Su'aalo halxiraale oo maskaxda kaa wareerin doona.

  Рет қаралды 123,881

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
4 жыл бұрын
Barnaamiyada halxiraalaha siddee u aragtaan ma idin soo badiyaa?
@abdiladiifomer2774
@abdiladiifomer2774 4 жыл бұрын
Haa soo badi inbadan kaso dhiG
@c_qaadirgani9514
@c_qaadirgani9514 4 жыл бұрын
Soo badi
@mukhoahmed2225
@mukhoahmed2225 4 жыл бұрын
Su'aasha adiga iyo saxiibka ayaa guri kuu jira waa been waayo baskolat muu haysan markii aad suaasha naa waydiinaysay (mahadsanid)
@amiinabdullahi9727
@amiinabdullahi9727 4 жыл бұрын
Haa
@alimahamed163
@alimahamed163 4 жыл бұрын
Soo badi bro aad ban u xiiseeyaa hal xidhaalayaasha
@fowzaaniapdul6536
@fowzaaniapdul6536 4 жыл бұрын
𝑰𝒏𝒕𝒂 𝒊𝒈𝒂 𝒅𝒂𝒏𝒃𝒆𝒚𝒔𝒂 𝒍𝒊𝒌𝒆 𝒂𝒏𝒅 𝒔𝒖𝒃𝒔𝒄𝒓𝒊𝒃𝒆𝒅 𝒎𝒂𝒉𝒂𝒅 𝒔𝒂𝒏𝒊𝒅
@AhmedpoloAhmedpolo-ux1gb
@AhmedpoloAhmedpolo-ux1gb 4 жыл бұрын
Machaallah zxp qli hore uu soco asaxabta kale like ii sara wa bilash lacag maha wad mahadsantihin
@Dreamy-M
@Dreamy-M 4 жыл бұрын
Runtii dhammaan, Very smart Mashallah dhaha.
@ismacilsalad9829
@ismacilsalad9829 4 жыл бұрын
Mahad sanid walaal xogta wanagsan aad nala soo wadaagtid🙏🙏🙏🙏❤✔
@afiifoahmad3208
@afiifoahmad3208 4 жыл бұрын
wxn helay 20 buunto
@somalimusic4591
@somalimusic4591 4 жыл бұрын
Top 10 youtubers somlias oo uu ugu horeeyo abdirashiid ahmed sheekh ka daawo channel keyga thanks
@bandey8310
@bandey8310 4 жыл бұрын
10 points 🤣 Ayaan helay
@boomabdulkadir500
@boomabdulkadir500 4 жыл бұрын
Isma dhamto iyo dhasheed baan nahay😁😂🤭
@boomabdulkadir500
@boomabdulkadir500 4 жыл бұрын
Medee baad ka jawaabtay😂👍🏼
@khadiijanuune7740
@khadiijanuune7740 4 жыл бұрын
40 bonts
@abuukarhasan9501
@abuukarhasan9501 4 жыл бұрын
Albaab 3
@BurqadChannel
@BurqadChannel 4 жыл бұрын
Suaasha 4aad bistoolad ma aadan sheegin sxb
@nashaadismaaciil9171
@nashaadismaaciil9171 4 жыл бұрын
Aniga waxba kama jawaabin inta ila midka ah like haila dhafin😂🤣
@diamondzhasma4257
@diamondzhasma4257 4 жыл бұрын
Ma maskaxda kutagan kkkkk
@CadaaweOldman
@CadaaweOldman Жыл бұрын
Mahadsanid wallack waan jeclahay suaalahan of kale
@luulmaxamud4011
@luulmaxamud4011 4 жыл бұрын
40 points ayaa helay qofkii I lamida like😊
@C_QAFAAR6758
@C_QAFAAR6758 3 жыл бұрын
Waxaan ka jawaabay 5xabo oo kaliya
@cusub
@cusub 4 жыл бұрын
30 point ayan heelay 🙏🙏
@deekmaanih6102
@deekmaanih6102 4 жыл бұрын
I am first one who is watching this film
@drabduqaadir7260
@drabduqaadir7260 4 жыл бұрын
1,2&5 aya ka jawaabay waxana helay 30 buundo 🥰
@abdishukriabdullahi9781
@abdishukriabdullahi9781 4 жыл бұрын
Noo sobadi su'aalaha hal xiraalaha tnxn
@craxmaanaadammohamed7006
@craxmaanaadammohamed7006 4 жыл бұрын
jeep going pro
@maxamedyare2254
@maxamedyare2254 4 жыл бұрын
Noo jeep going is keep going 😁😁😁👍
@mustafemaxamed6641
@mustafemaxamed6641 4 жыл бұрын
Ka love ka
@xaawacali2341
@xaawacali2341 2 жыл бұрын
Waxaan gali lahaa albaabka 2
@ahmedibrahim366
@ahmedibrahim366 4 жыл бұрын
Keep going sxp
@karaamikm6654
@karaamikm6654 4 жыл бұрын
Dacad hadaan ka hadlo ran ugu danbeeysy lee iski dayay inta mayeey cml blse sxb mahadsanid
@shacbiyare3945
@shacbiyare3945 Жыл бұрын
Man shaa allaah waaxaan helay 20 point 👉20 👈
@mohamedmowlid8085
@mohamedmowlid8085 4 жыл бұрын
Waan ka helaa hal xidhaalaha please noo soo badi wll liketa waan kuu saraynaa
@sadaqwadanioffchiyal8394
@sadaqwadanioffchiyal8394 3 жыл бұрын
Hal aa ka jawabay wana suaasha ugu horeysay
@ahmedraabi3628
@ahmedraabi3628 Жыл бұрын
Mansha alah❤❤❤❤😊😊😊
@muscabak1337
@muscabak1337 3 жыл бұрын
haa zxp barnaamijka halxiraalaha soo badi
@saynabcali7491
@saynabcali7491 2 жыл бұрын
Wallaaho waxoo dhan waa ka jawaabay
@nimcoahmedhassan7206
@nimcoahmedhassan7206 Жыл бұрын
Labaabka 4
@mss_________maria4817
@mss_________maria4817 3 жыл бұрын
wlhi tan uhoreyso iyo tan udanbeeysoayaa garanwaayeyy intakle washegay❤️🥰
@Khaalid155
@Khaalid155 4 жыл бұрын
Soo badi masuul xalxiralayaasha 20 buundo ayaan helay
@cabdiraxmaanjeylaani8607
@cabdiraxmaanjeylaani8607 4 жыл бұрын
Sxb magaceyga waa jidoo xasan ibnu cabdala waxan joogaa garowe ma inoo so kordhin karta hal xiraale yaasha
@sacaruxani2680
@sacaruxani2680 4 жыл бұрын
Wll Musiga aad saarto waaban ka helayee magicii?
@adamabdi8369
@adamabdi8369 4 жыл бұрын
Sxb mida labada wiil ee libaaxa iyo yayda lagama sheegin in ay bastoolad wataan marka sidee ku doorana anigoo aan ogayn in aan hub sito? Mise waa iska qayaas un?
@muxiyadiincabdisalaam1443
@muxiyadiincabdisalaam1443 4 жыл бұрын
Ciwaanka iska qurxi walaal lkn birnaamijkaaga waa maashaAllaah
@ridwaancadmeed1746
@ridwaancadmeed1746 2 жыл бұрын
ilbaabka 4aad
@goldenboygb2097
@goldenboygb2097 4 жыл бұрын
Adoo mahadsan Noo Soo badi xalxiraalaha
@fartuunabdi5980
@fartuunabdi5980 3 жыл бұрын
10
@fardsodeck7323
@fardsodeck7323 4 жыл бұрын
Masha Allah hore usoco halxiraalaha isku xiran jirnay waxa ka mid ah sheeg waxa aan makhuuq ahayn wuxu dhihi qofki istaqfurulah dheh majire wa quraanka marku maqlo yaab wareer 🙄waxa kalo isku xiran jirnay sheeg wax qarnigi halmar ku jiro daqiiqadina laba mar
@libanahned7306
@libanahned7306 4 жыл бұрын
Su aasha 5aad baskoolad makujirto hadalka horaantiisa mahadsanid sxb
@cabdulahiyare590
@cabdulahiyare590 4 жыл бұрын
Macalin waxaan keenay 10 buundo oo kaliya lkn halxiraalihii hore intabadan waan kajawaabi jiray
@hekmaabukar8252
@hekmaabukar8252 Жыл бұрын
Waxaan ka jawaabay afar su aalood
@habonhabon3443
@habonhabon3443 4 жыл бұрын
Thank you
@somalimusic4591
@somalimusic4591 4 жыл бұрын
Su.aalahan waxan ka daawaney youtube kaaga kale abti
@hodaanmaxamed333
@hodaanmaxamed333 3 жыл бұрын
Asc wr wb Wll music kadaa adoo raalii ah Vedio ga
@ramlaabdalla7048
@ramlaabdalla7048 2 жыл бұрын
Waxa aan ka jawaawey 4 su,aalood
@sagalaadan
@sagalaadan Жыл бұрын
Mash allah❤❤❤❤
@cumarabduqadir8291
@cumarabduqadir8291 3 жыл бұрын
Haa ustad inoo soo badi
@faadumomaxamedcabdullahi9774
@faadumomaxamedcabdullahi9774 2 жыл бұрын
Wana jeclahay halxiralaha
@Maria___0096
@Maria___0096 Жыл бұрын
Haa mahadsanid
@abdisalamabdirahman1616
@abdisalamabdirahman1616 Жыл бұрын
Shantahar xiraalewaa fudeed😊😊😊😊😊
@امبسامانشاءالله
@امبسامانشاءالله 4 жыл бұрын
C/rashiidow waaweynka noqtoy horey u soco😂😂
@haybeofficial7702
@haybeofficial7702 4 жыл бұрын
waaw hormar wangsan
@barisamaad4059
@barisamaad4059 4 жыл бұрын
Walaalow soo badi hal xiraalaha
@fatimaladan6463
@fatimaladan6463 2 жыл бұрын
Waa god aan dhamaan lahayn
@abdirashiidanshuur4157
@abdirashiidanshuur4157 4 жыл бұрын
Frist coment likr dhac kusii xitaa ustaadka aan kaa arko
@ahmedabdikarim-sx2xv
@ahmedabdikarim-sx2xv 9 ай бұрын
Albaab ka 2aad❤❤❤❤
@zuldanking5015
@zuldanking5015 4 жыл бұрын
Bro plz wa codsi ino so badi Hal xiralaha adba u jclhy dad kalo ila mid ahna wey jiran sideda oo klo xiseya Hal xiralayasha mhdsanid 👍🔥🙏🏿🙏🏿
@ibtisamcabdulahihassan9035
@ibtisamcabdulahihassan9035 4 жыл бұрын
Waxan kajawabaye 6 hambalyo iso dheh abowe 💖💖💖
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 4 жыл бұрын
Waxaan dooran lahaa albaaka ceejida sababtoo ah asaa kafudu kuwakale
@wll_shaketi4561
@wll_shaketi4561 4 жыл бұрын
WAAN OGAHAY INUU YAHAY MD WANAAGSAND LIKE IYO COMMENT WAA TUURAY
@abshiriinshaarbashiir1976
@abshiriinshaarbashiir1976 4 жыл бұрын
Waxaan ka jawaabay sadex waxaana helay 30 dhibcood alxm
@khadarmohamed5505
@khadarmohamed5505 4 жыл бұрын
Nooso badi muuqaladan oo kle zhp
@saidomarmohamed3668
@saidomarmohamed3668 4 жыл бұрын
Sxpl xalxiraalaha maa noo Soo badisid
@jabir3228
@jabir3228 4 жыл бұрын
👍👍👍👍😊😊
@ahmedadan3738
@ahmedadan3738 4 жыл бұрын
30 Punto ayan helay lkn bistolad intee yuuu kagenay wilasha sodhumay eee 3 qolkuxirnaya ee yega iyo libaxa ilbab kooda kabaxay
@ahmedhaji2681
@ahmedhaji2681 Жыл бұрын
Waa wiishka koobaad oo caaradu wax ma qaniinto
@drsaladaliyusuf8938
@drsaladaliyusuf8938 4 жыл бұрын
Mhdsnd walaal waxaa noo sharaxdaa shuruucda psychology ka iyo sida look dhqmo adoo mhdsn
@caynimoha8294
@caynimoha8294 4 жыл бұрын
Tunti sxb IMA fanjnyo wan dhacay Wa ino markale
@montanapoy5558
@montanapoy5558 4 жыл бұрын
M.a sxb muqalka labad Aayan Sugna wlh iLaaha Ku barakiyo waa noo faaideysay Waxan Ka codsan LaHa muqal Kala
@xasanxaashi4988
@xasanxaashi4988 Жыл бұрын
Waan guulaystay
@xamdaaxmed4568
@xamdaaxmed4568 3 жыл бұрын
Albaabka 2aad
@bravetdclever6319
@bravetdclever6319 3 жыл бұрын
Sxb Point Ayaad Ka Wada Mise Buundo Hadad Buundo ka wadid Buundo waa maxay ??
@asedyariisow9842
@asedyariisow9842 2 жыл бұрын
Waxan doranlahaa kan korontada sabbatical ah qasrigu waa mugdi
@fatimaladan6463
@fatimaladan6463 2 жыл бұрын
God ayaa ku dhimanaa
@maslahmohamedhassan3313
@maslahmohamedhassan3313 4 жыл бұрын
Waxan helay runti 30 bundo
@khadarcompany5236
@khadarcompany5236 4 жыл бұрын
masha Allah
@Arsenalpoi
@Arsenalpoi 2 жыл бұрын
Caya yaanka
@samataraadan3972
@samataraadan3972 4 жыл бұрын
M.a walaahay waan ka jawaabay su.AASHA 1 AAAD
@abdallashow
@abdallashow 4 жыл бұрын
Bro inoo soo sameey muqaal ku sabsan Sababta Nokia Company u file garobay suuqayada calamka
@hanaqaadhahabaabin1890
@hanaqaadhahabaabin1890 4 жыл бұрын
Wiishka 2aad waayo wishka god dhamd laheyn leh ma jiro o waba dabaq
@tahaaofficial80
@tahaaofficial80 4 жыл бұрын
10 yes 💪😛🥰
@mustafefaysaljaamac2140
@mustafefaysaljaamac2140 4 жыл бұрын
Masha allah alle haku dhawro youtuber ka ficn man arag
@ibrahimcawaale3361
@ibrahimcawaale3361 3 жыл бұрын
haa walaal
@axamedcabdirisaaq3971
@axamedcabdirisaaq3971 Жыл бұрын
Mash allah wllo
@farxiyahassan3918
@farxiyahassan3918 Жыл бұрын
Haa Wll
@sacdiyomohamedahmed6685
@sacdiyomohamedahmed6685 2 жыл бұрын
Ceeji lambarka 1aad
@mazimahmed6911
@mazimahmed6911 4 жыл бұрын
Hal jawap Oo kaliya Ayaan Asiipey 😩😇
@faisomaxamedmaxamed6995
@faisomaxamedmaxamed6995 4 жыл бұрын
Haa wall aad baan uxiiseynayaa inoo sobadi
@apdlahpiip5625
@apdlahpiip5625 3 жыл бұрын
Waxan ka jawaabay su,aasha 1aad 3aad iyo 4aad saas darteed waxan haystaa 30 buundo🥰🥰
@xamsecisman4917
@xamsecisman4917 4 жыл бұрын
Zhp soo badani wuu iwareeriyee 😂👍
@bravetdclever6319
@bravetdclever6319 3 жыл бұрын
6:15 Su'aashas Jawaabtedu Waa Qalad sxb Channel BRIGHT LIGHT Ayaan ka Dawaday su'aalahan Qar ayaana Been ah
@fadxiyaxasan741
@fadxiyaxasan741 3 жыл бұрын
Mash alah 1❤
@professorbadriyare4955
@professorbadriyare4955 4 жыл бұрын
soo badi wll adigoo mhdsn
@mohamedgediadam7046
@mohamedgediadam7046 4 жыл бұрын
Waxan ka jawabay 4
@jimaleahmed8836
@jimaleahmed8836 4 жыл бұрын
Zxp horta sidee lagu garanaya waardiyaha beenalaha tas ayan cawa dhan iswaydiinayay....
@shugriahmed4750
@shugriahmed4750 3 жыл бұрын
Haa macalin
@iftinmacalinyuusuf4074
@iftinmacalinyuusuf4074 2 жыл бұрын
Waxaan haystack 20 dhibco
@spmediachannel2686
@spmediachannel2686 4 жыл бұрын
waxn hely laba bundo wllhi
@queenhafsa8857
@queenhafsa8857 4 жыл бұрын
Wallhi waa su.aalo cajib wana ka helay
@sudessharmake7514
@sudessharmake7514 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Cade-wf9ui
@Cade-wf9ui 4 жыл бұрын
Waan kahelaa halxiraalayaasha
@MrWISDOM7080
@MrWISDOM7080 4 жыл бұрын
waa albaabka yeyda iyo libaaxa sababtoo ah yey iyo libaax isku meel ma galaan
@xamsemuusemuunays8427
@xamsemuusemuunays8427 4 жыл бұрын
Runya markan ka hadlo laba ayan tuushka carary isha allah kuwa kale waan saarin
@maryanahmed7395
@maryanahmed7395 4 жыл бұрын
30 buundo❤❤❤👍
DEEPSEEK WAA İSBEDELKİİ UGU WAYNAA EE DUNİDA AI
15:08
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 29 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
NİNKİİ QURAANKA GUBAY WAXAA KU SUGAN CİBRO QAADASHO
14:31
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 26 М.
SU'AALO HALXİRALAYAAL AH İSKU DAY JAWAABTA
11:08
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 38 М.
SU'AALO IYO JAWAABO ᴴᴰ┇► Sheekh Mohamed dirir
37:23
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 225 М.
GURİGA UGU QAALİSAN EE ADUUNKA CİRKA AYUU KU YAALAA. Qaybta 5aad
16:07
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 106 М.
Mustaqbalka aduunka ee 2050 siddee ayuu noqon doonaa?
10:37
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 168 М.
İlbiriqsi ku ogow qofka dilaaga ah su'aalo Q-3aad)
8:02
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 51 М.
Maxaad ka taqaan Garka qasabka la isaga soo saaro?
6:06
Somali cable
Рет қаралды 21 М.
KHAMRO HA CABİN WELİGAA SİDDAANA DHACEYSO. QAYBTA 15.AAD
14:21
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 80 М.
Barnaamijka Baro Diintaada oo xiiso gaara xanbaarsan S02E01 2021
18:10
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 110 М.