Su'aashii Laga Waydiiyey Xuseen Caydiid Arimahii Itoobiya uu hore uga yiri & Jawaabtiisii

  Рет қаралды 50,247

Somali TV Minnesota

Somali TV Minnesota

Күн бұрын

Пікірлер: 97
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Yaa daawanaya Itoobiya oo maanta u aoo socota dekada Saylac 2023
@diriyeabdirazaq4867
@diriyeabdirazaq4867 2 жыл бұрын
Xuseen caydiid hadalka, aabihiis baa uga fiicnaa alle ha u naxariistee!!!
@axmedxayoow7.
@axmedxayoow7. 3 ай бұрын
Who’s watching 2024
@asadsancadesancade9649
@asadsancadesancade9649 6 жыл бұрын
Itobiya xabbad baa naga dhaxayda doffarta doffartu dhashay
@nafisshiiq5763
@nafisshiiq5763 2 жыл бұрын
Su aashii would kameermeeray weena usacbinaayaaan waxmagarte iyo waxmagarato
@commanderjamaal1014
@commanderjamaal1014 6 жыл бұрын
Su'aasha kamuu jawaabin, asagaa waxaa ka sii daran kuwa meesha fadhiya ee u sacbinaya nin aan su'aashaba ka jawaabin. waxaa ka sii liita kuwa meesha ku marti qaaday nin mooryaan ahaan jiray oo qaba dadka Soomaaliyeed ee Raxanweyn dhiigoodii oo u gaystay kufsi, dil, boobid, jir dil xitaa guryaha laga gubi jiray intuu mooryaanka ahaa ee 1996 ilaa 1999.
@abeeyhassan5163
@abeeyhassan5163 5 жыл бұрын
Saxiib xadalkaga wankuracsanaxay diilki iyo bobki aykadanbeyeen abtiyashay Allah unaxristo aya kuwayaay
@abdinasaairahmed8111
@abdinasaairahmed8111 4 жыл бұрын
xaqiqda ba ka hadshay
@abdirahimmahdi3401
@abdirahimmahdi3401 3 жыл бұрын
War Ceydiid ilaa Daarood ayuu garaacay marka iska daa adigo .5 ah
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 3 жыл бұрын
Caydiid m.s.barre ayuu bixiyay, xuseen caydiidna m.c.farmaajo ayuu bixinayaa insha allaah
@akhadara4995
@akhadara4995 8 ай бұрын
War Ethiopia ayaa bixis u baahan farmaajo waa nin soomali aha
@kinghabeab
@kinghabeab 2 ай бұрын
Hadalkiisa sow run ma noqon 2024.. runtanka usheega waa waalanyahy bay dhahdaa somalidu
@abdrazakhassan8114
@abdrazakhassan8114 6 жыл бұрын
Aniga mantay waxaan ogaadey qabjilka habargidir layiraahdo iney yihiin wadani oo layska caayo qof lacaayo hadaad aragtid waa xumaandiid waxay nagu dhaheen mooryaan intaan garaadsadey gaal iyo islaamba ayagey hadal hayaan hadeysan ayaga ahaan lahayn masoo dhawaadeen wadanka waa laqaadan lahaa
@libanwadani7197
@libanwadani7197 6 жыл бұрын
Abdrazak Hassan sxb tariikhda soo baro,ninkaan waa tuug. waxa baydhabo ku qab sadayna ilama aha inuu si fudud ku iloobi doono
@jamiilosalaad1286
@jamiilosalaad1286 3 жыл бұрын
Sax
@yaakcon
@yaakcon 8 ай бұрын
Duf ku bax ee maxaad sheegtay.
@afatahmoha8136
@afatahmoha8136 2 жыл бұрын
Subxanallah war afsomaliga miya iga dhumay ama wax kalaa jira, ninka suaasha la weydiye maa jaawaab u ah waxuu ku hadlaayo?
@qadarabdi398
@qadarabdi398 3 жыл бұрын
Ninkaan suasha lawediyey jawabteda waxu maleya waalida ka muuqato dadka dhan in ay walanyihiin waa nacac beenta ka xishonen
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 5 жыл бұрын
Subxaanaka yaa cadiim!
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 8 ай бұрын
Ogow Soomaali waa Soomaali Halyay kasta Hooge Walaalkii ah baa Lugaha haysta
@keysemohamad7961
@keysemohamad7961 Жыл бұрын
Xusen ceyid gesi
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 8 ай бұрын
Seey wax ujiran aaway su aashii laweydiiyay odaygaan
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 8 ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹
@abdinasaairahmed8111
@abdinasaairahmed8111 4 жыл бұрын
su ashi lawey diyay kamaba jawabin e maxey dadka ugu sacbiyayan mida xikta dolada salbalar maqabil kaliya isku calemo saray mase qaran somaliyed tas wa sual aan somali wey dinayo wsc
@nafisshiiq5763
@nafisshiiq5763 2 жыл бұрын
Walaahi waad I'll fahamtay hhhhhh maxaa loo weydiiyay waaba yaaabe
@kamkam22100
@kamkam22100 6 жыл бұрын
kuwaa sacabtumaya maxay u sacab tumayaa. anigu waxaan hadalkeesa ka fahmay majiro . iska hadal bu ahaa.yaa fahmay aw i shegaya waxu ku jawaabay ?
@yaakcon
@yaakcon 8 ай бұрын
Waa runtaa wax laga fahmayo ma jirto. Waa qiiq isku qaris.
@farxaancawil926
@farxaancawil926 4 ай бұрын
Suaaasha lawaydiiyey iyo waxan uu iska dhex tuurayaa ismalahaba Waan yaabay
@AmiinShueb2023
@AmiinShueb2023 8 ай бұрын
Yaaaaaaaac
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 25 күн бұрын
Inkastoo hadalkiisa isku qasanyahay haduu ugu talagalay iyo hadii kalaba hadana wuxuu run ka sheegay ineey itoobiya shalayna rabtay dekadaha soomaaliya walina eey qabto maantana eey tahay markii eey toos usheegatay
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Habargidir waxan idiin odhan lahaa ciyaar ciyaar haku madhanina Ethiopia kuwa dad idiin xiga ee Hawiye kula sheegta ayaa faraxsan in ay dalka siiyaan iska daayee Daarood ama kuwa Somaliland jooga markaa dagaal danbe ha qaadina oo indhaha ka eega. Dhiiga idiin ku jira ayaa la idiinku caayaa 24/7 marka Soomaali iyo Ethiopia ha is arkaane adiinku isha ka eega.
@haniahmed5547
@haniahmed5547 6 жыл бұрын
Farxad Jecel think you waa runtaa
@CadeMumasar
@CadeMumasar 2 ай бұрын
Maxad kasamaynkarto caloshi laciyar wo hanaga waramin
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 Жыл бұрын
Tuug markad leedahay muxu kaa xaday mise jeneral caydid aya dhalay darteed ayad u necebtihin young bresident habar gidir inuu yahay sow ma ogidin hadii wax laga sheegana inay xanaqayan sow ma ogidin
@salmanuur6397
@salmanuur6397 6 жыл бұрын
Aniga habargidir ma ihi lakin waxaan uqirey in ay yahiin. Geesiyo geesiyo dhaley lakin wax yar wey fududyahiin.
@aluktert8703
@aluktert8703 4 жыл бұрын
Ok
@hannacadey5195
@hannacadey5195 6 жыл бұрын
Suaasha laweydiiyay kamuunajawabin habargidir ishaa lulata eexamar ladagiladahay.waahawiye.siiba.habargidir.maxishoodan.ilaahay.kamabaqan.waxaykabaqan.inailey.iyo.wixiidhiigyacab.sacadwaakudayay.waxaalagajoogilayahau.salebaqurule.iyo.cayr oomusiiba.ah
@sahalyare7653
@sahalyare7653 4 жыл бұрын
Adeer maxaa karabtaa Qabiika
@torafhuat8431
@torafhuat8431 6 жыл бұрын
wadh wadh
@MohamedAli-so1jv
@MohamedAli-so1jv 6 жыл бұрын
xuseen ceydiid 6milyan oo dollar ayuu ku dhisay madaxtooyada cabdullaahi yuusuf shiikh shariif waxba meenan siin 6 milyan xasan shiikh ayaa 4milyan dollar siiyay xuseen ceydiid
@darkmafiagamer9353
@darkmafiagamer9353 2 жыл бұрын
Beenta daa
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 6 жыл бұрын
Aniga,,ma,ahi,ciidiisa,,habargadir,,,,,,wadani,,gesi,,gesi,,daley,,kaca,,,,,,,,,,,,wanka,,yan,,nalagaqadinin
@idirisali5657
@idirisali5657 6 жыл бұрын
Habargidir walee ine dad wadani ah yihiin farmaajo iyo cabfulahi yuduf ethiopian nokeeneen
@ibrosibros8717
@ibrosibros8717 6 жыл бұрын
Aniga waxaan ogahey awoowgey oo da`a ah ilaa boqolki wax u dheer uu ku duceysan jirey marka hawiye la caayo, ilaahoow hawiye iyo habergidir ha noowaayin, soomaali habargidir la`aanteed xumbo waaye, aniga hawiye maahi daaroodna maahi gendershe aan ahay.
@CadeMumasar
@CadeMumasar 2 ай бұрын
Dufle huen mahmed caydiid dhegeyso duufka kasocda oo h basaska abihi dilistisa abihina ka mid ah
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 7 ай бұрын
ina caudiid cidna wax kama qaadi karto
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 8 ай бұрын
Farmaajo dalka itoobiya masiin ee BEENTA ISKA DAAYA OO RABBI HALAGA CABSADO
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 4 жыл бұрын
Kkkk tuug kulaha maxaweynihii salbalaar usheega wali waa ay joogan geesiyaashii RRA abaha gabriga udiri
@jamha3683
@jamha3683 3 жыл бұрын
rra maxaa ladhaaa?? ma eelaydidii aan somalida kale kareebnay oo ilaa hada aan wali qarniga 21 soo garin???
@abdimohammed3394
@abdimohammed3394 6 жыл бұрын
ninkan suashi laweeydiye kamuu San ka jawabin
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 3 жыл бұрын
M.f.caydiid wuxuu bixiyay m.s.barre x.m.faarax, isaguna m.c.farmaajo ayuu bixinayaa insha allaah
@YaasiinCumar-m7n
@YaasiinCumar-m7n 3 ай бұрын
Somalidu qofka runta usheega wuu waalanyahay, beenta ka usheegana waa halyeey, ina caydiid wuxuu doono ha ahaado hadalkiisa wadaniyad ayaa kadhex guuxaysay
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Yaa nabadda geyiga somaliyeed Gacnta ka bixiyey xuseenow??
@a1fromthet462
@a1fromthet462 3 жыл бұрын
Ninkii isku halaynaaya USA asagaa ha askari maraykan ah waliba ciidama malitaraiga ee marines ka cid uu waji ka leeyahayna ma jirto Hadaad farmaajo raacsan tahay iyo qabyaalad qalbiga ku goysay wuuna ka wadani san yahay mareexaan iyo qabiil haddii aad WAxku tarayso awoowgiin siyaad bare aya musqul ku dhintay illaahay hay idin cadaabee bal musqul iyo meel xun aya idiin danbaysay bal haduu farmaajo baxo intee aadaysaan awal gabdha la fara xumayn jiray hadda ragga ayaa la faraxumaynaa in alla intii danbi gashay ogaadaa
@CadeMumasar
@CadeMumasar 2 ай бұрын
Hoyada somali weyn wastay neefka ciyayow
@a1fromthet462
@a1fromthet462 3 жыл бұрын
Siyaasada waa laba boglayssa haday reer galbeedku u soo jeesteen wiilashii tuugta ahayd.ee igu sawir Waa u dhamaatay dabada gacanta saarta Walle inaad sii carataan ayaa dani ku jirtaa
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Boqortoyo miya abaha salbalar sameyey hadu dhintay ada isu magacabay iyo darman o isagana madaxweyne isu magabay kkkkkkkkk
@jariban
@jariban 6 жыл бұрын
Waa Tuug oo Been badan. Laakinse waa iska Ciyaalka Xaafada
@yahyeisse2365
@yahyeisse2365 6 жыл бұрын
Huseen Caydiid, 2020ka madaxwayne isku soo sharax.
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Aqoonteda malahan glass seven madaxwayne manoqdo
@sevenscounty409
@sevenscounty409 4 жыл бұрын
@@mohammedrafikingsahaablove9882 boowe, Xussen madaxweyne waa uu qalma, nin wadankisa beciin karo na mahaan, aniga oog, adbo waad ogtahay
@fariidtv7127
@fariidtv7127 11 ай бұрын
Ciidan badeed ayaa u diyarsan manta itoobiya ila baydhabo na wey haysata somaliyey Maxa talo ah
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 6 жыл бұрын
Kkkkk muxuu ka jawaabay hada oo loogu sacbiyay. Walee Soomali dowlad ma rabto. Asaga iyo geedi iyo ragii soogashay itoobiya inta ka nool maxkamad bay mudanyihiin. In loo sacboyo ma mudna.
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Horta anayabay
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 6 жыл бұрын
*Mooryaankan Xuseen Ceydiid kama aanu jawaabin innaba ha yaraatee su'aashii la weydiiyey, ee khuraafaad iyo been cad oo aan sal iyo raad lahayn inuu ka sheekeeyo ayuu isku qariyey. Sidey nabad ku imaaneysaa haddii dambiilihii (criminal) la ciseynayoo talo la weydiinayo intii maxkamad la soo taagi lahaa!*
@xamdisharaf5727
@xamdisharaf5727 5 жыл бұрын
Miidgaha ilka yeer cuqdaadi Afweeyne wadanka lowgu sareey weli qabaan miya?
@jamha3683
@jamha3683 3 жыл бұрын
langaabta cuqdadeysan !!! ii gooy?!
@sirhansirhan5700
@sirhansirhan5700 3 жыл бұрын
Ninkan caafimaad Allaha siiyo waa delusion sychophat liar. Su'aasha la weydiiyey kama jawaabin... kuwa sacbinaya waa xoollo meesha iska fadhiya oo iska sacbinaya.
@yaxyecizza6293
@yaxyecizza6293 3 ай бұрын
Suaashii lawaydiyey kama uusan kawaabin. mida kale maxa sacabka u tumaysan hal erey o lafahmay majirto 😂😂😂 yaàaab dadka hot fadhiya xoolo miyaa
@CadeMumasar
@CadeMumasar 2 ай бұрын
War wan kula socda hada maxad tahay war wanu lawada shaqanaynay arinkaga beenale
@commanderjamaal1014
@commanderjamaal1014 6 жыл бұрын
Tolow kuwa meesha la isugu keenay ee daawanaya ee marba sacbinaya ma Habargidir baa? Raxanweyn maxay ninka intuu hada maraykanka joogo u dacwayn waayeen? xasuuqii uu u gaystay dadkaa miyaa la ilaaway........Tankale kuwa u sacbinaya miyay is ilowsiinayaan inuu yahay ninkii bilaabay Soomaaliya iyo Ethiopia ha la isku daro?
@somalimovies5555
@somalimovies5555 3 жыл бұрын
Mareexaar baqtiyay ayaad tahay. Dhulkeenii uu farmaajo iibsaday waad ku faraxsantahay
@yaakcon
@yaakcon 8 ай бұрын
War ninkaan ma fiyow yahay mise anaga ayuu waxuush noo maleeyey. Bal wax uu ninkaan Moryaanka ah ee ina Caydid noo sheegayo arka. Waxa uu lee yahay haddalkii aan iri waxa uu ahaa mid mal dahan. Waxuush waalan ayaad tahay.
@torafhuat8431
@torafhuat8431 6 жыл бұрын
Ninkan dad waalan miyuu u shekeynayaa mise waa tuuga tolka noo daaya Ninkan 2006 dec isagoo 30,000 ithopian hor boodaya ayuu xamar soo galay hadana waxan noogu shekeynayaa.
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 жыл бұрын
Amxarada waax wateey cabdullahi yusuf, ee illahey ka cabso, beenta wala isku cadaaba
Insight with Hussein Aideed - Somalia at the Crossroads
1:40:02
Frontline Club
Рет қаралды 35 М.
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
Abwaan Gaariye AUN oo Idaajaa U Jawaabaya - Maansadii Deeleey.
24:01
Daawo Sir culus- Yaa dilay Caydiid iyo Meles Zenawi ? Waagacusub Tv
7:45
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Baafo Media
Рет қаралды 2,1 МЛН