MASHALLAH Sheikh wa wareysi Cilmi iyo Aragti Fog huwan. Allah ha kuu BARAKEYO Aqoonta iyo Cilmiga. Good job SOMTV
@LoulaSalah27 күн бұрын
Masha Allah Longue vie à toi cheikh
@aliidrissyacin562927 күн бұрын
Allah hani xafido sheikh Abdirahman bachir iyo wariyaha
@mohamedmohamud883127 күн бұрын
Maa shaa allah
@sadiyomohamed30327 күн бұрын
Waa inaa darsada aad xoga losara wana ubahany dadkena somaliyed ee gobolka Minnesota insh Allah
@abdikadirsamatarbookh728728 күн бұрын
Cilmiga iyo garashadada ilaahay haku barakeeyo
@ashaomer423527 күн бұрын
Ya Allah protect falastine from Isreal ameen ya Allah 😢😢😢❤❤❤
@Hadalwaamurtimahmah26 күн бұрын
Machaallah
@13ffdddfghhgggjn27 күн бұрын
ALLAHAMULILAH GOBALADA MICHIGAN MUSLIMINTA DEGAN JILL STEIN AYEE U CODEYNAYAAN
@fardowsamohamed916628 күн бұрын
Masha Allah sheeqeena jazakalahu qeyr
@13ffdddfghhgggjn27 күн бұрын
WAXAAN Taageersanahay Culumada Sheikh Hassan Jaamici yo Sheikh Abdirizaq Dooyaale iyo Dr Jeylaani
@BesciousOfAllah27 күн бұрын
In my oppinione if you vote you said I agree xukun aan ahayn xukun Allah, therefore is upto you muslim Americans
@endoferagoat239327 күн бұрын
War Mxaa tiri
@13ffdddfghhgggjn27 күн бұрын
Qofkii U CodeeYa Kamala Wuxuu La Mid YahaY Thanks Xasuuqa Gaza ha Dhageysanina Wadaadan Laso LaalushaY
@sahroxussen555626 күн бұрын
Tramp kadaran ninyahow 😊
@abdieidhussein187628 күн бұрын
anaa u horeeya (like me)
@BesciousOfAllah27 күн бұрын
Sheekh arinka prophet Yusuf naruuro ayuu wataa walalihii ceelkutuurey waa lasoo helay Kadibna slave noqdey lakin iskiis umuusan Iman so kolkaa nebigeena SCW soo ma oran dhul gaaleed hatagina ilaa bisalasa dawah, Dabiib ama worldy knowledge ei engineering for example Balse in layimaado oo dorasho lagaqayb galo miyeyna ahayn bidca law. Jazkalah khayr
@13ffdddfghhgggjn27 күн бұрын
SHREKHOW MA WAXAA ILAAHAY KU RAALI GALINEYSAA XASUUQA WALAALAHEENA RER GAZA MANA KA YEELEYNO CODKEENA TRUMP AYASN U CODEYNEYNA INTA AAN KAMALA U CODEYN LAHAA
@maxammad-Cismaan27 күн бұрын
Downloading ka noo fura. Muuqaalku waa dheeryahay oo hal mar lama daawankaree.
@abshirabdirisaq971927 күн бұрын
Sxb hadii laga xiray download waxa samenkarta share inta tirahdo copy link qado O Apka Google lasodegso linkyada download gareya walal
@maxammad-Cismaan27 күн бұрын
@abshirabdirisaq9719, mahadsanid sxb
@Leo-w7p5c27 күн бұрын
In fisirkaa la wada qato warti badaan ayay qadan doontz
@BesciousOfAllah27 күн бұрын
Tan kale xataa haddii dowlad aan muslim ahayn jago kadoonatid maaliyada doono oo project kuwaal dadka hadaad deyn bixissna ka dhamayso madaxweynahaga inta aad joogto in interest lajoojiyo wasaaradaada this is just ishtihaad malihi waa sax again it is possible welina dacwada ku dartid oo islamic bank furtid,. Laakin jago siyasadeed sida w.hudaha, dibada difaaca immigration. Mabanaana Allah aclam
@rashiidashkir810326 күн бұрын
Mxd u xidhay muqalka😢😢😢😅😅
@mohamedjama393127 күн бұрын
Waaa niman danaystayaal ah ooo diinta ku gabanaya
@choukrihoussien819326 күн бұрын
Bal aragtidaada oo cilmiyaysan soo bandhig sida ay diiinta ugu gabanayaan
CID NAGA SO JCABEYSAA MA JITEE BEENTAA DAA WADAADOW KAMALA WEY HAREYSAA
@mohammedabdirrahmanrubblei914127 күн бұрын
Waa qalad in loo codeeyo kuwii Genocide ka geystay
@13ffdddfghhgggjn27 күн бұрын
Biden iyo Kamala Kuma Taageereyno Xasuuqa Gaza Mana U Vodeyneyno Odayaadhasna Warkooda Kuma Jirno Taladoodana Ma Qaadaneyno
@13ffdddfghhgggjn27 күн бұрын
SHEIKHYADA wala iibsaday ilhan omar ayaa lado maray Dhalinyarda Minnesto Waan Taageereynaa Dr Jill stein Iyo Xisbiga Green Party Ha Taageerin Xasuuqa Walaslaha Rer Gaza
@kimuhumad659427 күн бұрын
Kamala ayaa rer gaza u dhaanta trump cilmiga ay ku keneen ma’aqaano lkn aniga iyo inta damiirkoodu noolyahay kuma racsanin rayiga ragaan
@Hvdtfddhbfygd27 күн бұрын
isma dhaamaan lkin way ukala dhib yaryihiin nina wuxuu taaganyahay toos ayaan meesha uga saaraya falstiin si nabad loo helo midna wixuu leeyahay wada hadal ayaan ogolahay ama in la helo dawlad falstiin munaafaqadba haka ahaato haday doonto ee
@mohammedabdirrahmanrubblei914127 күн бұрын
Dib u fiiri aragtidaada. Cidda hadda laysay reer Gaza waa Democrats ka. Trump ilaa iyo hadda Baabinta reer Gaza Amarkiisa kuma dhicin. Therefore hadda waxaa qasab ah in laga dhaqaaqo Democrats ka iyo Kamala. Dagaalku wuu joogsanlaa 6 usbuuc ka dib hadii ayan ahayn Biden iyo Kamala oo mar walba u dirayey Hubka reer Israel. Marka cidii u codaysa Kamala waa cid qayb ka ah baabi'inta reer Gaza iyo Lubnan. So haddaadan Trump siineym sii The green party
@mohammedabdirrahmanrubblei914127 күн бұрын
Trump ayaa u fiican
@kimuhumad659427 күн бұрын
@@Hvdtfddhbfygd falastiin RABI umba mesha ka saari kara oo hadaad Tariikhda dib u raacdo kolba qola qabsata lkn Falastiiniyiinta umba baaqi ahaada lkn Trump muna imanin inuu imaan iyo inkale iyo wuxuu samaynba waa wax inaga qarsoon lkn Kamala waxa ay samaysay wax inaga qarsoon ma’aha waana xasuuq wadareed iyo in rer qaza mesha laga nabaad guuriyo almuhim iyagoo hunguri yar iyo democracy ba inoo roon firinaya inay damiirkooda gataan waa wax tariikhda ugashay nimankaan