Saadaasha Mustaqbalka siyaasadda Jabuuti Dubbaha Maraykanka Dabinka Deynta Shiinaha, Moognaanta

  Рет қаралды 22,833

Somali TV Minnesota

Somali TV Minnesota

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@popular7493
@popular7493 Ай бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤ واحفظ الجيبوتي يارب
@NOREDIN666
@NOREDIN666 13 күн бұрын
ALLAAH ma Xafido kuwa Daalimiinta Xad gudba , xaasidiintu ma aflaxaan. Shayadiinta zoomalia ALLAAH ma soo celiyo. Belayideda ALLAAH ha ku celiyo.
@popular7493
@popular7493 13 күн бұрын
@@NOREDIN666 aamus oromo
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Ай бұрын
Ismaciil. Cumar geele waa cadoowga all dadka Somali ama jabuti ha ahaa to ama Somalia
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 Ай бұрын
Maaanshaaaa Alllah Sheekh Abdirahmaan Bashiir Alle ha ku xiftyo AQoonyahanka siyaasadeed Ee Soomaaliyeed cilmi baadhista Diinta islaamka iyo Jahada siyaasadeed mustaqbalka Adigaa Na barey Sheekh Alle Ku Barakeeeyo 🎉❤
@MoguehAden
@MoguehAden Ай бұрын
Awosame sheikh djibouti @ abroad from cite if Iyo akhiro
@libankhalif5610
@libankhalif5610 Ай бұрын
Allah khasaaro bad anaa! Sheikha maanta dhan gaal hebel baa saas yiri iyo ku kalaa saan yiri uun buu jiraa!
@BarwaqoIbrahiim
@BarwaqoIbrahiim Ай бұрын
Buuga xageen ka heli karnaa sheekha nowaydii.. From Somalia
@mahdisco7049
@mahdisco7049 Ай бұрын
Macha allah cheik abdourahman bashir❤❤
@abdimalik-mo6ni
@abdimalik-mo6ni Ай бұрын
Waa run sheikh abdourahman bashir Shiinaha dahadihii uu udhisay djibouti 2018 manta oo ah 2024 way baba een oo ana ujoga wakhtigii ladhisay ilaa say uu burburen 😮
@duqoowabdi988
@duqoowabdi988 Ай бұрын
Waxan ahay qofki 66 aad eedawaday muqalka Waxan ahay qofki 8 aad ee like saara Waxan ahay qofki 1 aad ee comanti kabixiya
@abdlkadirilmi9417
@abdlkadirilmi9417 Ай бұрын
Well said sheik abdirahman , waa waxan uka so cararay runtiii lkn rer jibuti, waxan leyahay waar rerkaan hala qabtoo wadanka runtiiii.
@maymuunmacalin190
@maymuunmacalin190 Ай бұрын
Buuga Af Somalia nogu turjuma
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 Ай бұрын
Please sheekha xagee kala xiriira
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Wcs sh Abdikariim bashir muxu noga jojiyey aqontii iyo warbixintii dhawanahan ma aran war helaa tala hela
@ahmedmahamoud
@ahmedmahamoud Ай бұрын
Karbash xalaala
@Arnayud02
@Arnayud02 Ай бұрын
Karbash maha ee wa run
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Waaliid ibn moukriba sont bocoup fathia
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g Ай бұрын
Sheekha buugaag noo soo turjum aad is lee dahay aqoonta dhalinyarada ayay kor u qaadayzaa
@IkerZer-gy1gr
@IkerZer-gy1gr Ай бұрын
Halkee baan kehelna sheikhow
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm Ай бұрын
Ogoow gabdhahana weey dulelniyaan cudurana weey wadaan
@AhmedHamud-r1e
@AhmedHamud-r1e Ай бұрын
Sheikh dacayada rergalbedak sheikh wax kalabandhe
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm Ай бұрын
Marka aydeemowaan waxkale lagamarabo labomilyan oo dada ayaa wadankaada kunolaneyso oo xukuumadaada aysan sofaragashaneynin hakunoladen wadankaada oo dad waxqabadleh waaye arinkiisa
@barreadan8259
@barreadan8259 Ай бұрын
Asalaama calaykum sh Cabdiraxman Bashiir Waxan kaa codsanayaa in aad is barbar dhigto dayn ta China Africa siiyo iyo ta World Bank +IMF siiyaan tee badan ama faa iido badan oo wax la taanab karo lagu qabtaa?
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 Ай бұрын
JABUUTI CANFARTAANU U DHIIBAYNAA!! CIISAHANA WAXAANU U MUSTAAFURINAYNAA GOBALKA SITI!!REER HAYDNA HARGEYSA HAYSKA DHIIBAAN!
@AhmedHamud-r1e
@AhmedHamud-r1e Ай бұрын
@khadrakaliilabdi6572
@khadrakaliilabdi6572 Ай бұрын
Lacgtaasi dadka reer jabooti muxuu u siin waayaay lacagta caydha yurub bixiso taas ayaa ka badan reer kasta 1000 US dollar
@abdifarah306
@abdifarah306 Ай бұрын
Kuwan cilaaj bay ubahan yihin
@unitedafricancommunitydcau1333
@unitedafricancommunitydcau1333 Ай бұрын
Well said Mr president proud of you🇸🇴🇸🇴🇸🇴Mr president l agree with his point of view, Somalia belongs to the great people of Somalia and yet Somalia has right to defend it's territory as well as internal as well external enemies, what Ethiopia is thinking about is day dreaming illegally. Absolutely 100%true.Somalia is not for sale nor it’s available for our neighboring countries to use our land for their own benefits Military space no Ethiopia troop in somali they are not peacekeeping empowered.There are some countries that are using some individuals within the Somali government to achieve their political objectives and this is not something the majority of the Somali people,Somali leaders are accepting. This actions will only lead marginalizing our people and some will lead to support some home grown business war terrorism that games play Kenya Ethiopian Force, European, American force misinterpreted Middle East and African.What we are asking our neighbors other world are to respect Somalias integrity and sovereignty and leave our internal politics alone Turkey, Egypt are not the owner Somali no place somaliland tribes government somali will never for sale or rent to our country any Ethopian, Kenya land issues before Kenya , Ethiopian mistrust Ethiopian Somali, Kenya somali, Kenya Force Ethiopian Force,.Somali Somali, somali force have it. We ready to go to our land and sea defending the secret of our country, Somali have had a tribal gangs governments everywhere in the Somali, but Somali do want to know the enemy of our country Ethiopian force, Kenya Force, European Force,U.S force, we are a one Somali. The leaders of Somalia have choice partner countries but to insult the Somali tribe government states of Somali to apologize to the other tribes land issues and that has destroyed the somali people land issues tribal conflict everywhere in the somali and the country of Somalia that was united Somali in 1960-2024 again please. Kkkkkkk the identity is passed with a blanket.We will see !!!A very articulate and professional president, this is the real policy of the sovereignty of Somalia, and a I’m a Somalia 🇸🇴 and I want all of Ethiopia all the way to Addis Ababa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🩸🩸🩸🩸🩸clear message to Ethiopia. kzbin.info/www/bejne/Y3itfJ6nqcd0e6Mfeature=shared
@SahalAli-x5n
@SahalAli-x5n Ай бұрын
Vraiment iog à detruit les pays
@gao2023
@gao2023 Ай бұрын
21:08, Ilaahay ayaan heleeyn intaa, Subxaana Allah Camaa yasifu haada al jaahil
@AhmedAliSame-kaab
@AhmedAliSame-kaab Ай бұрын
Sawka sii tacliiqiyay daqiiqadaha raacsan daqiiqadda aad xustay. Naftaadu waa canaanley(لوامة) oo canaanta iyo xumaanta ayaad u janjeedhaa ;waxa aad ku qancaysaa war aan dhamaystirnayn. Waxa aad aaminsan tahay(فويل للمصلين) adiga oo an raacinayn ayaadda raacsan.
@Xasanabukar-p6k
@Xasanabukar-p6k Ай бұрын
Buuga soomali noogu turjuma
@libankhalif5610
@libankhalif5610 Ай бұрын
Kissinger soo maaha gaalkii weynaa ee islam la dagaalamay? Xagee warkiisa noogu buunbuunin?
@MoguehAden
@MoguehAden Ай бұрын
Sojik Iyo marill out of the society nabiga qalbiga ayuu dhisay laakiin Djibouti no more human for future second Namibia china in Djibouti
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g
@AbdikaniAbdiAbdilahi-w8g Ай бұрын
Sheekh hadaan siyaasada eegay jubuuti dhaqaalaheedu wuxu ku xidhan yahay saylac ama lughaya oo la furo taasoo xitaa laga ilaalinayo inay dadka ree awdal fakiraan xaga ismail omar gele iyo Somaliand dagalka ka dhexeya hada jabuti iyo somaliland wa ethiopia maxad mesha loo soo gashay from awda😮😮l
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf Ай бұрын
FATOOSH KIBREY EE IS MAHADIYEY,
@Geele1234
@Geele1234 Ай бұрын
Kani waa jaahil
@abdillahimoussa5040
@abdillahimoussa5040 Ай бұрын
Please comeback to Djibouti if you are man. Talkative not realty
@MedHassan-o6m
@MedHassan-o6m Ай бұрын
Munaafaq weyn baad tahay
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
Congratulations on your commitment to promoting freedom of speech and the defense of justice, values that are essential to any thriving society. These courageous actions to advance debate and truth deserve to be praised. For us, Djiboutians, it is in our interest that Berbera experiences limited growth regarding the transit of our goods. However, the difference between us and Somalia is that we do not hide our intentions; we are upfront and we state them loud and clear.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedHamud-r1e
@AhmedHamud-r1e Ай бұрын
Falanqaynta Sh Abdirahman Bashir Doorashooyinka  Maraykanka 2024
41:50
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 16 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 28 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 19 МЛН
Dilkii Shalay Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa ?
57:41
Doorashada Maraykanka 2024, Yaan Dooraanaa, Maxaanse ku salaynaa
2:06:23
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 3,5 М.
Mawduuc Nin Dawladeed waa kuma  MaxaaTilmaamo u ah.
1:07:40
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 12 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15