Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014

  Рет қаралды 11,021,669

SomaliNewMusic

SomaliNewMusic

Күн бұрын

Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014
www.somalinewmu...

Пікірлер: 2 900
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
Heestaan nolashayda history bay ku leedahay anoo tahariiba oo libiya joogna baan dhagaysan jirnay Wakhtiga iyo waayaha aduunka dhib badana 😢asxaabtaydii qaybtood ilahay u naxariiso 🤲🏼
@fadxaxasan5202
@fadxaxasan5202 3 жыл бұрын
Aamiin
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
@@fadxaxasan5202 Aamin wll. Thanks 🙏
@farasofficialchannel8030
@farasofficialchannel8030 2 жыл бұрын
Allaha ha unaxariisto hadda xagee joogtaa wll
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 2 жыл бұрын
@@farasofficialchannel8030 Germany bn jooga wll
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Aaamiin😰🤲
@cqaadirmaxamad6571
@cqaadirmaxamad6571 2 жыл бұрын
Hadaad iga danbayzo like zaar My favorite singer nimcaan Hilaac 🙏 2022 From suuqa xoolaha 😁😁
@nimcoqasim1639
@nimcoqasim1639 Жыл бұрын
2023 from suqaxolha wakusaray😅
@Joya11
@Joya11 Жыл бұрын
2023 from Oodweyne 🤣👍
@cabdulahisalaaddirir2422
@cabdulahisalaaddirir2422 Жыл бұрын
00
@cabdulahisalaaddirir2422
@cabdulahisalaaddirir2422 Жыл бұрын
​@Nimco Qasim p
@cabdulahisalaaddirir2422
@cabdulahisalaaddirir2422 Жыл бұрын
00p00000⁰⁰0
@Deeqagobaad2023
@Deeqagobaad2023 3 жыл бұрын
Majiraa ruux daawanaya 2021 like me no reply 😂
@jamaadmahmed3212
@jamaadmahmed3212 3 жыл бұрын
Naa walaalo anay caawa idrantahay . Wan ku salamay.
@issabaa2543
@issabaa2543 3 жыл бұрын
Naa maxa halkaan kukenay xiligaan🤣🤣🤣
@jamaadmahmed3212
@jamaadmahmed3212 3 жыл бұрын
@@issabaa2543 tee walaal?
@Deeqagobaad2023
@Deeqagobaad2023 3 жыл бұрын
@@issabaa2543 🤣🤣🤣🤣 xasuus jacel
@arriyaadislamiconline2545
@arriyaadislamiconline2545 3 жыл бұрын
0
@caaqilproduction2300
@caaqilproduction2300 3 жыл бұрын
2021 hadaa dawaneyso liketa ha iga ilaawin. 2021 first comment.
@abdullaabdu7310
@abdullaabdu7310 3 жыл бұрын
Guud
@fitaahinhoaxmadmaxamad1003
@fitaahinhoaxmadmaxamad1003 2 жыл бұрын
Lagend
@abdifataaxmohamed6417
@abdifataaxmohamed6417 8 ай бұрын
11:2:2024 1:30am Jawi ❤🎉😢
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Aan ku salino xabibkena scw
@ayaaqosolwanaag3757
@ayaaqosolwanaag3757 Жыл бұрын
salalhu caylhi wasalam
@mfayz980
@mfayz980 Жыл бұрын
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed Жыл бұрын
Scw scw scw ❤
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed Жыл бұрын
War meeshan Ha keenin
@MUNAArab-md1vy
@MUNAArab-md1vy 11 ай бұрын
𝘚𝘤𝘸
@cadeymuu7
@cadeymuu7 5 жыл бұрын
Hestaan kama daalo 😭😭❤️❤️❤️❤️ 2019?? Hadaad dawaneysid like iisaaaar
@siyadhaji4621
@siyadhaji4621 5 жыл бұрын
wanku saara my sister
@apdllembappe8221
@apdllembappe8221 5 жыл бұрын
9/4/2019
@apdllembappe8221
@apdllembappe8221 5 жыл бұрын
#franceparis
@miskimankamiskimanka5839
@miskimankamiskimanka5839 5 жыл бұрын
4/25/2019
@cayuuniaxmedqeer2672
@cayuuniaxmedqeer2672 5 жыл бұрын
M.a
@faadumosahra7637
@faadumosahra7637 3 жыл бұрын
Heestaan xasuus bey igu leedahay ninkeygi hore markan wada sheekesaneenay ayuu aad ujeclaa waan isla dhageesan jirnay meel mehrad ah oo hooyo ledahay ban jogi jiray iigu imaan jiray 😢imiki siyaroo fudud baan kukala tagnay asagaba ma moodid ninki aan xasuusahaas quruxda badn isla laheyn wallee nabsi wuu kuqaban dheh qoraalkaanna waan kugu xasuusan doonaa intaan noolahay
@bushratayasiir5424
@bushratayasiir5424 2 жыл бұрын
Sorry xbbt 😭😭😭
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Nolosha ayaa waaya badan walaashay 🥺🥺
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 Жыл бұрын
Adaa hinaasey soo ma aha, sida fududna igu fur ku yiri, ma hadey kula xunatay huuuno
@mascuuddiamond2116
@mascuuddiamond2116 Жыл бұрын
Ax comantigan wuu i taabtay
@niyaal_Mohamed77
@niyaal_Mohamed77 Жыл бұрын
Mida ku ilawdo alle haku siyo nolshba sida ah😢
@abdiwalimohamed4929
@abdiwalimohamed4929 Жыл бұрын
Wlhi this song i listen more then 4 years still i listening 🫶🫶🫶 I love Nimcan/Idil Barkhad ❤️ Hadaa jeceshahy heestaan Like saar🤛👍
@qalbisomaliofficial9177
@qalbisomaliofficial9177 4 жыл бұрын
Ma jira qof Daawanaya 2020 like Dhac kusii😋
@ayanabdi7605
@ayanabdi7605 4 жыл бұрын
Z
@sheekhisahaaq6592
@sheekhisahaaq6592 4 жыл бұрын
zer prown sz
@najmacilmi768
@najmacilmi768 4 жыл бұрын
Mi 😋
@sabrinmuqtar20
@sabrinmuqtar20 4 жыл бұрын
@@ayanabdi7605 ll
@mariarashiid9936
@mariarashiid9936 4 жыл бұрын
Haa alpi
@Jecelow12
@Jecelow12 2 ай бұрын
10 years ago 😮 Who is still watching this song?
@mahadmaajid3918
@mahadmaajid3918 3 жыл бұрын
2021 hadaad dawaneyso waxaan kuu rajeynaa qalbigaga inuu alle ku qaboojiyo
@mohamedwarsame3162
@mohamedwarsame3162 5 жыл бұрын
Miyaan waalnahay 2014 ilaa hadda maxaan uga xiiso dhici waayay heestaan? 2014-2019😢😍😢
@engxasanawcabdi7808
@engxasanawcabdi7808 5 жыл бұрын
Mohamed Warsame gsqqhgikn%$;+!?")+2
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
Moooyi wlhi😂😂😂
@queenali3603
@queenali3603 4 жыл бұрын
Adi is weydiii😆😂
@hamzakassim649
@hamzakassim649 4 жыл бұрын
@@engxasanawcabdi7808 Hnhotko q
@cabdiwali9900
@cabdiwali9900 4 жыл бұрын
Hakadhicin ilaa aaqiro
@asaldhaladahmed9146
@asaldhaladahmed9146 5 жыл бұрын
Asc Dhaman Dadka Aragto Qoralkeyga Aan idiin salamay Anoo ah Asal Ahmed Waxaan jeclaa wiil jooga Nairopi Waxa ufuray Nolasheyda oo dhin ayan ku hebeyeey balse nasiib xumo calaf is kuma keen simen😭😭 Aad ayan unicbahay heesaha jacelkaa ❤
@xasancabdi1217
@xasancabdi1217 Жыл бұрын
Alla inder amba kula midbaan ahay Waan necbahay hesa jacaylka Wanku slmaya addo qudha.
@abdilahiabdisamed870
@abdilahiabdisamed870 2 жыл бұрын
Waxaa laga yaabaa maaalin uun in aad heestan erayada macan maalin uun soo booqotee hadii aad iga dabeeso like isaar 8/8/2022
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 2 жыл бұрын
8yrs later, if you're still watching this song 🎵 you're a legend✌ From Melbourne Australia 🇦🇺
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
I am watching the now
@daahirabdi1862
@daahirabdi1862 2 жыл бұрын
Am watching first time because I don't like songs but this one is different
@fardawsaomar6445
@fardawsaomar6445 Жыл бұрын
@@daahirabdi1862 vvggv
@suldaanshakra4306
@suldaanshakra4306 Жыл бұрын
I am watching now from Nairobi Kenya
@simranaisha1860
@simranaisha1860 Жыл бұрын
Masha Allah Adaba Australia kunool nasibkaga
@cumarciise5551
@cumarciise5551 2 жыл бұрын
Aniga iyo heestan micno weyn, oon fahmi waayaa naga dhaxeeya.😍 Markaan bilo ka maqnaadaba habeen baan ka soo dul dhacaa anoonba war isku hayn. Caawa waa habeenkii, hadda habeenadaan heestan iskaga soo dul dhici jirey.
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 2 жыл бұрын
🥰😂
@iqraahmedcabdi
@iqraahmedcabdi 10 ай бұрын
Walahay waad iga qodlisay😂😂😂
@anfacqali4494
@anfacqali4494 4 жыл бұрын
2020 arbaco 09/09/2020 22:05 habenimo hes xasus ah Hada dhagesaneso ama xasus Kugu rebtay sideyda o kle isoo mar O ila xus waqtigagii hadu ku samady💗 Ilasho hadu sideyda ku sacidine💔😭 Nasiib wacan
@haredmahamudhared1492
@haredmahamudhared1492 3 жыл бұрын
Miyaan is ogayn waqtigas iyo sanadkaan 😭😭😭😭❤10/12/2020
@mohamedyarkixisahakalgacal6687
@mohamedyarkixisahakalgacal6687 7 жыл бұрын
Heestan Maaalinki Ay Soo Baxday Waxay Ahayd Mar an Ahaa Single Maantana Waxan Dhegeysanayaa Aniga Oo Aabe Ah Msha allah Yaa ila Fiirsanaya 8/2017
@saidshabele6810
@saidshabele6810 7 жыл бұрын
Mohamed Yarki Xisaha Kalgacal no as a new
@عايشهعلي-ر1ن
@عايشهعلي-ر1ن 5 жыл бұрын
Wwww Sah 20019 5
@a7iisse293
@a7iisse293 5 жыл бұрын
Xisaha masha alah
@uneysloveastu8957
@uneysloveastu8957 4 жыл бұрын
2020 ano single ayn dawanaya Alx
@abdimohamed2931
@abdimohamed2931 4 жыл бұрын
clap
@Zizouu94
@Zizouu94 5 жыл бұрын
Heestaan wa kuso qaldamay danbigeeda Allah iga cafiyo wa bil ramadaan 💔🙂
@mariarashiid9936
@mariarashiid9936 4 жыл бұрын
Hhhh
@Zizouu94
@Zizouu94 4 жыл бұрын
@@mariarashiid9936 adne makuso qaldantay 😄
@mariarashiid9936
@mariarashiid9936 4 жыл бұрын
@@Zizouu94 haa wll isu niuad nhy wxn u qosly intan qori lahaba ada qory
@AbdirashidMahamed-rj6rx
@AbdirashidMahamed-rj6rx Жыл бұрын
Was wah tahey
@hamseosmaan
@hamseosmaan 8 күн бұрын
Idil Barkhad & Nimcaan hilaac Before 10 year's ila dooji caasha woof caleek naagtaa waan jeclaa lkn waxaa iga qaaday fanaaninta oo aan u daayay😂😂❤❤
@bankaqoraxayproduction2719
@bankaqoraxayproduction2719 2 жыл бұрын
Sxpkay allah unaxariisto baa heestaan xiligi aan libiya xabsi ku jirnay u qaadi jiray xaaaskiisa oo nala socotat sxp qabri allah kuu nuursho
@hinda6460
@hinda6460 Жыл бұрын
🥺😢😭Amiin yarbi🤲🤲🥺
@luulalaki6957
@luulalaki6957 4 жыл бұрын
Ila dooji caashaqaa❤️😘💯💕. Markaste ayuu igu dhahaa raga boqorkaan Ka calmaday allow isku keen daa adaa isku dooray qalbiyadeenee🤲
@amangadisa3894
@amangadisa3894 5 жыл бұрын
Ohoo Amazing Music. I love Somali People and their music. I always Listen to the song of Nimaac,Mohammed BK,Mursal,Hodan,Lafoole,Yurub,Iskilahji,Cawalle, Nimcoo,Mohammed Ciro......and other legends in my home and Office .Really Somali and Sudanese musics are the top Music in East Africa. I am your great fun from Oromia,Ethiopia and i want to learn your language
@yjama4073
@yjama4073 4 жыл бұрын
Welcome 😊😘
@walaltigerofficial3568
@walaltigerofficial3568 4 жыл бұрын
Yaa ila Dhageysanaya 2020☝️❤❤❤❤❤Nimcaan Hilaac Fanaan Qaran🇸🇴❤❤After 5 Years🙆‍♂️
@mariarashiid9936
@mariarashiid9936 4 жыл бұрын
Aniga alpi
@abdiyare5759
@abdiyare5759 4 жыл бұрын
@@mariarashiid9936 pea
@hannahani192
@hannahani192 2 жыл бұрын
9.7.2022 23:59 kawaran hee xogaa jaceyl ah baa isoo qabtay
@AbdirashidMahamed-rj6rx
@AbdirashidMahamed-rj6rx Жыл бұрын
Aniga
@CabdiQaadir-jp5cj
@CabdiQaadir-jp5cj 4 ай бұрын
Idil. Barkham nimca❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Phaisal.shareef.
@Phaisal.shareef. 3 ай бұрын
June /20/2024 Yaaa ila daawanaayo Heestaan Kma xiisi dhaco wllhi 🥺 ❤
@ummumawaahib70
@ummumawaahib70 5 жыл бұрын
Heestan xasuus bay agtayda ku leedahay waagi jacaylakayga 2014 ilaa 2015 aad ku waalna hadaa maalin arki waayo maantana xaaskiisa ahay iyo caruurtisa hooyadi ❤️ nolashayda cabdifatax allah haku xafido
@caashoxasan1469
@caashoxasan1469 2 жыл бұрын
Wada jooga abid farxadna alle idin kugu deeq🥺🤲🤲🤲
@CaashoAli-y3s
@CaashoAli-y3s 2 ай бұрын
Wada jooga abid
@mukhtardayib5430
@mukhtardayib5430 4 жыл бұрын
23/02/2020 ayaan dhagaysanayaa 10 mar ka badan ayaan ku ceshaday heestan 😍😍 Codka xabeebta le ee idil barkhad ❤❤👍😊
@hibolucky5523
@hibolucky5523 4 жыл бұрын
Mukhtar Dayib ANa manta dawanaya kama daalo runtiii 💕dib ha marin anoo nool
@angosommichaele7339
@angosommichaele7339 8 жыл бұрын
I'm from Eritrea but i love Somali music specially nimcan songs
@mofarah9225
@mofarah9225 8 жыл бұрын
Thank u my bro how u have Support nimcan and Somali Songs
@mofarah9225
@mofarah9225 8 жыл бұрын
+jay okocha fich dich dega du bist scheise man
@mofarah9225
@mofarah9225 8 жыл бұрын
+jay okocha sheiße ich brauche nicht deine Antworten Digga
@libandayib5161
@libandayib5161 8 жыл бұрын
thnk U
@sakiabdi2502
@sakiabdi2502 7 жыл бұрын
Angosom Michaele but your how
@Asmamahamed-v4g
@Asmamahamed-v4g 8 ай бұрын
Yaa daawanaya 2024😂
@khaal1dtube990
@khaal1dtube990 4 жыл бұрын
*2020* majira qof dawanayo like dhac kusi
@ladnaomar4647
@ladnaomar4647 4 жыл бұрын
Heestii qarniga
@hassangedi9738
@hassangedi9738 4 жыл бұрын
@@ladnaomar4647 mashaalla
@sakariyemaxamed3903
@sakariyemaxamed3903 4 жыл бұрын
haa anba waan dawadaa
@mohametyoyo8526
@mohametyoyo8526 4 жыл бұрын
Kama daalo wlhi heestan hadaan dawanayaa
@xilojano2581
@xilojano2581 4 жыл бұрын
Haa manta ayaan dhagysanaya xasuus ayay igu leedahay heestaan
@zakariyeugaaskachannel712
@zakariyeugaaskachannel712 4 жыл бұрын
2020 hadii aad dhageysaneyso corona time like ii saara 💻🖥
@amiinkaabdala5419
@amiinkaabdala5419 4 жыл бұрын
Hhhh maanta iskaga shakisnahay😂😂😂
@Abdirahmana290
@Abdirahmana290 4 жыл бұрын
999io
@samiyasicid7480
@samiyasicid7480 3 жыл бұрын
@@amiinkaabdala5419 q
@sahalabdi5640
@sahalabdi5640 5 жыл бұрын
Dalyaqaan nin geesi ah ragba kaan kadoortoow 2014 gabar idhahday wlh Caaw Xasuus farxada aan Habeenkaas dareemay waligeey jcl xagiis kama dareemin😭😭
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 5 жыл бұрын
I'm originally from Borama but I live I Austrelia my salam to All reer Borama my town I will come one day insha Allah
@zakariemohamed8085
@zakariemohamed8085 5 жыл бұрын
Heeskan aad ban u jecelahay nimcaan &idil waan salamayaa
@abdiazizhajjimohammed5729
@abdiazizhajjimohammed5729 Жыл бұрын
Danta guud aduunyada Dib ha marin anoo nool Darajana xanaaneey Jacaylkana ha doorbidin Inuu cadawgu daajiyo 😢😢😢😢❤❤
@CabdiNaasir-yr1km
@CabdiNaasir-yr1km 8 ай бұрын
Team 2024 yaa dawanoyo
@husseincabdulahi370
@husseincabdulahi370 3 жыл бұрын
20201 iku horeesay heestaa waan manta 11 feb 2021 Jaceel igalay owgiisa iyo valantine day 🎇🎉
@hanisheikhali646
@hanisheikhali646 5 жыл бұрын
i am still watching 2019😍😍😍😍 adaan kugu duceystaa asxan hees 😘😘😘
@saacidnuur7839
@saacidnuur7839 3 жыл бұрын
Nimcaan
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 7 жыл бұрын
i am from somaliland awdal now i live sweden ilove this singer top nimcan and idil my awdals
@siyaadaxmed8788
@siyaadaxmed8788 2 жыл бұрын
danta guud adunyada dhib hamarin ano nool iga gadan idil cod macan ledhy msh wakuku hesta
@AbdirashidMahamed-rj6rx
@AbdirashidMahamed-rj6rx Жыл бұрын
Nice to met you may pro
@CaqliOgaadeen-bd2sq
@CaqliOgaadeen-bd2sq Жыл бұрын
😂😂laangaaab samaroon ciilan
@AbdirashidMahamed-rj6rx
@AbdirashidMahamed-rj6rx Жыл бұрын
@@CaqliOgaadeen-bd2sq oky
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 Жыл бұрын
Maxaa afkaaga kuu diiday
@Maxamedcaska941
@Maxamedcaska941 28 күн бұрын
Damac kale mayeeshoo Dumar lama tisqaadee Adaan kugu ducaystaa Farxad ila daryeelo Aan wada dalxiisnee Ila daadihi ubad❤💯😍 Still watching 17 / 9/ 2024
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Labadii Ubax ee waqooyi iyo fanka Soomaalidaba ugu codka toolmoonaa qarnigaan 21-aad ayaa Showgaas kulmiyay Halyeeyad Idil iyo Hillaacii dunida.🌎🇸🇴🌋
@Deeq.224
@Deeq.224 2 ай бұрын
Miyaa waalanay 2014 ilaa hada 2024 maxa oga xiiso dhaci wayay hestaan🫨 2014%2024❤😢
@SuubanOsmaan
@SuubanOsmaan 2 ай бұрын
Qof ila mida arkay isku waqti Beynu dawanayena
@AdnaAbdullahi-do8kr
@AdnaAbdullahi-do8kr 2 ай бұрын
Dee dreen baa ku haaya😂😂
@Deeq.224
@Deeq.224 Ай бұрын
@@AdnaAbdullahi-do8kr darenkii 10sano kugu soo cel celinaay wax yaar maaha heestan🤣😂
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 9 ай бұрын
Heestan miraha macaan waa huba ina dib usoo raadin dontid 🤗 Hada iga danbayso fadlan like saar👍🤩
@Zakarie_Ahmed
@Zakarie_Ahmed 8 ай бұрын
2024 baan dhagaysanayaa hhh
@mohametthassanelmi6470
@mohametthassanelmi6470 2 жыл бұрын
Heestan abtige baa ad u jecla oo dhagesan jiray 2014 wlhi aadba u xssta galabti markn ka imdo schoolka anigo galabley ah wlipo asgo dhagesnayo u imaan jiray wlhi abti baari ah wye illhay cimri dheer io cibaado suuban ha siiyo❤️🥰manta o ay taarikhdu tahy 11/6/2022 baa dip ugu so laabtay al most 8 years last day of exam relex ban ku jiraa oo semister kii 4 aad baa iso dhamaday i hope semister8 inaan dip ugo so laban doono hdii aan noolahay hdii aan dhintayna allaha ii nxrsto muqdisho university🥰🥰🤟
@CaashoAli-y3s
@CaashoAli-y3s 2 ай бұрын
Jamacadi ma dhamaysay 2024
@mohametthassanelmi6470
@mohametthassanelmi6470 2 ай бұрын
@@CaashoAli-y3s haaa pyo finaly i did it
@farhanali8620
@farhanali8620 5 жыл бұрын
This is the only artist somali singer who has 6 million views I can't believe that he's just a legend
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 3 жыл бұрын
Hhh u miss bashir dirgax simba and more
@bajiopele9891
@bajiopele9891 3 жыл бұрын
😂😂😂
@dualemohamedmuse
@dualemohamedmuse 3 жыл бұрын
you don't have any update ..go and check some songs that hited over 15m
@hafsadallab2577
@hafsadallab2577 2 жыл бұрын
Habarwadagy Ooo Imika Giriiga Jooga 7 years ago ii qaadi jiry wllahy walaalo Allah Meel walba Hakugu Xafido♥️♥️♥️♥️💋
@maxamedsiciidbk3270
@maxamedsiciidbk3270 7 жыл бұрын
heestan waan jeclahy waan salamaya nimcan iyo idil barkhad iyo dhamaan fanskayga
@jgjhjfbbrhjj1881
@jgjhjfbbrhjj1881 6 жыл бұрын
maxamed Siciid Bk
@gopzanofficial2248
@gopzanofficial2248 6 жыл бұрын
Si wein Bk Nlow Fanaan jiroH👌
@abwaanganaarochannel882
@abwaanganaarochannel882 5 жыл бұрын
Bk waan ku taageeraa waxaanaan kugu taageeraa wasani nimada Zxp nooloow
@maybewestone2982
@maybewestone2982 5 жыл бұрын
Yaah
@nastehofarah6490
@nastehofarah6490 5 жыл бұрын
Wwwww hestan wn ka hela illa hada ayan dhagytsa👄❤❤
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 жыл бұрын
Heestan addis baan ku dhageysan jirey 2014 anoo dalxiis ku jooga aniga iyo wiilasheyda aan jeclahay xusuus suuqii bolay 😁👏
@gacaltoyo6286
@gacaltoyo6286 3 жыл бұрын
Am from Ethiopia 🇪🇹 i love somali music especially idil barkad songs 🎵
@AbdirashidMahamed-rj6rx
@AbdirashidMahamed-rj6rx Жыл бұрын
Oky
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz Жыл бұрын
😂😂😂 Ethiopian yaah
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Yes am also
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Yes am also
@updyrahmanmahamod439
@updyrahmanmahamod439 Жыл бұрын
😅
@iqrajapriljr5909
@iqrajapriljr5909 5 жыл бұрын
Haah😭 dhib ha marin anoo nool Still wa dhageysanaya 9/6june/2019 Yaa ila dawanaya like isaar👍❤
@goosha2978
@goosha2978 5 жыл бұрын
iqra japril JR Aniga 2019/6/14
@mohamedabdinur3713
@mohamedabdinur3713 5 жыл бұрын
June 17th 2019. Jeceylku wa xanun kaliya
@gamingwithib1980
@gamingwithib1980 5 жыл бұрын
Me. 24/6/2019
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 5 жыл бұрын
Wa ikan aniga
@iqrajapriljr5909
@iqrajapriljr5909 5 жыл бұрын
Halaheena ma jaceyl ba inta na keena markasto 💘😭jaceylow mxd dhib kenty
@adanmohaa3884
@adanmohaa3884 5 жыл бұрын
November 6th 2019, still listening to this music,,,,,, Much respect to nimcaan hilaac 🙏🙏
@alfonana3455
@alfonana3455 2 жыл бұрын
🤣🤣 still 2023
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Жыл бұрын
the baste of hees idil barkhadle and nimcan hilaac
@smartboy2627
@smartboy2627 5 жыл бұрын
2019 cidma jirta daawanaysa haday in uun raganimo jirto liketa siiya
@abdiwahidisse7469
@abdiwahidisse7469 7 жыл бұрын
Idil Barkhad jecliyaa her voice is so unique Masha Allah I wish my wife could sing like Idil
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 2 ай бұрын
Very unique weeye ❤️👑
@mohamedabdinur3713
@mohamedabdinur3713 2 жыл бұрын
Lyrics Sida degaan barwaaqa Oo dayr iyo jiilaal Doogu baar ka simanyahay Daruur caafimaad leh Dookhayga baa tahay Sida laaba daah furo Dal yaqaan geesiya Ama loogu deeqaa Dadba kaan ka doorto Ragba doorkii baa tahay Dugsi dhaxanta celiyo Dawadii naftaydaay Ila dooji caashaqa Naftu kaama duragtoo Kuma dayn karaaye Dantu igu ka xiran Danta guud aduunyada Dib ha marin anoo nool Darajana xanaaneey Jacaylkana ha doorbidin Inoo cadawgu daajiyo Daraynkii kalgacalkiyo Dayax shan iyo tabanaa Waxaa tahay mid ii dana oo deeqday baahida Intaan dunida noolahay Hormuudkii dalkaygoo Adaa dagay qalbiga oo Diifta iyo dhibkaan qaboo Daris ila wadaagshoo Idul suray halbowlaha Damac kale ma yeeshoo Dumar la tisqaadee Adaan kugu doceestaa Farxad inaan daryeelnoo Aan wada dalxiisnee Ila daadihay ubad Danta guud aduunyada Dib ha marin anoo nool Darajana xanaaneey Jacaylkana ha doorbidin Inoo cadawgu daajiyo
@cabdirizaqasad8679
@cabdirizaqasad8679 2 жыл бұрын
sida loogu daah fura waye
@nouhmohamet
@nouhmohamet 4 жыл бұрын
Hadaa waa 2020 Markan dhagaystay waxan u ilmeeyay sidii habeenki 2016 Xasuus igu qliyaaay 😭😭😭😭😭❤💔
@ugaasodhallaan_jecel6992
@ugaasodhallaan_jecel6992 Жыл бұрын
Alla illaahayoow maxaa meesha codadyaalo ku kulmey after 8yrs caawa jawi asaga madaxiisa baan heestaan ku daawana "duntu igu kaa xiran Nin ragoow😊❤"
@saidtahar1574
@saidtahar1574 8 жыл бұрын
I am not Somali but I love Somali Music more than I love my Turkish songs
@ahmedabdallah107
@ahmedabdallah107 7 жыл бұрын
Zayid Bolivia thnx
@umalcadey1822
@umalcadey1822 7 жыл бұрын
Zayid Bolivia and we love Turkish serie
@saidtahar1574
@saidtahar1574 7 жыл бұрын
Ahmed Abdallah ❤
@saidtahar1574
@saidtahar1574 7 жыл бұрын
Umal Cadey ❤
@skullcapkrussherr3648
@skullcapkrussherr3648 7 жыл бұрын
Zayid Bolivia klMmspslsll mmm .0000
@engrabdihassanlodoon6840
@engrabdihassanlodoon6840 4 жыл бұрын
I am from Halkii Lagu Qaaday Heestan kkk hhhh I liked Borama iyo Buurihii Cagaarnaa
@Qadhar-ml8qm
@Qadhar-ml8qm Жыл бұрын
wa hees aan aad u jeclhy Mar walbo aanan ka xiso dhicin.Jan.29.2023.Sunday.18:37.❤✌🔥 💯one love inta iga danbeyso.👐
@laminfafana1991
@laminfafana1991 4 жыл бұрын
Am a Gambian but love this song so much I wish I could hear what they're saying. Big up Somali 💖💖💖
@Ahmed_ilkacase44
@Ahmed_ilkacase44 Жыл бұрын
Im Translate you Pro
@abassdolley1462
@abassdolley1462 Жыл бұрын
You can hear the song but you do not understand the lyrics. 8s Love Song
@ayaanmohan8967
@ayaanmohan8967 2 жыл бұрын
heestan wxan dhagysty anoo markaa xirrir bilaaby mrkii igu hory ee aan wx jeclaado another level nimcan io idil barkhad🙏🤸‍♂️
@hehehehe7104
@hehehehe7104 5 жыл бұрын
*2019 Yaa daawanaya🤔*
@a7iisse293
@a7iisse293 5 жыл бұрын
Aniga kma daalo
@goosha2978
@goosha2978 5 жыл бұрын
👆👆
@nastehofarah6490
@nastehofarah6490 5 жыл бұрын
Masha Allh noloda fananiin jira😍😍😍
@entername44
@entername44 5 жыл бұрын
Anaaaa
@mohayaska7561
@mohayaska7561 3 жыл бұрын
8 sanno KaDib 3:50 HaBeenimo ayan DhaGeYsanYaa... This sonG never Gets Old wll Hdad Iga DambeYso Liketa Ha iLa DhaaFin 🔥🙏
@ismahanmohamud3566
@ismahanmohamud3566 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhagysanaya😇😇😇 much love hestan
@yahyetv6423
@yahyetv6423 Жыл бұрын
Heestan xasuuus 2019 ayaan waqti badan ku qatat berigas fav song ayay ii ahyd waqti adag o xabsi ku jiray ayana dhegsan jiray .😊😅❤
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 8 ай бұрын
Dooqeygii baad tahay🎉❤ 9years ago
@rohindeek7910
@rohindeek7910 5 жыл бұрын
Ax Dhagysigeda kam dalo 😩🔐😭♥️ 🍫💯dib Hamarin ano Nol 2019 /July /20 Malin axadah 😭😩
@kamaldiriye8514
@kamaldiriye8514 6 жыл бұрын
Iam from Ghana but I love Somali Songs and I have Somali friends
@HendAbdilahy
@HendAbdilahy 9 жыл бұрын
💖Sida Dagal Barwaqa ah O Dayr iyo Jilal Dogu Baar Ka Simanyahay Daruur Cafimadey Dookheygii Baatahay 💖Sida Sida Logu Daaf Furo Danyaqa Geesiya Camal Lagu Deeqa Dadba Kan Ka Doortaa Ragba Doorkii Batahay 💖 Dugsi Dhaxanta Celiyoo Dawadii Nafteyday Ilaaa ilaaa Doji Cashaqa ilaa Doji Cashaqa 💖Naftu Kama Durugtee Kuma Deyn Karayee Dantu Iga Kaa Xiran 💖Danta Guud Adunyada Dhib Hamarin Anoo Nool Darajana Hananeyn Jacelkana Hador Bidin Inuuu Cadawgu Daahjiyo💖 💖Darenki Kalgaclkiyo Dayax 15nay Waxa Tahay Mid Ii Dana Oo Deeqday Bahida Inta Dunida Nolahay 💖Hormud kii Dalkeygoo Adaa Dagay Qalbigo Deefta Iyo Dhibtan Qabo Daris La Wadajoo Intan Suray Halbowlaha 💖Damac Kale Mayeeshoo Dumar Lama Tisqadee Adaan Adaan Kugu Duceystaa 💖Farxad Daryeeloo An Wada Dalxisnee Ilaaa Daadihi Ubad 💖Danta Guud Adunyada Dhib Hamarin Ano Nool Darajana Hananeyn Jacelkana Hador Bidin Inuuu Cadawgu Daahjiyo💖💖💖
@ibrosabdi9724
@ibrosabdi9724 9 жыл бұрын
waw
@hassanibrahim7574
@hassanibrahim7574 9 жыл бұрын
hhhhh
@halimadirshe3934
@halimadirshe3934 8 жыл бұрын
Thank you
@maxamuudaman6316
@maxamuudaman6316 8 жыл бұрын
Linda adaba heestiiba qaaday nuxurka hadalkagune aad buu umacaan yahay (y)
@hawoshukri5843
@hawoshukri5843 8 жыл бұрын
nice very well nimcaan xafisa
@maymun1xasn2
@maymun1xasn2 3 ай бұрын
Ayy nimcan xasan cabdiraxman hilaac waad ka baxsaday lipaab Horaa looo yiri gobtu ma jabteee way liicdaa Raguna way kala sareeyaan nimcan guulayso legend,🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdiwahab_abshir
@Abdiwahab_abshir 3 ай бұрын
qof walba mustaqbal wanagsan iyo nolol qurux badan baan u rajaynayaa teamka fanka jecel wan idin salamay my team
@HasanAhmed-xc4ii
@HasanAhmed-xc4ii 4 жыл бұрын
Danta guud aduunyada dhib ha marin anoo nool darajana anaa leh jaceylkana ha door bidin inuu cadowga daajiyo axxx xaaskeyga oo ila jiifta inaa u qaado ayaa jeclaa lkn hada waa kala fognahay waxaa rajeynaa inaa isku imaano waqti dhaw insha alaah
@IQ-mw6kz
@IQ-mw6kz 4 жыл бұрын
2020 hadii aad kufaraxsan thy nimcaan hilac imitanka America dhac kusi LIKE
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 3 жыл бұрын
10 june 2021🤞 2:31 Habeenimo ban Dhageysanayaa🥺❤️ Dib Ha marin ano nool😭💔😰
@miskimire8415
@miskimire8415 23 күн бұрын
10 yrs ago waqtiga wuu ordayaa walle😢 idil barkhad Alla maxay cod haysay❤
@xamseabdicismaan2014
@xamseabdicismaan2014 17 күн бұрын
Aad iyo aad wakhti dheer on maqna cawa so boqday
@aamiindiiriye8085
@aamiindiiriye8085 11 ай бұрын
Sanadii 2014 baan dhagaysan jiray anoo ku jira xiligaygii dahabka ahaa xiliga 2axan ahaq fasalka 8aad lkn maanta jamacad waa dhmeyay wali single ahay xaas khayr leh iiguso duceeya plz
@apdiaziizdayib9805
@apdiaziizdayib9805 8 ай бұрын
2024 baan dawanyaaa xazuuz iguma laha heeztani lkn message dadkii hore baaan izka akhrizanayyyyyy cajiiib wlhi😢 1:40 habenimo
@Kaphio12
@Kaphio12 5 ай бұрын
Same nhy 😢
@muhammadsalal8830
@muhammadsalal8830 5 жыл бұрын
STILL WATCHING JULY/ 2019 JACAYLKU HA WAARO 💐❤️
@bahjodaahir8852
@bahjodaahir8852 2 жыл бұрын
Hestan ilaa 2022 Wa dhagysta xasuus iledahy wlhy marki shukansiga baradka aha dhagysan jiry cajiiip 🤪🥰🔥🙏
@muniishmohaa2963
@muniishmohaa2963 Жыл бұрын
Heestan hasuus aad uweyn bey igu ledahy runtii 2018 ani iyo saxibtey fartuun Abdullahi aadban ujecleen waxa ku dhageysan jirney xeryaha Qaxootiga dhadhaab gaar ahan dhegahley😢😥Hasuus maantana wan kala fognahy ilahey anago nabada dib ha ino kulmiyo🥲🥲😢😢😢😢😢
@maareproduction4359
@maareproduction4359 Жыл бұрын
Nimcaan hilaac fanaaka kaliya aan heesihiisa aadka u jecelahay waaye, guuleyso sxp
@Faadumohaji23
@Faadumohaji23 4 ай бұрын
Yaa dawanayo 2024 🤌😅❤
@muzzeina4987
@muzzeina4987 8 жыл бұрын
Waryada somalida gorme san digital u noqote almost 2.5 millione views ayey hesta maresa! Wale we stepped to the next level and btw qoftan codkeda xabeebta ayaba qurxineso ma is tiri.
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 8 жыл бұрын
Haa wllahi
@boldbaatarbatireedui5545
@boldbaatarbatireedui5545 8 жыл бұрын
awake iyo kabayare heestoodi fiiri 5m views
@muhanadtopics6067
@muhanadtopics6067 8 жыл бұрын
Dirgax ayaa ugu views badan 5m above
@mohamedcabdulahi6975
@mohamedcabdulahi6975 7 жыл бұрын
c/casiis lacasow lafaciise
@huuuuuuh5614
@huuuuuuh5614 7 жыл бұрын
D
@abdifatahshukri3453
@abdifatahshukri3453 3 жыл бұрын
This song is especially memorable when I was in high school in 2014 what was a good time😎😎
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 2 ай бұрын
Waxan soo dawaday nimcan oo Gabadh kale la qadaya aad baan uga caroday markan coodki idil barkhad ❤❤❤❤wayey❤❤❤❤ I love you idil ❤
@hassanguuce8324
@hassanguuce8324 5 жыл бұрын
heestan hees iga macaan ilaa hada waan arki la ahy sanadkista waxaan sugaa mid ii badasha waan arki la ahay 2020 aan sugaa mid ii badasha hada iska sii dhagesanaaa inta kadhiman 2019
@nuredinahmed4927
@nuredinahmed4927 6 жыл бұрын
I'm still watching 4 yrs after 2018 anybody watching plz thumps up
@elhaambila6118
@elhaambila6118 5 жыл бұрын
Nuredin Ahmed 2014 up to 2019/6/16 kamana daalo
@abdisamad_shukri
@abdisamad_shukri 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@abdiqaniabdirihmaanhassanb1714
@abdiqaniabdirihmaanhassanb1714 4 жыл бұрын
You are taking bachelor of 4 years of this song 😂😂😂😂😂😂😂
@SaabariinAxmedmaxamed64
@SaabariinAxmedmaxamed64 7 ай бұрын
ha
@sundussiyaad7476
@sundussiyaad7476 6 жыл бұрын
Myh blood dhazhiii samaroon 😍😍awdal borama✋
@csaaqsaleban9357
@csaaqsaleban9357 4 ай бұрын
Adalian❤🫡 salan iyo nabadgalyo indr korkaaga waxan rajaynaya 6sano kadib inaa hada wali caafimaad qabto
@sundussiyaad7476
@sundussiyaad7476 3 ай бұрын
@@csaaqsaleban9357 Alx inader nimcaan ku jira adna sidaas oo kale ayan ku rajaynaya ❤️
@ayoubmohaz129
@ayoubmohaz129 5 жыл бұрын
Bisha ramadaan 2019 cidii soo gaarty like isaara
@nageeyeabdirasaq3566
@nageeyeabdirasaq3566 10 ай бұрын
Heestan xili waayo adag aan kujiray ayaan dhegasan jiray waxan kamid ahaa ciidanka itobiya Anoo baxsada ayaan dhagaysan jiray qof aan jeclaa ayaa iqarin jirtay
@faadumohassan1320
@faadumohassan1320 8 ай бұрын
Yaa dawanaya 2024 🙏💔
@Sacdiyomuuse-p2s
@Sacdiyomuuse-p2s 8 ай бұрын
Ani abaayo 😢
@hassanpk6100
@hassanpk6100 6 жыл бұрын
Iam from mexico i don't understand the words but i love somali music like me my comment if u r somali
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
17 June 2020 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid 💯💯💯👋👋❤❤❤🙏🙏🙏😂😂😂🤣inaba caadi ma aha heesta
@fairuznahar7928
@fairuznahar7928 5 жыл бұрын
Heestan ilaa maanta 12-07-2019 ayaan dhageysanaya kama daalo 🔥🔥🔥🔥
@CaliMohamed-z8g
@CaliMohamed-z8g 2 ай бұрын
Wa Muzamil still Iam listening this idil Barkhad ❤❤
@xassannuur9412
@xassannuur9412 4 жыл бұрын
Omg ilaa#2014 wan so noqnoqda rabbiyow naga madoben hesaha
@boobs2231
@boobs2231 4 жыл бұрын
2014-2020 heestan waan dawada wanan xiiseya
@Abdulkga
@Abdulkga 6 жыл бұрын
Hargeisa is the capital of Somali music, culture and literature
@hassannoor8449
@hassannoor8449 2 жыл бұрын
That is true but we all somalia as a country
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
@@hassannoor8449now that’s not true stop day dreaming. Somaliland is completely independent from the failed administration of Somalia. Just enjoy the fact that Hargeisa is home of Somali arts and culture✌🏽
@prettyme781
@prettyme781 10 жыл бұрын
I'm so Inlove with him! Can't wait to go see him inshallah! Going to somali land
@fartuuncabdixaliinfartuun0245
@fartuuncabdixaliinfartuun0245 7 жыл бұрын
Nohilac
@aichaindho1694
@aichaindho1694 2 жыл бұрын
9 Feb 2022 Galab arbaca ah 5:49pm Ayan dhagysnaya Casariye ayan krsnya Waana dhagysan hehe ilahow Mahada 😊
@abdirizakahmed1581
@abdirizakahmed1581 4 жыл бұрын
Wxaan ahay Qofkii u danbeeyey ee daawaday heestan. ka iga danbeeya waan salaamay
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 263 М.
COODKII:: NICAAN HILAAC HEESTII NOLOSHOO WAA TOBAN IYO CR7 LYRICS
7:06
Aamina
12:46
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 340 М.
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
Nimcaan Hilaac Idaa Nooli Kulante Good Bye 2016
8:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1,5 МЛН
MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO HEESTA SURBACAAD
7:45
Robleh Mohamed
Рет қаралды 2,1 МЛН
Nimcaan Hilaac Labac Labac 2013 HD
6:33
Taajir Studio
Рет қаралды 1,7 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН