SOOYAACA MEESHII QURAAN SAARKA MAANTA CAJUUSAA CAAG BIYO KU JIRAAN IGU DHUFATAY SI KAS AH CIIL

  Рет қаралды 27,673

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

Күн бұрын

ILLAA CIIL LOOMA DHINTO MEESHAAD DAAWADA U DOONATAY CAJUUSO HA KUGU DULANTO WAA DHIBAATO SUBSCRIBES LIKE AND SHERE PLEASE

Пікірлер: 106
@intisaarfaarax7422
@intisaarfaarax7422 Жыл бұрын
Ilahay umada ha caafiyo hadalka fican soomalida waa laga habaaray
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Жыл бұрын
Ilaahay haku cafiyo wajigaaga ayay ka muuqataa inaad xanuunsantay
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Жыл бұрын
Wcs s MMS Allh haku caafiiyo ❤️👍 haabro xasiidan ah meelkasto way noga horeyan yaab subxanllah allow umada so hanuni 👍 xiishmada ma yaqanan qarkod
@muniraaden4500
@muniraaden4500 Жыл бұрын
Alla haku cafiyo adiga iyo inta xanusan amiiiiin amiiiiin ❤❤❤
@nafisaxaji3385
@nafisaxaji3385 Жыл бұрын
Waa runtaa meel walba naagaha looga qaxay masaajidadi dhalin yaradi ayaa uda carartay malyuun waa shaydhan ha uga tagin midaaso kale ilaahay caafimad ha ku siiyo deg dega
@nadoabdi7154
@nadoabdi7154 Жыл бұрын
Alle hakucaafiyo adi iyo intimuslima oo xanuunsan
@aliyaahmed7907
@aliyaahmed7907 Жыл бұрын
Mamo allaha ku caafiyo iskana samir mamo insha allaah qeer😍
@tamimasharif
@tamimasharif Жыл бұрын
Allahuma yashfika hawaryar I also went there n Alxamdullillah I’m very ok now may Allah (s.w) protect us all. Allahuma Ameen
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 Жыл бұрын
Ilahey cafimad hakusiiyo mms cadawga allaha ka qabto sharkoda
@rahmamahamed7420
@rahmamahamed7420 Жыл бұрын
Queen mms Allaha ku caafiyo xasadkana Allaha kaa qabto amiin❤
@siradodowa1732
@siradodowa1732 Жыл бұрын
Ilaahay waxaan kaaga baryey inuu caafimaad ku siiyo mamma
@norajabril7955
@norajabril7955 Жыл бұрын
Illahay ha ku caafiyo ❤
@yasminbarre7215
@yasminbarre7215 Жыл бұрын
Allah haku caafiiyo malyun 🌹🌹🌹
@Hooda36
@Hooda36 Жыл бұрын
👑 malyun kor dahab wllo illaahay cafimaad haku siiyo ameen illaahay ishoda haka duwo ameen❤️😘❤️
@zamzamsiciid4696
@zamzamsiciid4696 Жыл бұрын
Amiin amiin ya rabi
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Жыл бұрын
MMS Allah ha ku cafiyo oo waxa ku dhibaya Allah ha ka qabto dhamanteba inta xanusaneysa Allah ha idena cafiyo amiin amiin amiin amiin yaa rabi
@ubahomar8257
@ubahomar8257 Жыл бұрын
ALAAH HAKU CAAFIYO ABAAYO AAMIIN🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Жыл бұрын
Allah ha Ku caafiyo iskana sabar
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Wejiga xiro mrka meelaha adeysid MMS
@koko-ci9pf
@koko-ci9pf Жыл бұрын
Mamo aniga kula arkay anigo gabar yar ah ayan malin masajid galay laba naag o wawayn ayaa isku kay maqiqay inta labada gees iga soo riixeen wlh wanka so cararay wan sasay aniga majecli inan qof ku xad gudbo o wan is ilaaliyaa lkn naagaha badankod kuma xaq dhorayan balada
@ayanabdille3990
@ayanabdille3990 Жыл бұрын
Asc malyuun markaad mashaa QURAAN Saarka before you get into Akhri Adkaarta iyo Ayad Krusiga Jiman ayaa dadka ka soo raaca Akhrina markaad ka baxayso HANA joojin CILAAJKA ILAA aad CAAFIMAADO from USA Boston
@rayyarayyi3105
@rayyarayyi3105 Жыл бұрын
Ilaahay haka qabto
@khadraali7748
@khadraali7748 Жыл бұрын
Masajidka waxa lasameya boos celin inta shandada la dhiga layidhahda qofba fadhiya meelwalba way ku kadeedanyihin Naaga Somaliyed
@maryanmohamed7478
@maryanmohamed7478 Жыл бұрын
Queen your nice person iska dulqado😍🤩🤩
@monasuja6232
@monasuja6232 Жыл бұрын
Mms Cafimad ALLAH hakusiiyo Queen ofthe Queens 👑👑👑
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 Жыл бұрын
MashaAllah keep going there
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 Жыл бұрын
Asc mama Allah ku caafiyo Allahuma aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@hafsaabdi6857
@hafsaabdi6857 Жыл бұрын
masha allah mama malyun
@cadercumar3753
@cadercumar3753 Жыл бұрын
Malyuney illahay haku caafiyo waad caqli badantahay
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 Жыл бұрын
Yes you are right
@fatmajama223
@fatmajama223 Жыл бұрын
Yaa rabi allaha kucaafiyo maamo
@Aaamina12
@Aaamina12 Жыл бұрын
Ben mahn nagaha wa dhibato soocota mel kasta wa isku haystan
@zarahfarah7833
@zarahfarah7833 Жыл бұрын
🤩🤩❤️❤️❤️❤️👌👌👍
@ahmednaleye6449
@ahmednaleye6449 Жыл бұрын
Dhamaystiran ❤❤❤❤
@zakialucky6634
@zakialucky6634 Жыл бұрын
Mashallah mm
@dayxa561
@dayxa561 Жыл бұрын
Yaahuu isma ogeey hadh iyo Habeen cayeda dadka ayaad ku Foogan tahay lacag na waad ka Sameeysaa hasha cuntee cabaada Cay dhaqato
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Жыл бұрын
Habar jini maamo
@kourechakourecha3126
@kourechakourecha3126 Жыл бұрын
Mama alaha ku cafiyo mama macan
@sacdiyocumar1821
@sacdiyocumar1821 Жыл бұрын
waa runta mam aniga waxs oo kle malin ayey igu dhacday masjid ayaan soo galay saldi maqrib markaa soo tukaday waxan arkay naag I kor tasgan oo dhagaha qeylo iga jabisay iyadoo igu heysata kaba meeshaas maxaad u dhigrysaa walahi sidey ii xuubsatay anigu meel gabaha ku haboon ayan ku soo sibtay balse ila aan ka baxay masajidka wey igu dhaganeyd
@laylaali7557
@laylaali7557 Жыл бұрын
Wa runta Mama 🥰🥰💐💐
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 Жыл бұрын
Maad ku dhifatid adna wa sas
@hamdimohamed-zi3vz
@hamdimohamed-zi3vz Жыл бұрын
Waa habar reer miyi ah how joojin aaan baratakol lahayn
@habibaahmed5775
@habibaahmed5775 Жыл бұрын
Waa runtaa
@alkenalken9460
@alkenalken9460 Жыл бұрын
alla mammo maxaad ugu quraacan wey day kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@khadijal9851
@khadijal9851 Жыл бұрын
True
@Gory-ali
@Gory-ali Жыл бұрын
Caaga. Markay. Kugu. Dhufatay. Intaad. Kaqaado.maad. adna. Madaxa. Qaw uha siosid. Oska. Celi. Dadla. Lama. Ooyee. Daka. Hadaadan indha. Ushidan. Kaama. Harayaan balaayad
@Gory-ali
@Gory-ali Жыл бұрын
Allaha. Kucaafiyo. Haka Tagin. Intaad. Kacaafimaado. Quraaka.
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 Жыл бұрын
way aqlaaq xuntshay cajusadas madada kugu dhufatay aduunka magaha somaliyeed baa ugu Edna daran weliba caku soy ink sorry mamo😭
@nadiaabdi1087
@nadiaabdi1087 Жыл бұрын
ALLE HA HA QABTO SHARTODA SOMALI BA WAXA HALKA DHIGAY WA DULMI
@asmacabdirashiid8151
@asmacabdirashiid8151 Жыл бұрын
qali.waa.qalad
@umuiqra1092
@umuiqra1092 Жыл бұрын
Weyjiran islamo sidadas ah hada kahor aniga iyo gabar 10 jira masajidka aadnay gawadheda musqusha galirabtay misa ilaan qeelo Hagalinin gabadha musqusha markas dhahay maxaa musqusha aniga galiyo caayna waa nogu dartay waan xanaqay lakiin qofweyn meyan wax dhahi kara gabadheda waxaan kakenay wadan la is ixtiramayo wey yaabtay somalida ixtiramka kuryarbadana
@mulkisimansiman4781
@mulkisimansiman4781 Жыл бұрын
Habo aqoon baykuulahayn cajuusada xun inaad riftay ahayd
@sacdiyoladan414
@sacdiyoladan414 Жыл бұрын
Wlhi bentet ma ahan malyun aniga hada ka hor mel quraansar an u tagay nag mesha jogta sas o kale ila dirirtay marka xanaqay o baxay shikhi ba iga horyimid o iso celiyey shikh ad u nagsanbu aha lakin nagaha inta badan qofka xanun san wa ay ku digtan inta badan
@dhayiba5423
@dhayiba5423 Жыл бұрын
Alxijaabka ku quruxbadanaa mamadan masidaan bay ug u qurxbdanthy
@aishadualhe7288
@aishadualhe7288 Жыл бұрын
❤️🌹
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 Жыл бұрын
ALLA HAKU CAFOYO AMA DIINSI KARSO ALLA CAFIMAD HAKUGU DARO INASHA ALLA WA RUNTA HADALKAS MASAJIDKA XITA QABIIL BA LAGU DULMIYA HADU LEYAHAY QABILKEDA INAY LEDAHAY MOODA
@luisfangal1437
@luisfangal1437 Жыл бұрын
Somali baratakool maleh malyuuneey waa runtaa
@ashalul565
@ashalul565 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo Adiyo Intii kale oo xanuunsan.
@farhioelmi3180
@farhioelmi3180 Жыл бұрын
🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 Жыл бұрын
Africa ila Europe intaan marayay gaalada ka naxariis badan Muslim ka cajiib😱😱😱
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 Жыл бұрын
Sorry Malyun Allaah ha ku caafiyo. Waan kugu raacsanahay dumarku iney wax sahlan ahayn. Waxaan marag kaaga ahay Masjidka dumar jooga naxariis daro aan ku arkay waligey meel kale kuma arkin. Qeylada iyo xukunka ay beydkii Illaahey ku hayaan waad yaabi Allaah ha soo hadeeyo
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 Жыл бұрын
hh wlhi ben maha qayla kow lagaga sina
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 Жыл бұрын
@@mariamelmiofficial7541 dumarku Qeylo iyo colaadba wey ku hayaan masaajida. Iyo qof tukanaayo layska soo hor maro. Wax eryanaayo lama yaqaano
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 Жыл бұрын
@@shukrishuulaanka8595 aad io ad abyo xita kuwa qar ado salada ku jiray ku kala turayan
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 Жыл бұрын
@@mariamelmiofficial7541 walaal waala garan waayay sababta masjidka dhexdiisa markey joogaan ay u xanaaqsan yihiin dumarka. Malaha waa sababta loo yiri gurigiina ku tukada
@umusabirincooking2189
@umusabirincooking2189 Жыл бұрын
Inaa garacdid bay aheeyd caajuusada
@shukridool3903
@shukridool3903 Жыл бұрын
Naagaha somaliyeed hadeysan shaydaan ahayn Raga ay koriyeen baa hagaagi lahaa oo aduunka la tartami lahaa waa Duli Naagaha somaliyeed walaahay inYar baa wanaagsan intii yarayd na intii xumeyd bey khat yaan ka taagan yihiin.
@salmaanmoomin1138
@salmaanmoomin1138 Жыл бұрын
sorry queen mms ❤️🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏
@sucaado24
@sucaado24 Жыл бұрын
Wlhi mama malyun waa runteed bakara daraad aaday meesha qudaarta 2 Haseen ayaa horteeda socoto mida hore waxey iska gor gorinee qudaarta mida ku xigtay ayadoo caro ku jirto ayey tiri naa naga baneey wax hanagu gor gorinine oo dagaal eh yaab waaye abaayo aan ku gudbo hadee dhahdo maxaa ka halaabayo
@nawaalabdi5516
@nawaalabdi5516 Жыл бұрын
ileyn fuley ba tahaay maxaa naagta isaga celin weysey fuley
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Жыл бұрын
Inaaderen Ma Mareycan Baad UShaqaysa
@laylaali7557
@laylaali7557 Жыл бұрын
Sorry Mama
@ahmednaleye6449
@ahmednaleye6449 Жыл бұрын
Sorry my Heart Queen 👸🏾 Mms ❤❤❤❤❤
@saynabegal6814
@saynabegal6814 Жыл бұрын
Bisinka maxay ka rabtay
@block6026
@block6026 Жыл бұрын
block
@block6026
@block6026 Жыл бұрын
block
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 Жыл бұрын
HADAN WAXA LAGU DIDAN YAHAY QURANKA HA UGA SO TEGIN QOF HA U JOJIN
@basrahassan5058
@basrahassan5058 Жыл бұрын
Be careful rusheeye is just a busses man not e Sheekh.
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 Жыл бұрын
They don’t know how to be nice to each other
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 Жыл бұрын
Why 200 aad u maraysaa away ciqankii hore
@nasramohammedabdullahi6067
@nasramohammedabdullahi6067 Жыл бұрын
Sorry mama I love you 💋
@malyunkhadar8168
@malyunkhadar8168 Жыл бұрын
Maansha allaah isaan fiicanbay ahayd in ay aad kuu garacday ahayd fariiday ahayd
@najah7733
@najah7733 Жыл бұрын
Wad noqon waydy mama malyuno kle si kasto isku magac utihiin maxy ku qaban kartaa 😂😂
@shamsoali2056
@shamsoali2056 Жыл бұрын
Maxaa ka rabtaa mamada maxaa ka helaysaa garaaceeda?ina khadar Alle ka baq walaal
@roadahmed766
@roadahmed766 Жыл бұрын
Sorry mam malyuun,
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p Жыл бұрын
Been maaha waa in laka xishoodo sorry mama fiican❤❤❤❤❤❤
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 Жыл бұрын
MALABNA CAB
@Banban12626
@Banban12626 Жыл бұрын
Ha uga tagin dartet ee indhaha ku dhufo
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj Жыл бұрын
Calaqeysa maxay tahey
@kadraarab1790
@kadraarab1790 Жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@barlin1622
@barlin1622 Жыл бұрын
✌️✌️✌️✌️✌️💙💛💚❤️💙💜💚♥️
@shwomp3368
@shwomp3368 Жыл бұрын
Ho sorry 😞
@kadraarab1790
@kadraarab1790 Жыл бұрын
sorry😭😭😭😭🙄
@munodhayman7040
@munodhayman7040 Жыл бұрын
Mamo sorry 😞
@umusabirincooking2189
@umusabirincooking2189 Жыл бұрын
Maamaa malyuun dar ilaahay bankuu jeclahay
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 Жыл бұрын
ASC SORRY WAXAN UMALAYNAYA IN LAGU SIYEY SUN MARKA CUN SIBROFALAKSASIN AMA AD DR
@somaliqueen3346
@somaliqueen3346 Жыл бұрын
Waamaxay sibroflakstin walal
@bintuosman4359
@bintuosman4359 Жыл бұрын
Adiga maxa meel walbo oo tagto kugu huriyo. Maxa kaasocay 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@aminaabdalla7245
@aminaabdalla7245 Жыл бұрын
Isha amay dadka aaad u qabto tahay idhasheerer ku soo gal
@ashamuse7410
@ashamuse7410 Жыл бұрын
Beentaa maaha xitaa masaajidada wey joogaan habraha noocaas ah
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 Жыл бұрын
Marwalbo qorsho cusubo lagugu firsado lee haradini e tariqdadi ad noga shekeyn jirtey no bilow
@robleibrahim437
@robleibrahim437 Жыл бұрын
Gaal maficna sharciga ayey kaa baqan ayeyo malyun
DAD BAA MEESHAAN UGA TAGAY WALI JOOGA DUMAROOW GOORMAAD KORAYSAAN
8:50
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 40 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
WAAGII AANAN WAXBA DHAWRAN JIRIN IYO HADA
8:43
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 3,9 М.
Eve of 1st Rabbi ul Awwal 1446 AH - Jumeraat - Sheikh Nuru Mohammed
1:53:50
# 506
23:33
Deutsche Globale Medien der Gehörlosen
Рет қаралды 11 М.
Is Niqab Obligatory? #Niqab #Hijab #Veil #Wajib #Burka || The Hot Seat by AMAU
4:23:38
Al Madrasatu Al Umariyyah
Рет қаралды 136 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН