SOORAAN IYO SAYDHIYE FILMKII RUNTA 2017

  Рет қаралды 612,883

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

6 жыл бұрын

🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
★★www.sooraanjawaan.com★★

Пікірлер: 579
@cabdirahmansalebanwayrax7264
@cabdirahmansalebanwayrax7264 6 жыл бұрын
Soraan ismaciil intuu ka qosliyo hadaa ka mid tahay LIKEta ku qabo
@mustafe7147
@mustafe7147 6 жыл бұрын
Sooraan wuxuu ka hadlayaa waa sax hdaan nahay umad Muslima oo Somalia beentu waa shay ilaahay ina xaaraanti nimeeyay Ilaahay Swc umadeena Xaqa ha garansiiyo amiin
@guttihazz6137
@guttihazz6137 6 жыл бұрын
Runtu inay qurux badantahay hadad aminsan tahay like isar 😂😁
@cabdikarimosman6753
@cabdikarimosman6753 5 жыл бұрын
Gutti Hazz tkzvj
@fadhumaali3091
@fadhumaali3091 5 жыл бұрын
1
@Nuurtoxuseen-fp5pq
@Nuurtoxuseen-fp5pq 11 ай бұрын
Sduxic😊tf77😮😮😅is effective 6
@mohamedabdulahi5763
@mohamedabdulahi5763 6 жыл бұрын
Soraan waa tageero weyn ku leh jigjig caday viva ✌❤❤❤somaliand like mizkiin ka la dhaafin
@DR_Hanuniye
@DR_Hanuniye 6 жыл бұрын
Away tageerayaashi Abwaan Sooraan sxbyaal like-ta ha ila dhaafina aniga qofkasto waan usaaray hhhhhh
@samawade6705
@samawade6705 6 жыл бұрын
Omar Farah haye qofkii 57 naad baan ahay oo like ku siiya
@abdullahiayoubdaha296
@abdullahiayoubdaha296 6 жыл бұрын
haye waa na kann
@husseinhassan289
@husseinhassan289 6 жыл бұрын
Dadkan like ka doonaya tolo maxay ka faaiidayaa.
@ugaasyare169
@ugaasyare169 6 жыл бұрын
Omar Farah Hhhhhh
@burhanturaabi4519
@burhanturaabi4519 5 жыл бұрын
Omar Farah Hh
@malintajir3128
@malintajir3128 6 жыл бұрын
Sooran inta tageerta liketa hayla dhaafina
@xuseeenaaafir7321
@xuseeenaaafir7321 6 жыл бұрын
Malin Tajir
@bashidaud2864
@bashidaud2864 6 жыл бұрын
Malin Tajir soraan haku cuno sxb like waa kuu sarey
@xaajicumar6250
@xaajicumar6250 6 жыл бұрын
+bashi daud hhhhhhhhhhhh islantii hadalysay xalay islantaydiinay ahayd hhhhh
@bashidaud2864
@bashidaud2864 6 жыл бұрын
Xaaji Cumar dadku ilahey ha baqeen waxii aad qoreysan shegeysan hadal wanaagsan hanoqdo aquulu qowlan shadiida baa rasuulku swc yiri like isaara
@habondeeqa6425
@habondeeqa6425 5 жыл бұрын
Sooraan alaha barakeeyo aad ban u taageeraaaa
@ismaciliste9318
@ismaciliste9318 2 жыл бұрын
inaalilaahi,wa,inaalilaahi raajucuun Madhinte waa illahay🤲🥺 Alle Hownaxariisto😭😢 abwaan sooraan runtii waa abwaan Latabay💔🥰
@muhammadqurbevevo1421
@muhammadqurbevevo1421 6 жыл бұрын
Dadka wad ka yabaysa qaar ba iska qoslaya oo wuxu abwanku ka hadalayo ba ka dhacsan like ii saara uun bay la shir imanayaan kķkkk
@abdilahiibrahim55
@abdilahiibrahim55 6 жыл бұрын
Muhammad Qurbe oo adiga maxad laqoslaysaa
@muhammadqurbevevo1421
@muhammadqurbevevo1421 6 жыл бұрын
Abdilahi Ibrahim wxn ku qoslayaa markan arko nacas adoo kala oo like tuugaya
@hassanjama5589
@hassanjama5589 6 жыл бұрын
Muhammad Qurbe
@s.m.c.hargeysawidhalada1769
@s.m.c.hargeysawidhalada1769 6 жыл бұрын
Muhammad QurbeVEVO waa xaqiiqo jirta waxa aad shegtay dadku ma dhuxayaan hadalaka Abwanka lakinn like uun bay tugsanayaan
@salmasuudi3869
@salmasuudi3869 6 жыл бұрын
Like tu maxay tartaa dadka war bal ilmaderayalow aan ogaadee like iiisaara
@zakeriaomerjama3601
@zakeriaomerjama3601 6 жыл бұрын
sooraan khaatiyan ayu ka taganyay kayse meel kasta wu ugu tagaya
@siyaaddaljir9293
@siyaaddaljir9293 6 жыл бұрын
Sooraan riwaayadan. Run ayuu kisheegay. Reer hebel. Baasto ayaan siinay waa xaqiiq arintaasi.
@xamsemaxamed3780
@xamsemaxamed3780 6 жыл бұрын
Hhhhh waxay igu tidhi halkaad iga soo qaaday xalaal ayaa bari hore igu agdhimatay hhh( like igu qaba ka iga danbeeyow)
@samawade6705
@samawade6705 6 жыл бұрын
Xamse Maxamed like maxaad ku jeclaatay lkn hadii aad tidhi isaara waan ku saaray anu
@mohamedfoolinho5031
@mohamedfoolinho5031 6 жыл бұрын
Qofkiii sharapaadada sooraaan ku dakharan eee ka helay . Adigu dhaystir 🤘🤘🤘🤘👑
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Жыл бұрын
Gabdha yarta Allaha barakeeyo aadbay iiga yaabisay wlhi jilitaanka ogu fcn ayay samaysaa
@DAALOTVy5Jhcqhtx_HRfxp0daPnkw
@DAALOTVy5Jhcqhtx_HRfxp0daPnkw 6 жыл бұрын
war dadkan wada like raadinaya mxay yihiin war bal sxbayaal ana isara sooraan baa adeerkay ahe tol hadan ka dhashay like hayla dhaafina bal
@Qorshelyrics
@Qorshelyrics 6 жыл бұрын
Odayaashii oo Pasta cunaya😆😆😆😆 we like sooraan..
@umurayan2667
@umurayan2667 6 жыл бұрын
Waa ruwaayad xikmad badan waxyaabo badan ayay gudbinay wallahi waa tusaale lagu wax qaato illahow khayrka nawaafaji iyagana ka jasaai sii
@hoodomuuse4690
@hoodomuuse4690 6 жыл бұрын
sooraan indrow adigaa runta arkaye ma quurx badantay😂😂😂
@wardiyare183
@wardiyare183 6 жыл бұрын
wy qurux badantahay waayo waa swirka dhabta ah nolosh
@amuuncumar492
@amuuncumar492 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh Reerkiyo halkan baazto kucunaya first comment like iguhqabta ilmaderayal inta zoraan tageerta 😂😂😂
@ahmednuurbaazhe2624
@ahmednuurbaazhe2624 6 жыл бұрын
Amuun Cumar hhh
@samiiraahmed4906
@samiiraahmed4906 6 жыл бұрын
kkkkkkkkk soran abwaan dhamays tiran islantiii hadalaysay islantaydiibay ahayd kkkkkkk
@amuuncumar492
@amuuncumar492 6 жыл бұрын
islaantii imika hadlaysay islantaydibay ahayd wax laga yaqyaqsoday kuhadlysay 😂😂oo tolow muxu uqabsanwayey
@hassanmaxamed2016
@hassanmaxamed2016 6 жыл бұрын
Sooraan
@husseinhassan289
@husseinhassan289 6 жыл бұрын
Amuun Cumar inadeer waan kugu qabtay ma dareentay
@goldengroupchannel1874
@goldengroupchannel1874 6 жыл бұрын
Xaqiiq bu ka hadlay Runta ha Laga hadlo alle ha Laga baqo Sooraan wan tageraa
@abdikariimcadib1340
@abdikariimcadib1340 6 жыл бұрын
sooraaaaan waaa nin adag xalay ayaaaaaaaabaaaaan ararkayay arigiizaaaba riwaaayaada wlhy
@abdiwahaabredsea1252
@abdiwahaabredsea1252 6 жыл бұрын
Sooran dhabti kahadlay like isaar
@nicimamawliid3029
@nicimamawliid3029 6 жыл бұрын
eaatyvdgj8fdhid
@MohamedAli-xs9lp
@MohamedAli-xs9lp 5 жыл бұрын
Sooraan liibaax
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 6 жыл бұрын
Like baan Marti idiinka ahay asxaabeey
@samawade6705
@samawade6705 6 жыл бұрын
Yaasiin Hassan like ku siiyey
@faadumocismaan2944
@faadumocismaan2944 6 жыл бұрын
+Sama Wade rrjjjjjj
@suldaanm.abdulaahi887
@suldaanm.abdulaahi887 6 жыл бұрын
kulaha beenta ilaahbaa caayey sooraan legend
@abdiaziz3507
@abdiaziz3507 3 жыл бұрын
Islaan baa tv ka hadlaysa odaygeddii baa habeen dambe soo fadhiisanaya tv oo beeninaya oo odhanaya islaabtaydu been ayay sheegaysay kkkkk like saara
@ibrahimmohamet7204
@ibrahimmohamet7204 6 жыл бұрын
riwayada sarbeeb aya ku duugan runta liiidata wa (somalida dhibataysan) xalaasha dhimatay wa (siyaasiyiinta dhanaha gaarka wata) qaramada midobay inaysan wxba noo qabanayn jabuuti wa dalka kaliye dhibta somali ka naxaysa wana garabka kaliye somali leedahay alle hana garab qabto.😥😥
@ridwaanabiiib4682
@ridwaanabiiib4682 9 ай бұрын
Allah ahu naxariisto sooraan aamiin aamiin
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 6 жыл бұрын
Hhh qaarba odhanaya reerkii baa halkan baasto ku cunaya..ilove sooraan runtuu ka hadlay wleee
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 6 жыл бұрын
Roble Jil hhh wlaahy no baasto ba ka dhacaysa
@caliduldul2698
@caliduldul2698 6 жыл бұрын
Waar naga daa waa ka raysaynaye bahasha
@yousufabib2275
@yousufabib2275 6 жыл бұрын
😐😑🤔heart break 😖😔 يا الله ارحمنا، يا لطيف الطفنا ولا تواخذنا بما فعلنا وبما فعل السفهاء منا. اللهم آمين...
@greenempire8854
@greenempire8854 6 жыл бұрын
qosolbaad u daawanaysaan riwaayadan laakiin Xaqiiqooyinka ku hoos jir dhuux. waa wacyi gelin aad u wanaagsan. waxaana Muhiim ah in laga faaidaysto oo wax laga badalo dhamaan waxyaabaha ay inoo sheegayaan Abwaaniintu.
@libanabdi618
@libanabdi618 6 жыл бұрын
Ana uugu danbeeyay inta iga danbeysa like ta igu qabta😁
@abdirisaqnur3436
@abdirisaqnur3436 6 жыл бұрын
Sooraan waa jilaaka qarniga. Aad ayaan u qoslaa markan daawanayo.
@abdullahiyussuf1385
@abdullahiyussuf1385 4 жыл бұрын
Abwaan sooran wlhi waa nin xikmad badan runti waa nin aragti dheer
@mwarsame5800
@mwarsame5800 2 жыл бұрын
Allaha u naxriisro sooran😭😭
@mp0ficialsomalisch623
@mp0ficialsomalisch623 4 жыл бұрын
Inta 2020 dawanaysa like iisaar
@mohamuudkooshin5099
@mohamuudkooshin5099 6 жыл бұрын
Kkkkkkk anaga runtada bugta u gaynsaaa kulahaa sooraan.
@cabdikarimosman6753
@cabdikarimosman6753 5 жыл бұрын
Mohamuud Kooshin тама
@naftasamirkadulqaadkabar
@naftasamirkadulqaadkabar 6 жыл бұрын
Sooraanow. Jawaan. Xaguu ka. Dhacay. Ma. Cayrisay
@hafzoabdiaziz3667
@hafzoabdiaziz3667 6 жыл бұрын
islaantii hadlaysay islaantaydibay ahayd wax laga yaqyaqsoodo ayay islantaydii xalay kuhadlaysay😂😂😂😂😂
@user-ki8jj9qh6c
@user-ki8jj9qh6c 5 ай бұрын
Allah ha uu naxariisto sooraan
@jamhuurialjamhuuri7965
@jamhuurialjamhuuri7965 6 жыл бұрын
ina ily waa ay ay dhaly oo somalidii xornimada doonysy cadawgooda ithiopia gacanta ugu ridy daacadna maahee taa yar ma lacag buu siiyay like inta neceb ina ilay
@nacuumicabdi5104
@nacuumicabdi5104 6 жыл бұрын
Alle hayna hanuniyo dhamanteeba
@mohamedbalcade525
@mohamedbalcade525 5 жыл бұрын
Ameeen
@bishaarsaidahmed9495
@bishaarsaidahmed9495 3 жыл бұрын
Soraan iyo jawaan waa raga aan ugujeclahay inta ruwaayad matashah
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Xaqiiqada jirta waa in beentu sare martay waqtigaan luga ay beentu ku taagan tahayna social media,abwaan sooraan allaha u naxariisto.
@nadirhaji2577
@nadirhaji2577 6 жыл бұрын
Reerkii Wakan Basto Cunayaa Walahi wu Iga Qosliyaay Inta Runta Jeclow Liketa hayla dhafina hhhhhh
@ahmedabdi3780
@ahmedabdi3780 6 жыл бұрын
Ismail omer geele iyo ina iiley waad ku khaldan teen ee turkey u dira runtaa halkaasay dawo ka hellaysaaye!!!!!!!!!!
@maaxmarwamarwa1357
@maaxmarwamarwa1357 6 жыл бұрын
Walee dadkayga murti aya ku dhan Viva somaliland like ha ila dhafina
@zulthanmorgan4309
@zulthanmorgan4309 6 жыл бұрын
Last view 😂😂😜likeTa wixii igu xiga😂😂
@garashonew3080
@garashonew3080 6 жыл бұрын
Zulthan Mukhtaar Yaazin Kkkkkkkkkkk
@samawade6705
@samawade6705 6 жыл бұрын
Zulthan Mukhtaar Yaazin haye anu like waan ku. siiyey qofkii 46 ee like ku siiyaan ahay
@shamiscabdilaahi9378
@shamiscabdilaahi9378 6 жыл бұрын
IinYo like mahaYo
@fartunnur8959
@fartunnur8959 6 жыл бұрын
alh warunti
@fartunnur8959
@fartunnur8959 6 жыл бұрын
Zulthan Mukhtaar Yaazin kkkkk
@mustafahassan6581
@mustafahassan6581 6 жыл бұрын
Kulhaa indr runtu ma qurx badantahy adaa arkaye hhhhhhhhhhh sooraan caadi maaha
@ahmethusen4200
@ahmethusen4200 6 жыл бұрын
szpkiin igu danbeyay like iigu qabo hadaad Soran tagerto
@mohamedhersare3192
@mohamedhersare3192 6 жыл бұрын
Nio maanaa waalan mise dadka waaxey dadkan like ta baryaayaa yaap
@suldaanbako920
@suldaanbako920 6 жыл бұрын
sooraaanow indr qali meel fog baad ka hadashay abwaan sare
@aronmooy3939
@aronmooy3939 6 жыл бұрын
Abwaan soraan nin Rageed Dhamaantin waan idin saray like asxabey ana i sara
@dabraanimaxamed6984
@dabraanimaxamed6984 4 жыл бұрын
hhhh intii jiif kudawansa like hakala bakhaylin
@axmedxuseen737
@axmedxuseen737 Жыл бұрын
Alle ha ku naxaristo❤
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Alle yaraxma sooraan mar dhawayd buu dhintay Wlahi naxdinti ban ruwayadihisi so raadsaday 😥😥😥😥😥😥😥😥 Alle jannooyinkisi haku geeyo inbadan bad naga qoslisaye
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 5 жыл бұрын
Runta Ilaahey baa kugu jecel waligiin laasima Runta inaad sheegtaan
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 5 жыл бұрын
sooraan iyo jawaan waaa laga dhaadhacay kk.kk.k. way ka dhamaatay
@akm2348
@akm2348 4 жыл бұрын
Dadkan like dawarsanayaa xagee laga soo daayay .. War taga ,, mid waluba wuxu leeyahay,,,, ii Saar ,,
@abdinasirmuse7912
@abdinasirmuse7912 6 жыл бұрын
masha'allah waa nin weyn oo si waxgaradnimaa dadkiisa ula hadlaya. Allah subxanahu watacaala wuxuu quraanka kusheegay Lacantullahi calal kaadibiin. Raxmada Allaha kafogeeyo beenaalayaasha. Rasuulku Scw wuxuu yiri Umadaydu danbi kastaa waa gashaa lakin Been masheegto. Sooraan Muuqiisi ficilkiisa iyo Oraahdiisuba waa Xikmad iyo Qosol kkkkk waan idin salaamayaa adiga iyo kooxdaadaba. Aad baan idiin taageraa. Runtu baa reer lagu dhaqaa.
@sahraaxmed8096
@sahraaxmed8096 Жыл бұрын
55555555
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
alow u naxriiso sooraan aamiin
@safiirkaabdillaahimouse3542
@safiirkaabdillaahimouse3542 Жыл бұрын
Allaha ha kuu naxariisto sooran
@husseinhassan289
@husseinhassan289 6 жыл бұрын
Hadaad la yaabantihin dadkan like doonaya like ii saara
@shmahad9380
@shmahad9380 4 жыл бұрын
Markaz barashada Quranka &carabida ee laasgeel
@mursalmoumin4701
@mursalmoumin4701 6 жыл бұрын
Sooraan xikmadiisa Liibaan bn kujirta.
@aryanali6527
@aryanali6527 6 жыл бұрын
Oday weyn oo baasto cunaya inta ku qososhay liketa
@ramimoheartenbille6317
@ramimoheartenbille6317 6 жыл бұрын
Like isaar nin walbo uun ayuu leeyahy waaa dawarsi kwrn cadiye micnaha filmkan fahman
@salaadaadan8382
@salaadaadan8382 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto
@maxamedmaxamuud8424
@maxamedmaxamuud8424 Жыл бұрын
alaha unaxariisto sooraan
@hassanchufef3336
@hassanchufef3336 6 жыл бұрын
waa run
@DALMARCK4914
@DALMARCK4914 11 күн бұрын
Ale hakuu naxariistoh.
@khadarapdilaahi4455
@khadarapdilaahi4455 2 жыл бұрын
Alla kuu naxariizo sooraan
@s.m.c.hargeysawidhalada1769
@s.m.c.hargeysawidhalada1769 6 жыл бұрын
Dadkan like ta tugsanayaan waar ufiirsada nuxurka sheekada Like ha tuugsaninee badawyahay
@mohamedshafeecisse1372
@mohamedshafeecisse1372 6 жыл бұрын
waaa garacdii burco weyn nolow jawaan iyo sooraan
@cabdirisaaqsakariye6510
@cabdirisaaqsakariye6510 6 ай бұрын
Allha unaxaristo
@xlcy.9437
@xlcy.9437 6 жыл бұрын
😂😂😂sooraan koomay ku jirtaa
@xuskadayax9761
@xuskadayax9761 Жыл бұрын
Allah ha kuu naxariisto sooraan
@hodoahmed75
@hodoahmed75 4 жыл бұрын
Saydhiye Alle Haw Naxaristo Isago NooL Ayan Ogaye Qof NooL Iyo Qof Dhintayba Naxariste Alle Ayu U Bahan Yahay, Soraan Iyo Ta Yar Ba Waa Hoos Martaye Alle Dhamanteenba Hayna So Hadeeyo Kitaabka Alle Kuwi Akhriya Ee Ku Dhaqma Alle Haynaga Dhigo
@saladsalah2947
@saladsalah2947 6 жыл бұрын
Hadaan commentiga qoro yaa isaaaraya like cidna sow maaha Ana qorimaayo
@shamsudiincabdirashiid9234
@shamsudiincabdirashiid9234 6 жыл бұрын
Adeer Markii hore MA samadaa ka Soo dhacdey..... 😂😂😂 Sooraan Waan taageeraa
@oktoobarmuuse204
@oktoobarmuuse204 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan waa run arinkani
@nacuumicabdi5104
@nacuumicabdi5104 6 жыл бұрын
Sax weeye walhi kitaab keena halo noqdo markasaynu gulaysanaynaaa
@cshakuurxaashicalicaynaash3617
@cshakuurxaashicalicaynaash3617 6 жыл бұрын
Abwaan sooraan ismaaciil sugule afkaaga malab lagu qabay xaqiiqdaaad ka hadasheeen masha Allah
@nestheahassan8787
@nestheahassan8787 6 жыл бұрын
Sooran ader waxad tahay ninaqliga u saxiiba anu madaxwayne ka dhigi lahaa 🇸🇴 oo dhan ju dhiibi lahaa
@king_salmaan8822
@king_salmaan8822 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 wlhy soraan waa iga qosliyey war tlow ma kaamirad ayuu dontay
@haajijawle5368
@haajijawle5368 6 жыл бұрын
runtu WA Somalia beetuna WA mamul GOBALED yada sarbeebta fahma
@crisaaq3877
@crisaaq3877 Жыл бұрын
Asc allow u naxariiso abwaan sooràan
@abdishakurzaami3579
@abdishakurzaami3579 6 жыл бұрын
First view is me like igu caawi
@galaydhyare7501
@galaydhyare7501 Жыл бұрын
Sooraan ismaaciil illaahay hakuu naxariisto
@ckhaalaqsalebaan3897
@ckhaalaqsalebaan3897 6 жыл бұрын
Allaylehe Runbay Kashegeen Labada Qodob
@ahmedheybe334
@ahmedheybe334 11 ай бұрын
Aloow kuu naxariiso sooraan❤
@abdirahman9764
@abdirahman9764 6 жыл бұрын
horta naylahan yaryaree Like ta ii saara dhahdaa miyay jawaafan yihiin? sawkuwan meel walba waalay halkaanu wax wanaagsan ka filaynay
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 6 жыл бұрын
Ruwaayadan xikmad baa ku jidha. Walle waa run dugsi quraankana gogol iyo nidaam looma sameeyo iskoolada iyo jaamacadaha waa la.qurxiyaaa. illhaahow dambigeena naga masaamax
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 6 жыл бұрын
Dhalin yaro dalka inaga iska leh Ee yaynaan dhagaysan kuwa wax magaratada iyo maatada diyo caruurta waalaya da bad iyo gudaba isku duubnada 👏👏👏
@user-dj5cq7mo2i
@user-dj5cq7mo2i 6 жыл бұрын
*Wax Latus Ana Wax la itusye kuwakan Liketa ugaajoonaya Maxaa kasiya?*
@hassanchufef3336
@hassanchufef3336 6 жыл бұрын
wax sax ah ayuu ka hadley
@mohamuudkooshin5099
@mohamuudkooshin5099 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wllhy sooran waa jilaa caan ah aduunka oo dhan.
@mohamdsahal2391
@mohamdsahal2391 6 жыл бұрын
Aniga iska qoslay
@fadumoibrahim9617
@fadumoibrahim9617 6 жыл бұрын
Asgx0gag adu a
@farsadtv8910
@farsadtv8910 5 жыл бұрын
War dadkan like ta tuugsanaya maxaa ka si ah ?? Maxay ka helayaan ,yaaab !!!!!!!!!!
@saadiqhala1703
@saadiqhala1703 6 жыл бұрын
liketa soo badiya sooraan yare
@abwaanaxmedcm9831
@abwaanaxmedcm9831 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Soooran waaaaaa xaraabo Runti✌✌✌✌✌✌✌💓💔💔💔
@musabmohamed3212
@musabmohamed3212 6 жыл бұрын
hahaha ka iga dambeyaw like isar kulaha.dadku liketiba qalad bay ufahmen
SOORAAN IYO XUSBIYADA MAXAA KALA HAYSTA 2017
14:26
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 805 М.
Xujo !!! Amiin Oo ugu Danbayn Laga Aarsaday Qosolkii Aduunka.....
25:47
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 114 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 2,9 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 33 МЛН
Daawo Sooraan Iyo Jawaan iyo waxa kalaqabsaday laascaanood
5:14
Sugule Media
Рет қаралды 209 М.
SOORAAN IYO JAWAAN QAYBTII 2-AAD RUWAAYADII (Haku Dooran Qabiil) 2017
20:02
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 145 М.
Flimka Isa Sudhan Part 1 Qiso Jacayl Iyo Khiyaamada Dumarka
17:43
Dayax Films
Рет қаралды 291 М.
taariikh nololeedkii  abwaan sooraan
3:20
Dr Abdillahi sheik
Рет қаралды 11 М.
Riwaayadii madhaleyska | By murqaan,maroojiye iyo mudhxiye
12:30
Murqaan & Maroojiye Official
Рет қаралды 248 М.
SOORAAN IYO JAWAAN IYO CABDI GOOD
47:26
DJ SOMALI
Рет қаралды 202 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FILM QOSOL BADAN  2020 HD
48:52
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 364 М.
SOORAAN IYO JAWAAN DP WORLD 2017
34:24
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 349 М.
SOORAAN & JAWAAN NEW DRAMA VIDEO CLIP 2019
22:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 674 М.
БЕЛКА ПЕРЕПУТАЛА ТАРЕЛКИ #юмор #cat #топ #cats
0:13
Попалась за конфету 🍭🙃
0:20
НЕБО - СПОРТ И РАЗВЛЕЧЕНИЯ
Рет қаралды 1,5 МЛН
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
The Quinetto's
Рет қаралды 43 МЛН
ЕМУ БОЛЬШЕ НЕ ПРИДЕТСЯ НИЧЕГО ВЫБИРАТЬ😂😂😂
0:39
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 8 МЛН
БАЧОК ПОТИК
0:22
KINO KAIF
Рет қаралды 2,9 МЛН