Subxaanallah nin ilmihiisa Rabo waaye oo kanaxaa Allah dhaxdooda hakabaxsho Ani waxaan kula talin lahaa haduu masejkeyga Arkaayo inuu suuratul baqara Aqristo markasto haduu sixir jiro wuu kudaayey
@ismahanelmi2196Ай бұрын
Shiikhaal jaziira majirto soo kukeenay daahir calasow edebdaranaa Luul cabdulcaziiz muu ciil u qabaa.
@RuqiyoMahamed-op7cuАй бұрын
@@ismahanelmi2196 bisinka meeshaas maba igu soodhicin Ani luul ayadaaba ladulmiyee ciilkuu uqabo mexey tahay maqabyaalad darteedaa cadaaladaan kashaqeeyaa soo tuulahaa cadaalada ma dadka qaar bis ayaa loosameeyaa luul aduun hadey xaqeeda kuweysey Aaqaro ayey kuheli Allah wuxuu yiri naftii naf kas udisha jahanamo ayey gali waliba wey kuwaari Inti xaqa diidan waxaan Leenahay caradiina udhinta
@maslah345Ай бұрын
Maxay umad dulmani buuxdaa
@nuurshiiq2637Ай бұрын
Allaha U Hiiliyo Nin Dayar Waaye Wlhi Gumeesi Miyaa
@AbuuAsadАй бұрын
Subxaanallah waa gardaro cad
@Cadar49Ай бұрын
Sheeko walbo laba dhinac ayeey leedahay gabar labaatan sano la qabo 8 ciyaala u leh in famil ka furto wax lagu falaayaa ma jirto haduun silac jirin
@Sacdia_simanАй бұрын
Pisinka mamadas rerka dhisnaa isku dirtay ilaahey ha so hanuuniyo dulmi cad aan geed logu gaban waaye
@RIP-CLANSАй бұрын
Sorry
@Cadar49Ай бұрын
Sheeko walbo laba dhinac ayeey leedahay gabar labaatan sano la qabo 8 ciyaala u leh in famil ka furto wax lagu falaayaa ma jirto haduun silac jirin ogow