SUBXANALAH: NIN MASEEYR DARTIIS SUN U CABAY IYO ARIN MUCJISO AH

  Рет қаралды 20,123

Maxkamada  Calasow

Maxkamada Calasow

Күн бұрын

Пікірлер: 75
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 ай бұрын
War sun heysku cabin oo naftada alle ugabaq subxanallaah ragna bdn dumarna bdn hdn keys fhmeynin dunida weyn yakhey yrabbii illhey qalbiga haku dejiyo
@Cadar49
@Cadar49 3 ай бұрын
Maxkamadii ugu daacad badneeyd waaye maanta qof walba qalad kiisa wuu qirtay xalna waa la helay well done
@AminaAli-g7q
@AminaAli-g7q 2 ай бұрын
Tik tok lisku guursado maa qeer leh 😂😂😂😂😂😂
@NadiifoSalaad-f2q
@NadiifoSalaad-f2q 2 ай бұрын
Sabxaalah naagta part😢😢😢😢😢es muu ucabay Laa ilaahi ilaa hu
@fateh2mohd
@fateh2mohd 3 ай бұрын
War mu sixrsn yahay wuxu muxu nag ugu oyaya shalay uu guursagay gabadh fiucan ilaahay haku siiyo wllo tan ka samir ❤❤❤
@khadiijajaamac9319
@khadiijajaamac9319 3 ай бұрын
Wuxuu rabaa inay kaxayso, passport ka isn't easy 🤔🤔🤔🤔🤔
@Umu-aya
@Umu-aya 3 ай бұрын
@@khadiijajaamac9319ben ma aha mama weyn waye basaborka ka raba 😂
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Waa guur intareysa ah ninkaan wax uu raba in ay ka soo wado sacuudiga waa very sad
@Deeqoadann
@Deeqoadann 2 ай бұрын
Mmaxaay g nin kufale ayeeyo wayee 😂😂😂
@aishajamac3893
@aishajamac3893 2 ай бұрын
Ayeeyo naf maleh miyaa
@AminaAli-g7q
@AminaAli-g7q 2 ай бұрын
Waalagu raali gelinaa ha qalbi jebinin wiilka luuleey
@shariifkacabdixakiim4637
@shariifkacabdixakiim4637 2 ай бұрын
Asc dahir calasow rag rag dh 17:54 aley
@AminaAli-g7q
@AminaAli-g7q 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hafsaahmaddaahir-qr1ut
@hafsaahmaddaahir-qr1ut 2 ай бұрын
So funny 😁 😂 😂
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Wale daahir waxa uu soo shaqo war Allah laga cabsado ninkaan ku haya waan is dilay marka hore xaq Allah tuso war diinta Allah baro risaqdad Allah ayaa hayo ee qurbah maxa yaal runta aniga kuu sheegayo hadad is disho Ehelu naar ayaad tahay naagtaan aad rabtan nin kale ayey raacaysa asgo sacuudiga jooga ayuun diintiis baran war ninkaan xaq Allah tuso
@ahmedmire9143
@ahmedmire9143 3 ай бұрын
Asc.wariye Baare sarre Dahireeto.sxb. Maxkamadu hadeey Waalato waa waajib. ileen dad wareeray beey u garnaqee, kkkk War ha iska furo❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
JAREER WEYNE MILKILAYASHA MARKO CADEY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 ай бұрын
Ninkan maseyrsan maxaa ka soo donay Dahir caladow maxowse ka khaban kara what the huge 🤣🤣 asga ma dhalay mise dadka xanunsan 😂
@AbdullahNor-u2q
@AbdullahNor-u2q 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 3 ай бұрын
Waaw queen soy soy waa codkar wagar yaqaan walaruray 🙄🙄🙄
@sunta1294
@sunta1294 3 ай бұрын
😂😂😂😂jacel mahan waa daneysi inuu ku meel gaaro raba
@MandeqAli-rq5fs
@MandeqAli-rq5fs 3 ай бұрын
Waliga qof anku rabin qeymahada hos ha ugu dhigin waliga
@SiyadAli-r8h
@SiyadAli-r8h 2 ай бұрын
Daahir War Dadkki Waladhaarisay
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 2 ай бұрын
nimanka magaca yasin wato wa mushakiyiin kalsonida ku yar 😂
@aminanugal1971
@aminanugal1971 3 ай бұрын
Kkkkk u r very funny dahir Alasow
@Osob_5
@Osob_5 3 ай бұрын
Naa doqoneey yuu ku dilin Ninkaasi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Umu-aya
@Umu-aya 3 ай бұрын
Wuxu Maskin iska dhika amu raba naf turuq kasin raba 😂😂
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 ай бұрын
saliimo nag nool❤❤❤🤣🤣🙏
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Maskiin danta u geysay qurbah ayey wax mooday ileen wax uu jooga sacuudiga war naagta iska daa ee Allah u noqo asag risaqada haya naag qurbah joogto iska daa
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى 2 ай бұрын
War dahiir dee meesha ma buuq naagood bad uu furthy mise inad wax ku xaliso ya dirsaday nagahan wada buuqayaa Maa igaa la qabaa
@Deeqoadann
@Deeqoadann 2 ай бұрын
Niin masayrah uuf war bax
@abuukaraxmedabuukar7108
@abuukaraxmedabuukar7108 3 ай бұрын
Maxkamadan dadka miyey kalamaslaxaa mise wey kala furtaa? Hadii eey waalato maxkamada Sidaan ookale ayeey ubuuqdaa😂😂😂😂
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 3 ай бұрын
Dee waa runteed meeshay rabtey aadeysaa maxaad u maamuli frace ha aadin kulahaa😂😂😂😂
@saadaadenaouled5838
@saadaadenaouled5838 3 ай бұрын
Xeer ciisse maxkamata maxatoqareebty
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@hawo1198
@hawo1198 3 ай бұрын
Jareer ba ma ahan ninkan
@zahromahamed3483
@zahromahamed3483 3 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 ай бұрын
war cadalada mari ohinta nin raga hadhayalsan 😭😭😭😭🙏
@somalimediaaction7553
@somalimediaaction7553 3 ай бұрын
Ar dahir aa caadi usoo labistay maxkamad calami ah ayey u muuqataa
@Deeqoadann
@Deeqoadann 2 ай бұрын
Yuu kudiilin kacarar
@farhaanss1114
@farhaanss1114 3 ай бұрын
In lagu caayo ceeb waaye abaayo
@Osob_5
@Osob_5 3 ай бұрын
Buufis ayaa haya Ninkaan waa fiisi soon weeye
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 3 ай бұрын
The problem is misunderstanding 😢
@Osob_5
@Osob_5 3 ай бұрын
Waa fiise doon
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 3 ай бұрын
Naag aad 3bilood qabto maxey stres kuugu rideysa maad iska furtid
@DhdhdjDbdbjs
@DhdhdjDbdbjs 2 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊
@farhaanss1114
@farhaanss1114 3 ай бұрын
Uuley anagaa nijmegen kula joogna
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 3 ай бұрын
In Yurub la keenu u oyaya😅
@Osob_5
@Osob_5 3 ай бұрын
Asc waar illeen anagaa wax aragnay Oo ma Naag buu Aduunaka ka waayey
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 2 ай бұрын
Maya ee meesha pasaport aya yaalo
@somalimediaaction7553
@somalimediaaction7553 3 ай бұрын
Maxkamada ayado waalan aa hadana dad walwaalan lee usoo dacwooda kkk
@cabdikarincusman2401
@cabdikarincusman2401 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@miskiomar4399
@miskiomar4399 3 ай бұрын
😂😂
@anhaarabdi5407
@anhaarabdi5407 3 ай бұрын
Ooyintu waa freee
@amalquule84
@amalquule84 2 ай бұрын
ninkani doqona werye halaga beenaale
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 3 ай бұрын
Dahir waad qaldan tahay qamiiskan waa Kii sudeysi hadda iska sii saxiib maxkamadaha qamiiskooda waa madow kofidii yuhuydana wey gashan yihiin kofiya dhuub baa la yiraahdaa
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 3 ай бұрын
Shalay Dan aa maya dhihi waaye jirtay ? Mfhmn aniga naagta waxe rabtay ninka horee side ugu noqoto ayee rabtay kana wada mar ayuu ahaa ?haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa wey dhacdaa ku qabatay iyo qadar alle waala qaataa
@SAAMIYAAhmad-x2f
@SAAMIYAAhmad-x2f 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
WARYA ADO AH NIN KAMASLE HAWIYE O DHALEY BOQORKI HIRAAB IMPAYEER IYO SIDE UGU OYNE NAAG AH DADKA ITOPIA KA YIMID O MARTIDA KU AH DHULKENA
@abuukaraxmedabuukar7108
@abuukaraxmedabuukar7108 3 ай бұрын
Naga daaya xanta Somaali oodhan ayaa dhib wada heeysta maxkamada manawada qaadaa oo halmar manasoo wada qabankartaa kor nasoo wadasaar Daahiroow halmar nasoowada qabo Kuligeen soomaali dacwaan kahay Badeena iyo dhulkeena waa labo fudud oo dalkasta ayaa iska sooniyeeysanaayo 2doodana waxba madiidaan oo waa usiisuuroonayaan Badaa usiidaran dhanaan ayeey aheyd Goormeey macaatey? Dulka waaba ooyeysaa oo waxey taagantahay kuwaan ima dhaqdaan imana beertaan ee armaan kuwo kale aan baroobeeyaa?? Lkn bada anaga malaay waan kadabanaa inteey nooga rooree😂😂😂😂😂😂
@afnanumu39
@afnanumu39 3 ай бұрын
Soysooy yaa dadka ka qabta
@AhmedAbdi-m8i
@AhmedAbdi-m8i 2 ай бұрын
War iyada ticket ha u gooyo iyadoo caafimaad qabto yay San kasoo laaban kanker hoera kind carab dheeraa sidii dhilada ilahay jareer iyo reer xamar wax hanoogu daarin
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 ай бұрын
Nafsi baa ka soo bixi doona gabadhaas.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 ай бұрын
BIYAAL HAAF WA HAWIYE WEXEY KA YIHIIN JAREER WEYNE IYO MUSHUNGULI
@farahfartun3961
@farahfartun3961 2 ай бұрын
Waa half isaaq
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 3 ай бұрын
Daahirow ninka cadalad u sameey naagta halmar xitaa lama seexan xanuun ka weyn majiro halmar xitaa dhareer halka keento maqduu maqduu hadal ma ahane nin dhanoo boqolaa xanuun hayee
@Neyruus143
@Neyruus143 2 ай бұрын
Dhibka halkaas uuka jiraa miyaa 😂😂😂😂😂
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 3 ай бұрын
Maama shan barkin ama shan caruur wadato in public lala imaado ma ahan bby xitaa hoos ayaa lodhahaa iska daa public marka caqliga saliimka ha shaqeeyo
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
War naagtaan iyo ninkaan runta ha loo sheego nin maskiin ah oo sacuudiga joogo ayey leedahay biil ii soo dir 300 dollar iyo tikit asagan waa shiid oo ayadu risaqada ka sugay iyo in ay gayso yurub labo bariday kala war la kolba ninkaas haduu is dilo waa Elunaar waxaan sabab u ah naagtaan ku faanayso yurub oo intay niyada wax ka gelisay hadan uga baxayso war waxaan leeyahay ninkaan xaq Allah oo ha barto diintiisa oo risaqda Allah ayaa haayo meel walba oo joogto aya Allah wax kugu siinay war ha aamin dhulka gaalad in ay nimco taalo oo naag aanan ku Rabin naftaad ha u goynin oo naar ha shaqeysanin xaq Allah tuso maadam aad tahay nin soomaaliyeed shame on you
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 2 ай бұрын
Waxas adaa lagu dhaha hadusan biilka awodiin muxu u gursadey nagta miideda kalle hadu isdiilo asaga lohesta naftiisa oo naar ku adaayo sheeko
@farhaanss1114
@farhaanss1114 3 ай бұрын
Luulley abaayo ik woon nijmegen ook mag ik jouw number aub
@degan4
@degan4 3 ай бұрын
Nambarkeed waa bareefad abaay
@AbdullahNor-u2q
@AbdullahNor-u2q 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@amirakhyre4099
@amirakhyre4099 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@dalhagemanonfire2408
@dalhagemanonfire2408 3 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
SUBXANALAH: NIN CURYAAN AH OO NAAGTISA SOO QARXIYAY IYO MAXKAMADA OO YAABAN
1:12:07
FADEEXO: NIMAN BADAN OO NAAGO ISKA DHIGAY OO LASOO QARXIYAY
24:58
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 4,2 М.
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 105 МЛН
MAAMA FARANKO IYO WIILKEEDI DACWADII LABAAD IYO
16:31
Rabiyasir Media
Рет қаралды 1,4 М.
QISADA NASHWAAN IYO JIMANKII AYEYDII OO CABSIBADAN!!@sawdamqaalib
55:09
KIIS ADAG, Nin H.I.V AIDS Qaadasiiyay Xaaskiisa SUBXANALLAH Wuu U Qariyay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
51:47
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 9 М.