey run moodeen kkk
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 5 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE aaad iyo aaad kkkk xabiiba iyo aamina farax🤩🤩
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 5 жыл бұрын
Waa gabadha aan la yaanay. Haddii ay qof kale intaa jilayso inay been been tahay waa la.moodi lahaa. Waa Atariisho buuxda ilaahay ballankii. Sida ay teedka iskaga kicinayso ayaanba keeni kari laayahay. 😄
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
@@AbdiSalah87 Waa runtaa sxb Xabiiba Cabdillaahi Balbalaaf waa Fanaanad dhaba, Fankuna waa shaqo adag intaa ka baxdaa weey adagtahay, qaar baa ku qoslaaya kuwa la matalaaya waa run Fanku wa a u dhalasho marka leeyahay waa halkaas. Qofna waa qaf iska yeelyeelaaya rolka uu hayo
@shiineaar6219
@shiineaar6219 5 жыл бұрын
Nc
@aligabowofficial.88
@aligabowofficial.88 5 жыл бұрын
dad waa dadkii hore hadalna waa idntay dheheen.
@aaliisac7796
@aaliisac7796 5 жыл бұрын
Ruwaaayadaaso kale bal car xiliyadan danbe ha la sameeyo waxad moodaba in uu afsoomaligi dhamaday
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
KKKKKKKKKKK Car ha la sameeyo dheh Aalia Isac Riwaayadan oo kale hada loo baahan yahay cid sameeysa
@samatarmoh16
@samatarmoh16 5 жыл бұрын
Wlhi wadharte been madshegin
@xasancabdale9169
@xasancabdale9169 5 жыл бұрын
HADA WAA TUKAALO MARKAY DUMARKU ARKAAN SIDAA SIDAA ISUGU KAADJI JIREEN KKKKKKK
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Waa aduunyo ku lahaa kkkk
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 жыл бұрын
Hada ninkani abwan tukaale miyaaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
@@maalinmaali8833 Maya sxb waa Aun Abwaan Ibraahim Saleebaan "Ibraahim Gadhle"
@axmedabees7525
@axmedabees7525 4 жыл бұрын
Asal ruwaayad
@yuusufabdirahman8504
@yuusufabdirahman8504 4 жыл бұрын
Waaaw
@mirealiwahar6395
@mirealiwahar6395 4 жыл бұрын
0
@cdiqaadiradan7817
@cdiqaadiradan7817 2 жыл бұрын
Sareeye alaw unaxariso
@abdullaahiosman499
@abdullaahiosman499 5 жыл бұрын
gardiyaan asagaa awel gardaro dumarka kibar kugaraacijirey hada asagryhausataa kkkkk
@maxamedshuqaale6024
@maxamedshuqaale6024 3 жыл бұрын
Try
@mahadmadey1777
@mahadmadey1777 Жыл бұрын
Nu5v0
The Truth About Jege (Part 7) - Where Am Hoping To Go
8:30
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Awil Mawliid
Рет қаралды 2,2 М.
MAJAAJILO CAJIIBA AUN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE "SINGUB" IYO KOOXDA DEEGAAN
9:11
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 284 М.
RIWAAYADII WAD IYO WACAD HEESO IYO MAJAAJILO QAYBTII KOOWAAD 1aad ORIGINAL MUSIC
31:22
Boon Xirsi Iyo Majaajillo
6:48
Tixraac
Рет қаралды 320 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 878 М.
Ciil Badanaa- Ruwaayad reer Jabuuti
19:27
Universal TV
Рет қаралды 413 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 828 М.
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 1,9 МЛН
Тигра в команде Вафельки! А ты? 🐯#симбочка #тигра #симба
0:42
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 1,9 МЛН
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 2,8 МЛН
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 9 МЛН