Dhangalow wlhi dhareeraa isoo dhaafoyo hadan soo gadanaa maasha allaah alaha kuu daaweeyo qamar welcome to xamar cadeey
@umusalmasaid74956 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH abaay wat maharsantahay xasuusaa igelisey qeyr allaha haku siiyo
@foos73306 жыл бұрын
Asc maasha alah ilaahey haku xifdiyo walahi waa u xiisi jeydar yuunbi qashaar aniga denhaag aan degenahay reer marka cadey aan ahay
@idilwarsame21276 жыл бұрын
Masha Allah walaashiis aad ayaad ugu mahadsantahay sidaad wax walba nola socodsiinayso ilaahay ha kaa abaal mariyo.Walaalo waxaad tahay gabadh aad ugu fanaysa dhaqankeega wadaniyad ayaad tahay sidaad wax walba noo tusayso aad ayaad u qalbi fiicantahay masha Allah aad ayaan kuu salamaya ii dhunko ciideeni iyo wadankeeni
@safwamohamed63976 жыл бұрын
Masha alah qamar walashey rabi hakugo xafido walahi wan u xesay dhulki hooyo dhangalowga yaan kugo dhajinin dhareer aa iga geentay ar ama tigid soo jarta oo soo baxa waaw malay fareesh
masha allah naag waa taas waa tii reerkeeda caawido markee u tagto hoowshane dhineceeda ka qabsato allah ku xafido qamar kuwa ka faano howsha ha ku deydaan qamar oo yeey fadhi wax ku sugin
@yusrojwxo33016 жыл бұрын
Masha Allah muqdisha uxiisay ilahow sharci qeyr qabo isahal yurub ban joga xamar miyan ka marana rabiyow Anigo nabad qaba igeey
Qamar binti amiir number lagaa heli karo nasii hadaa nahay daawada yaashaada rer muqdisho
@mahamedhassan32936 жыл бұрын
masha alah qamar cida nagu salaan fishka waa u dhareernay ilaahay haidin xafdiyo
@fadumiinali5656 жыл бұрын
Masha Allah abaayo quruxeey adiga neh sidookale ♥️♥️♥️
@adoontiallah56386 жыл бұрын
masha allah waxad ii tahay walal an hawada ka jeclahay insha allah illahay haku aman sado
@axlaamali28516 жыл бұрын
Nabad ku damaashaaad dhulkaada hooyo walsheey qamar bintu amiiir😍😍
@zamzamcabdiraxman53516 жыл бұрын
Mashaa Allah TabarakAllah Sixa wa cafiya abaayo iyo familyga Mahadsanid wllo 😍😍😍
@hodangarash50856 жыл бұрын
Maashaa allaah QAMAR qaali malaay fresh ku soo dhawaaw xamar cadey ayaan kula joogaa inaan kulano allaah kaso
@nalkafarah18066 жыл бұрын
Allh saan u xasuusta lee kawaanka malaayga dadkoo bdn aan kasaayaaba u jeeedaa masha allh xamar cdey u xiisy ❤❤❤❤
@zakiyahahmed12856 жыл бұрын
Maa Shaa Allaah Xbbty Qamariita Bil Caafiyah Sharafeey. Ilaahoow Anigana Nabad Qab Igu Keen, Waa U Xiisaay Wallaahi Dhareer Maa Dhahdaa Iska Aamus Hhhhhhhh. Ilaaahay Dhamaantiin Ha Idin Xafido Abaayo
@adoontiallah56386 жыл бұрын
waxa isoo xasusi sey xafadeyda farxad ayanla oyaa markan arko xafadan illahay hakii kaso anigana dhulkii hooyo inan ado saha wa hana illahay haku calfo cafimad ku cun insha allah
@curudacidadugsiga8526 жыл бұрын
Masha allah maxaa u xiisay mugdisha insha allah waan usoo socdaa waxaa ka maqanahay 6 year ago wana noqonaa bisha sadaxaad sanadka cusub haduu Allah raali ka noqdo