Assalamucaleykum sheik usuli allah macak jazakumullahu kheiran barakallahu feekum we love you qolkii waanoo batey ka dib aan soo share fareney ama u soo jiidnay qolka qeerka ahh lakiin qolka waxaa u jeeda kuwa dalimiin ahh ayaa soo galey qolka War sheik usuli waa sheik wanaagsan waan jecelnahay ceyda joojiya ada sheik kale oo qabilesta ahh magaca ma aqaano lakiin Canada ayuu dagan yahay gallery markii qabiil jecel adaa qolkaas halkaan waa qolka qeerka masha allah sheik usuli may Allah protect you and your family may Allah bless you AAMIIN YA RABI
@dailyxiin3 жыл бұрын
Walhi waa ku qoslay wiilka yidhi Tuug xun ayaan ahaa😄😄😄😄
@ashirciif68973 жыл бұрын
Ffffree
@ashirciif68973 жыл бұрын
H
@zackali4732 жыл бұрын
😂😂😂😂
@axmeddheereoffical71153 жыл бұрын
Shiikha xage laga helaa walaalayaal
@savageboy18443 жыл бұрын
Shiine culay dartii ninka u yimi meshaan is muuji 😂😂😂
@farrahcadced87043 жыл бұрын
Kulahaa nin caan caan dhalay baan ahay kkk shiikhow
@Itsyoboishuaib3 жыл бұрын
War sheik ka xishooda waa sheik real ahh qabil munafiqiinta iyo kala saara haqa
Akhyaareey Barnaaamij kan Imisada ayuu soo galaaaa aadbaaaa ugu baahnaaaaa 😢
@dailyxiin3 жыл бұрын
Caaawa ayuu soo galaya walal Habeenka jimcuhu baxaya sabtina soo galayso ayuu soo gala
@mohamadabdulahi82673 жыл бұрын
@@dailyxiin Aaadbaaaad u mahad San tahay wllo 😍 Lkn Wakhtiga ayaaaad iga ilewdey🤔
@dailyxiin3 жыл бұрын
@@mohamadabdulahi8267 waan kuu sheegay walal Caawa 9:00 Geeska Africa +447448530960 Xagana waad ka wici karta Call Cadya ama Viber ayaad kala Xidhiidhi karta nasiib wacan
@mohamadabdulahi82673 жыл бұрын
@@dailyxiin Mahadsanid Wllo Waxaaad jeceshahay Alle haku siiyo 🤲🏽
@dailyxiin3 жыл бұрын
@@mohamadabdulahi8267 mahadsanid Walaal insha"allah adna sidoo kale wixi khayr kugu jiro alle haku Siiyo
@maankaali42393 жыл бұрын
Jazakallah 🥰
@safiyogeedi10663 жыл бұрын
Masha allh
@omarbareejo7783 жыл бұрын
Masha'Allah keep going
@abdelghanyjibreel52013 жыл бұрын
MASHALAH
@baraarugadiinta7153 жыл бұрын
Ogaysiis Ogaysiis معهد دار الحفط القرآن الكريم Waxa uu ogaysiinayaa dhamaan bahwaynta jecel barshada quraanka kariimka ah iyo shareecada islaamka inuu bilaabayo fasalocusub oo online ah -------------------------------------------------- Culuumta uu bixiyo Waxaa kamida - quraanka - hiigaada Quraanka - axadiista iyo - siirada rasuulka عليه الصلاة والسلام Wixii faah faahina kala xidhiidh Tell 📞 +252 063 4089738 Ama taabo linkigan oo nalawadaag fariimahaaga 👇 chat.whatsapp.com/BafTt8iilHR7AY1VvaOsKG
@wadanisomaliyed32673 жыл бұрын
Fadlan subscribe ii saar mahadsanid
@faadumoqalanjo15113 жыл бұрын
Waa kusaaray ee iisaar adna walaal
@wadanisomaliyed32673 жыл бұрын
@@faadumoqalanjo1511 waa ku saaray wll mahadsanid
@ashnanbbe95043 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaarabi
@fatumaabdi64293 жыл бұрын
Sheik Allaha kuparakeyo
@hassanabdi80443 жыл бұрын
Asc sh mash Allh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@maskiintiialleinaahmed7333 жыл бұрын
Suaasha ninka sheegaayo yaa ila arkay inuu filimka xujo ku jiro 😂
@warsancookingbeauty33313 жыл бұрын
Walal subscribe igu cawi rabi haku xafido
@Aweesaxmd3 жыл бұрын
Sheekadaa waa flim hindi ah oo mastar boon uu ku jiro xujo xitaa waa copy
@maskiintiialleinaahmed7333 жыл бұрын
@@Aweesaxmd kkkk waa noo soo copy gareeyeen miyaa
@mohammedaweis30143 жыл бұрын
@@warsancookingbeauty3331 wlshey vedio waxtar iyo tayo leh soo gali dadka iygaa kusoo doonan haka paqin lkn heeso iyo iska daaa
@warsancookingbeauty33313 жыл бұрын
Somcode20 insha allah walal qali wad mahadasantahay walal cuntad iyo alabah hawenka ay isticmalan ayan so galiya insha allah wan so kordhin
@rahmohuseinahmed28773 жыл бұрын
14:14😄😄😄😄filimkii acshii kumaar buuba su aal kasoo dhigty🙄
a la idin ogaysiinayaa umada soomaaliyed melkastoy jogtaba in laidiin ku barayo barashada qur aanka dal iyo dibadba 👇 hab online ahchat.whatsapp.com/JCZlmuRBadg0b
@Ishwaaq1233 жыл бұрын
Goorta wadadkan sheekhnimada Left ka qaadanayaa way dhiwdahay
@nagiibacali11593 жыл бұрын
Asc sh
@keynanabdulahi94593 жыл бұрын
Aruur kama maqan dano kale ayey leeyihiin waa dowlad diid weeye ee ogaada somaaliyey
@ismailyahya1843 жыл бұрын
7
@farhiyahassan3143 жыл бұрын
Sax sacada halabadiyo barnamishka
@faadumoqalanjo15113 жыл бұрын
Subscribe ii saar chanelka anasyo
@abdiaziizmohamed25963 жыл бұрын
Kkkkk
@mahdidaysane90393 жыл бұрын
Shiine culay ayaa iga qosliyey runtii😅😅😅😅
@Fbirta3 жыл бұрын
War xariifkan dhagesta hhhh tuug cago weeyne miyaaa???
@muniiromaandeeq33593 жыл бұрын
Wiilka ilbaha la isku beray shiikha weydiyey wuxuu kasoo fiirsadey riwaayada xujo😂😂 Ar soomaali dhibbadanaa.