Kawaran hadaynu nabad hysan laheen aduunyada china iyo hindiya bes naga badnaan lahed ama anaga ka badnaan laheen😂😢
@abdiazizibrahim724 жыл бұрын
Wale wa tariikh naga magan
@AyroTV4 жыл бұрын
Taariikhdeena ina waa la qariyay Ina waa naloo caayay
@abdiazizibrahim724 жыл бұрын
Sida u wada dhalany haddana an u kala fog fognahy ayn la yaaby hal Aabe ayn kawada imany lkn sidaa uma ogin intena bdn marka walal meldhow naga tusi adiga o sifcn u kala dhigdhigayo jilkena hada jiro an u fahno walahi dadka la yirahdo canfarta wxn aminsanhy in ay Somali ahayen sida qabilada Hawiye, Darood, Dir iyo Raxweyn marka wxn aaminsnhy in la faquqy o latirsanin haddana shekadu wxy 80kisano la so dhafy ilaa iminka ku socotaa Raxweyn marka danbe wx la arki donaa ayaga o sida Afarta o kale naqdy
@AyroTV4 жыл бұрын
@@abdiazizibrahim72 Canfarta qaar badanoo kamida waa Asal Soomaal, sidoo kale reero Soomaaliyeed ayaa iyagana ku jira sida Beelaha Dir, Daarood iyo Hawiye
@guraymustafe38222 жыл бұрын
dadka isku dadka ah ama isku dhiiga ah waa inay isku af noqdan haday kala af noqdaan laba ethnic bay kala noqonayan
@AliOmar-xt1sy4 жыл бұрын
WAA MEESHII DADKA DIINTA LAGU BARI JIREY SI BILAASH AH- WAA DIINSOOR
@djamalboqore40754 жыл бұрын
Maestro abroone
@mcnncm13182 жыл бұрын
qotiga reer ethiopia ee afsomaliga fartay
@sompirate39104 жыл бұрын
Ayro tv waad mahadsan tihiin dadaalkiina ku saabsan dhaqanka iyo luqada soomaaliyeed. salaan katimid degmada raaso
@AyroTV4 жыл бұрын
Maansha Allah Hiraab Degmada Raaso naguwada salaan
@hassanabdikhalif83592 жыл бұрын
Walaal aan idin caawiyo dir sida aad u macneyseen ma aha ee waa farabadni xaga dhasha xasan philosopher
@moraqasalevedioproduction70783 жыл бұрын
ereyga rahaweyn ma aha raaho weyn, waa sidan rewing macnaha wa reer weyn . magaca dir maay maay ahaan waa koox tusaale dirto maroodi oo ah koox maroodi ah
@maxamudyaasin92092 жыл бұрын
Macala wayn waa isaaq habar awal
@AliOmar-bp9fw4 жыл бұрын
tarikhdan sii faah-faahii , cid ka hadasha ma jirto, oo sheekada waxeey noqotay reer hebel vs reer hebel iyo jabhadii 1991
@AyroTV4 жыл бұрын
Iinsha Allah Mr Ali Omar, idinkana waxaa laydiinka Baahanahay inaad qayb ka noqotaan dib u soo nooleynta Taariikdeena la aasay
@mukhtarali19744 жыл бұрын
@@AyroTV waan ku sugeynaa abroonow sooyaal iyo sinji