SOORAAN IYO JAWAAN FILM HOW TO KUFSI PART 3

  Рет қаралды 622,663

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 534
@bashirabdi9701
@bashirabdi9701 6 жыл бұрын
Sooraan da,diisa iyo fudfudaykiisu ismalaha Allah cimrigiisa hadheereerayo
@islamsom4286
@islamsom4286 6 жыл бұрын
Bashir Abdi Amiin
@badrudiinibraahim9968
@badrudiinibraahim9968 6 жыл бұрын
Bashir Abdi aniga hhh
@bashirabdi9701
@bashirabdi9701 6 жыл бұрын
Waan ka yaabay wallahi ilma yar ayaad moodaa sooraan
@hudarashiid2309
@hudarashiid2309 6 жыл бұрын
Mansha allah walhi waa run
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 6 жыл бұрын
Ma fudhfudhee waa Jilaa sxb
@sakariyemaxamoud
@sakariyemaxamoud 6 жыл бұрын
InTa sooraan taagerta likta Hayga Bakhaylin inder Tol iyo xidid hadad tihiin😎😎
@idirisshire277
@idirisshire277 6 жыл бұрын
Ngadaa ooohinta
@guleedshiine2891
@guleedshiine2891 6 жыл бұрын
sakariye Tube hhhhhh
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 6 жыл бұрын
sakariye Tube *subscrbe isar wllo waxba ka dhibi mayse*
@mohamedabdi8469
@mohamedabdi8469 6 жыл бұрын
Handaraab 😂😂😂😂😂😂😂
@cabdicaqlicabdiqaadir4301
@cabdicaqlicabdiqaadir4301 6 жыл бұрын
ok
@msshanaan7678
@msshanaan7678 6 жыл бұрын
Soo noqoshada sooran yaa ku faraxsan😂👉👍
@mubaraksheekh8399
@mubaraksheekh8399 6 жыл бұрын
Masha Allah Hana
@jamaaljames7407
@jamaaljames7407 6 жыл бұрын
Me
@khalidhusni9914
@khalidhusni9914 6 жыл бұрын
SOORAAN😅
@msshanaan7678
@msshanaan7678 6 жыл бұрын
@Salmaan Caateeye 😂❤
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 6 жыл бұрын
Hanan m.x *subscrbe isar wllo waxba ka dhibi mayse*
@cllahitaatiko9217
@cllahitaatiko9217 6 жыл бұрын
inta taageera u ah cashtiroola yaasha soomaliyeed eee sooraan iyo jawaaan like ha iga xasdinaha
@ayaanahmed3247
@ayaanahmed3247 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto sooraan Ismaaciil sugule iyo dhamaan inta dhimatay ee Muslimka ahba😢😢😢😢😢,aduunyooy xaalkaa ba'a
@abdihassan4318
@abdihassan4318 6 жыл бұрын
Iso duceeya inan wanaagsan in uu ilaahey ii sahlo yaan leyga xasdin ducada idinkuna ajar ayaad ka heleysane
@ahmedrezw691
@ahmedrezw691 5 жыл бұрын
illaaheey ha kuugu arsaaqo wax waliboo oo aad dooneysid oo qeyr kuugu jiro inshaa allah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 жыл бұрын
Illaahay midii kheyr kuugu jiro hakusiiyo
@qaaliladanindho9639
@qaaliladanindho9639 5 жыл бұрын
Illahay haku sahlo
@cabdiraxmaancayngal4726
@cabdiraxmaancayngal4726 5 жыл бұрын
@minaahmed6474
@minaahmed6474 4 жыл бұрын
Ilaah hakusiyo waxaad niyesatay
@cabdishakuurbinahmedcba5055
@cabdishakuurbinahmedcba5055 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hhhhhhh sooran waale waa reer burcihii asalka AHAA🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣
@と同じと同じととあイもあ
@と同じと同じととあイもあ 5 жыл бұрын
meel katse wakan hadarabaye muxu halkana u handarabi wayay ala soraana 😂😂😂😂😂👍👍👍👍
@mursalmuuse9665
@mursalmuuse9665 6 жыл бұрын
Soraan wllleh waa nin jiraH 😂😂I luv u soran
@adammuhamud5402
@adammuhamud5402 6 жыл бұрын
Magma geenyo
@deeqmahdi575
@deeqmahdi575 5 жыл бұрын
Waaaaaw
@khadarmarshal3177
@khadarmarshal3177 2 жыл бұрын
adi majirtaa
@dhirpaahofaaztupe6942
@dhirpaahofaaztupe6942 4 жыл бұрын
Zooraan tageero anaa u ah yaaa igu raaczan 👍like👍isaar
@faisaj5072
@faisaj5072 6 жыл бұрын
Sooraan iyo Jawaan waa comedian aad u qosal padeen💕💕👍
@AwedJR
@AwedJR 2 жыл бұрын
Ilahay ha u unaxaristo sooran
@wiilbari5128
@wiilbari5128 6 жыл бұрын
Libx yadi solabte inta ku farax san like viva soraan 😍🤛
@flames9027
@flames9027 6 жыл бұрын
Naag la'an baa i haysee inaadeerayaal ha laysoo duceeyo 🙏🙏 waa habeen khamis ahe 🙌 oo acmaasha la rafciyee ❤ Walaahi ma nooli 🙁 diinta ilahay girgire ayaa igu baxaya habeen iyo maalinba
@najmadaud6583
@najmadaud6583 6 жыл бұрын
Abd Rashid Farah hhh wll Alle hakaa damiyo girgiraha kugu shidan ....Allahna haku sahlo qof ku qancisa o dooqaga o ehlu diin ah o girgiraha ka damisa
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 6 жыл бұрын
Hakugu baxo ilaaa qiyaaamaha
@hahahahahmamama6890
@hahahahahmamama6890 6 жыл бұрын
Abd Rashid Farah hhhhhhhh ma noli
@AhmedIbrahim-zz1sh
@AhmedIbrahim-zz1sh 6 жыл бұрын
Waar like iyo subscribe ha la igu caawiyo somaali maxamed
@hamsemahmoud5727
@hamsemahmoud5727 6 жыл бұрын
Alle hakuu sahlo zhp
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
Sooraan Ismail Sugulle 👑 👏👍
@amalhirsi5263
@amalhirsi5263 4 жыл бұрын
The title though "HOW TO KUFSI"😂😂😂😂
@abdinajiibmhd55mohamed84
@abdinajiibmhd55mohamed84 6 жыл бұрын
Sharp Mardanbe ha Hadlin kulahaa noo daa siyaasada orod dadka meelahaas ka wacdi wlhi waa qoslay .......💓💓💓❤❤❤💓💓like hayga baqiilina
@ahmedal-fateh8179
@ahmedal-fateh8179 2 жыл бұрын
Sooraan , wacyigalinta iyo dadaalka uu mar walba umadda ugu jiray Alle ha ugu daro misanka xasanaadka , qabrigana ha u waaasiciyo , danbigiisana ha dhaafo
@mohamedyusuf8631
@mohamedyusuf8631 6 жыл бұрын
Alla mahad le oo aan maanta mujin karto jacaylka Somlainimo, Finixar Alle naga qabtay, wuxu nagu qabsan jiray Hargaysad tagten iyo Xamar bad tagteen, Alla naga qabtay, waa anaga Somalidi ku fanayna. VIVA SOMALI
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 6 жыл бұрын
Waa kee kaasi inantaay anagu somaliana ku faani mayno mana naqaano waxay tahaybee
@shaficiramsey1127
@shaficiramsey1127 5 жыл бұрын
Day
@shaficiramsey1127
@shaficiramsey1127 5 жыл бұрын
Daawashoheeso
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
MAXA LADHAHA SOOMALI YAASE KU BEERLAXAWSADA AMA KU DAWARSADAA WA NOOCII MUDADAY HAYSTEEN KU XAARAY KKK WELI WXY KU RIYOODAN TII AYKU XAAREEN IYO WXN JIRIN SHALAY MIYALASOO CELIN
@WaayeelLyrics
@WaayeelLyrics 6 жыл бұрын
Tolnimo hadey jirto Soomaaliyeey SUBSCRIBE ii saara. Waa idin jeclahay!
@ehel000
@ehel000 6 жыл бұрын
Waar ii saar adna waan kuu saarin e
@WaayeelLyrics
@WaayeelLyrics 6 жыл бұрын
Waan kuu saaray masuul
@cabduqadirmaxamed8477
@cabduqadirmaxamed8477 6 жыл бұрын
hhhhhhh ku yeh siiyaasada aniga iwaydii anigana aan ku waaydiiyo diinta
@hormarinbulsheed7729
@hormarinbulsheed7729 4 жыл бұрын
Hal talo hadaad doonay subscribe badan dadka wax fiican usoo gudbi
@ibrahinyusuf4271
@ibrahinyusuf4271 6 жыл бұрын
Soo noqoshada soo raan Hadaad jeceshahy like igu qabo
@cabdalesidiiq8034
@cabdalesidiiq8034 5 жыл бұрын
😂😂😂Geeljirahaa la yidhi baribuu halkaa innan KU kufsaday kulaha Awdheere
@Tafo775
@Tafo775 6 жыл бұрын
Sooraan Ismaciil Sugule 😂 Ciise Cabdi Jawaan 😁 Araga Sooraan markaan arkaab iska sii Qoslaaba 😂😂😂😂😂😂😂
@laylaismaaciil4571
@laylaismaaciil4571 6 жыл бұрын
Sooraan & jawaan Alle haydin xafido
@fadalmedia5570
@fadalmedia5570 6 жыл бұрын
Gurigu haduu xidhan yhy 🎃🎃😁😁 dee moji malaha waa ciyaar kkkkk
@cabdishakuurbinahmedcba5055
@cabdishakuurbinahmedcba5055 5 жыл бұрын
Oo sheekhnimadadi maan kuugu imid siyaasada anuuba laygu imaada Kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@AxmedSaalaxProduction
@AxmedSaalaxProduction 6 жыл бұрын
Madaxwaynuhu waakan meel walba handaraabee muxuu Xeerkaa kufsigana u handaraabi waayay 😂😂😂😂😂 wallaahi waaryee waa runtii.
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 6 жыл бұрын
Axmed Imaaraad Production *subscrbe isar wllo waxba ka dhibi mayse*
@FactCuriousYT
@FactCuriousYT 6 жыл бұрын
Waakii Handaraabay
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 6 жыл бұрын
Dadkii masaakiinta dhici jirayba haka soo hadaraabo madax madaxdeed
@abdulahiahmed4699
@abdulahiahmed4699 6 жыл бұрын
Handarab mxa lga Wada nh
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 5 жыл бұрын
@@abdirahmannblue4891 kuwaas muqdisho bey jogaan moryaanta guriyaha dadkle xoog ku heysta dad badn dhamyey qaarba wali xil ka hya blayada kuwaas cadaald laga sugayaa
@engrashka3510
@engrashka3510 6 жыл бұрын
Sooraan funny waaye "" oo ma cadaabtaan ictiraaf u raadsaneynaa""
@siciidmohamed1745
@siciidmohamed1745 5 жыл бұрын
Allah yahdiik Mr sooraan
@ibraahindaacad1683
@ibraahindaacad1683 6 жыл бұрын
siyasada yare ee diniqa ah. ee ana anigun aqano mxaaa ku soo geliyay
@programmerrules2092
@programmerrules2092 6 жыл бұрын
Sooraan ❤️✅😂
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
sooran he s legend
@hamsehussein4083
@hamsehussein4083 Жыл бұрын
Alla hawnaxariisto alla janatul fardawsa haka waraabiyo 🤲 😢😢😢 Sooràn halyày waxbadan namadàdaaliyay wàxbàdàn nadhiirigàliyay yaàràbi😢
@idirismohamoud4187
@idirismohamoud4187 6 жыл бұрын
Kulahaa keena maqaska lama tusin malaa.hhhh sooraan
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan magaciin hajiro aamiin
@faataaale
@faataaale 6 жыл бұрын
😃😃😃😃😃😃 wlhi reer waqooyi manaxayaan orodoo adeer melahaas kalaamka ilahey kamari
@farsadtv8910
@farsadtv8910 5 жыл бұрын
Wizz Aydarous ka mari baad la yaabtay ???
@najaxdheemanmahomudnj8302
@najaxdheemanmahomudnj8302 5 жыл бұрын
Waan taageeraa sooraan iyo jawaan wlhi
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 жыл бұрын
01 March 2019✊❤
@abdikarimharedkoiooo8573
@abdikarimharedkoiooo8573 6 жыл бұрын
Ar duqaydii Aya Sonoqotay Xaga dawlada Iyo xildhibanada Farta kuwalaqa oo bararajiya Dawladiin Hormar Wacan Rer Somalilandh Guuul inshallah
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 6 жыл бұрын
handaraab kulahaa 🔩🔩🔞🔞🔗🔗🔒🔒🔒🔒
@cabdirisaaqciise8496
@cabdirisaaqciise8496 3 жыл бұрын
Warsame yaaku farxasan 👉👍👨‍👩‍👧‍👧hadikale 👇👎
@muhanadmuslim3510
@muhanadmuslim3510 6 жыл бұрын
soran 😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤👏👏soran
@hamdamohamed1239
@hamdamohamed1239 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhjhhhh walee waxaan xasuustay marku kulaha oo adu ma inaa lagu kufsadaadrabtaa
@iidosiciidnashaadsiciid5817
@iidosiciidnashaadsiciid5817 5 жыл бұрын
👎👎👎👎👎👎👎
@asiaosman8867
@asiaosman8867 2 жыл бұрын
inta sooraan oo dhintay daawanaysa😭😭 like saara
@dowladkhather7322
@dowladkhather7322 6 жыл бұрын
riwaayad lo bogaY wlHi inta ka heshaY like ta i sara 😅🙋
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 6 жыл бұрын
firs from burao
@hasanjirde5762
@hasanjirde5762 6 жыл бұрын
Meel kasta waad iga so horaysa😂
@abdirisaqyare4232
@abdirisaqyare4232 4 жыл бұрын
Soran in the building
@amiinyare375
@amiinyare375 5 жыл бұрын
sooraan markaan daawado qosol isma hayn karo ,waayo dhacdooyin dhaba ayuu matalaaa tageerayaasha soran iyo jawrn liketa ku cawi
@noobalaayo5031
@noobalaayo5031 6 жыл бұрын
Waxa aminsanahey somalida dadka ugu fican adunka
@FactCuriousYT
@FactCuriousYT 6 жыл бұрын
Haa lkn looma ogola inay horu mar gaadho
@munaqueen5964
@munaqueen5964 4 жыл бұрын
Shukri .. Huuno dad la ogyahy ayaa diidan horumarka smlilnd
@mohakulane3735
@mohakulane3735 5 жыл бұрын
Ninkaan caadina wuu yahay caadina maahan 😂😂😂😂😂😂 ruwayadaan inta jeer aan daawaday xisaab maleh, Sooraan iyo Jawaan ruwayadaha ay isla jilaan waa ruwayadaha ugu qosolka bdan......
@kawsariinakunkaroon5665
@kawsariinakunkaroon5665 6 жыл бұрын
Shirap kulahaa😂😂😂😂😂
@mundirsomali7670
@mundirsomali7670 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😍
@serhamsabarkhad1348
@serhamsabarkhad1348 5 жыл бұрын
Waaa been 😅😅😅😅😅😅😅😅
@sarkaalray9045
@sarkaalray9045 6 жыл бұрын
Dumarka yaan guryaha laga soo saarin
@saciidbollayzte9929
@saciidbollayzte9929 4 жыл бұрын
Kkkkksooraan
@cabdullaahirooblecashuur3627
@cabdullaahirooblecashuur3627 6 жыл бұрын
Wallaahi Riwayadaan Caadimaaha Waanqoslay
@mascuudjamac3612
@mascuudjamac3612 6 жыл бұрын
Fans sooraan likes
@cabdiqaniindho6013
@cabdiqaniindho6013 4 жыл бұрын
Soran qosol
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 жыл бұрын
Sooraan waa Riwaayad caadiya Ku lahaa islaanti ayaa xalay igu Tidhi haygu soo guureyn
@حسنزياد-ش2ق
@حسنزياد-ش2ق 6 жыл бұрын
Soraan iyo sxbadiisa waxaa tihiin dad shacbiyad leh magaca aad ledihin waa in dadka uga faaidesaan wax faaido uleh waa in diinta iyo dhaqanka dadka wixi xumenaya kaga wacyi galisaan lkn yey dhicin inaad noqotaan makarofano wixi larabo dadka logusii mariyo Aniga waxaan jogaa dhulka galbedka dadka aan eeganayo waa adinka iyo in lamida wadanmkii joga kuwii na sixi lahaa batihin
@farahsos
@farahsos 6 жыл бұрын
Free sooran
@nuune2058
@nuune2058 6 жыл бұрын
War qayb afraad maleh miyaaa bal like isaara wixiii islaamka jecel iyo subscribe
@shugriabdiaadanxanaf4616
@shugriabdiaadanxanaf4616 6 жыл бұрын
Shiikhoow tukaraq kwrn soo puntland ma lahan
@garaadtvgaraadtv7153
@garaadtvgaraadtv7153 5 жыл бұрын
waxaa iska leeh puntland
@garaadtvgaraadtv7153
@garaadtvgaraadtv7153 5 жыл бұрын
wixii tagersan puntlnd like saar
@somalihiphopproduction5774
@somalihiphopproduction5774 6 жыл бұрын
war ninku waa nin dhuun godane 😂😂😂jawaan wiil hoog
@Zackerie
@Zackerie 6 жыл бұрын
maantay ba.een muusey faraha iskula Galen ar noodaya sooran seweyeH inkasty ammaanina kujirtoH viva somaliland
@maxamedaadancabdulahi5518
@maxamedaadancabdulahi5518 5 жыл бұрын
Haygu soo guurayn
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
Shadhaab🤣caadi maha kayse 2019👋23/ 10
@amiirkaamiin1137
@amiirkaamiin1137 Жыл бұрын
Xagee sheekha u afduubi
@ahmedmusse6075
@ahmedmusse6075 4 жыл бұрын
Kkkzz musse hadarab runta ayeey u sheegen good job
@cabdiqaniindho6013
@cabdiqaniindho6013 4 жыл бұрын
Waaaw siyaasad shidan
@saadfuad1293
@saadfuad1293 6 жыл бұрын
Captan ciise jawan 🔥
@warsamedacad123
@warsamedacad123 5 жыл бұрын
Somali funny comedy🤣🤣🤣🤣🤣
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 жыл бұрын
*SOORAAN*
@AbdallaArush
@AbdallaArush 6 жыл бұрын
🤔😙
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 жыл бұрын
@@AbdallaArush ✔
@abdirahmanabdilaahi9367
@abdirahmanabdilaahi9367 6 жыл бұрын
Inaader ku haystaaye wax ka dheh
@mohamedmahdi1885
@mohamedmahdi1885 6 жыл бұрын
Nasrina cadaani inan Sonoran ila taageeerto
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 жыл бұрын
@@mohamedmahdi1885 hahey😍
@faataaale
@faataaale 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh adeer mashiiqnimadaan kugu qabsaday 😃😃😃😃😃😃 adeer masajid miyaa meesha
@daaroodismaacilproduction2029
@daaroodismaacilproduction2029 6 жыл бұрын
Viva sooran iyo jaawan Viva dadkeygi
@kaydmohamed9309
@kaydmohamed9309 6 жыл бұрын
Haha anaa u horeya 😎😂 like ta inata Somaliland kaa
@abdikaafiibrahim952
@abdikaafiibrahim952 6 жыл бұрын
Ader umadu waa somali ma tirahdid inta somalida ah like iisara
@kaydmohamed9309
@kaydmohamed9309 6 жыл бұрын
@@abdikaafiibrahim952 adeer anigu laan dheere baban dagay ayan ahy 😏😏✌
@abdikaafiibrahim952
@abdikaafiibrahim952 6 жыл бұрын
Hhhhhh hada manan aheyn bro isdaji
@baxsanmediatv713
@baxsanmediatv713 6 жыл бұрын
Farhan Mohamed 😁
@idirisshire277
@idirisshire277 6 жыл бұрын
Adeerkin Siilanyo waa ka xishoonaysene ma imikaa bilowden 💕
@yackubalcadaala8171
@yackubalcadaala8171 6 жыл бұрын
Caqli kuhadal xayawaan yahaw
@yackubalcadaala8171
@yackubalcadaala8171 6 жыл бұрын
Siilaanyo masida muuse ayuu bilaa diin ahaa war muuse waa jaahil
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 6 жыл бұрын
Waxba noo maaad sheegin dadka hortay soo baro nimankan jilayaasha iyo hortay siilaanyo maxay isu yihiiin sida maangaabka hawhadlin
@mustafexeedhoburcaawi2697
@mustafexeedhoburcaawi2697 6 жыл бұрын
Siilaanyo dalka waa ninka indhaha caalanka u soo jeediyau muusana wuu qafulay waa ku kala yaaca
@Ahmeto536
@Ahmeto536 6 жыл бұрын
Khaniisnimda Siilaanyo ma ansixin musse handraap Hala rido
@madaale571
@madaale571 6 жыл бұрын
hhhhhhh sooran iyo jawaan maadax saare
@mohamedlafoole3208
@mohamedlafoole3208 6 жыл бұрын
Yaaa sooraan u xiiisay 🖒🖒🖒🖒🖒🖒
@amalxuseen7166
@amalxuseen7166 6 жыл бұрын
Dawladu diinka yaanay ka dul boodin waxay diinta ilaahay banaysay hala ansixiyo
@aweysbaafowofficial6667
@aweysbaafowofficial6667 6 жыл бұрын
Markaa ma waxa laydhi halays wada kufsado kulaha
@munaabdirhamen2896
@munaabdirhamen2896 6 жыл бұрын
Waxas waa riwayad mala dahan dawalada laga hadalaya
@magmamohamet5692
@magmamohamet5692 6 жыл бұрын
Copy of dirisle shaadh cade
@mohammedabdirahman5389
@mohammedabdirahman5389 6 жыл бұрын
Waree magaca dadka haku qaaraban ee u nabad gali dadka magaca nacas baate
@matto8581
@matto8581 6 жыл бұрын
Aryaa wa qasbaye adigu xog ayad isleday isku magale
@cismaanshawaali4423
@cismaanshawaali4423 6 жыл бұрын
Dirsile maha miyaa kani
@cabdisalaangentelman9005
@cabdisalaangentelman9005 6 жыл бұрын
Riwaayad Macno Xanbaarsan
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 жыл бұрын
Kkkkkkk siyaasad baanu haynaaye bal u kaadiya 😁😁
@najmadaud6583
@najmadaud6583 6 жыл бұрын
Asxabey hablehena somaliyed wxn ku arkay waa wada carab masha Allah....ragguna waa African lkn suasha wxay tahay carab madow la dhashy baynu nahay😂😂😂😂
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 6 жыл бұрын
Iscadeeeya dheh dee
@mahadxasan585
@mahadxasan585 6 жыл бұрын
Alla Huuno Carabta kula qiimo badana Plz Aamin inad Carabta ka qurux badantahay kana sharaf badantahay
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 6 жыл бұрын
najma Daud *subscrbe isar wllo waxba ka dhibi mayse*
@AhmedIbrahim-zz1sh
@AhmedIbrahim-zz1sh 6 жыл бұрын
Ku faana africanimada maxaad carabnimo inagala doonysaa?
@najmadaud6583
@najmadaud6583 6 жыл бұрын
Ahmed Ibrahim wll wan aaminsanahay midabkeyga ee wxn ula.jeda way is wada cadeeyeen o midabkenii quruxda badnaa ba laga tagay ragga unbaa midabkii wata😭 iyo in yar oo dumarka kamid ah o Alle dhawray
@cumaraxmed7576
@cumaraxmed7576 6 жыл бұрын
Sooraan waa ku taageeraa
@sooyaal1862
@sooyaal1862 6 жыл бұрын
Janalka magaciisa waxaa ku qurux badnaan lahayd Soran&Jawan Films
@abdiamiinpaulo2921
@abdiamiinpaulo2921 5 жыл бұрын
Sooraan and jaawaan and mr saydhiyrle go foward
@abdirizackkamaal4886
@abdirizackkamaal4886 6 жыл бұрын
Ragaaan wan tageraaaa wle inkastooo erayadooda qaar An fahmin handaraaab mxeeey ula jedaaan??
@shafieosman6596
@shafieosman6596 6 жыл бұрын
hhhhh handarab waa xidhid .. waa xidid
@abdihakimmohamedbarrebarre6146
@abdihakimmohamedbarrebarre6146 6 жыл бұрын
sooraan ninan teegeero badan uhayo runtii yaaigu raacsan
@FarhaanDacad
@FarhaanDacad 6 жыл бұрын
Mansha Allah
@bashiirhazanuor3694
@bashiirhazanuor3694 6 жыл бұрын
SooraN😂😂
@daahirmacalin1111
@daahirmacalin1111 6 жыл бұрын
Yaa dawanaya 25 OCTOBER
@ibrahinyusuf4271
@ibrahinyusuf4271 6 жыл бұрын
Anaa dawanaya Like ta igu qabta Adi iyo inta iga danbaysaa
@abdirahman5523
@abdirahman5523 6 жыл бұрын
Aniga sxb
@FarahAbdul
@FarahAbdul 6 жыл бұрын
Aniga
@konha8290
@konha8290 6 жыл бұрын
Aooran
@makerman2603
@makerman2603 6 жыл бұрын
Hhhgg sooraan inta soomaaliya jecel like iisaara
@Ahmeto536
@Ahmeto536 6 жыл бұрын
Hhhh shidhaaab😂😂😂😂 Wadaaad miyaan ahyn
@sadiiqtimiro6801
@sadiiqtimiro6801 5 жыл бұрын
Sooran
@mgaas8211
@mgaas8211 6 жыл бұрын
Zooran Iyo Jawaan 😍😍😍😍😍
@khalidaxmed3541
@khalidaxmed3541 6 жыл бұрын
Hahahaha allaylehe way ceebeeyeen xeerkii ceebta iyo diin la.aanta ahaa ee baarlamaankeena dhuuni qaataha ah iyo dawladdeena fashilka ahi ansixiyeen fashiluuuu
@bukharijaamac6615
@bukharijaamac6615 6 жыл бұрын
27 October ya dawanaya part gan
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 6 жыл бұрын
Waasugaaye thank you
@asturproduction4341
@asturproduction4341 6 жыл бұрын
Inta reer somaliland ah likta igu qabta 🇮🇹
@blackman8295
@blackman8295 5 жыл бұрын
Calanka talyaaniga
@blackman8295
@blackman8295 5 жыл бұрын
Hhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣
@rational_ilamos758
@rational_ilamos758 6 жыл бұрын
Somaliland argagixiso maha adeer NIN dumarka xuquqdoda ku ciyara waa la wasaya adeer xabsi dayim ba lagu xukumi
@ibnuxakiin1255
@ibnuxakiin1255 6 жыл бұрын
Midkee sooraan eh midkee jawaan eh waaba ku wareeeay bal iisheega asxaabteyda
@januune8352
@januune8352 5 жыл бұрын
caadi ma ahan
SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD
24:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,7 МЛН
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 89 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Soran iyo jawan suldan lagatagay soran o lagatag
14:38
warsame2022
Рет қаралды 110 М.
SOORAAN IYO SAYDHIYE MAXAA KALA QABSADAY ILA DAAWO
26:27
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 66 М.
Sooraan iyo jawaan waxbarada casriga
36:35
DJ SOMALI
Рет қаралды 202 М.
SOORAAN IYO JAWAAN ARXAN DARADA GANACSATADA
51:25
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 195 М.
RUWAAYADA HCTV HADAAD KA DEGTO XILKA DADWAYNAHA WAAD LASIMANTAHAY
32:26
SOORAAN IYO SAYDHIYE FILMKII RUNTA 2017
16:16
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 625 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FILM HOW TO KUFSI PART 2
17:22
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 713 М.
QOSOLKII ADUUNKA SOORAAN IYO JAWAAN 2017  (Haku Dooran Qabiil) part one
21:28
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 1 МЛН