*Ayaanle* si buu u diiddan yahay xaqiiqada Alshabaab. Laakiin *Maxamed Xaaji Ingiriis* in uu xog ogaal hadlayo waa la garan karaa. Mahadsanid prof.
@Bakarashid0 Жыл бұрын
Prof -Ingiriis waa mahadsanyahy , waa nin inbadan og taariiqda soomaliya, aqoonyahan ah og dhibaatada soomalida heysto , xaalkeeydana hayo 🙏🙏🙏 Waa nin scholar ah oo inbadan daraaseya dhibaatada soomalida heysto 🙏🙏 Sidoo kale waxan u mahad celinaa mr.ayaanle sida qurux badan ey uu so gudbinayo wax bulshada anfac u leh , mahadsanid #hanoolato 🙏🙏🙏❤️
@oxkhaled2865 Жыл бұрын
Prof Ingiriis The voice of the voiceless ✊💯
@rambo6383 Жыл бұрын
Facts 💯 this guy he's telling the truth
@shuaybabdirahmanmusse Жыл бұрын
Wariye waraysiga iska hagaji qofkana fikirkiisa u ogolow inuu sharaxo adna suaalo ayaad leedahay ee fikirkaaga haku khasbin🎉
@mahadhussein4157 Жыл бұрын
Ingiriis waa ninka ugu xigmada iyo caqliga wanaagsan ee abid aan arko malaha hadii la raaci lahaana waa la guuleeysan lahaa amazing 👏
@mohamedabdehakem6106 Жыл бұрын
We need talented individuals like this guy in our country
@mkhtaarxasan4564 Жыл бұрын
Mkkkmvftghhhng788i90
@abdifarah306 Жыл бұрын
Is true everything he tells us. We should support and have people like him bring to the community. Alhamdulillah that Allah gave us people like
@somalilandnew Жыл бұрын
100% he is correct! but he is playing with fire!
@0000SYL Жыл бұрын
dameer beenlow ah weeye kan, waa ninkii yiri AS ayaa caawa muqdisho la wareegi rabta. waa nin dhagar badan oo aan waxba ka xishoon si uu u gaaro danihiis. war dadka barta marka hore. Si ilsa weyni iyo xishmad la'aan ay u la hadlaa weriyaha oo marwalba jaraa, wuu iska hadlaa anakaba wxii qalad ah waan tirin karnaa laakiin xal aa la iska rabaa oo shaqeynaya iyo inaad af ma ahanee gacan ka hadashid oo wax qabatid. Daneyste weyn
@abdiadan4837 Жыл бұрын
very amazing man all he talks very true, but who is ready to listen,
@ahmeddirir9421 Жыл бұрын
Hhhhhhh
@MaryamoMucallim-nt2op Жыл бұрын
Shaqsi illahay aqoon iyo caqli ku manaystay cimri dher allaha ku siiyo mudane ✋❤
@aamiinholac2670 Жыл бұрын
Somali ayaad tihiin ee iaka daya engilshka aad so qorasaan waar afkina ku fana oo laqDina ha ka tagina wayo waxad tihin ku macaliminta bari ciyaal iyo dhalinyaro aya idin jeeda ee laqadina ku hadla waxan la hadlaya waa daka comantoga bixinaya ❤❤😢
@livequuteofficial5172 Жыл бұрын
Is tus tus waye luqadana wana qana lkn luqadeena hooyo naga badan u sheg🤘🤘
@hallad598 Жыл бұрын
Waa xanuun nafsi ah in uu ruuxu af uuna laheyn ku tookho. Waa han yari iyo isquudhsi muujinaysa kalsooni darro iyo liidnimo.
@takar1095 Жыл бұрын
Aad iyo aad wll
@abdisalamabdillahi2489 ай бұрын
Ĺĺp😊 😊@@livequuteofficial5172
@abdifatahali47335 ай бұрын
Nagu qaado qurbajoog hadan nahay luuqad kale ayaan ku hadalna badanaa lkn wad sax san tahaywaa inan luuqadeena xajina
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Yacni markaan arkay Prof ingiriis aad baan u farxay waxaan ogaa inuu wax waxtar leh ka hadli doono waanay noqotay Masha allah Allaha wadanka inoo nabadeeyo
@libanl5429 Жыл бұрын
Ingiriis I love u walaalkiis Ayaanle adiga waxaad tahay National treasure Labadiinaba wanaag ayaan idiin rajeynayaa Ramadan kariim I love you walaalihiis
@zakariaahmed8534 Жыл бұрын
Great historian, we need more prof engiriis in our society!
@MohamedAli-jr7tx Жыл бұрын
Aad iyo aad
@shuceybjakarta7041 Жыл бұрын
Wareysi aad u muhiim ah, LKN Ayaanle waxa tahay weriye aad u wngsn lkn Qofka aad wareysaneynso Jaanis Nooca interview e ad sameyneyso ma mid dood ku jirto, ee jaanis sii qofka aad wareysaneyso, wax bdn o muhiim ah ayu luminayaa hadi kle. Mahadsanid.
@abdisaid1483 Жыл бұрын
Prof igris he is a brilliant knowledgeable educated man who has a lot of experience long sighted vision and open mind he deserves to be nominated the ministry of the reconciliation between the Somali people and internal affairs I support him from Djibouti
@abdalaomar769 Жыл бұрын
Well educated guy understands leadership in Somali politics
@AbdikadirMaxamuud-ts5ju Жыл бұрын
Wiilkan Maxamed Xaaji Ingiriis Maskax badan ayaa ku duugane Somaliyeey Ha laga Faa,iidaysto Talooyinkiisa Ramadaan Mubaarak
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Wlh waa geesi Ninkani waa Ninka kaliya een ugu jeclahay dadka wax bartay Soomaalida waanan daawaday dhamaan waraysiyadiisa, Somalia wali rajo bay leedahay inta ay haysato nin sidan oo kale ah aadbaan u salaamayaa Mohamed Haji ingiriis from Hargeisa
@farhandreamboy2351 Жыл бұрын
Maxamed xaji ingiriis iyo ayaanle xuseen cabdi mahadsanidiin barnaamij fiican ayaad soo diyaariseen illaehy soomali ha isku keeno oo nabad iyo dawladnimo waarto hana siiyo
@somalikanye8642 Жыл бұрын
I love this guy.
@abdirashidboqortooyo7286 Жыл бұрын
Professor Ingiriis waan ku taageersanahay hadalka ah hadii qofku wax fiican ka shaqeeyo uma baahna tikniko ilaalisa ee wuxuu faraha kula jira keenaya inuu isdifaaco maadamo uu tuhunsanyahay in lagu dabo ka jiro.
@chelseakante5594 Жыл бұрын
Hal rayi aan kugu darsado ayaanle Waraysi wan kadaalnay dood iswaysarsi noosamee khadka telefoonka nasoogeli suaalo inaan waydiino martida noo ogolaw xalka somalia isaga iska iman lkn intaad shakhsiyaad waraysanayso xal ma soo socdo shacabka ayaa wax badala shakhsi waxba ma keeno mahadsanid
@hindadahir6894 Жыл бұрын
I like this guy hes telling the truth ,I'm standing with him. He's in right position on right fight to help the people
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 Жыл бұрын
So great to talking this topic pro. Maxamed xaaji
@th8me103 Жыл бұрын
Maxamed Xaaji Ingiriis the most intelligent Somali scholar
@hafsahussein2016 Жыл бұрын
Professor Ingiriis hadduu dhinto run buuu dhintay, war nooluhu run badanaa!
@albakrimalmo4474 Жыл бұрын
Hanoolato kuwa caadifada ku jirto ha wareesan .professor haji ingris Waa qof wadani
@abdihassan8674 Жыл бұрын
Proff Ingiriis waa Facts soconaya xitaa male iyo waxaa u malaynayaa dhan maleh !! Libaax dheh
@Haskee143 Жыл бұрын
Prof ku waa libaax wax badan iyo xaqiiqda og mansha Allah
@abdiazizwarsame3371 Жыл бұрын
Thank you Ayanle Aqon yahankan dada yer aad inoo soo casumtay waa nin aad isku dayno inaan sidiisa oo kale u dadaalno professor Mohamed xaji ingris
MA SHAA ALLAH TABARAKALLAH JAZAKALLAHU KHAYR BARAKALLAHU FEEK ALLAH YAA CIIZAAK UMADA ISLAMKA MUUSLIMEENTA SOOMAALIDA AH MARKASTA IYO MEELKASTA IYO GOOBKASTA AAD JOOGTAAN DUUNIDA ODHAN GUULEYSTA GUULEYSTA GUULEYSTA WEELIIGIIN AMEEN XUSKA ALLAH BADI ❤
@abdirahmandheere5421 Жыл бұрын
Great Historian Ingiriis. 🙏
@abdalaomar769 Жыл бұрын
We need leaders that willing take us next chapter
@shijo2055 Жыл бұрын
والله لسانك صح كفو ❤❤❤❤كلامه صحيح مائه بلمائه
@Mohamedirshad114 Жыл бұрын
Asalamu Aleikum Somalaay meelkasto oo aad joogtaa Professor Mo Ingris Shukran ❤❤❤ war ninkani 10 sano oo shareecadda Islamka u xereysto hadii uu heli kalaa waxaan is dhihi lahaa Islamka dhan Baal Dahab ah ayuu ka geli lahaaa Sxbow Tabliq ka bilow Alle ha ku barakeye
@CamelBoyPro Жыл бұрын
waligiis intaan dawanaayey pro ka maantuu runtuu ta kahadlay
@Nura.Nalka114 Жыл бұрын
Fadlan Ninkaan waraysi badan warayso maasha alaah hadaladisa in yar oo dadka ka mid Ah aa fahmaayaan in runta lo sheego shacabka Waa muhiim
@khadar1011 Жыл бұрын
Hanoolaato Professor ka Interview Soo badsha Waa taariikh yahan waa Haldoor Mudan Inaan Kudayano ..hab gudbintiisa Aqooneed ayaaba Mid macna kale leh ah marka laga Soo tago Fahamkiisa Aqooneed WOOOW MY PROF DR INGIRIIS
@hanadolad20614 күн бұрын
Maashaa Alaah Maxamed Hagi
@ayaansahalyuusuf9482 Жыл бұрын
Maxamed Haji ingiris Somalia wey u Bahan tahay waa qof aqoon badan lehe oo Talada Dalka ka qeyb Qaadan karo 😊
@jinguwelakost11 ай бұрын
Prof ingiriis. Inspirational young man.
@bootstrap-es5wf13 күн бұрын
Ninkaan meelaha ayaan ka arki jiray mana fahansaneyn waxa uu qabto Malin ayaa Moalim jaamacada iidhiga oo Eng Daahir Ahmed inagu yiri "ma aragteen dadkan safarya oo kaliya qoralada iyo articleska qoray waa dad bartay kaliya sida waxloobaaro loona ogaado wax ka qarsoon inta aan ogeyn wxaa kamid ah hadad aragteen Prof. ingiriis" Sanad kabacdi aniga oo cilmiga cimibaarista sifican ubartay ayaan dawaday muqalkan waxana fiireyey articles-ka uuqoray ninkan Bismilah waa 141 waayaba , inta uu kuqoray journaliska gaarka loleyahay ee aygu shegenayan ama uu kagatayna maba tirin kartid, guuleyso Dr-e.
@ciiseabdale756912 күн бұрын
Legend weye ninkaan Saxafi weye asaguna 15sano ka hor ayuu wax wareysen jirey wxii uu ogaadey ayuu dhowr buug ka qorey
@Mohan_Abdullahi Жыл бұрын
Well educated person
@mohamedqeyt38739 ай бұрын
What a cleaver gentleman allaha aqoontiisa hau barakeeyo Somaliyeey aan sida isku dhaamno
@live.behaviour Жыл бұрын
Profisor Mohamed Haji Ingiriis Waa Legend open minded ah Masha Allah wa intelligent
@MrSomaliAussie Жыл бұрын
Somalia needs people like this guy in the Villa
@Baarilyricssomali Жыл бұрын
Allaah ku xafido Mohamed Haji Hadal run ku hadashey
@abdiganidagane3567 Жыл бұрын
Siyaasiyiinta Somalida waaa run waddamada shisheeya ayaaay maaal gashadaaan. Xitaaa caruuurtoooda waddamada shisheeeya ayaaay udiraaan si wax uga soo bartaaan
@abdinuradow9351 Жыл бұрын
Professor Mohamed Haji shaqsi wax badan og.
@abdirahmanabdullahi3035 Жыл бұрын
Maxamed xaji ingiris wa nin wax badan og
@abdiganidagane3567 Жыл бұрын
Ayaaanle iyo professor Mohamed Haji Ingiriiis waaad mahadsantihiiin
@khaderabdi5574 Жыл бұрын
Ama did ama ogolow ninkan waa aqonyahan wax badan og , Mahadsanid. Is ilali bro
@diiriyeoomaar816 Жыл бұрын
Ninkani run buu ka sheegay soomalia
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Maxamed xaaji ingiriisi wa aqoon yahan cajiib ah oo wax badan soo baaray Allow Cimri dheer iyo caafimaad sii Mahadsanid Wariye sare ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤
@abdifatahyusuf6241 Жыл бұрын
Nin dacada waa kan uhiliya dowladinimada 😍😍
@Himila55 Жыл бұрын
nabiga scw waxu yiri dhamadka aduunka kuwa dadka ugu xunxun yaa soo hormaro oo dadka wax u sheega kuwii fiicanana gadaal ayay fadhiistan oo cid hadal ka maqleeysa maleh somali kuwodi ugu xumaa yaa wax maamula
Ninkaan xaqiiqda taagan ayuu ka hadlay oo jirta qofka waa inuu maskaxda xur ka yahay oo dhinacyada is haya ka madax banaan yahay markas ayuu wax cabiri karaa waxaana aaminsanahay aniga in dagaal wax lagu keenaynaynin oo xalka la raadiyo cashirna laga qaato waxyaabo badan oo nasoo maray hadii kale waa ila meerayso sida daanyeerta camal
@eastafricanowner7685 Жыл бұрын
Waxaan u heysan jirey qof iska hadla oo iska kaftama, laakiin waa qof cajiib ah wax badan og xaqiiqdana ka hadla Aqoon ay u dheer tahay geesinimana u dheer tahay, waxa uu ka hadlay oo dhan Cad la tuura maleh oo waa run,
@CaliCabdi-dl1md Жыл бұрын
Waxan aad u jeclahay barashada sharciga iyo ilalinta hanolato thanks
@Mali44163 Жыл бұрын
Sax waye💯💯xaaji ingiriis run sheg Wa ceeb shek
@fnw8688 Жыл бұрын
Ayaanle thanks sxb viva Hanoolaato ❤
@newassong7535 Жыл бұрын
sax sax ingiris wa runtii heshis aya wadan lagu hormariya
@JamesHurrystudy Жыл бұрын
Great topic. But Since the problem is caused by the political elites, political agreement is first then social reconciliation. Now we are very close to complete political the political system if this current government stays on track and finish the constitution, security architecture and judiciary system. But they need to make it inclusive
@abdiwalikassim9536 Жыл бұрын
Mohamed haji waa lagend somalinimadu kuweyntahy
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc ayaanle manta waxad warey daneysa maxamed x ingiriis waa nin wax badan og runtii sodaa wll horey na usoco bye
@nimco9305 Жыл бұрын
Maxamaed allah ku xafido walalkey caqliga rabi ha ku siyadiyo.
Sxb sare ayanle ninkan waresi kale ka so qaat allha xafido waa nin wax bdn og aqontisa allha u barakeyo wan ka dhargi waa yay waresigysa m.a
@mahadkamaal129 Жыл бұрын
pro. ingiriis waa nin wax bdn xalin karo🎉
@ugbaadsaid5156 Жыл бұрын
Waa ninkii ugu macqulsanaa somali xaga afdubka fikirka in lala hadlo xukun bay raban diin uma socdan waa runti
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Professor ingiris warkiisa waa caddyahay👌 waa aqoontii oo qof ah 👍 ilaahey ha inoo hagaajiyo wadanka 🇸🇴❤🙏
@somalia6633 Жыл бұрын
Talents kii back seat baa la fadhiisiyay.. cajiib. Engriis waxa ka mudan sadiq jon, mentalitgeenu wakaasa.
@kingMoha707 Жыл бұрын
From zero to legend proff engiriis alwal macno malahayn waayo warkiisu xaqiiqa mahayn ee wuu cadiifadaysnaa lkn hada waa fcnyhy
@maxamedcaagane Жыл бұрын
Dad badan oo aad ku jirto ma fahamsana in la kala feker duwanaan karo, qofka markuu u hadlo si aydaan rabin waa Zero, sidaad rabtaan markuu u hadlana waa fiicanyahay, Ninka 2023 sidaa u fekeraayo waa dhib qabaa
@saidkhalif7456 Жыл бұрын
Aqoonta prof.Ingiriis ayaanle waa harqisey
@aliessa553 Жыл бұрын
Ninkan xaqiiq waye hadalkisa
@sheellaro6015 Жыл бұрын
Somaiya ilaa ey ka hesho hogaan dad ka ugu yeeri iney ilaah u laabtaan kuna dhaqo dariiqa suuban ee nabigeena maxamed scw noo jideeyay iyo kutaab ka alle nabad saas u weyn marajeynayo Ilaah hana tuso jidka suuban waa shareecada oo aan isku xukunee
@Naagnool124 Жыл бұрын
42:42 u fiirsada Ayaanle wuxuu toos u abaarayaa Prof Ingiriis oo leeyahay khiyaali weeye waxaagu iyo imagination. Ayaanle waxa ka muuqata barnaamijkan inaanuu u damiir furneyn ee ay damqayso xaqiiqada uu daaha ka qaadayo prof ingiriis. Ninkan yar oo badan baynu u baahannahay ilaahay ha barakeeyo waa labeentii dalka.
Professor it is your time to lead the people you know a lot. Aniga waxaan dhihi laha howsha halaga soobilaabo xafadaha iyo dariska tusale ahaan maama fatuma iyo mama Zaynab hawada hadleen oday jamac iyo oday Mohamed hawada fadhisteen oo haka hadlaan war maxaa noo dan ah seen isbitaal ku helna seen wado ku helna yaan la xisaabtana no more qabiil aan isku aqoonsano kaliya that is waxbadan ayaa naga dhexeey waxyarna waan ku kala duwanahay Waa intaas taladayda Mahadsaniidiin.
@muscabaxmed2100 Жыл бұрын
Aad baan uga faaidaystay proff Ingiriis. Tan iyi 2016 kii waan la socday. Waxaan rajaynaa mar inaan la kulmo.
@jabriilomar91404 ай бұрын
Video gaan waxaan daawaday markeygii 21 aad waa cajiib runtii prof ingiriis xaqiiqda uu taabtay
@CadeQarawe3 ай бұрын
Walahi sxb kula mid bn ahay marwalba aan daawanayo waxa uu ba ila yhy mid cusub
Wow this gentleman gained wisdom from a tribalist to nationalist.. may Allah gave you More wisdom and protect you from harm..
@axmedaadanmacalinnuur7308 Жыл бұрын
Ayaanle nin dhunsan ayaad wareysaneysaa yurub iyo america sida ay hada yihiin iskama noqon sideena sikaxun ayey soomaren
@Cadar49 Жыл бұрын
Lakiin wey ka bexeen dhibka adiga sewaad ku farax santahay in laga baxo soo maaha?
@abdikhadirlibaxow8015 Жыл бұрын
The major problem is that the Somali leaders are working on ideas that are dictated to them and they are not realistic with lack of competency. We have been fighting decades and we are going far to a war and poverty. Thanks 👍
@walalsafwan2269 Жыл бұрын
Ninkaas iyo aniga isku meel ayaan taaganahy 💯
@axmadyare9155 Жыл бұрын
Mahadsanid wariye Ayaanle xuseen cabdi
@kingshibiinofficially4893 Жыл бұрын
Prof Engiris legand Ayaa soo qabatay Wariye ayaanle guulayso
@hooyoaamaguul3673 Жыл бұрын
Ayaanlow adigoo mahadsan nuxurka 50ka daqiiqo jawaabtiisa saxdaa wuxuu ka billawdaa hafalka aad tiri daqiiqadda 46:45, Professorku waa nin qaali ah lkn ereyga dib u heshiisiinta uu aaminsanyhy ayaan haba yaraatee jirin, somali dib u heshiisiin u baahan ma jirto, inaysan jirinna waxa tusaale cad u ah maxkamadihii 2 qabiil oo ay heshiisiiyeen ma jirine dagaal oogayaashii ayey ka eryeen, 6 biloodna dadku si nabadgelyo ah gees ka gees isu dhex marayeen, hadda oo la joogo gobollada dhexe oo ah halka qabyaalad la isu laayo ugu badan intay shabaabku joogeen siday isu dhex marayeen qabiilladaa xitaa aamini waayaan siday isu dhex marayeen & kalsoonida ay isu qaadeen, sdarteed qabiillo dirirsan oo la heshiisiinayo ma jiraan ee danaysteyaal kursi ama dhaqaale ku raadiya ayaa isku dira, waxa keliya oo ay somali u baahanthy in jidka ay 2daas ibliis u maraan ee qaybi oo xukun ahe midnimo la'aanta ay qabyaaladdu keentay meesha laga saaro, Dadkan Cambodia ee professorku 120 sano dib u noqosho ku miisaamay somalidu aad bay uga duwanthy oo somali waa dad muslimiin ah oo hadday qabyaaladda ka midoobaan 1 bil gudaheed keliya ayey ku dhamaan kartaa horey & horumarna uga socon karaan. Midda qabyaaladda lugu baabi'inayo oo 3 bilood gebigeed looga takhallusi karo halkan ku sheegi mayee luuqa ayaan ku sheegayaa inshaa allaah