Somaliweyn Media | Rashid Bulo Maruun soo rogaal celi

  Рет қаралды 26,074

Shabakada Somaliweyn

Shabakada Somaliweyn

Күн бұрын

Kooxda Dhaqdhaqaaqa wadaniga ah ee ka qeyb qaatay xoreynta gobolada Waqooyi ee la baxay Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hees ay ku qaadeen duleedka Balligubadle waxay ku soo bandhigeen hees la magac baxday "Mar uun soo rogaal celi".

Пікірлер: 47
@xaajilacag828
@xaajilacag828 2 жыл бұрын
Halgan loo dhanyahey Ayuu ahaa guul iyo gobonimo ayan mantaba ku noolnahey Guud ahaan somaliland 🇮🇷
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 5 жыл бұрын
Ma ogtahay rafaadkiyo Raaxada aduun kaba Rabi baa sameeyoo Taariikhda raadka leh Way is riixaysaayoo Waayahaa is rogrogayee Raranka ina soomaray Iyo ramadin geedo leh Dib u raaci maynee Labadeenu raaxooy kala raysan maynee Inaga isku raynee Adna soo rogaal celi Run hamoodin sheekada Ruuxa aad ka maqashee Kuwa reero dumiyee Kala raraaya qaar badan Raaliyo ninkeedee Raxmadii allena furan Raasamaalku waa ubad Waa sida rag iyo dumar Reerkeena qaniga ah Labadeenu raaxooy Kala raysan maynee Inagaa isku raynee Adna soo rogaal celi.....💙
@rahmahassan2530
@rahmahassan2530 5 жыл бұрын
I loved this song ❤❤❤❤❤❤
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 5 жыл бұрын
@@rahmahassan2530 thankz so mach.
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
Raaxo=xorriyad (beertii xorriyaday,...)
@hodanali4440
@hodanali4440 8 ай бұрын
Mahadsanid qoraalkaga 👏
@ApdirahmanFarhan-ut6bq
@ApdirahmanFarhan-ut6bq 6 ай бұрын
2024 ayaan dawaanayaa mujaahidiinta intii dhimatay alle hawnaxariisto
@salmanuur6397
@salmanuur6397 5 жыл бұрын
hadda aniga ayaa rabo in aan imaado. Soomaliland aniga xamar ayaa ku dhashey lakin hadda gurigeni waan sogadaneyna .Soomaliland ayaa shidhan. Allow si in goda.
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 5 жыл бұрын
So dhawoe
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
soo dhawoow walaalo
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
welcome hargaysa wllo
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 4 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto Aamiin Sabti 21/3/2020 London, UK
@abdinasirOmarali-ws7jc
@abdinasirOmarali-ws7jc 8 ай бұрын
2024 from tiktok
@AxmednuurReermagaal
@AxmednuurReermagaal 4 ай бұрын
Kwrn isku mar Ayaan soboqanay Allah haku naxariisto rashiid bullo oo Ahaa nin Laxamiista Ah isaga iyo hinti dhimatay Aan uducayno 🤲🤲👍👍
@abdinasirOmarali-ws7jc
@abdinasirOmarali-ws7jc 4 ай бұрын
​@@AxmednuurReermagaalAUN fan waa kii hore wlhi❤
@AxmednuurReermagaal
@AxmednuurReermagaal 4 ай бұрын
@@abdinasirOmarali-ws7jc haa zxp fan waki hore
@abdirahmanaadan2835
@abdirahmanaadan2835 4 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan Aadan tabari jamac (tuug tarabi)
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
Tuug tarabbi yaa u bixiyay maxaase loogu bixiyay?
@ahmedyasin6442
@ahmedyasin6442 Жыл бұрын
2023 ayaan daawanaya 🎉 cajiib alla yaa rahma ragaa intii dhimatay
@calimaxamedaxmedsigistiin7068
@calimaxamedaxmedsigistiin7068 2 жыл бұрын
Rabi swt isaga iyo intii kale shihiidayba naxariistii jano rabi hasiiyo.
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 4 жыл бұрын
Waa dalku markuu xoroobay qayb ka mida wakhtiga geed deeble joogay faqashna geeri ahayd
@leemohamed3291
@leemohamed3291 4 жыл бұрын
What a man the beauty of hargeisa
@danabowring
@danabowring 5 жыл бұрын
RIP Rashiid Bullo
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
Snm anaa ku nool nabadaad nookeenteen
@SPharaoh
@SPharaoh 5 жыл бұрын
Midg Psg Aaway nabaddu? Waxa aad nagu sameyneysaan maanta waa waxa idin sugaaya iyo kadaran markeena. Muuse Biixi wuu bixi doonaa dhankuu aadoba Insha Allaahu.
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
Tummun anaa ku Wasa
@SPharaoh
@SPharaoh 5 жыл бұрын
Midg Psg Qaniis maahi sidii adiga iyo abkaa garac yahoow. Orodoo xabashidii aad qowmu luudka isku fuuli jirteen ab iyo issir raadso nacallihii ay idinku fuuli jireen. Qaniis qaniis dhalay iyo garaciiyoow.
@mohamedabdukadir3631
@mohamedabdukadir3631 8 ай бұрын
Inta tik tok kaso argty iga dambaysa wn idin salamay😂
@husseinsidiiqhamshari5819
@husseinsidiiqhamshari5819 5 жыл бұрын
allaya raxma muj iyofanaan rashiid bullo isniin 6 15 2019 Saacada 12:25 Am
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 8 ай бұрын
Halkaasbaa lasoo maray caruureey. 1991 ilaa hadana colaadi ma dhaman ciilkii halkiisii buu joogaa waxana la marayaa 2024
@gigachad9879
@gigachad9879 3 ай бұрын
Wejigiin gubey kuwaan waa faasiqiin
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 5 жыл бұрын
Snm geesiyaal ayey ahaayeen wacdaro dhigay
@asalcabdalasaciid6548
@asalcabdalasaciid6548 3 жыл бұрын
AUN MUJAHID RASHIID
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 3 жыл бұрын
Malmahi qadhadha xasus iyo wayo wayo
@hassanabdirahmancade2333
@hassanabdirahmancade2333 8 ай бұрын
2024 ba lamarayaa 5tii Soomali isma hayso murug badna😢
@Nabiil47
@Nabiil47 8 ай бұрын
Siyaasi baa kala dilay sidii Roon
@hilaawlekastay9719
@hilaawlekastay9719 7 ай бұрын
Mujaahid rashiid
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 2 жыл бұрын
R.i.p bullo you left us with faladagan
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 3 ай бұрын
Sheko lax indho la oo habensatay oo warabe kusobaxay ee shaqartisi kuoraday xagisii warabihina uu kacararay sheko iskul shabel gesi kusoboday isla dhacen ee suxay kadib shabelki meday soonaxay gabar jecled loshegay shekoyin layabijiray qofaa xureysay makuiibsan karta weykula shaqeysan kartaa saadaalin dalkujoog basaboorkee wadataa waxan wasacay dadki dalka hadey layimaadan basabor dalkale bidaqey mutesanayan dalkodana sixur kujogayan kuli sita shahar canshuur aba kama baxayaan dalka hadi ay canshurin
@BacadweyneMedia
@BacadweyneMedia 8 ай бұрын
Al suudaani Rashiid buulaay
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
Rashiiid Pakistani ahaa hhhh cjb
@davidwillium371
@davidwillium371 4 жыл бұрын
Rashiid, Rashiid bullo Waa nin somali ah. Awowgii ayaa Pakistani ahaa.
@leemohamed3291
@leemohamed3291 4 жыл бұрын
RIP aun
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
Waxaa igu maqaalo in inan qoyska rashid bulo ah loo diidey dhalashada madaaamuu mujahidku ahaa asal ahaan pakistani waana ceeb in dadkaaso kale loo diido dhalashada
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
Iska hubso libax
@suleimanabdihassan8052
@suleimanabdihassan8052 2 ай бұрын
waa shaqaale dawladeed dhamaantood caruurtii Rashiid bullo dhalay waa been Rafiiq iyo fuaad iyo Hablahiisuba waan aqaanaa
TAARIIKHDA FANEED EE MARXUUM RASHIID BULLO IBRAAHIM
1:03:03
MMC MEDIA
Рет қаралды 14 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 729 М.
MAKANE OO KU ADKAADAY DAGAALLADII HIIRAAN
34:02
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,5 М.
sh. dirir [ oo ka hadlay waxay aaminsayihiin shiicada]
22:38
Jeesaw media
Рет қаралды 9 М.
Rashiid Bulo ahun | Heestii Harag Shabeel
11:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 23 М.
Cunista Xaaraanta Iyo Cuqubadeeda || Sheekh Dirir
21:11
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 162 М.
Aaska Qaran oo Loo Sameeyay Marxuun Rashiid Bulo
6:48
Muliyo Media
Рет қаралды 3,2 М.
Rashiid Bullo Ahun |  Heestii  Adaa Haweeyaay
9:11
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 4,9 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН