Walee waa hees u dhammaysay muuse markaa muuse hadal meesha uma yaallo
@Mawliid.lajanka-uo3yz2 ай бұрын
WAdani guUL ❤
@NuuraMaxamuud-h3b21 күн бұрын
waa heesti reer wadni uqaraxday hees iyo badh iga dheh
@HodanHasso2 ай бұрын
Guul wadani ❤
@NinD-u1f2 ай бұрын
🎉🎉🎉❤
@AminaAden-p1b2 ай бұрын
Cirro from ethiopia 🇪🇹
@mohamoudsaid4713 ай бұрын
waa hees qaranka meel lagaga dhacay waliba cidanka qaranka waxana ku cod waayey wadani la shaqeeye shieheeye waa xibiga lagu yaqaaan bal aan eegno waxa ay ku dhasho
@nadiamohammed53303 ай бұрын
SU'AAL BAA LAYDIIN WEEY DIIYEY MA SARAAKIISHII IYO CIIDANKII OO JEEL KU SUGAN IISACABTUMAA? KA JAWAABA GIDAARKA HEEYS KU XOQINEE ADEER
@ommucadegal3 ай бұрын
ciilka ay ku noolyihiin ayaanad ogayn de iskamaad hadasheene.. maalintanu u tagnaba maxaa la idhi iyo goormaa nalasii daynayaa bay nagu wareeriyeen masaakiinta uu jeelka ku gurayee, imikana codka muxuu ku rabaa madaxweyne ka indho adag muuse taariikh da soo mari maayo.
@nadiamohammed53303 ай бұрын
@@ommucadegal hhhh waa runtaa midna ha iloobin markeey khiyaaligu vada inaad saxan tahsy baad moodaa muuse wuu isla saxan yahay waana qeeyb ka mida waalida
@SayidhaaruunXuseen3 ай бұрын
waa runtaa 😅😅😅😅 wuu waashay muuse😂😂😂😂😂
@Kbrallh2 ай бұрын
Waa sikale 😂😂
@MustafeCismaan-lb4onАй бұрын
Wan ficanhay adi sethy inder mcn the information you have provided in the biggest ❤❤❤