Suaalo xasaasi ah Maxa ku kalifay ine ninkeeda si xun ula dhaqanto waxoo soo maray daruuf adag

  Рет қаралды 27,532

KULAN 24

KULAN 24

24 күн бұрын

Пікірлер: 51
@falisnux6209
@falisnux6209 22 күн бұрын
SubhanaAllah Somali Qabiil cay kama baxaan bal nin iyo nagtiis qabiil dhan maxaa loogu xambaarina SubhanaAllah
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 22 күн бұрын
Deeq waa inan gumeed 😢allaha isku barakeeyo reerkan dhisan❤❤🙏🙏🙏🙏
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 22 күн бұрын
Idiris waa qof aan ixtiraamo laakiin gadha waa gabadh fiican oo baari ah xaal bixi suldan idirisow❤❤❤😊😊😊
@user-vu8uy1fd9g
@user-vu8uy1fd9g 21 күн бұрын
Hawiye waa nasaab ee maha mooryaan adaa mooryaan ah
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 22 күн бұрын
Hadayba ku qaylinaysa side u nool yhy kani waa nin miskiina lahjada reer waqooyiga ninku xage ka keenay waba reer xamar ee
@Zamzamhassan12
@Zamzamhassan12 22 күн бұрын
Wa isaq 😂😂
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 22 күн бұрын
Waanala Galay Isaaq ee naga aamusa
@hanakhalif1187
@hanakhalif1187 20 күн бұрын
Wa nag nol wlhi
@marianmohammed4214
@marianmohammed4214 22 күн бұрын
Qatar haduu ku dhashay voo uu haysta carteficate dhalashada Qatar kusoo celiya Qatar .waxbuu ka helayaa .
@skyshooter4009
@skyshooter4009 22 күн бұрын
Tuugsaasho waliigeed maafiicno.
@Gedi2-wt6bs
@Gedi2-wt6bs 20 күн бұрын
WAAR DAAHIR MIYAAD XISHOONAYN MAXAAD WAXAN OO FADEECADA KU FALEYSAA WAA ILAAHWY KA BAQ
@gamer5Real
@gamer5Real 22 күн бұрын
❤❤❤❤
@MustafBashiirali
@MustafBashiirali 22 күн бұрын
Waryaa daahir maxaa dadka kaagalay
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 21 күн бұрын
Maxamed case isaaq maaha waa murine sacadmuuse dhexdega
@axmedguray3218
@axmedguray3218 20 күн бұрын
Xilima ayuu isaaq bakhayl noqday hawiye waxbiyay kkkkkkk
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 22 күн бұрын
Max kamada TikTok loyer maloga bahan yahay aan ka noqde 😂😂😂
@Desitions
@Desitions 22 күн бұрын
Laba Loyer oo dagdag ah baa looga baahan Yahay😂
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 22 күн бұрын
@@Desitions diyar 😂😂😂😂
@Desitions
@Desitions 21 күн бұрын
@@Farhiya-yj4ir Haye Yaa adi looyer u tahay😄😁aniga gabadhaa u ahay loyer
@afrahap4406
@afrahap4406 22 күн бұрын
Kkkkkkkkkk
@sirhamza5644
@sirhamza5644 22 күн бұрын
Gabadhaan maasha allah waaxaadhalay gabdhihii xooga habargidir ay kukaxeeysteen ee banaqdiriga ahaa habargidir igumadafirikarto daahir kasoosheekeey gabadhaan waa somali reer xamari waayo waamuuqataa daahir calasoow awoowe gabadha lacagtaad sheegtay dir anagana diyaar
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 22 күн бұрын
Umad waalan weeyi
@mahamedqolfaa1079
@mahamedqolfaa1079 22 күн бұрын
Daahir waa libaax
@june6206
@june6206 22 күн бұрын
Wa aqli qabiil kasi dahir wa ibleyska insiga
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 22 күн бұрын
Aabo so kan ad daxalkisa so donatay
@Princess-Mushti
@Princess-Mushti 22 күн бұрын
War Waxan Idin waydiyey Ninku Maanu Soomali Ahayn ❕️
@XalimoHssn
@XalimoHssn 22 күн бұрын
Ex kaygi uu ekaa ninkani acuduu bila 😂
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 22 күн бұрын
ala xuma dahir calasow wa qof xasid ka samaysan kulaha gabadh isaqa banaanka ku seexisay gabadhu way masayrtay marki ninkeedi lagala baxay angu waxay nooga sheekeyeen hg siday u galan ragaa isla yaab yaa ku yidhada dahir calasow tuuba raacana jooji gun baad tahay nin isaaqa kuma imaan lahayn ninkan waa nin qurabe ku dhasahay oo dhaqanka aqoon oo aad meesha ku haystan reerkiisina ka dumiseen xaskiisi idinka kala baxay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 22 күн бұрын
ninkan dahir calasow wa iga yaabiyaay waxan uu samanaya ma dacad buu ka yahay sowkan qofka u tuubo raacaya baahi maxaya ninka meesha waay ku qabsatay ninka caruurtiisi 10 kun siyaay safar baa meesha ku qabsadaay xaskiisi hore kala baxdeen hg aya walahay idinka hawiye gaajada isku eegaa aanga araganay beenta jooji isaaq ha u tuubo raacin ninka idinka meesha ku xanibay dhaxaalkiisa u dhameeyaa aaad la meeraysteen meeshii uu ku dhashay ha noqdeen isaqana wa faxalin beenta ilahay laa hor imanayso eeg daahirrow imisa baahan dadkiina ninkan ma bahanayn meeshay mudo ku qabstay walahay dahir labada kun uu dadka soo uruuriyaya ayuu ninka ugu tuubo racaya oo uu gabdhooda siiyaay akhas taasaba gunimo oo walahay
@user-wj8rl9cd5e
@user-wj8rl9cd5e 15 күн бұрын
Kkkkkkkkk😅
@yasminabdinoor943
@yasminabdinoor943 22 күн бұрын
😂😂
@RaxmoHuun0
@RaxmoHuun0 22 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fardowsaismail8316
@fardowsaismail8316 22 күн бұрын
Kkkkkkk
@Maria28832
@Maria28832 22 күн бұрын
DAHIR DAHAB HAWENKA SOMALIYED YEY KU WAALIN GAAJO BANI AADAN MA DHAMAATO KA DANEYSO
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 22 күн бұрын
Maba fahmin waxu ka shekeynayo
@calidalmar7543
@calidalmar7543 20 күн бұрын
Waxno dhan waa been wa sameeays sheekada gabadh aa so dhistay iyo daahir 😂
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 21 күн бұрын
Waxa ay udilaysay saw naag maaha oo adiga kumuu shukaansanayn
@mohamedalihersi9057
@mohamedalihersi9057 22 күн бұрын
Kkkkk maxkamadaa la keenayaa buu taaganyahay
@Desitions
@Desitions 22 күн бұрын
Qisadii lagu soo caan bixi lahaa Baa live ka dhexdiisa lagu dul alifayaa😂
@XalimoHssn
@XalimoHssn 22 күн бұрын
Hhhh cadi ma tihid
@Desitions
@Desitions 21 күн бұрын
@@XalimoHssn xaliimo Ooy, Xaliimo adiga na sheekada waad fahantay
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 22 күн бұрын
Aaabe nool Maa la dhaxlaa
@fardowsaismail8316
@fardowsaismail8316 22 күн бұрын
Nacas baas
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 22 күн бұрын
Waar qofkani waa ayo mashaydaanbaa Naago uunbuu ku dhaxjira Oo Matanaa Kuu dhaanto Waata kucaayeysee
@Desitions
@Desitions 22 күн бұрын
Oo maxaa iiga qariseen in lacagtu aabe na ka yeersiiso qofka😂 Alla ilaahaw lacag la'aan hana dhigin😂
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 күн бұрын
2000$ iguma filno aye taagan tahy gabadha lacagta meel mee iska taala tiktoka dhan tuuksi aya lofuray maxkamada dameer calisow loyer malahan aniga aya loyer kanoqona halee codeeyo somali maryoley 😷😷😷😜😜😜
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 22 күн бұрын
Dahir faankisi ayu bilaway kk
@zundus_9987
@zundus_9987 21 күн бұрын
Maxaa ka siya xbbi😬🤣🤣🤣
@fmou1283
@fmou1283 22 күн бұрын
Very funny every show is about money 😂
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 22 күн бұрын
Mooryaan waaye hawiye
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 күн бұрын
Maxkamada lakeena kulaha maxkamada dameer calisow afbiijole somalida qabiil aya eber kadhigayb😷😷😷😜😜😷
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 62 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 133 МЛН
Dr isim su’aalo iyo jawaabo ka faa’iideyso
1:13:58
Health Doctors info & chat
Рет қаралды 2,1 М.
SUBXANALAH: GABAR LABA NIN ISKU DUL GUURSATAY OO ILMAHEDA LAISKU HAYSTO
1:05:32
PART 1 / FAHMO ABAAL DARAN INAAABTIDEED LABA JEER NINKII KA GUURSATAY
49:48
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42