"Soomaaliya ayaa Hadalkii u Diiday Somaliland itoobiyana Way Ku Raacday" W. Ciyaaraha Somaliland.

  Рет қаралды 2,079

HORYAAL TV

HORYAAL TV

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 сағат бұрын
Xisbiga Kulmiye timaha ayaa ku baxay somalia way ku handaraabeen adna waad la walaaqatay ba Allahu Akbar
@TaaroFihri-f9i
@TaaroFihri-f9i Сағат бұрын
Waar waxan muxuu haa
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 2 сағат бұрын
Maxaad Ka Doonteen
@RammadTV
@RammadTV 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@Nawal-h9i
@Nawal-h9i 2 сағат бұрын
Maxaad ka doonteen hadii aad ogadeen in aan hadlikarine waar waxane dawlad maah ee waa baaba.
@ibrahimSulub-t3w
@ibrahimSulub-t3w 2 сағат бұрын
Waa ii farxad in la idin I'm bahdilo hadalkana la idiin diido dhaqan bay ahayd iyo hadalbaa la noo diiday
@MaxamedMaxamuud-b3e
@MaxamedMaxamuud-b3e 2 сағат бұрын
Way riyoodaan iidoorku seexadkaa ka horeeya
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 сағат бұрын
War way lumayaan kuwani maxaaa ku geeyay meel somalia laga xusayo markaasi maqaamkii JSL dhulka ayqaad jiideen
@hodancige7233
@hodancige7233 2 сағат бұрын
Dhaqanka ma odey dhaqameed baad ahayd uskag yahow xilka lagula qaldamay .odeyadii iimaanka la,aa ee dhaqanka sheegan jirey bay ahayd inay tagaan
@MaxamedMaxamuud-b3e
@MaxamedMaxamuud-b3e 2 сағат бұрын
Waxad tihiin maamul goboleed
@MohamedAhmed-or6pq
@MohamedAhmed-or6pq 2 сағат бұрын
Beenale waar jaaniska heshiiska ay wada galeen ethoopia iyo soomaaliya saw udinku raali kamay daan aheyn dawlad xume imika timid
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 3 сағат бұрын
Waar waxani qabkii soomaaliland hoos ayay u dhigeen MBC ilaahay hasooceliyo
@IbrahimMaxamed-t9x
@IbrahimMaxamed-t9x 2 сағат бұрын
Kkkkk Walay katahY masonoqo naayo cirro na anuku nosheqeyaa 😅
@jamacclaahi4537
@jamacclaahi4537 2 сағат бұрын
Hoyadaa dhaqanku was siyaasad baa laguu doortee madhaqan baa laguu doortay ma wasiirbaa. Tahay mise suldaan wlhi kani wuu ina ceebeyay
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 2 сағат бұрын
Dadkan meesha fadhiya Waa Ŵadda Somaliya
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 2 сағат бұрын
Annagu Somali Ma Nahin Ninoq
@Hiil1242
@Hiil1242 3 сағат бұрын
Cunto ayaqd u doonateeen xaaraanyhy meesha Kulahaa somalia ayaa hadalkii noo diiday maxaad ka doonteen markaaa
@yonis1172
@yonis1172 Сағат бұрын
Cuun somaliya ayuu sicaad udabafadhiistay ulabana inyaar ilagama xushoon. Si qaawaad buu iyidhii somaliya laamaLayaa oo inaga la inama maqlayoo. Wataa wixii dowlada wadani inoo waday reer somaliland imisa la idinkadigayay xisbigaa wadani danbarsadaa hadabaa.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Сағат бұрын
Waxan waxa la moodaa Afhayeenkii FAQASH TA
@hamsirr6551
@hamsirr6551 Сағат бұрын
Waxan aaminay in dhagaha la inoogu sii ridayo inaan somalia adeer ragbaa geed ku xidhay kuwan idin eryana maanta somaliland waa taas
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d Сағат бұрын
Oo maxaad kadoonteen anaga maxaa naga galay xeerciise maad tagtaan idinkoo ciise ah lkn inaad soomaliland ku tagtaan waa qalad maxaa soomali magan hadal dadkan noogaga dhigay hadal war
@MubYus
@MubYus Сағат бұрын
Maxaad ka doonteen meesha markaa ?
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 минут бұрын
Beentii iyo riwaayaddii Muse gunteedii ayaa la soo taabtay
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 Сағат бұрын
Hhhhhhhh alle haku nacdalo dadkaa ayaa wadankii qabsaday
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 минут бұрын
Dadka hadaad xaqdaro ku nacdasho adiga ayay kugu soo noqoneysaa nacdashaasu midda kale macnaha nacdasha ma taqaanaa? Koleyba qof jaahila ayaad tahay waxa ku dhibaya beentii Muse oo soo xidhantay
@MubYus
@MubYus Сағат бұрын
Xeer ciise, waa xeer dhilo.
@kaamil1717
@kaamil1717 Сағат бұрын
Nio madaxweyne jilicsan iyo xukuumad jilicsan ayaynu dooranay, hadal ba na loo diiiday mesha ma taalo, cudur daar kale same ama aamu.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Сағат бұрын
Bahdil bahdil bahdil waar iska aamus hadalkuuma eeka eh. Ethiopia bahdil. Dubay bahdil
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery Сағат бұрын
Kani ma ciise hadalka jilicsan Somaliland meeqamkedii way bahdileen ilama ah inay dhamaysan donan mudo xiloodkoda
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 минут бұрын
Mar haddaan Iidoor ahayn hadalkiisu kuma cajabinayo!
@CamuudAwed
@CamuudAwed 3 сағат бұрын
Bal waxakan Eega shacabka Reer Somaliland iyagu hays Eersadaan sow Dawladii miisaanka culus Ee dawladeed ku lahayd Africa iyo Aduunkaba Ee Somaliland xukumaysey idinku gacmaheenaa hiina kumaydaan bedelin sow naanta kuwa noocan u hadlayaa Ee Soomalia inoo Amaanaya maydaan dooran ka xaab xaabiya dee
@fosihissein-x3v
@fosihissein-x3v 2 сағат бұрын
muuse istusbaa somaliland cadawgeeda u loogay oo waxaanuu kamidho dhalinayn shacabka been ugu sheekeeya iyo igu sawira sidaasaa laysoo dhaweeyay aan waxba kasoo kordhin iyo faataa boolixoofto carar kadanbeeyo
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 сағат бұрын
@fosihissein-x3v Us Us Dabadhif yohow Midiidinka u ah Soomalia faqash baanu Dawlad moodney Oonu dooranay e waad noo dhuumateen E Aamusa gana naga caayina madaxda sgarafta leh Ee u soo halgamay dal kooda iyo dad kooda idinka iyo noociinu ma caayaan madax sharaf iyo jaraamo leh e 🚫
@fosihissein-x3v
@fosihissein-x3v 2 сағат бұрын
@@CamuudAwed sharafna malihidin dadka ugu meeqaamka hooseeya ayaad tihiin walahi ilaa snm tii ilaa hada waxaad tihiin daba dhilifta iyo basaasiinta faqashta waana taariikh jirta oo dadka kaliya een ka qixin faqash ayaad ahaydeen ee markay snm soo duulayso faqashta digniin siisa imikana muuse taleenfoonkooda muu dhigi jirin idaacadahana cay beenbeena iyo qawqaw caamiyuu qaataanbuu somaliya ka odhan jiray, imikoo aanay khilaaf siyaasi udhaxeeya xisbiyada jirina waxaad bilawdeen buuq aad doonaysaan inaad ku mijo xaabisaan qaranka si soomaaliya loola midoobo, raca ciidamada madanigaa samaystay ee dhimashada iyo dhaawacaba leh idinkoo ku xumaynaayana jabhad kasoo horeeda qarankaad hargaysa kasamayseen, gunyahay aamusa qanjidh reer sheekh isaxaaq kabaxaa tihiine
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery Сағат бұрын
​@fosihissein-x3v snm wxapa haka shegin hoyada afka dher kawase arimaha somaliland waxpa kama galin
@CabdilaahiClahiyare
@CabdilaahiClahiyare 2 сағат бұрын
Waxan/yaankgataa
Saymore Omunene w'Ekibuga Akiguddeko , Kyagulanyi Agaanye Okumubongako
7:01
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
"Nacas Iyo Fariid kii Qabta waxba kama Badeli karo Dawladnimada..." Gudoomiye Xirsi
11:22
''Nabad haddii la waayey dagaalka ha la galo...''Yurub Abiib
7:04
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН