@@yusufabdullemahamed8770ma oramadi aya tahay adiga kuwan soomaalinimada u diidaye
@BARMUUDA-F4KАй бұрын
CAR HALA HELO MEEL SOMALI DAGTO OO FANAANIINTOODU MADAXWAYNAHA SIDAN ULA HADLI KARAAN ILAHAY DIMUQURAADIYADA IYO XIRIYAD U HADALKA HA INOO SIYAADIYO ❤❤❤❤❤❤❤
@shukriwehliye1295Ай бұрын
Fanaaniin dhab ah oo wadaniyidi ka muuqato jecel dalkooda iyo dadkooda ayaa sidaan u hadli kara hambalyo waan ku faraxsanahay in aaney dhamaan dad damiirkoodu nool yahay oo xisaabtami kara. Qaladka aan iska saxno waa gar naqsi dhab ah❤❤❤
@TogdheerBurco-x3pАй бұрын
waar ciro ayaa lacag siiyay waa intuu ku hadlaayay ciro kkkkkkkkkkkkkkkk
@TogdheerBurco-x3pАй бұрын
ciraa laasdhiig u ooya iyo yusra Alle naguma soo celiyo laas khamri
@adamsaciid4919Ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p haduu siiyeyna maxaa ka micno ah 😄
@abdiraxmaanbarkhad3263Ай бұрын
Xidigaha amaan siiya
@SomaliNewEntertainmentАй бұрын
Mahadsan tahay Shukri Sidad fikirkaaga quruxda badan noola wadaagtay
@riyaaqahmedmahamed4061Ай бұрын
Heestaba yurubaa macaneysey erayada ay qaadatey baa cajiiba❤
oo muuse ma ac baa uga yeedhaysa laas dhiig waar ha manaadaan iyagaa loo taag waayay maxwalba waa loo abtay reer laas khamri in la kuduun baa u dhadhsanaa muuse ma huwan baad mooday iyo yusra oo u ooya laas dhiig hadaanu reer kulmiye nahay uff uff baanu idin nidhi Alle naguma soo celiyo laas dhiig
Waa sax heestani xidigaha intuu uurku buki lahaa afku ha buko heestii waxa iga xiga amxaar ayey jawaab u tahay runtii kooxdii kale Qac baa ka yeertey
@janira7480Ай бұрын
Mida sanka yar heestikale xita wey ku jirtay 😂😂😂
@FadumoMohamed-jl1wpАй бұрын
@@janira7480 ma qadro salima tan sanka yar?
@naimaabdisaid4845Ай бұрын
@@janira7480😂😂😂😂 somalidu waba dhib socota saka yar ku teh
@JimcaleAli-l1wАй бұрын
Marka hore su.aal weeye In la saxo jawabteeda Somaliland baa leh Inta ay ku socota leh Doorkii horan siganay Oon sahan la.aan guray Maantana ku socon mayno Somaliland baa leh somalland bale Sawtaan ku dhiibnay qaran saanad Iyo xoogle oo sugan xududkiisu Somaliland oo dhan dadku samo Ku naaloodo nabad iyo midnimo Seeski cigaal taagnay daahir Iyo siilaanyo sali bay u qaadeene Adiguna sidaaad yeeshay Sool bari xagaad gaysay Saxanow difaac qaran waa side Ma 80 iyo 100 dib uso baxba Sidan waa side xage lo socda Saxanow difaac qaran waa side Ka saarkaashi iyo ciidanki oo jeelk Ku sugan i sacabtuma
@cabdigood226Ай бұрын
Taariikh ayay galaysaa . Nimanka intay dalkii jamhuuriyadda Somaliland baabiiyeen yidhi yaan wax nalaga waydiin sababtii dalku u burburay . Heestana ku sheegay cay iyo in lagu digtay "ciidankii " iyagoo dhufays ka dhiganaya. 0ctober 4, 2024
@AhmedCk-ru8wuАй бұрын
X.geeska somaliland is Not Easy ❤❤❤
@NasiirCabdi-wi4ttАй бұрын
❤❤❤❤❤
@yaxyecumar6812Ай бұрын
Qalbigaygey kala baxeen
@AbuukarAadan-kh6gpАй бұрын
Waa sax waa sahan qaldAmy hala saxo walaalayaal
@mukhtarbashi9057Ай бұрын
War waxaan hees waa dhaaftay sool Bari xaged geeysay suaashas kliya jwb uma haayo Muse😀
@somalishow5922Ай бұрын
Heestan waa run
@Hassanmuse-nz9fdАй бұрын
Wan kuwadana ciro
@CumarHaybe-gi8jsАй бұрын
Somalilandeey waa side muuse ma wato heesta iga gadan ❤😂
@mahamedismael8439Ай бұрын
Hoos ka siii 😂😂
@NabiilaCapdiiАй бұрын
L
@ladanbulux4188Ай бұрын
Aya ayay dhashay
@gurreturre2516Ай бұрын
Kii abwaanka ee axmaarka ahaa heesta marku maqlay wuu ka cararay dalka
Wow xaqaa uhadasheen 😂❤❤ baxsada yaan laydin diline
@MohammedAli-pf6yvАй бұрын
Ma heesbaa mise waa xadiis
@AxmedSahlaaye-yi8cnАй бұрын
Hees Way Dhaaftay😂😅😅
@SacadaJamacАй бұрын
Nio danbaabka iska daaya alla ka boqoo😢
@farhiyamahamed4227Ай бұрын
Tani hees weey dhaaaftay Xidigaha geeska waa gar naqsadeeen lkn yurub geenyo baan u baqayaaa tolow ma la xidhi doonaaa Sanadkaaan Wadani baa soo bixi dooona i aaamina saaadaaalintaas beled weyne ka soo dhex saaaray Wadani coming soon big day 🎉❤ Hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo idiin sii hor dhigay😊
@Caliya7Ай бұрын
Waa laxidhey baan maqley.
@NAJIIBB123Ай бұрын
sawtu raxma yaba taban kara 😂❤
@NasiibKhalidАй бұрын
Isha allahu wllo waanu Idinso dhaweynaynaa reer beledweyne
@dhibtacaashaqa3846Ай бұрын
Xidigiha geezka wa qaran kooniya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoMaxamed-rm7tyАй бұрын
Markii muusan watoo heestan darted ismuujiya reer waddani ban leeyay layguma oga kulmiye danbe
@fosihissein-x3vАй бұрын
mahadsanid inaadeertay qaali anba reer xareedbaanay xisbiga wadaniya soo dhawaw
@KhadarTukaaleАй бұрын
1234567 1:50 @@fosihissein-x3v
@sahramaxmud7903Ай бұрын
Mashaa.allaah si wacan bay dadweynaha wax ugu iftiimiyeen
@zu7729Ай бұрын
Muuse Biixi Muraayad Weyn Ow Iska Dhex Arki Karo Bey Hordhigeen Xidigaha Geeska Waa Wadani Dhab Ah
@saamisomalilovepartnerexpe1857Ай бұрын
Hees way dhaaftee Tani waa xadiis caadi ah 😂🎉
@NasraMohamed-n4nАй бұрын
Masha allah😮😮😮😮
@CabdilaahidheegDhaqaneАй бұрын
Agaah adeer muusow. Xidigahu. Waxba. Mahalaynin. Ee su aal bay kuwaydiiyeen ee. Aayar. Kajawab adigoon isdhibi. Oo aan iyagana. dhibaataynin. Oo aadan eryanin deee
@AadanqoraneBashiirАй бұрын
Doorkii horan siganay oo sahal la aaan guurnay somali land baa leh maantana kusocon mayno seeskii cigaaal taagay dahir iyo siiranyo aaray bay uqadeene adiguna sided yeeshay sool bari xaged gaysy
@salimabdi1145Ай бұрын
Waa sii kale
@CabdaleXasan-h1zАй бұрын
Atttt muse bixi ha yeellin😂😂😂
@Saynab-z9zАй бұрын
Waa sideee😂😂😂
@zakibashiir6516Ай бұрын
Stars Hon africa lkn erayadaan yaa qoray Laxanka yaa saaray ama waa la xere hadii la ogaado😂😢😢
@sudayziyare4413Ай бұрын
Waxni heestii weydhaaftey sool bari xageed geysey kajaab muusow adeer?
@AhmedmoalinMahamedАй бұрын
Really ayay kahadleen
@enddaoccupationАй бұрын
Somalilanders save Somaliland.
@luulsaleeban1106Ай бұрын
Ader waakuwaa fanaaniin wadani ah
@xabaalocasodaadmadhedh9Ай бұрын
Walaahi kuwani waa koox
@riboose8177Ай бұрын
Dhiiqo ha biqleeyso 😂😂
@CabdisamedCabdilaahi-f8xАй бұрын
Dorkii Horan SiGaNaYe 00 SaNa La Aan GuuraYe Manta Ku Socon MaYezo wlle Waa XaQiiq Heestin FiiQuluubin Wadani Inch allah Dhawaan Gull Gull ✌️✌️✌️✌️🧡🧡🧡🧡🧡❤️🤍💚