Suaalo yaab leh

  Рет қаралды 102,194

Zacki & Amal

Zacki & Amal

3 жыл бұрын

Пікірлер: 775
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Inta lamnahan ila jecel is muji❤🔥
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 3 жыл бұрын
kzbin.info/door/To1HkG_cbWyJTTdZcsUZIg
@hooyosaynab5509
@hooyosaynab5509 3 жыл бұрын
Qofka nabiga jecel like dhac ha igu siyo
@hapzhahassan9809
@hapzhahassan9809 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@salmanxaaji6675
@salmanxaaji6675 3 жыл бұрын
Amraney kuhestaba aniga From kaaran😂
@meyzaabdalla6118
@meyzaabdalla6118 3 жыл бұрын
Alla reer Banaadir zone sanadkana dhameynona waku salamaya amaley
@hodmanchannel1043
@hodmanchannel1043 3 жыл бұрын
Anigu ma ihi fanaan iyo heesaa kaliya waxaan faafiyaa Qur'aanka laakiin ma heli karo cid i taageerta. Ma jiraa qof qur'aanka taageera? Ilaahay khayr ha kaa abaalmariyo
@fardusabdullahi5604
@fardusabdullahi5604 3 жыл бұрын
Ilhy hoyo hano dhafo ❤ intaso hysan hoyo la anteda abaar😭🌍❤
@QueenAMAL347
@QueenAMAL347 3 жыл бұрын
ASC WALALYAAL ISO BOQDA SUBSCRIBE NO SARA ALLAH IDIN XAFIDO IDINKA IYO WALIDKINA youtu.be/watch?v=Ir0Az0VvBt4&t=3s
@H4mdyy
@H4mdyy 3 жыл бұрын
Amaal wali maiswada inta rabta inay dhaqso iskala keento uduceya🥰☺️
@mumtazqurux8814
@mumtazqurux8814 3 жыл бұрын
Aniga ina dhashay umaleynay allaha ufududeeyo foosha insha allaha
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
allaha kala nabad keeno
@ikhlazomar9757
@ikhlazomar9757 3 жыл бұрын
Inta kaaraan ku dhalty is muujiya😇😘
@ashlykim9529
@ashlykim9529 3 жыл бұрын
Ethiopia markaad tag teen nooga soo shekeey ilaa qurbaha✌❤
@najmomaxamud9712
@najmomaxamud9712 3 жыл бұрын
💋💋❤
@qureyshomar2191
@qureyshomar2191 3 жыл бұрын
Plz noso gili qisadi Ethiopia ila sweden ku tagteyn 🙏🙏🙏
@abdikarimsharmarke1518
@abdikarimsharmarke1518 3 жыл бұрын
Hora ksoo cararay Amal wlshy mcn allaha ku dhowro idi iyo ilmahaga🥰🥰
@aishaibrahimmuse4492
@aishaibrahimmuse4492 3 жыл бұрын
Wan ka qadny salaanta amaley From Dugsiga m muqtaar m cali bood wlh wan ku xasustaa ani apaayo❤❤❤❤💯
@ayandagan2532
@ayandagan2532 3 жыл бұрын
Welina shilintaa la dhahaaa macalin muqtaar welina dugsiga wuu hayaaaaa rer wardhigley asal ah
@sacdiyocali9733
@sacdiyocali9733 3 жыл бұрын
macalin muqtar ani iyo amran ayaan nadiyo iyo nuurto isla dhigan jirnay xafada wali shilinta ladhahaa amaaley maama iisha dayax wan wan idiin salaamay keep going walashey 🙏🙏😍❤❤❤❤❤❤
@zackiamal2212
@zackiamal2212 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️🥰
@baarliinguutaale3014
@baarliinguutaale3014 3 жыл бұрын
Amaley dugsiga macalin muqtar miya dhigan jirten wlhi rer wardhigley ahan insha allah sweden marka imado kusoradina balan waye wlhi
@sacdiyocali9733
@sacdiyocali9733 3 жыл бұрын
@@zackiamal2212 ❤❤❤🙏🙏🙏
@queenlaki808
@queenlaki808 3 жыл бұрын
ciyaal wardhiigleey farta sootaaha☝️☝️🥰🥰
@anfacaragsa5361
@anfacaragsa5361 3 жыл бұрын
Amal iyo amrn wa insalmAy manta qosolka adunk masha aalh faraxdina wa farxda hore socda foshana allha ku fudeyo dagre weyn ku ahy xabti allah ku xafido amal qosol wang💋❣❣
@mareegtaxogaha376
@mareegtaxogaha376 3 жыл бұрын
Wlh Amal is so funny, talented woman keep going apio😂😂🥰
@misssomali6231
@misssomali6231 3 жыл бұрын
Karaan maha meel xun ciyarta daay Amran Aniga kumadhalan mana dagni lkn my tolkeyga iskaleh Nasab kaamila ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 жыл бұрын
Asc karan waxa degan dad kale sida carab iyo Somali kala gedesan
@fadumaabubakar4540
@fadumaabubakar4540 3 жыл бұрын
Iskool godeey maxaa u imaa wesay meshaas bajiyo iyo basbaas iyo Lee lefoow buux wlhi cawa my dagmo waa ku qaxdeen 😭😭
@habibahassan9089
@habibahassan9089 3 жыл бұрын
Need to have part 2 ......m.a marvelous story mwaaaaaaah
@hazaadabukar3111
@hazaadabukar3111 3 жыл бұрын
Macalin cali bood & mclin muqtar Mamada muufada ayo xalimo cadow aladhaha alleh ha unaxariste
@naimagutale2393
@naimagutale2393 3 жыл бұрын
Salaan sare dugsigeena moalim muqtaar❣❣❣
@sucaadarahmaan7369
@sucaadarahmaan7369 3 жыл бұрын
Reer wardhiigleey🤩✊🏾
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Maasha alaah waa idiin salaamey dhamaantiin reer zaki dareen Amaal Amran
@abdifitahdaahir9549
@abdifitahdaahir9549 3 жыл бұрын
Xafada wardhigley waa kudhashay wana daganay waliba dhinaca shilinta waxa kle iskaga egnahay schoolka banadir zone neh wadhiganaye love you amal and amran ♥️
@mesawakitchen4803
@mesawakitchen4803 3 жыл бұрын
Masha allah👑Allah ha idiin xafido hoooooyo macaan👑👑👑👑👑
@shindiaosman5408
@shindiaosman5408 3 жыл бұрын
Amaley waa.salamantihin daaman,Aabee awey, hooyo natuus aan aragne.
@rahamasalah786
@rahamasalah786 3 жыл бұрын
Masha aaallh hoyo iyo dhamaantiin wan idiin salaamnay ❤❤❤❤❤❤❤
@mumtazqurux8814
@mumtazqurux8814 3 жыл бұрын
Part 2 so sameya inta rabto laki sara
@deeqacali3138
@deeqacali3138 3 жыл бұрын
Maha allah waa school keeyga waa dhameyey waa ku salamey amaley team banadir zone iso muujiya
@zubeirabukar6624
@zubeirabukar6624 3 жыл бұрын
Wcs apayo wan qadnay hada nahay rer shilinta qasatan ardaydii dugsiga macalin muqtar macalin bood nabad io cafimad ku rajynaa walashay old is gold 😍🥰🥰
@queenamal2958
@queenamal2958 3 жыл бұрын
Wlhe dad fooriyow yaqano aan cawa helay 😂😂 Somalia isku waaqti ayan kaso tagnay aniga iyo adinka Maha Allah, hadana Sweden isla joogna 🙌❤️
@hibanuura4233
@hibanuura4233 3 жыл бұрын
Runti xusuus waaye fooriyowgi aniga waxaan xasuusta waxaan ehen afar gabdhood badana hobiyaha wuxu dhici jiray maqribadi camal markaas inta joodari barandada dhigano aa markaa dhawaaqisa maqalno waa isku dhagi jirnay habeen xitaa hooyo baasto mireyso uu jikada kuso dhacay baastamirki uu kadhaxbaxay marka ilaahey nasoo mootiyay alx 🤲🤲🤲
@iqragacal4250
@iqragacal4250 3 жыл бұрын
Alx abyo reer xamar hadan nahy dhib waa soo argnay ee illhay nabad dalkeena hanooga dhigo ilahow Aamiin🤲
@hibanuura4233
@hibanuura4233 3 жыл бұрын
@@iqragacal4250 aamin yaa rabbi🤲🤲🤲
@mustaqimaxmed2763
@mustaqimaxmed2763 3 жыл бұрын
Amal gabar qalbi fican runti waa kuduceyaa mar walba ilaah haku kala keeno adinko nabada insha allah love u qaali💋💋
@khadrahasan8090
@khadrahasan8090 3 жыл бұрын
Amal Hargisa Anaaa kadgaane JigJigyre😇
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh amaal run waaye habarty hooyady waa dhahnaa waqtigi dugsiga ani galabti shanta waa kafasax qaadan jiry sheekadii filanwaa darteed 😃
@hafsaqadar1358
@hafsaqadar1358 3 жыл бұрын
😂😂😂 xasuus
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 3 жыл бұрын
Haa abaayo xasuus waaye 😆
@imanaliii4276
@imanaliii4276 3 жыл бұрын
Filan waa I fahan siiya yaqey 🤒
@aishaahmed9772
@aishaahmed9772 3 жыл бұрын
Masha Allah beautiful family keep going 😍😍😍😍
@caashaabukar5839
@caashaabukar5839 3 жыл бұрын
Amal foriyowga habaso xasusin abahey mcn ayan ku wayey wlhi waqti xasus xanun badan ayey itahay 😭😭😭😭😭💔💔
@ayaanabdullahi5742
@ayaanabdullahi5742 3 жыл бұрын
Masha Allah reer siinaay shilinta aad ayan u aqaana dugsi ayan ka dhigan jiray marna reer manabooliyo ayan ahen
@istarabdirahman3636
@istarabdirahman3636 3 жыл бұрын
Habar iyo hooyo waa isku mid Habar waa labo eray oo isku tagay oo ah Ha iyo bar oo micnwheedu tahay hab -bar ileen hooyadu waa hoygs hab-barker Hooyo waxay hoy oo macneheedu thy in hoiyadu thy hoy lagu soo hoydo ✌️✌️✌️
@queenmariz2763
@queenmariz2763 3 жыл бұрын
Team B.zone ilaa hada Anaa dhigto wlhi soomaali waxaa dhigi jiray macalin calasoow ilaa hadana wuudhigaa sanadkan Ayaa kaqalan jabin rapaa ee ii soo duceeya🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏾🙏🏾
@majiidmaajid115
@majiidmaajid115 3 жыл бұрын
Masha allaah walashey illaahey haku fudeeyo waan Ku tayeraa
@marrinchannel6998
@marrinchannel6998 3 жыл бұрын
Waa qoslay cidaa u shaqeyjiray ayey tagan tahay kkkkkk i love amal and amar iyo hoyo mcn ❤💋💋💋💋💋💋💯💉😘
@fartahennachannel8993
@fartahennachannel8993 3 жыл бұрын
Amaley aaba away You never mention him... I love you and your family..
@sagalcabdulaahi4284
@sagalcabdulaahi4284 3 жыл бұрын
Amaley abayo allaha Ku fududeya foosha Malin walba waa kuu duceyaa wlh
@hamdiamiin9138
@hamdiamiin9138 3 жыл бұрын
Amaley Manaboliyo ciyaal shibis xafadeena waa faanisay thanks hbbti marka somalia kunoqotid Manaboliya tag🥰.
@hussendahircali3193
@hussendahircali3193 3 жыл бұрын
M.a Allah sister Allah idiin wada xafido hooyana allah idiin dhawro
@Kalsooni100
@Kalsooni100 3 жыл бұрын
maasha allaah walaashay ilaahay caafimaadka haa kuu soo badiyo
@abdirizakmedia5084
@abdirizakmedia5084 3 жыл бұрын
Ma ilowday abdirizak jiis kabiirkena ayan yarisey iyo dhaman family igu salan wlhi xasus iga lisay alle maxa xafada u ima jiray nuurto iyo Amal lee dartod eedo dahiro ma xasusta hee✋❤️👍🏻
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 3 жыл бұрын
MashaAllah waan idin ka qaadey salaanta familka
@nastexosuudi2603
@nastexosuudi2603 3 жыл бұрын
M.allh hooyo mcn Allha ku xafdo♥️💋
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 Жыл бұрын
Mamo macaan waan ka qadnay Mamo macaan ilaahy cimriga iyo cafimaadka haku dheereyo ❤❤❤❤❤💯
@ruweydaapdi7419
@ruweydaapdi7419 3 жыл бұрын
m.a Pyoy Amal wad naga QozlizeH Allah ka farxiyoh 💋❤🤲🤲
@amzancadey9212
@amzancadey9212 3 жыл бұрын
M.a aderkey maclin muqtar rere bondhere idin salmay😘😘 😘 gobto sideda isma qariso 😘❤
@ruqiyoshekhabuukar8965
@ruqiyoshekhabuukar8965 3 жыл бұрын
Maasha allaah reer muqdisho dhalad aa tahay abayo allaah kuu fududeeyo foosha
@umuelias
@umuelias 3 жыл бұрын
Www mash allh reer siinay qarabada wa wlhi abayayashey rer sinay ana ah sodhawada
@miskifaaraxdaahir5643
@miskifaaraxdaahir5643 3 жыл бұрын
M.a keep going sister queen ilaahay ha kuu fududiiyo
@sabnaaabdulle2843
@sabnaaabdulle2843 3 жыл бұрын
MashAllah 🥰
@sihaamhassan4228
@sihaamhassan4228 3 жыл бұрын
Woooow masha allah my xafadeyda allah aamarkis waxan ku jeclhy waxan kuwada dhalaney hal xafad
@malyuunaliosman5707
@malyuunaliosman5707 3 жыл бұрын
Ciyaaal banaadir zone kula eheeen sis😂❤️
@leylamaxamud4128
@leylamaxamud4128 3 жыл бұрын
Ani
@qadroqueen3576
@qadroqueen3576 3 жыл бұрын
Ani xitaay
@elhaamabdulahi9628
@elhaamabdulahi9628 3 жыл бұрын
Me xitaa
@shukrialimohamed2293
@shukrialimohamed2293 3 жыл бұрын
Queens miss u more wlhi ❤❤❤
@narura1219
@narura1219 3 жыл бұрын
Alla macilin muqtar madhiganjirteen ana dhigan jiray🥰😍
@hidayoyusuf1143
@hidayoyusuf1143 3 жыл бұрын
Amal qofka kaliya aan taageero masha allah abyo
@zakabdi5128
@zakabdi5128 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله عليكم احلى عائلة
@sabahhashi9312
@sabahhashi9312 3 жыл бұрын
Manshallah amaal iyo amran🥰
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 3 жыл бұрын
Beedan waa jeclhy wlhi❤
@Hhhjkllll
@Hhhjkllll 3 жыл бұрын
Anaa karaan ku dhashay xafada janaral da uudne ee yaqshiid kusoo koray xasuus wlhi maxa suuqa sinaay walashey uraacay Reer yaqshiid Iyo karaan waa idin wataa like dhac ku siiya 👍
@falismohamed8156
@falismohamed8156 3 жыл бұрын
Qaraaxo waaaye etoobiya noga sheekey amaley🥰🥰
@koko83115
@koko83115 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 feero ma igu harin wlhi amaal dhan ma dhibley ah oo caqli bdn yaah ❤️
@nastawehliye6333
@nastawehliye6333 3 жыл бұрын
Anaa kasaa sheikh abdi amaal jeele wlhi isku xafad baan aheenbo
@mcxulka6709
@mcxulka6709 3 жыл бұрын
Macalin muqtaar xasus wllhi 2006😩😩😩😩🥲🥲🥲🥲🥲🥲xasus qali ah
@suhuuraskar4573
@suhuuraskar4573 3 жыл бұрын
M.a wllhy marka faraxsan tihin qurux weyan adiga io arman 🥀🕊🦋🖤
@nasrabintadowsheikh4765
@nasrabintadowsheikh4765 3 жыл бұрын
Siz can we see your dad ..or his voice....keep going dear
@AsmaAli-tw4ob
@AsmaAli-tw4ob 3 жыл бұрын
That’s her husband
@sucdiismaaciil4707
@sucdiismaaciil4707 2 жыл бұрын
@@AsmaAli-tw4ob yýyyyy
@xaawaxussein3560
@xaawaxussein3560 3 жыл бұрын
Wcs amal qurux qaladka adi malihid ee waxa leh gabar yar oo iskuul losoo dirsaday qofti dukaan uga tagtay amal wll mcn alle hku fududeyo idinkoo nabad qaba insha allaah
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 3 жыл бұрын
Wow masha Allah Siinay shilinta war dhiigley waa jirtaaa
@sagalsaafi3004
@sagalsaafi3004 3 жыл бұрын
masha allàh Amaley next vedio i can't weit
@lifewithasomalimom9319
@lifewithasomalimom9319 3 жыл бұрын
Isku meel ku dhalanay masha Allah beautiful sisters
@asyayosef5149
@asyayosef5149 3 жыл бұрын
Inta illa jecel lamanaha ☝🏽is moojiya🥇💪🏽❤️💫
@aaminoboqoradaisteelkadggg4818
@aaminoboqoradaisteelkadggg4818 3 жыл бұрын
Alh jeceliyaa amaal iyo amran ❤️♥️♥️😍😍💖💖💋💕💕💕🌹🌹🌹🌹💯💯
@munaqurux1427
@munaqurux1427 3 жыл бұрын
Waan kaa qaadny hooyo mcn❤🙏🦋
@asadmaxamad6132
@asadmaxamad6132 3 жыл бұрын
intaa jeceyl amaal iyo zack one love
@malyuunabdullahi1819
@malyuunabdullahi1819 3 жыл бұрын
Amal jele wlh Bbe wa iskaka jeclahay yaqey Waxan kuleyahay Queen is the always Queen 👑🌏
@nasteexomaxamedgaab5068
@nasteexomaxamedgaab5068 3 жыл бұрын
Amal and amran Queens and hooyo mcn Waan idin salaamay
@user-qg3lz3cb7f
@user-qg3lz3cb7f 3 жыл бұрын
masha allah reer wardhiigleey jecliyaa dugsigas madhigajirin
@sabrinsaciid8157
@sabrinsaciid8157 3 жыл бұрын
Waaaaw reer wardhiigley isla nahay amaal 🥰🥰🥰
@ifraaxaxmedxuseen235
@ifraaxaxmedxuseen235 3 жыл бұрын
Ala amal iyo zaki daren maxa ni xisay allah ku kala keno xbibto amal🤲🥰
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 3 жыл бұрын
Amal and amaran wlhy waa idin jeclhy huuno qali 🥰🥰🥰❤
@ayanahmedsadiq3043
@ayanahmedsadiq3043 3 жыл бұрын
reer banadir zone is muuuujiya wakuwadana xapiptii nolooow
@shamisamohammed6925
@shamisamohammed6925 3 жыл бұрын
Masha alah abayo mcn alah idin xafido 😍🥰
@maxamedrage1514
@maxamedrage1514 3 жыл бұрын
Waa laga qaaday walashey Amal jeele
@yasminclahi
@yasminclahi 3 жыл бұрын
Amaal keep going
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 3 жыл бұрын
Masha Allah Amaal Jele wa iga qoslisay.
@qwenkhadriin5767
@qwenkhadriin5767 3 жыл бұрын
First comment I love you amaal and zacki and Amaran love you 😍 beautiful family’s❤️💕💞🤞🏻😍❤️
@fowziyaaweys131
@fowziyaaweys131 3 жыл бұрын
Beydaan maamada igasoo hormartay masha Allah
@rahug4250
@rahug4250 3 жыл бұрын
Hej Amal och Amira cadey ilahye ha idin xafido Inshallah aya mcn ❤❤❤
@xamaadaaxmed6577
@xamaadaaxmed6577 3 жыл бұрын
masha allah alleh
@mohamedmuuse24
@mohamedmuuse24 3 жыл бұрын
Mashallah abayo huray 💋💋💋💋💋💋💋💋💯
@najmonalka6182
@najmonalka6182 3 жыл бұрын
Banaadir zone schoolkeyga wardhiigley dhiigah Amaaley waa ku wataaa❤
@misstaz8214
@misstaz8214 3 жыл бұрын
Mash Allah amaley isku xafadan aheen
@ubaxeyfarah4838
@ubaxeyfarah4838 3 жыл бұрын
Keep going Amal
Prank Zacki oo laga arsade
25:51
Zacki & Amal
Рет қаралды 193 М.
Vlogg iga sugeesen asxaabta
12:27
Zacki & Amal
Рет қаралды 64 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 34 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 160 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
"Waar DAAG DAAG AH!!!
19:01
somalia media News
Рет қаралды 3,6 М.
WALAASHAA BADBAADI
11:52
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 565 М.
cilaan saaro eid Mubarak asxaaabteyda
8:45
Zacki & Amal
Рет қаралды 77 М.
Marka igu horesay yazan madaxa loo jaro
11:01
Zacki & Amal
Рет қаралды 51 М.
Prank aan zaki ku sameye
18:53
Zacki & Amal
Рет қаралды 211 М.
Поймал редкий кадр🤨
0:22
FERMACHI
Рет қаралды 2,8 МЛН
У Тебя Есть 3 Желания! 😌 @NutshellAnimations
0:46
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,8 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
0:25
Watch Me
Рет қаралды 54 МЛН