SU AALO & JAWAABO XALQADII 40 AAD || 30 - 3 - 2017 || SH. MAXAMED CABDI UMAL

  Рет қаралды 156,758

Salafmedia

Salafmedia

7 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 96
@yusufnuur2525
@yusufnuur2525 7 жыл бұрын
mash allah Sheikh mahomed abdi UMAL ilaaah Ha kuuxafido adduun iyo aakhiro
@abdikarimmuqtar6997
@abdikarimmuqtar6997 6 жыл бұрын
mansha allah ixsaan media.com waan uwaada buugnay barnabish kaan suban keyr baadan sh umal dar illahay ayan guu jacylahay
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 5 жыл бұрын
Bismilaahi raxmaani raxiim sheekhoow anaa kusoo arkay maraan soomaaliya tuulo ay Rag culimo sheegtay iyo jini ay dadka dabiibaan taasoo cabsi igu ridey,
@maqsudjabir7420
@maqsudjabir7420 7 жыл бұрын
subxaanallaah aniga waxaa i cajabiye su,aashii ku saabsaned Zakada oo ahayd in 5600 dl oo kabixinayo 140 dl kaliya zako ahaan wlh waan la qiiroday sida ay diintena nastexo u tahay mashaa allaah illaah ha nagu xafido diinta.
@aminaabdilaahiabdillahi5365
@aminaabdilaahiabdillahi5365 7 жыл бұрын
maqsud jabir
@aminamohamoud4776
@aminamohamoud4776 7 жыл бұрын
maqsud jabir mansha Allah tabrika lah wall dinteenu waa nasteexo wa runta
@najmabarkhadle6863
@najmabarkhadle6863 7 жыл бұрын
Amina Mohamoud 0pp
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha aallah dinten waa nasteexo allah nogu sugo
@mahaddahirmuhumad2909
@mahaddahirmuhumad2909 4 жыл бұрын
@@aminaabdilaahiabdillahi5365 ]]pp
@cabdiqani6688
@cabdiqani6688 7 жыл бұрын
mansha Allah caalim sh umal ale haku xifdiyo aad baa loogu dirsaday fatwadadan cajaa ibka badan ilahay hakaa ajri siyo anagana ale ha nagu anfaco
@adendimbil8937
@adendimbil8937 5 жыл бұрын
Masha allah Sh. Maxamed cabdi umal alle haa ku xifdiyo
@MohamedAli-zk3sx
@MohamedAli-zk3sx 7 жыл бұрын
Alaaah Ajar'iyo xazanaat hakaa siiyo shikh Umal sidda aad Suaalaha aan kuwaydiiyay uga jawaabta Alaaah Ajar hakaasiiyo
@ruqiyamaxamadhassan2113
@ruqiyamaxamadhassan2113 6 жыл бұрын
man shaa alaah
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Amiina Amiin
@hamzeseid9888
@hamzeseid9888 7 жыл бұрын
Jazakallaah khayr
@samataraxmed5592
@samataraxmed5592 7 жыл бұрын
mansha Allah shiiqeena umal Allah kheer haku siiyo
@aminaabdullahi8833
@aminaabdullahi8833 6 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا 💖
@naawilhouse9133
@naawilhouse9133 5 жыл бұрын
Jasa ka Allah Khayr sheekh.
@user-ht7ib6te2n
@user-ht7ib6te2n Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam 🥰
@hanigobada4401
@hanigobada4401 5 жыл бұрын
Mansh allllllllllh Alle ha ku xafido Shiikh wanka fadidaysanaa su. Aal ah shugran Shiikh
@monaabshir2839
@monaabshir2839 5 жыл бұрын
hani Gobada jjllpkkk njjn n hhhj jkkkkop00
@najmohaashi788
@najmohaashi788 7 жыл бұрын
masha allah sheikh umal xafidullag
@saidosman2121
@saidosman2121 7 жыл бұрын
masha Allah cheikh Jazaka allah kheir
@faisalaahassan8986
@faisalaahassan8986 7 жыл бұрын
Allah yahfidak
@user-zz1tx4nu8y
@user-zz1tx4nu8y 6 жыл бұрын
ربنا أتينا في حسنت في الدنيا وفيالاخرة
@yaxyejaamac1594
@yaxyejaamac1594 Ай бұрын
ربنا أتنا في الدنيا حسنة وفي الأخرة حسنة وقنا عذاب النار
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 5 жыл бұрын
Jizakalh sh umul
@hasanali-pu8zw
@hasanali-pu8zw 4 жыл бұрын
Jzka allahu kheyr
@nuromohamed2121
@nuromohamed2121 7 жыл бұрын
aslamcalakum warxmatullaahi dadka culumada sulla waydii na suaalo faaiidoleh leh halayskadaayo soo waydiiyo khayr illaahay ha idin siiyeeh
@hassanyare8416
@hassanyare8416 3 жыл бұрын
ilaahay ha barakeeyo sheekha wax badan baan ka faa,iday
@Samuuuna
@Samuuuna 6 жыл бұрын
ماشاء الله بارك الله فيكم منظمة الاحسان
@omerahmed9956
@omerahmed9956 3 жыл бұрын
Maashalaahsheekh
@abshiradde9263
@abshiradde9263 6 жыл бұрын
msh allh jizaakumu llh
@iqraadan856
@iqraadan856 6 жыл бұрын
Alle hakuxefdiyo sheeq
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Masha Allah sh umal illahay haku xiifdhiyo ❤️
@fadumohusein6155
@fadumohusein6155 2 жыл бұрын
Mashallaah shiekh maxamed cabdi Umal 😍😍
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 7 жыл бұрын
Jazaakallaah sh.umal
@fardowsoahmed826
@fardowsoahmed826 6 жыл бұрын
Masha allah
@cadeycalicadeycali7345
@cadeycalicadeycali7345 3 жыл бұрын
Asc barakalh
@nuromohamed2121
@nuromohamed2121 7 жыл бұрын
suaalaha aan faa idaada lehen halayskadaayo daadyo culumada yaan lagu dhibi inshaallaah
@ademfadal1624
@ademfadal1624 3 жыл бұрын
😅🤣☺😚🤔🙄😏😏😅😘🤩
@ademfadal1624
@ademfadal1624 3 жыл бұрын
Tltjj00o😋
@yusufxamud1866
@yusufxamud1866 6 жыл бұрын
جزاء كم الله خير
@buubiomar8470
@buubiomar8470 7 жыл бұрын
jasakallah shiikh
@farhiahassan2254
@farhiahassan2254 7 жыл бұрын
jasaakalaahu khayr
@abdirahmanabdulkadir5376
@abdirahmanabdulkadir5376 7 жыл бұрын
ALLAAH haku xifdiyo sheekh maxamed cabdi umal.
@mamanmohamed7544
@mamanmohamed7544 7 жыл бұрын
Abdirahman Abdulkadir ggbbnb
@sahrahdhrid5697
@sahrahdhrid5697 6 жыл бұрын
Ap. Albdirahman Abdulkadir t . This will .o get l
@latiffosman6984
@latiffosman6984 7 жыл бұрын
jazaakalah kheir
@naajaxahmed1934
@naajaxahmed1934 7 жыл бұрын
rabiyow noo xifdi
@bashirdugal4290
@bashirdugal4290 7 жыл бұрын
jazakallh kheir
@deeqoahmad9041
@deeqoahmad9041 5 жыл бұрын
Mashalah ale ajir hakasiyo
@ilyaasmohamed5511
@ilyaasmohamed5511 6 жыл бұрын
masha allah
@yusufabdulahi9013
@yusufabdulahi9013 7 жыл бұрын
masha alaah
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Жыл бұрын
اللهم صلى وسلم عليه
@lovelyqueennajmitanajmita1188
@lovelyqueennajmitanajmita1188 6 жыл бұрын
asc sheekh waxaan ubahanay sheekh umal naberkiisa mahelikaraa
@dauudbaabe6581
@dauudbaabe6581 6 жыл бұрын
mkuu kuso.diraa
@abdullahabdinur9302
@abdullahabdinur9302 7 жыл бұрын
jazakallah sheikh
@tyendawah2061
@tyendawah2061 6 жыл бұрын
Abdullah Abdinur الصورة لرؤيتها بالحجم الصورة الرمزية حب الشباب والبثور السوداء
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Жыл бұрын
ما شاء الله لتا
@yahyamusa7075
@yahyamusa7075 7 жыл бұрын
jzkallah
@fardowsoahmed826
@fardowsoahmed826 6 жыл бұрын
Masha alla
@sagalosman8351
@sagalosman8351 3 жыл бұрын
Mashallh
@dhicisowabdidiiriye4739
@dhicisowabdidiiriye4739 7 жыл бұрын
shukran jazaka Allahu kheyran
@amalinaamalina9067
@amalinaamalina9067 7 жыл бұрын
Mansha alaah jasakumullah
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 Жыл бұрын
Mashlh
@ahmedmohameddahiye3729
@ahmedmohameddahiye3729 7 жыл бұрын
maa shaa Allah
@nasraabdulkadir9778
@nasraabdulkadir9778 6 жыл бұрын
Sh.abdirshiid..cali.s0fi
@ibrahimfaisal9577
@ibrahimfaisal9577 7 жыл бұрын
waan ku jecelahay
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Jazak aallah kheyir sheikh mohamed umal
@wadanihuubaysan1142
@wadanihuubaysan1142 7 жыл бұрын
Ilahy haka jaza isiyo shekh lkn nimankan khurafadka ku shqaysta dhigodu ubananyahay
@xamdiosman4495
@xamdiosman4495 7 жыл бұрын
Ascww sheikh Jazakallahu qeyr wllaalayaal waxaan rawaa suaal inaan weydiiyo sheekha meel aan kla xariirana ma aqaano plz igu caawiya
@Salafmedia
@Salafmedia 7 жыл бұрын
ixsaanmedia@gmail.com
@kaafiyoahmed9154
@kaafiyoahmed9154 7 жыл бұрын
salafmedia
@ilhaanissa866
@ilhaanissa866 4 жыл бұрын
A@@kaafiyoahmed9154. Asc
@ilhaanissa866
@ilhaanissa866 4 жыл бұрын
Sheeq waan kujecela
@cabdinaasiraxmad8022
@cabdinaasiraxmad8022 10 ай бұрын
@@Salafmedia khayr allaha idinsiiyo
@yusufabdulahi9013
@yusufabdulahi9013 7 жыл бұрын
masha alaah yaa sheekh
@user-zz1tx4nu8y
@user-zz1tx4nu8y 6 жыл бұрын
اللهم احفظ امي
@tyendawah2061
@tyendawah2061 6 жыл бұрын
zumar
@Hassan-gd2dk
@Hassan-gd2dk 7 жыл бұрын
aniga waxa iga yaabiyey dadkan unlike siiyey ma gaalaa inaalilah waa ina ilayhi rajucun wllhi ad ayay iiga yaabiyen
@arsenal4eva431
@arsenal4eva431 6 жыл бұрын
Hassan Muhumed wll ma ila aragty anba wa is idhi subxana alh
@xamdacqaadir6678
@xamdacqaadir6678 6 жыл бұрын
Wll aaaaaadbaan anba uyaabay
@maxamuudaxmed8349
@maxamuudaxmed8349 5 жыл бұрын
Maya qaar baa ay ka tahay aqoon la aan halayaabina barigii iigu horaysay aniguba disliked baan siin jiray
@cafiifaqaanoo5364
@cafiifaqaanoo5364 7 жыл бұрын
shukran jazakumu allaah
@faayjaani1146
@faayjaani1146 7 жыл бұрын
masha allaaah shiiq maxamed cabdi umul allaha ku xafido jisaakumu llaah
@yaxyejaamac1594
@yaxyejaamac1594 Ай бұрын
مهر المثل
@hassanyare8416
@hassanyare8416 3 жыл бұрын
xaggay ku dambeeyeen su,aalahii taxanaha ahaa
@maysuunmaysuun9926
@maysuunmaysuun9926 7 жыл бұрын
alle hakaa jisaaisiiyo shiikh maxamed umal anagana alle hanagadhigo kuwii kucamalfala isha allaah
@yusufadam4086
@yusufadam4086 5 жыл бұрын
Maysuun Maysuun zaki
@batuuloawes1144
@batuuloawes1144 Жыл бұрын
Farini
@sharifhafsa6093
@sharifhafsa6093 7 жыл бұрын
Mas aladan xanta gaalada way banaan tahay mas aladan waxay ku taala bukhaari ( nabiga scw wuxu yiri xadathu banuu israaiil walaa xaraja ) ( mankadaba calaya mutacamidan fal yata Bawa Mina naar )
@sharifhafsa6093
@sharifhafsa6093 7 жыл бұрын
asc walaalay nin kan mas ala wuu ku gefsan yahay aniga ka jawaabaya way kuu banaantahay in aad jamciso duhur iyo casir maqrib iyo cishaha tusaale duhur hadaad tukato Isla marka aad salaamanaqsato yacni duhurka horey ayad ka dukaan kartaa casirka maqrib kana iyo cishaha waa lamid sidaas oo kale ayaa ku samaynaysa mas aladan waxay ku taala bukhaari iyo sunanu tirmidi
@sharifhafsa6093
@sharifhafsa6093 7 жыл бұрын
asc walaalay nin kan mas ala wuu ku gefsan yahay aniga ka jawaabaya way kuu banaantahay in aad jamciso duhur iyo casir maqrib iyo cishaha tusaale duhur hadaad tukato Isla marka aad salaamanaqsato yacni duhurka horey ayad ka dukaan kartaa casirka maqrib kana iyo cishaha waa lamid sidaas oo kale ayaa ku samaynaysa mas aladan waxay ku taala bukhaari iyo sunanu tirmidi
@xamdacqaadir6678
@xamdacqaadir6678 6 жыл бұрын
Sharif hafsa wcs walaal adaa qaldan sheekh adihalkeed iskusoo qortay sheekhu kama jawaabayo qofka safarka ah iyo qofka xanuusanaya xadiiskuna labadaa buu jeedaa suaasha gabadhuna waa haday hurdo ihaydo oon salaada sugi kari waayo weyaan adi halkeed ufatwoonaysaa ood iskuqaadatay
Su aalo iyo Jawaabo (Xalqadii 23 aad ) Sh Maxamed Cabdi Umal
57:28
Суд над Бишимбаевым. 2 мая | ОНЛАЙН
7:14:30
AKIpress news
Рет қаралды 514 М.
How to open a can? 🤪 lifehack
00:25
Mr.Clabik - Friends
Рет қаралды 6 МЛН
ФОКУС С ЧИПСАМИ (секрет)
00:44
Masomka
Рет қаралды 3,8 МЛН
Sheekh Usuuli-Su'aalaha Diinta | Su'aal & Jawaab |
40:07
Universal TV
Рет қаралды 36 М.
XIRSIXIRADA NABIGA EE DHAGARTA SHAYDHANKA┇►Sh Maxamud Xaliike
59:02
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 194 М.
40 Su aalood oo Ramadaan ah || Sh Maxamed Umal
2:05:55
Salafmedia
Рет қаралды 112 М.
Su aalo iyo Jawaabo (Xalqadii 22 aad ) Sh Maxamed Cabdi Umal
46:09
Суд над Бишимбаевым. 2 мая | ОНЛАЙН
7:14:30
AKIpress news
Рет қаралды 514 М.