SUBAX: warar waaweyn oo saakay kasoo kordhay xiisada udhaxeysa israil iyo xisbullah

  Рет қаралды 54,662

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

SUBAX: warar waaweyn oo saakay kasoo kordhay xiisada udhaxeysa israil iyo xisbullah

Пікірлер: 277
@RahmaNur-ng2un
@RahmaNur-ng2un 2 ай бұрын
Ilaahoow u naxriiso janadii fardoowsa alah ka waraabiyo❤❤❤❤
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 2 ай бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 2 ай бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza alle naxariistii jano haka waraabiyo Ismail haniya
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb 2 ай бұрын
Alla wanaxay RABIYOW unaxariso ismail haniya iyo dhamaan inta shahiidey Israel Rabiyow MASIBO rabaani ah kurid Rabiyow ugaargar walalahen cadowga dhulka lagow Ameen Ameen ya Allah
@MaxamedCabaas-ug5bk
@MaxamedCabaas-ug5bk 2 ай бұрын
Inlaa liaahi wa,inaa ilaahi raajicuun warki iigu naxdunta badnaa saake ayaan maqlay walaahi waa maalin murugu iyo ciil ismaaciil haniya alle,ha,u,naxariisto yuhud iyo kuwa,taageersan insha,allah waa lasoo,afjari doona mar dhaw
@Bintuabdala
@Bintuabdala 2 ай бұрын
😭😭😭😢😢😢😢
@badmaceywaye233
@badmaceywaye233 2 ай бұрын
Ilaahey naxariista jano haka waraabiyo ismail haniiya
@liibaanxuseen105
@liibaanxuseen105 2 ай бұрын
Ninkan warba Kama hyo dilka Haniya
@zenabela1196
@zenabela1196 2 ай бұрын
Ismaciil haniye allah unaxariisto muslimiinta saakay tacsiya utaalo
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 ай бұрын
burbur iyo masiibo allah kurido mareykan yahuud yurub illaahow ugargaar islaamka siiba falastiin xuuti xisbullaah aamiin
@saynabali9801
@saynabali9801 2 ай бұрын
Mid kamida lugihii islamku kutaagnaa ayaan waynay allaha unaxariisto ismail hani ah😢😢😢
@mohamedabdullahi3246
@mohamedabdullahi3246 2 ай бұрын
Inaa lillaahi wa’inaa ilayhi raajicuun allaah ha unaxariisto jannatul Fardowsa allaah hakkeeyo😢
@Gashanle02
@Gashanle02 2 ай бұрын
Ebbe ha u naxariisto wllhi said uga naxay hurdo isku diyarinayy waa iga soo go,i ladahay waxay ila mid malinkii uu abbe dhintay 12/07/2016😭😭😭😭😭
@Beingme541
@Beingme541 2 ай бұрын
Walah Ilaha jogo😢
@JamacKahiye
@JamacKahiye 2 ай бұрын
Ina lilahi waina illeyhi rajucun ALLAAHA unaxaristo
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto ismaciil haniya
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 2 ай бұрын
Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun ❤❤❤
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 2 ай бұрын
Rabbi ha u naxariisto ismail haniya
@Ayaano1993
@Ayaano1993 2 ай бұрын
Xisbullah aniga kulayl iguma hayso lakin arinka ismacil haniya waa nataabtay wlhi allow ku naxariiso
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 2 ай бұрын
Arsaaiil ilahay ha jabiyo iyo kuwa la jira falastiin xusbulahi xuutiga guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 2 ай бұрын
Subxanallah wallahi wan ka naxay Ismaciil hanii allaha u naxariisto
@fadumoali7402
@fadumoali7402 2 ай бұрын
Allah ha u gargaaro wllheen reee Falastiin🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼
@cabdiqaadir8775
@cabdiqaadir8775 2 ай бұрын
Isciil haniya allahu ha unaxariiso Mujahid heesiya ayuu ahaa amiin
@BilanMacalin-k3h
@BilanMacalin-k3h 2 ай бұрын
ismaciil haniya allaha u Naxariisto 😭 geeridiisa aad ayaan uga naxay rabiyow falastiin u gar gaar asagana janatul fardowso ka🤲 waraabi
@kamaalUsmaan1075
@kamaalUsmaan1075 2 ай бұрын
War maxaan ka wadda? Muxuu noqday Cismaa'iil Haniya?
@Beingme541
@Beingme541 2 ай бұрын
​@@kamaalUsmaan1075Wu shahiday
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 ай бұрын
Warka marunbaa
@Bayuu-b6h
@Bayuu-b6h 2 ай бұрын
Still alive br haniyya
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 ай бұрын
@@kamaalUsmaan1075Israel aya ku dishay Tehran
@NimcoAided
@NimcoAided 2 ай бұрын
Subxanalaah Allow u hiili masaakiintan Oo shiw boito ayey ahayd wixii ay shubaysay xisbulaah 😭😭😭😭
@lolamamedia8259
@lolamamedia8259 2 ай бұрын
Ismail haniya waba dhinte allah ha unaxaristo Wan ka naxay
@monerahashi2970
@monerahashi2970 2 ай бұрын
Rabi ha unaxaristo ismacil haniya😢💔😭
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 2 ай бұрын
ALLAH ha unaxaristo Ismail Haniyeh
@AminaMuktar-p7w
@AminaMuktar-p7w 2 ай бұрын
أنا لله وإنا إليه راجعون Allah ha u naxriisto Ismail Haniyah Aamiin 😢
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 2 ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤
@SaacidYare-c9f
@SaacidYare-c9f 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto wall keen haniya
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 ай бұрын
Inaalilaahi wainaa ilaahi raajicuun Walaalkeen Ismail haniye
@ashofaki2565
@ashofaki2565 2 ай бұрын
Ilaahow umadada u gargaar. Ilaah ha u naxriisto Ismail Haniya Iyo intii Islaam ah oo shahiideyba🙏😭😭😭😭😭
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 ай бұрын
Fuad shugri ismaaciil haniyaa Allaha u naxariisto❤❤❤
@abdiweli5045
@abdiweli5045 2 ай бұрын
ilaahayaw unaxariiso shihiidka muslinka
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Wcs maasha allah mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤
@MuseMucad
@MuseMucad 2 ай бұрын
Allha lajiro maqmawda xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
INAA LILLAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ALLAAH YARXAM MARXUUM ISMACIIL HANIYAH
@jubalandmedia6804
@jubalandmedia6804 2 ай бұрын
Kulanka madaxweynaha iiran kadib waala dilay ismacil haniya alle ha unaxariisto waanka sugaynaa warbixintaas
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 2 ай бұрын
Waxa aan maqlayo mahan wax lagu farxo marka alle SWT ayaa jooga in falastin dadkooda lalayo madax doda la shirqolo waa irin ay ka dambeyaan dadka u shaqeya galada lkn gar gaarka rabi ayaan sugaynaa inaha allaaah
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 2 ай бұрын
Aaamn alle bdbaadiyo dad lagu goobtaya waayee
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 2 ай бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA ARXANKA DARAN EE YAHUUDA IYO XULUFADEEDA AAMIIN YAA RABBI
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 ай бұрын
Alle ha unaxariisto 🙏🏽🙏🏽
@SaraHaji-x3e
@SaraHaji-x3e 2 ай бұрын
Allaha u maxaristo ismacil haniya 😢😢
@Xidigamogadishu
@Xidigamogadishu 2 ай бұрын
Qalbiyadeena waxaay lamurugoonaan dadka falastiiniinta 12:24 😢😢😢 14:00
@Bintuabdala
@Bintuabdala 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@OwrallaHiba
@OwrallaHiba 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto intii shahiiday wale Ismail reer galbeed baa dilay mahe yahuud mey dilin Rabbiyow guule reer Falastiin iyo Islamka oo dhan Amiin amiin amiin
@abdirisakibrahimdarbo7772
@abdirisakibrahimdarbo7772 2 ай бұрын
Ismaciil hanniyah allaha u naxariisto
@moallim1000
@moallim1000 2 ай бұрын
Allaha u Naxariisto Ismaaciil Haniya. Waa dhintay. Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun
@maruubie
@maruubie 2 ай бұрын
Ala yarxamu raximiin samir iyo iimaan buuxa insha alaah
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 ай бұрын
AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 2 ай бұрын
Thanks nadaara
@radosomtravel35
@radosomtravel35 2 ай бұрын
allaha u naxariiso ismaciil haniya geeri xabuun badan mid ka xanyo badan tiir ah oo jabin allaha ugu badalo xamaas iyo dhamaan falestiin
@muktaryusuf257
@muktaryusuf257 2 ай бұрын
Allah ha unaxariisto haniya
@dekaadar9636
@dekaadar9636 2 ай бұрын
Inalilahi waa ina ilahi rajicuun
@khadijaowais9265
@khadijaowais9265 2 ай бұрын
inaalilaah wainaa ilayhi raJicuun 😢😢
@abdiweli5045
@abdiweli5045 2 ай бұрын
Inaanilaah wainaaliraajicuun
@sharifomohamed2717
@sharifomohamed2717 2 ай бұрын
Allah unaxariisto shahiid wye
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 2 ай бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@faaraxowcali7452
@faaraxowcali7452 2 ай бұрын
Allha ha unaxariisto
@HusseinAli-b7p
@HusseinAli-b7p 2 ай бұрын
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك
@GcVc-tf9vf
@GcVc-tf9vf 2 ай бұрын
Alle hau naxariisto ismaciil hania😢😢😢
@cabdirasaaqbashiir9337
@cabdirasaaqbashiir9337 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto ismaacil haniya
@mireguled6549
@mireguled6549 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 2 ай бұрын
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@abwaandoogjacayl6462
@abwaandoogjacayl6462 2 ай бұрын
Ismaciil Haniya Ilahay ha u naxariisto
@QamarJamac
@QamarJamac 2 ай бұрын
alle ha u naxariisto ismaaciil haniya
@AadanTalaasoow
@AadanTalaasoow 2 ай бұрын
Wsc Nadaara show hore u soco sxb insha
@MOHAMEDMuhamud-c9p
@MOHAMEDMuhamud-c9p 2 ай бұрын
Allhaunaxristo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub 2 ай бұрын
Waaalahi wan ka naxay Ismail haniya. Alah unaxaristo
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 2 ай бұрын
Allaahu akbar
@saidalimohamuud1987
@saidalimohamuud1987 2 ай бұрын
Iiran ayaa kadanbausa dilka haniyah Alle hainaxaristo
@WarsameJimcaale
@WarsameJimcaale 2 ай бұрын
Allahuma ansur falastin
@SaqiirDile
@SaqiirDile 2 ай бұрын
Allaha unaxarisato janada galiyo
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 2 ай бұрын
Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin
@MaxamedYusuf-p8r
@MaxamedYusuf-p8r 2 ай бұрын
Alle ha u naxariiso Haniya falastiin 😅😅😢😢😢😢allow adaan woodle 😢😢😢😢😢😢😢
@MaxamedYusuf-p8r
@MaxamedYusuf-p8r 2 ай бұрын
Allow adaa awoodle
@saalaxafrax4765
@saalaxafrax4765 2 ай бұрын
Ismaciil hanyah allah u naxariisto
@MA-me4rq
@MA-me4rq 2 ай бұрын
Ax tacsi ayaa ino talo cawa inalilah waina ilayhi rajicun ilahay haunaxaristo Ismacil Haniya waa naxdin wayn ilahay musibo aanka harin haku rido Israil iran booto bila ficila hala fadhido adunyo qimo maleh war aanku faraxno islamka ilahayow namaqashii
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
waa very sad 😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 2 ай бұрын
Asc rabiyoow adigaa wax walbo awoodo ee rabiyoo geerida ismaaciil hasoo dada jinin yaa casiis rabiyoow fallastiin garab gal yahuuda qaxa oo qaxootigiin lawaay insha allaah
@Qabar22
@Qabar22 2 ай бұрын
Subxaana laahi
@abdallamahamoud3590
@abdallamahamoud3590 2 ай бұрын
Iiraniyiinta waa Ducufo magaaladooda aya lagu dhex Dilay ismaaciil haniyah! Ilahey ha U naxariisto
@CabdirisaaqKhaliif-i8x
@CabdirisaaqKhaliif-i8x 2 ай бұрын
Rabbi ha unaxriisto ismail haniya 😢😢😢
@libanXidiga-sg2yx
@libanXidiga-sg2yx 2 ай бұрын
Ilaahay jannadiisa ha geeyo, shahaadana ha u aqbalo sh. Ismaciil Haniya, madaxii xarakada xamaas, mid ka khayrbadanna umadda ha ugu beddelo. Jihaadku wuu ku xoogaysan, cadawgana wuu ku jabi inshallah. Ilaahay geeridiisa hoogga cadawga ha ku soo dedejiyo, runtii tiir wayba kabaxay umada islamka ah io reer falastiinba rabi naxaristisa jano ha siiyo انا لله وانا اليه راجعون .
@Daahir-o5l
@Daahir-o5l 2 ай бұрын
Alaha u naxariisto ismacil haniya iyo dhamaan falastiniyinta shahiday
@abdirahmansheikhnor8516
@abdirahmansheikhnor8516 2 ай бұрын
😢😢 Allow u naxariiso Amiir ismaaciil haniya😢😢
@kaltunyusuf6607
@kaltunyusuf6607 2 ай бұрын
Allaha unaxaristo ismacil haniya
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 ай бұрын
Ismaaciil haniya Allaha u Naxariisto ❤❤
@Muxubo-u9e
@Muxubo-u9e 2 ай бұрын
Allah ha unaxaristo ismacil hania
@ilyaasaliahmed3456
@ilyaasaliahmed3456 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Ismacil hania
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 2 ай бұрын
Alloow muslimiinta u hilii
@omargarad6774
@omargarad6774 2 ай бұрын
Ismael Haniya Allaaha u naxaristo waa dhintay
@LibanQabri-ol8it
@LibanQabri-ol8it 2 ай бұрын
Ismaaciil haniya Alle ha'u naxariisto
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 2 ай бұрын
لااله الاالله لااله الاالله لااله الاالله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين عسماعيل هنيه
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 ай бұрын
Ismacil haniyah shahiiday srael cawa dambiye naga gashay ilahayow inoga aar yarabi raxman 😭
@samir7657
@samir7657 2 ай бұрын
Khamenie waxa ugu danbeeyay u dilay Madaxwaynihi hore e iraan Ibrahim Raisi iyo wasiirkiisi arimaha dibada
@XasanBashir-t1z
@XasanBashir-t1z 2 ай бұрын
Rabi a u naxariisto
@haaruunyusuf2617
@haaruunyusuf2617 2 ай бұрын
Asc nadaara ISMACIIL HANIYA ALLAHA U NAXARIISTO INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. ISRAEL AYAA SHIRQOOL KU DISHAY ISAGOO KU SUGNAA HOYGA UU KA DEGANA TEHRAN.
@cashodeer6232
@cashodeer6232 2 ай бұрын
Innalillahi wainailahi rajiun, Alhamdulillah Rabbilalamin claa kuli xaal
@abdikadirabdillahi7758
@abdikadirabdillahi7758 2 ай бұрын
Allaaha unaxariito ismaaciil haniya😢
@janojecelxusen
@janojecelxusen 2 ай бұрын
ismaaciil haniya yaa lagu dilay dahraan 😢
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show qeyr sheeg insha allaah
@qadramahamud4651
@qadramahamud4651 2 ай бұрын
Inalilahi wa ina ilahey raajacuun Alaha u naxariisto ismaciil haniya walahi waaka naxay
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 2 ай бұрын
Maxamed Deyf xittaa waa Dilnay ayay yiraahdeen inta Caruur iyo Haween laayeen
@barwaqoladan6868
@barwaqoladan6868 2 ай бұрын
😢😢😢😢 alllehaunaxariisto ismacill haniya wa geri xanunbdan lkn qadarta ilahy wnkusabraynaaa ilahow Samir iyo imaan nagasiiii yarabii janno fardowsa udeeq
Top U.S. & World Headlines - October 17, 2024
12:47
Democracy Now!
Рет қаралды 133 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 2,8 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 15 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,6 МЛН