Suaalo layaab ah & Jawaabti Sh Usuuli

  Рет қаралды 427,104

Universal TV

Universal TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 426
@yaxyemohamuud.7920
@yaxyemohamuud.7920 3 жыл бұрын
Inaa lilaah wa inaa ilaahi raajicuun.
@nuurisxaaq1021
@nuurisxaaq1021 3 жыл бұрын
shiikh khaan waa dhibban yahay 🤲🤲
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 жыл бұрын
Sheekhow Alle haku dhowro aamiin yaarabi
@hasancabdiqan3623
@hasancabdiqan3623 3 жыл бұрын
Marka rasulku scw leyahay hilib geel qofkii cunay haka waysaysto muxuu kala jeeda culimadu waxay ku fasiraan ayadoo meel lafadhiyo oo hilib geel lacunay aya saladii la garay markii lafarxalanayay o saladi latukan rabay ayaa nin dhuusa rasuulku scw asagoo ugu ceeb qarinaya ninkaa ayuu yiri qofkii hilib geel cunay ha waysayto markaa ayaa dhamaan lawaysaysta bal eeg xigmada illaahay siiyay rasuulkeena muxamed scw scw scw scw Mida kale afar iimaam ayaa jirta rasuulku scw wuxuu yiri afartuba waa afar wado oo janada loo qaado Lkn qof waliba ii maamkiisa ayaa larabaa inuu raaco Intii nabigeena jecel like
@essiahassan5157
@essiahassan5157 3 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@azharfahim275
@azharfahim275 3 жыл бұрын
*If Dulqad was a person* is for this Sheikh Walae May Allah SW bless upon his life (your life)
@deerocali2032
@deerocali2032 3 жыл бұрын
Shiikh usuuli wallahi weey wareeriyeen somalida waa umud dhib badan
@aadanmohamedhassan7799
@aadanmohamedhassan7799 3 жыл бұрын
Masha allaqh shiikh usuuli
@rayanmohamed2617
@rayanmohamed2617 3 жыл бұрын
Tik tok hadaa ku soo araktay like😂😂
@zuzuahmed8805
@zuzuahmed8805 3 жыл бұрын
Aniga mida ugu qosolka badan waxaa waye kulaha Asc shaikh CAGMADHIGA RABY ayada dhan update ma ahyn barnamijkee so dhaxgashy maba oga🤣🤣🤣🤣🤣
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
sheekh naga dhaaf ciyaarta kulahaa hhhhhhh
@hodancali5664
@hodancali5664 3 жыл бұрын
Kkk
@qumayoqali1600
@qumayoqali1600 3 жыл бұрын
Kadib neh ane ninbaa guursaday😂😂🙋‍♀️
@princessmacaani4145
@princessmacaani4145 3 жыл бұрын
Dulqaad bdnaa shiikha 😂😂
@dawatussalafiyyah6713
@dawatussalafiyyah6713 2 жыл бұрын
Yh wallahi 🤣
@drgaas1826
@drgaas1826 3 жыл бұрын
Hawl adiga kuu taal maa shiikha weydiine.🤔
@tuutuu8439
@tuutuu8439 3 жыл бұрын
wall waxaa kaa codsanayaa in subscribe igu cawiso mahadsanid
@simanali7559
@simanali7559 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@youtubejesusiscamingsoon6636
@youtubejesusiscamingsoon6636 3 жыл бұрын
Shikh cismaan busuri ayaan rabay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedtoohe7891
@mohamedtoohe7891 2 жыл бұрын
sheekha ilaahay ha barakeeyo waa caalim dulqaad aadan isku madhabna waanahay waamadhabu shaafici
@halalpolice7544
@halalpolice7544 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Astaqfurullah I love my pple wallahi
@abdirihmangaandaa7459
@abdirihmangaandaa7459 Жыл бұрын
Waadfiican
@ArdoMahammed
@ArdoMahammed 5 күн бұрын
1 1⁶ ​@@abdirihmangaandaa7459
@anabosman7722
@anabosman7722 3 жыл бұрын
Masha allaha keep going shiqo allaha kusiyo
@drzackhidig1360
@drzackhidig1360 3 жыл бұрын
I’m dead 😵! Alle ha barakeyo sheikh, dhib badanby ku hayan 😂 😂 😂 😂 😂
@hibanur8699
@hibanur8699 3 жыл бұрын
Masha Allah Walalayal dadka diinta sualaha ka weydinayan yaa LAGU qoslin ama YAA wax laga sheegin wallahi wax fiican ma ah. Maxaa ka fican qof diintisa baranayo oo sualo weydinayo sheikh🤺🤺🤺🤺🤺🤺🤺
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 2 жыл бұрын
Allha nacaafiyo yaab waxan ku qosalay sheekh Cagata majoga maxaa Cagamadhige kenag halakan yaab gebedhan ma run bey shegeeyas waa may may yaab sheekh Cayaarta ka daaya
@hafsocaddey2762
@hafsocaddey2762 3 жыл бұрын
Wlhi shiikhaan dhibuu arke suaalo layaab leh laweydiyaa 😂😂😂😂😂
@naleye1
@naleye1 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@tuutuu8439
@tuutuu8439 3 жыл бұрын
asc wlalashey waxanka codsanayaa in subscribe igu cawiso mahadsanid. walal
@qalidega5055
@qalidega5055 3 жыл бұрын
Masha Allah jiiskalah
@mokaidhab8085
@mokaidhab8085 3 жыл бұрын
Busuri miyaa mayee waa usuri hhhh nagadaa ciyaarta nooh hhh
@geeskaafrika1658
@geeskaafrika1658 3 жыл бұрын
Yaqey ciyaarta nga dhaaf reer xamar hhhh kilyhaa ixnuny sdn uqoslyay
@mosalat7086
@mosalat7086 3 жыл бұрын
Sheekhaan naftaa ku dhibteen dad ayaa ka faaideysanlahaa ciyaarta ka daaya
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
Hhhhh istaqfurullah wlhi qosolaa i dilay saanna maxay aheyd. 😂😂😂😂 Alla u madaanaa
@istahenna5349
@istahenna5349 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@istahenna5349
@istahenna5349 3 жыл бұрын
Allah soomali dhibadanaa
@maryamahassan377
@maryamahassan377 3 жыл бұрын
Kkkkkk wlhi manooli ilaahow adaa iga dhaliyay umadaan wada funnyga ah bisinka😁😀
@fahadyare697
@fahadyare697 3 жыл бұрын
Allaah ayaa mahadsan soomaali funny naga dhigay 🤣
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 3 жыл бұрын
3:20 nin la walan ma arag wlhi😂 Shiekh ciyarta naga dhaaf ku laha😂
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
Sheikh Busùri miyaa😂😂😂 SOMALI ya sheikh unoqon jirey sxb😃😃😃
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 3 жыл бұрын
@@MohamedOmar-lr9zj 😂😂😂
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali Жыл бұрын
Masha Allah allow kubarakeey sheekh
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Magicii bay ku qasbayaan 😂😂busuri kulaha uu yaabanyahay usuuli dhe 3:43 hhhhh
@essiahassan5157
@essiahassan5157 3 жыл бұрын
Subhannallah istqafurullah wadadka ciyarta maa kaa deysino
@saniinmaniin2557
@saniinmaniin2557 Жыл бұрын
Layab
@yussufasmer7561
@yussufasmer7561 3 жыл бұрын
Ninkeeygii oo saqraan kulahaa😂 ar dadka su,aal xumaa😂😁
@essiahassan5157
@essiahassan5157 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk sheikha wey ku ciyarayan dadkani
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 3 жыл бұрын
Su´aalaha baaba jeeyga waaye su´aalahan...kkkkkk
@user-bp6vk1nh8u
@user-bp6vk1nh8u 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk wa qosol shati gacmo gaba ma gashan kara shekhi way walen
@queenqueen3260
@queenqueen3260 3 жыл бұрын
Shiiqow waxan ku weya diin ninkeyga mustaq balka magciii😂😂😂😂😂😂 halawad washo😂😂😂
@wanaagakuekow5600
@wanaagakuekow5600 3 жыл бұрын
Asc Shiikh ani su'aal aan qabaa inbadana waan raadinaysay su'ashan dad iga aqoon roon inaan waydiiyo insha allah mantay suurto gashay shiikh inaad igajawaabto ayaan rajaynayaa insha allah haduu alle idmo shiikhow hooyaday oodhimatay allaha unaxariiste sh hooyo mowtulqafle ayay kudhimatay wayseexatay kadibna iyadoo Mayda ayaa la arkay hooyo (Alle haunaxariiste )waysoomanayd markaa shiikh Dayn ayaa lagu lahaa dadka badankood waalasiiyay waxay kulahaayeen 6qof na waydiideen hadaba shiikh dadkay saaxibada ahaayeen ayaa kuriyooday markaa dadkaas waxay dhaheen dadka halaga bixiyo anaguna magaranayno wax daynkuleh oonsiino shiikhow maxaan dayntaa kugudikarnaa Khayr allah kusiiye
@Maara.Hassan
@Maara.Hassan 3 жыл бұрын
Lambarkiisa yaa haaya walaalayaal 😔gbr muhiim u ah ayaan ahay sheeqa
@stctech-cz9ih
@stctech-cz9ih Жыл бұрын
suaasha soo daa anaa sheeqa commentigaa kua hadlaayo
@mohamedshariifmohamed9892
@mohamedshariifmohamed9892 3 жыл бұрын
Yaqeey ciyaarta naga dhaaf noh😂. Meeqo maraas asc o dhahy
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
Sheikh Busùri miyaa😂😂😂 SOMALI ya sheikh unoqon jirey sxb😃😃😃
@nakruumaoffecial4410
@nakruumaoffecial4410 3 жыл бұрын
ooh hhh zomali ya zhiekh unoqon jiray uf hhh
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
Ninkaan dulqaad badana
@libaxnol3464
@libaxnol3464 3 жыл бұрын
Sheikha lambarkisa xage laga hela🤣🤣
@yasminismailyasminismail4702
@yasminismailyasminismail4702 3 жыл бұрын
Plz aniga aye lanbarkisa aye ubahan
@radwamahamed8795
@radwamahamed8795 3 жыл бұрын
Wanku siina lkn plz sual xun hawaydiiin 🤣🤣🤣🤣
@abdiazizahmedadan9376
@abdiazizahmedadan9376 3 жыл бұрын
Somali maryoleey foodo ma dhafaan 😂😂😂
@sumayasamaax6118
@sumayasamaax6118 Жыл бұрын
Shiiqa xitaa nafte ukenen😂😂❤
@farhiyafarhad1235
@farhiyafarhad1235 3 жыл бұрын
Ilahay nama waalo dad fiyow ma arkee way kala daran yihii😁😁😁
@tuutuu8439
@tuutuu8439 3 жыл бұрын
walashey waxannkaa codssnaa in subscribe igu cawiso mahadsanid
@iqraganey9904
@iqraganey9904 3 жыл бұрын
Sh.usuuli.
@bilalhawo
@bilalhawo Жыл бұрын
Sheq cusman busuri miyaa kulahaa wallahi sheq you are so funny,😂😂😂😂
@halimasaadia4075
@halimasaadia4075 3 жыл бұрын
😂😂😂 I love my people with their stupid questions
@abdi1985
@abdi1985 2 жыл бұрын
busuri. Yaaqee naga dhaaf ciyaarta kkk
@khadijahaji5107
@khadijahaji5107 2 жыл бұрын
@@abdi1985 !1q] zmy Im9+!
@nasser_dheeg1488
@nasser_dheeg1488 2 жыл бұрын
Kkk
@isninahyussuf6265
@isninahyussuf6265 3 жыл бұрын
Nambarka shekha ayan raba
@qadiijomohammed6039
@qadiijomohammed6039 3 жыл бұрын
Subaxanallaah
@amiinarab1493
@amiinarab1493 2 жыл бұрын
Shiikh waxan rabaa inan su,aal waydiyo
@taariikhahacaalamkataariik2024
@taariikhahacaalamkataariik2024 3 жыл бұрын
Umad xanuusanaysaan ka dhalanay hhhhhh🤣🤣🤣
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
Calafna SheikhNimada inu aska dhigan ka baqaa sheikhan 😂😂😂
@jazmiinhassan8066
@jazmiinhassan8066 3 жыл бұрын
Hhh waan qosalay walhi
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
WAR SHEEQA DHIB LAGUMO HAYO WAA CAADI DADKEENA DIINTA HA ISKA FAHMAAN💙💙💙💙
@rooblejaama5601
@rooblejaama5601 3 жыл бұрын
Ciyarta naga dhaf kulaha xarifkan🤣🤣🤣🤣
@cashomohammed5906
@cashomohammed5906 3 жыл бұрын
Asc shiiqa number kiisa xge ka hela
@abdulkaadir_ak9891
@abdulkaadir_ak9891 3 жыл бұрын
Sheikha su’aalahaan cilmi ayuu u leeyahy dhibna xagiisa kama ahan waayo wuxuu cilmi u leeyahay dhib kuma noqon karaan, dadka dhahayan sheikha dadkaan way dhibeen sheikha ma aysan dhibin ee su’alahan dhan jawaabtisa ayuu u heya
@taariikhahacaalamkataariik2024
@taariikhahacaalamkataariik2024 3 жыл бұрын
Busuuuri hhhh ciyaarta naga dhaaf noh 🤣🤣
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 жыл бұрын
Anigu aabahayga la yaaban aa Aabihisa keenay kadib waaba sii yaabay 😊
@aliabdullahi4165
@aliabdullahi4165 3 жыл бұрын
Yaaqi adi ciyaarta nagadhaaf nooh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@diinaarimediaproduction7518
@diinaarimediaproduction7518 3 жыл бұрын
Hilib geel xalaal maahinooooo
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk dad walanweeye bal waxay sheeqa waydinayaan eeg somali allow Soo hadee.
@xalimaqali8565
@xalimaqali8565 3 жыл бұрын
kkkkkkkkk wlh waa dad aan foyoobeyn
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
😂😂😂sheekh may dhiben
@mansotare9076
@mansotare9076 3 жыл бұрын
Adi masaar khaan sanayd kulaha🤣😂🤣😂
@MohamedAli-hj3mz
@MohamedAli-hj3mz 3 жыл бұрын
wllho markan dawanayay kaligey ahaa sidan u qos laayay hablhii xafada iga leexday cawa inan ka shubay moodayeen
@abdirihmangaandaa7459
@abdirihmangaandaa7459 Жыл бұрын
Maxaadigawaydiin ❤❤😂😂🎉
@jimcale23
@jimcale23 3 жыл бұрын
Sheeqan isaga waxii xun maxaa loola soo doonta 😂
@safiyasheikhcabdiraxmaan6650
@safiyasheikhcabdiraxmaan6650 3 жыл бұрын
Miskiin waaye sheikha maa sha allaah
@zakariyemahamuudciiley6902
@zakariyemahamuudciiley6902 2 жыл бұрын
maash allaah
@Talizo9
@Talizo9 3 жыл бұрын
Hhhhh ar wxn su al ma ahn wx quman ula yimada ilahy mataqanin 😂😂
@nasraqueen4761
@nasraqueen4761 3 жыл бұрын
Sh ciyarta nagada kulaha🤣🤣🤣🤣🤣
@fartuuncadaawe9292
@fartuuncadaawe9292 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh ciyarta nagada aaa somali dhib wlhi
@cumaraadan4095
@cumaraadan4095 3 жыл бұрын
wll Waxan raba in la isiiyo talka shiiqa
@mohamedascmaxakuhelydheere2794
@mohamedascmaxakuhelydheere2794 3 жыл бұрын
Asc sheeq waxan raba in aad nooga warantaa cambaniga tians
@shamsomuhumad1078
@shamsomuhumad1078 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Khabiir Dalka Ingiriiska Takhasus dheer u leh cudurada Uur ku jirta .. oo dalkeena ka furtay xarun looga maarmo in Yurub iyo Turkey loo tago caafimad .. Cudurada Jooniska , Hunguriga , Caloosha , Beerka , hunguriga , iyo Gasteriga kzbin.info/www/bejne/pGLTe32Yrs2JkJo
@shaadiyadiamond6341
@shaadiyadiamond6341 3 жыл бұрын
Daacd u qosly😂😂😂 waraa shiiqa dhesha ka dhaafa
@istahenna5349
@istahenna5349 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@istahenna5349
@istahenna5349 3 жыл бұрын
Ar somaaliyaa dhibadanaa
@Barlin074
@Barlin074 3 жыл бұрын
Somali funny wye ktbka😂😂😂😂😂
@abdifataxdahir2746
@abdifataxdahir2746 3 жыл бұрын
Hhhhhhlkkkkkkkkkk ala manoooli somlida waxaan su aal mahan ee waa ila dheen kitaabka waan fuuray dariska waa kaceen ala beerka hhhhhhkk
@maryamahassan377
@maryamahassan377 3 жыл бұрын
Kkkkkk istaqfurulaah
@yaasiinyaasiin9825
@yaasiinyaasiin9825 3 жыл бұрын
Sh wariya usameeya suaalaha weydiiya
@Dek-Ducaysane
@Dek-Ducaysane 3 жыл бұрын
3:40 kkk ninkaan suaal badanaa kkkk
@shaahidaskar8789
@shaahidaskar8789 3 жыл бұрын
Wlhi marka yara cajisaba cisman busuri miya ayn kuyara turta
@zetahusi1620
@zetahusi1620 3 жыл бұрын
Jisaakalaa shiiqa waaladhibey
@hiboc.kariin9255
@hiboc.kariin9255 Жыл бұрын
Sheikh waxan ubahnaa meel aan kala xariiro qofkii og ha isoo qabto please
@rahiimamuuse5469
@rahiimamuuse5469 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 ninkaygii oo mirqaansan ayaa naag kala guursaday ana md kalaan guursdey 😂😂 way barjeysay gabadhaas hhhhhh
@sumayasamaax6118
@sumayasamaax6118 Жыл бұрын
Toos haloo washo😂😂❤
@quenyaman7777
@quenyaman7777 3 жыл бұрын
Sheeqaan mar dhow left uu ka qaadana cyartan😂
@amiinarab1493
@amiinarab1493 2 жыл бұрын
Saa lo helayaa
@amiinarab1493
@amiinarab1493 2 жыл бұрын
Yah
@safiyamohamed2175
@safiyamohamed2175 3 жыл бұрын
😂😂😂sheikh wey waleen
@kingsaalax3302
@kingsaalax3302 3 жыл бұрын
Shiikh su'aalo dhaqan xun bay waydiinyaan
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 3 жыл бұрын
war Qosol badanaa dadkaan, shiiqoow naagaha la qabo haku baaaa´ba leeynine si tartiibleh wax ugu sheeg...!!!
@qadardaahircashuur9237
@qadardaahircashuur9237 3 жыл бұрын
Arsoomali shiekh yaa unoqojiray
@walalmohanad7374
@walalmohanad7374 3 жыл бұрын
Shihoow ninac macuni karaa🤣🤣
@tuutuu8439
@tuutuu8439 3 жыл бұрын
walal waxaankaa codsanayaa in subscribe igu cawiso adigoo mahadsan.
@fadumafiican6399
@fadumafiican6399 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkk
@user-mu9fq3uy9q
@user-mu9fq3uy9q 3 жыл бұрын
Hhhh gacma gaab aa hhhh😂😂🤣
@rahmamohamed9428
@rahmamohamed9428 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@rahmamohamed9428
@rahmamohamed9428 2 жыл бұрын
Murqihiisa balaanka ah kulhaa hhhhhhhj
@sowdaismail4285
@sowdaismail4285 3 жыл бұрын
Sheikhow asc waxan wata sual marka jawabta yaa kaheli kara waxan wata baryahan wadanka kenya waxa kabilowdaay shaqa ladahayo cash24 lacag ayaad kalinaysa wax ayaad xayeysinaysaa marka lacgtì lacag ayay dhalaysa marka lacagts maxad kaledahay
@Abdiraxmaan-gw6em
@Abdiraxmaan-gw6em 11 ай бұрын
Shiiqa, wadhibteey❤
@kulemoha8108
@kulemoha8108 3 жыл бұрын
Ciyarta naga dhaf yaqe cusman busuri
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 жыл бұрын
3:40 wllhida sidan ugoslay waligay uman goslin ninka ila dhagaysta
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
Sheikh Busùri miyaa😂😂😂 SOMALI ya sheikh unoqon jirey sxb😃😃😃
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 жыл бұрын
@@MohamedOmar-lr9zj hhhhh wllhida cid somali ka lug baxaysa majirto sxp hhhhhh
@xalimo9933
@xalimo9933 2 жыл бұрын
Numbarka shiqa ayn raba xagen kahela
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 2 жыл бұрын
@@xalimo9933 wxd waydinayso halkan kuso qor uu arkayaye.
@ismacilismacil937
@ismacilismacil937 3 жыл бұрын
Geela londan majoogaa👀
@Yyfre
@Yyfre 2 жыл бұрын
Sheekh busuuli Miyaa Ciyarta naga daa
@freestylesoccer2635
@freestylesoccer2635 3 жыл бұрын
Ku waan shiikh waa ba asadayn 😅😅😅😅😅😅
@abdiaziiznor5369
@abdiaziiznor5369 2 жыл бұрын
Wlh somali mohamed funny wye 😂🙈sh.buzuri miyaa ku lahaaaa ciyaarta naga daaay😂
@caydaruusdaacad1132
@caydaruusdaacad1132 3 жыл бұрын
Hilip geel xalaal maahinoo😃😃😃😃
@MohamedAli-hj3mz
@MohamedAli-hj3mz 3 жыл бұрын
illahaw dulqaadka sheekh usuuli ku waydiistey
@Akuloo04
@Akuloo04 Жыл бұрын
Hhhhhh war kan wa maxahy
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁
@mohamedsiizza5356
@mohamedsiizza5356 3 жыл бұрын
Hhh 4:08 wuxu suaal bdnaa😂😂
@xamdanuura8534
@xamdanuura8534 3 жыл бұрын
Waar shiikhan anaapa layapn suaalhen wuupa ujedaye myu wa kadhaho
@dekomdahir
@dekomdahir 3 жыл бұрын
Meherkeedu rabaa in loo xalaaleeyo... indha adakaa...😂
@hamzenour5176
@hamzenour5176 3 жыл бұрын
Sheekh halkee laga wacaa
SU'AALO CAJIIB AH OO SHEEKH USUULI LA WEYDIIYEY
14:07
DARIIQA TOSAN
Рет қаралды 1,7 М.
Su'aalo iyo Jawaabo oo Diini ah || Shiiq Usuuli || 👉 @Shuaib_abdullahi_official
43:07
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Suaalihii ugu kulula ee sheikh usuuli kaga waaleen iyo wixii kala qabsaday
6:24
WAREYSI- WEEY DIIMAHA SH OSMAN USUULI
17:23
HANOOLAATO
Рет қаралды 90 М.
SU'AALO IYO JAWAAB QIIMO BADAN || Sh Dr Maxamuud Shibli
32:42
Daacad Tv
Рет қаралды 10 М.
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 16 06 2022
48:23
Universal TV
Рет қаралды 57 М.
2 Qiso Oo Qosol Badan Sh Xassaan Ku Qabsatey Canada Iyo Nairobi
9:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 18 М.
SHEIKH USUULI OO LA WEYDIIYAY SU"AALO QOSOL BADAN 2022
29:24
SAYIDKA CHANNEL
Рет қаралды 115 М.
20-kii Sheeko Ee Ugu Qosolka Badnaa ||Sheekh Cabdixayi 2020
21:44
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 617 М.
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 02 07 2024
51:09
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН