Su’aalaha wariyeyaasha Hargeysa iyo sheekh Dirir.

  Рет қаралды 88,808

Galaydh Media

Galaydh Media

Ай бұрын

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 62
@jaabiribnu1568
@jaabiribnu1568 Ай бұрын
Su'aalaha culamada laweydiinayo waxaa haboon in ay noqdaan kuwa umada ka faa'iido aduun iyo aakhiro
@muktarali2477
@muktarali2477 Ай бұрын
ManshaAllah Ilaahow sheikha no xafiid wlhi meelweyn ayuu umada ugujira asaga iyo dhamaan culumda somaaliyed. JazakumuLLAHU kheyra.
@user-wu4nv7me3e
@user-wu4nv7me3e Ай бұрын
Sheekh dirir allaha ku xifdiyo from jijiga
@sahrasiciid3139
@sahrasiciid3139 Ай бұрын
Illahay hakaa abaal mriyo sheekh
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Ай бұрын
Sh. Maxamed cumar dirir waa sheekhaygii mnsha allaah
@AxmedMaxamed-ok6tt
@AxmedMaxamed-ok6tt 14 күн бұрын
Shekh iyo sharif na ha aha Dane cidloga daba fadhisanaya majirto wasalaamucaleykum warhmatu llaah wabarakat
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Ай бұрын
Alle haku Barakeeyo sheekh❤
@CabdiwahaabCabdi-vc5ys
@CabdiwahaabCabdi-vc5ys Ай бұрын
Jasalahu khyran shekh yadayadi
@hassanjamma7583
@hassanjamma7583 Ай бұрын
Ååååå❤❤❤❤❤❤
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 Ай бұрын
Mansha allaaah walalo qali culumada dhibka ka dayay hadhiban
@user-wu4nv7me3e
@user-wu4nv7me3e Ай бұрын
Ilaahay somali qabyalada haka daweeyo hana mideryo somali diamanté from jijiga
@NimcoAbdulaah
@NimcoAbdulaah Ай бұрын
Khaalid wariye akhlaaq badan wariyaashu ninka haku daydan
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 23 күн бұрын
Asc Galeyd Media Culimada dhamaantiin Ilahay ha idin karaameyo hana idin Xifdiyo Gaar ahaan Sheikh Dirir dhaala Allah Cumrahuu Aamiin. Jazaakallah khayr.
@iidxasan5453
@iidxasan5453 Ай бұрын
Msha Allah
@MaxamedFaaraxKaahin
@MaxamedFaaraxKaahin Ай бұрын
ALLAHU AKBAR MASHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤❤
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 Ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤ ♥ ❤❤
@MaxamedFaaraxKaahin
@MaxamedFaaraxKaahin Ай бұрын
AMEN YA RABBI ❤
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Sheeikhyadu Sfcn bulashada wx ugu ifdiimeyeen
@leechoiyeonarmy248
@leechoiyeonarmy248 Ай бұрын
Mnshe Allah
@FilsanMohommetAli-zs9mu
@FilsanMohommetAli-zs9mu Ай бұрын
Mnshallh
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 Ай бұрын
Sh dirir ilahay dambigisa hadhafo
@user-pp2mj7dl1u
@user-pp2mj7dl1u Ай бұрын
Maanshaalaah sheekh dirir
@mohammadfarahadam6769
@mohammadfarahadam6769 Ай бұрын
Culimada allaha noo dhowro waa indhihii iyo aragii dadka
@yasminabdinoor943
@yasminabdinoor943 Ай бұрын
👍
@user-ih8uh4nq2x
@user-ih8uh4nq2x Ай бұрын
😊
@user-ym3hi6un8j
@user-ym3hi6un8j Ай бұрын
😊😊😊😊
@HibaaqMohamed-wv5dh
@HibaaqMohamed-wv5dh Ай бұрын
M. Shalh horuusocod mooye dibisod majiito🎉😅
@MaxamedFaaraxKaahin
@MaxamedFaaraxKaahin Ай бұрын
SCW❤
@historynerd7549
@historynerd7549 Ай бұрын
Dadka qabyaalada halagala hadlo mar walba sheikh
@sundus1231
@sundus1231 Ай бұрын
@KhadarAbdi-ps3np
@KhadarAbdi-ps3np Ай бұрын
😢😮😮😮😮😢😢
@jaabiribnu1568
@jaabiribnu1568 Ай бұрын
Laakiin in layiraahdo sheekh Firqadee ama kooxdee ka tirsantahay maxaa laga faa'iidaa?
@omarsharif6308
@omarsharif6308 Ай бұрын
3:05
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu Ай бұрын
Saxafiyiinta soomaaliyana weybka horeeyaan oo ka indha dheer garas San yhin saxafiyiinta kle Aad ayey oogu mahad San yhin culimada wadanka ay wax ka weydiiyaan diintooda iyo dhaqankoodaba
@XOGAHAADUUNKA-em6ol
@XOGAHAADUUNKA-em6ol Ай бұрын
Waa su,aalo fiican laakiin maaha culimo wariyayaasha qancinkara
@abdirahmanmaxmud3947
@abdirahmanmaxmud3947 Ай бұрын
Ilaahay kacabso waxaad qorayso iska hubi malaaigbaa kuu diiwangalinaysa
@seadhuad2445
@seadhuad2445 Ай бұрын
Ma kuwanaad culimadii karaacasa illay kacabso
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Ай бұрын
Sadexda sheekh dhe waamaxay sadexda oday culimada ikraam hadalka wanaag sani waasadaqee
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Ай бұрын
Wariye galaydh waan kusalamay culumada iiwaydii su.aal odhanaysa fataxadu waa 7 aayadood bisinkaana 7 ku ah hadii aayad lagatago faataxada saladu ansax siday kunoqonaysaa
@Suraya492
@Suraya492 Ай бұрын
Ma ansaxyso faatxada la'aanteed bisinkuna waa Ku 7 lagama tagi karo😊
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Ай бұрын
Ninka xubnaha ka jawaabay yaa idhi noo jawaab sheekhyadii ba may hadlin wxana ka muuqatay inuu dagdagayo iyo inuu jawaabta wuu marin hababiyay wxu dono haka lahaadee 😮
@saidelmi7550
@saidelmi7550 Ай бұрын
Magacii saxaafado wuxuu ku dhintay somaliland '
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero Ай бұрын
𝑭𝒓𝒐𝒎 𝑮𝒂𝒓𝒊𝒔𝒔𝒂, 𝒔𝒉. 𝑫𝒊𝒓𝒊𝒓❤❤❤
@AxmedMaxamed-ok6tt
@AxmedMaxamed-ok6tt 14 күн бұрын
Taladaya iyo arimahayagu wax cid an udaba fadhisanayno majirto
@CabdiSheekh-hf8ne
@CabdiSheekh-hf8ne Ай бұрын
Sh dirir isagaa lagu soo tabcay ayuu qola kale ku biiray su,aashani isagay haysataa
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 Ай бұрын
Ooyaa kusoo. Tabcay wl
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Tawarada iyaga leh Talabad dhibka dalka waa ka badh
@nurahmed8878
@nurahmed8878 23 күн бұрын
Anigu suaasha aan qabo weliba aan ku kalsonahy inu ka jawaba muftigena sh cumar Dirir , waxan joga Gariza. Suasheydu waxay tahey dhalinyarada timaha hoos ka xiira oo wax fool xun kir ku rebta Dinta maxay ka qataa?
@abdullahihashi5905
@abdullahihashi5905 Ай бұрын
Ninkan dadbadan ayuu dilay wlhi
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Ай бұрын
Kee wllo ma kii maqiiqna een sheekha ahayn ee xubnaha ka jawabayay
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu Ай бұрын
Mahad sanidiin
@IamAlone-xp2vr
@IamAlone-xp2vr Ай бұрын
Shiikha niicda klatag neefyow
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Shekhan waxad weydisan xasuqih kah dhacay lasaanod iyo wuxuu kah qaboh Argagixisadah u hogamiyoh museh oromoh
@user-sf8wc6wc6v
@user-sf8wc6wc6v Ай бұрын
waar qofkan uguna horreya hadalka uguna danbeeyey muxu la ixi ixi ixi leeyahay miyaanu qofwayn ahayn
@seadhuad2445
@seadhuad2445 Ай бұрын
Kuwan qalbiga engagay Siday qabaxda u eryanayeen
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 19 күн бұрын
Culumadu siyaasad aan loo dalbaan oo la la xidhiidhsiin .
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 19 күн бұрын
Denbi kuma leh yacnigii aragtiday waa uun afkaartaye.
@AxmedMaxamed-ok6tt
@AxmedMaxamed-ok6tt 14 күн бұрын
Aniga hashka iyo dadkajilicsan aniga idaya xuquq Doda side logudodo wa wajib isaran insha allaah kama hadhikarno
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 Ай бұрын
Ninka riyada fasiraa muxuu uga hadli waayey sool wixii ka dhacay Qabyaaladu ha waarto😅
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 Ай бұрын
Diri muxuu ka qabaa xasuuqii Laascaanood???😅😅😅😅
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Ай бұрын
Illahay ayaa dadka xisabiya waan marka la dhinto laascanod qof kasta oo dhagar galay ama dadka dhiiga inay daadiyan ku dhiiri galiya jawaabtisa Allah ayuu ka helaya
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Ай бұрын
Wllo qabiil wada socda godka kulama galayan danbigagu kaliga ayuu kugu yahay
🍕Пиццерия FNAF в реальной жизни #shorts
00:41
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 16 МЛН
UFC 302 : Махачев VS Порье
02:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,4 МЛН
MUXAADARO Sida Saxda ah ee loo Cumraysto loona Xajiyo SH M Dirir
22:50
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 175 М.
Diinta iyo Aduunyada oo Kuu hagaaga ll Muxaadaro Cusub Garoowe 2022 ll Sheekh Dirir
45:55
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 59 М.
Amniga Qaran ee Soomaaliya iyo Djibouti, Waraysi Sh Abdirahman Bashir
1:02:39
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 23 М.
Maxaa keena cudurka Kansalka ?   Dr Gabboose oo talooyin soo jeediyay.
43:44
Muxaadiro cusub : Ogow sababaha du’cada lagu aqbalo | Sheekh Mustafe.
1:04:05
DULMIGA IYO CUQUUBADA XUN EE KA DHALANAYSA || Sh Maxamed Dirir
36:28
Daacad Production
Рет қаралды 29 М.
SABABO AAD ISBADAL LA TAABAN KARO KU SAMAYN KARTO | SHEEKH DIRIR
1:27:03
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 423 М.
🍕Пиццерия FNAF в реальной жизни #shorts
00:41