No video

sooraan iyo jawaan riwaayad qosol badan iyo sooraan oo Cirka isku Shareeray

  Рет қаралды 92,660

YAASIIN BALBALAADHSHE

YAASIIN BALBALAADHSHE

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@axmedshimaali7671
@axmedshimaali7671 3 жыл бұрын
Allaw ku naxariisoo sooraan iyo gabadha wa iska daba tageen
@cabduqadiriidow1724
@cabduqadiriidow1724 3 жыл бұрын
War soomaaliyeey sooraan bilad somalinimo.siiya.koleey anigu.waan siin lahaa
@xaamudxasannuur7488
@xaamudxasannuur7488 7 жыл бұрын
Waa ruwaayadii iigu qosolka badnayd ee aan daawado abid kkkkkkkkk
@asiahassan6401
@asiahassan6401 8 жыл бұрын
aqal soomaaligii iyo reerkii miyiga ayey ka hadlayaan waxaan xusuusanyaa ayeyday markaan la joogay afkiina caano lagu qabay asia sooraan iyo jawaan
@hindamaxamedjamac9119
@hindamaxamedjamac9119 7 жыл бұрын
asia hassan
@ahmedilkacaze9020
@ahmedilkacaze9020 7 жыл бұрын
asia hll
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 Жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso sooraan geeli iyo adhigii iyo lacagtiiba waa is cunsiiyay ceeb kasaliin hhhhhh
@qamarabdule76
@qamarabdule76 5 жыл бұрын
Sahra rooble alle hawnaxariisto janada alle haku casuumo
@mustphemaxamuud8007
@mustphemaxamuud8007 2 жыл бұрын
AAMIN
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
6:21 dayrtii biya badan waxaa la oranjirey dayr lagu barwaaqoobey oo dhacdey 1997dii gaar ahaan gobolada dhexe ee somalia
@hannalovely4176
@hannalovely4176 7 жыл бұрын
GH boy markaan yaraa waan maqli jiray yagoo dadku dhahaan hebel biyo badan buu dhahshay balse macaheeda dhabta ah maan aqoon mahadsanid hadaan fahmay
@asadlionish
@asadlionish 7 жыл бұрын
I remember walhi 1997 Biyo badan buuhoodle
@farhiaahmed3621
@farhiaahmed3621 6 жыл бұрын
GH boy Wllo ma iga hubta iney deerti biyo badan aheyd 1997
@Agemate4
@Agemate4 5 жыл бұрын
1997 ayay ahayd dayrtii biya badan, anigaa dhashay hhhh
@maxamedcabdih.hussein8908
@maxamedcabdih.hussein8908 5 жыл бұрын
Gabadhii lama keenin kulahaa kayarri Aabo wuu sòowaayay.😀😂😃😄😍🤗😆😅
@ahmedjr3788
@ahmedjr3788 3 жыл бұрын
Meeqa jeer baan daawaday riwaayadan tan iyo 2014 iyo 2021waan daawanaya 🤣🤣
@mohameddhodaanofficial5762
@mohameddhodaanofficial5762 4 жыл бұрын
War inamada waxbaashada ku fiican sooran😃
@mohamedcabdirisak8876
@mohamedcabdirisak8876 7 жыл бұрын
dagdagtaa Walla Santa nooguwacan
@osmanali4696
@osmanali4696 6 жыл бұрын
Xanunba igama ka horayn ee idhaaf kkkkkk
@mustafamohamed535
@mustafamohamed535 7 жыл бұрын
kkkkk sooran cadi maha
@ibtiabdy1228
@ibtiabdy1228 6 жыл бұрын
Hhhhh markii lay abuuraa adna lagu sameeyay degeneey
@omarmahamed416
@omarmahamed416 8 жыл бұрын
hhhhjhhhh tooray bay iilasoobaxeen
@anwarsaneyalhajjisomow3950
@anwarsaneyalhajjisomow3950 7 жыл бұрын
Wale sooraan iyo shax +sigar wax kala xysta
@ayaanleahmed6382
@ayaanleahmed6382 7 жыл бұрын
hhhhh naagaha slnd miyad qandarsaysa
@mohamedyuya5152
@mohamedyuya5152 3 жыл бұрын
Warak
@asadlionish
@asadlionish 7 жыл бұрын
Sooraan markay hurdada ka kiciyeen kkk uu kii yaraa ku xayraamay kkk
@zadaamhussein1421
@zadaamhussein1421 7 жыл бұрын
Sooraan waa rageedii
@ridwaaxmed7913
@ridwaaxmed7913 6 жыл бұрын
inantu waxbay barataa odayga inay anfacdaa laga yaabaa
@rashiid187
@rashiid187 8 жыл бұрын
daad kala hadhay
@ubaxadanali7411
@ubaxadanali7411 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh sedex bad dhali lahed oon awowe u nahay
@abdiaden8315
@abdiaden8315 8 жыл бұрын
lool
@mustafhaji1263
@mustafhaji1263 7 жыл бұрын
kkkkk
@mohamedcabdirisak8876
@mohamedcabdirisak8876 7 жыл бұрын
lacagta waxbedesha
@afbarwaaqo4394
@afbarwaaqo4394 6 жыл бұрын
Kkkkk
@maryammaxamud6717
@maryammaxamud6717 3 жыл бұрын
cudur bay qaban faqash kulaha
@abibakarabdikarin9781
@abibakarabdikarin9781 7 жыл бұрын
kkkkkkk
@mohamedcabdirisak8876
@mohamedcabdirisak8876 7 жыл бұрын
jarmalka kumaahmaaha
@moyhas3160
@moyhas3160 6 жыл бұрын
mohamed cabdirisak wreñsalimañli
QOSOLKII ADUUNKA SOORAAN IYO JAWAAN 2017  (Haku Dooran Qabiil) part one
21:28
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
小丑和奶奶被吓到了#小丑#家庭#搞笑
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 8 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 11 МЛН
WARKA DUHUR EE KNN 18 08 2024
22:07
KNN
Рет қаралды 1 М.
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAYADII ARXAN DARADA 3aad  2016
14:28
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 129 М.
Faarax Murtiile Yaryaro Official Video Clip by Future Brothers
5:52
Future Brothers Production
Рет қаралды 13 МЛН
C/Qani Isku filan oo qof xanuunsanaya cod ka doonaya.
7:45
Horn Cable Tv
Рет қаралды 23 М.
SOORAAN IYO JAWAAN | DADKAN AAN IS FAHMIN AFGARAD YAA U SAMEEYA | FULL 4K
12:55
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 2,5 МЛН
SOORAAN IYO RAGA WADADA MARAYA MAXAA KALA QABSADAY QOSOLKII ADUUNKA
10:48
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 324 М.
Living With Hope in the Midst of Struggle with Dr  Alan Noble
50:38
Saddleback Church
Рет қаралды 25 М.
SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY
13:19
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16